kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Recovering-Romantics;815179 wrote: The claims you are making say more about you than anything I have to say. Sharif is not implementing a clan agenda. Abdiweli & Farole are; and everyone who isn't from Puntland has reached the same conclusion. But then I guess Amin Arts, shares *clan with Sh Sharif & hence his cartoon. The sick none sense one reads on this forums is quite laughable. But carry on, I wouldn't want to derail your train of thoughts.*
  2. Mooge;815171 wrote: King, cabdiweli is doing so well, the internet attacks are pouring in. then in yesterday the PM defiance shook their heart once more. loool. the are re-inventing fake cyber attacks. many spoilers want him dead. loool. mr. Mooge do you know what they say about Harvard men:confused: eventually you will work for them. :cool:
  3. Mooge;815165 wrote: king and somalia, recoving romaintic hays ku daalina. he is here to set the record straigh. hahaha. did you guys figure out everyone else is innocent except the puntlander. loooooooooooooool. sharif = innocent mayor of mogadish = innocent port authority head = innocent airport director = innocent mogdishu ministers = innocent Abdiweli = GUILTY qabiil madaxa ka galay ninkan recovering romanitc. wuxu raba inu sheeko aan soconayn naga dhadicyo. adeer the most incompetent leader is your clan shariif. leave your insults away from the Harvard educated leader. your shariif tuug-af-biijole is busy feeding 4 wifes muxuu ciidan ka ogyahay. :D soo true. preach on brother. preach on.
  4. Recovering-Romantics;815136 wrote: That's again not true. A certain percentage (13%) was allocated to the Banadir State & it was discontinued after the Abdiweli took office.
  5. Recovering-Romantics;815138 wrote: Spot on, Amin Arts. The PM is a clan operative implementing a clan agenda & forsaking his duties & obligations to the Somali People.
  6. GaadhHaye;815129 wrote: Yarkan amiir amuur leh maalin walba wuu ka sii darayaa, sunta qabiilka oo Soomaali jilcisay buu ku sii afuufayaa. Get it from horse's mouth. Cabdiwali says he will stay on course and there is no way this assissation attempt or the cheap talk of tribalistic propaganda will change his determination to complete the peace progress. wise words.
  7. Garowe: Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa maantey Mootooyin kala wareegay Hay’adda Save The Children, Munaasibada lagula kala wareegayay gaadiidkan ayaa ka dhacday Wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaana joogay masuuliyiinta wasaaradda caafimaadka iyo wakiilo ka socday hay’adda Save The Children ee qalabka siisay Wasaaradda Caafimaadka. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo saxaafadda kula hadlay xarunta wasaaradda caafimaadka ayaa hay’adda Save The Children uga mahadceliyey kaalinta balaaran ee ay Caafimaadka Puntland ka qaadato isagoo carabka ku dhuftey Wasiirku in Save The Children ay gacanta ku hayso guud ahaan Caafimaadka Gobalka Karkaar iyadoo bixisa mushaharaadka shaqaalaha xarun kasta oo Caafimaad oo ku taal Gobalka Karkaar min Degmo ilaa Tuulo. “ Waxaa sharaf ii ah inaan maantey Save The Children kala wareego Mootooyin gaaraya lix xabo looguna talagalay in looga shaqeeyo Caafimaadka, mootooyinkan waa qorshe cusub oo ay wasaaraddu ku doonayso inay gaadiidkeeda caafimaadka ka shaqeynaya uu u yeesho nooc walba iyadoo aan rabno inaan uga faa’idaysano meelaha uusan gaarigu mararka qaar gali Karin sida hadii roob xoog badani da’o oo wadadu go’an tahay” ayuu yiri wasiirku. Dr. Cali C/laahi Warsame waxa uu intaas ku daray in hay’adda Save The Children ay wasaaradda ku wareejisay qalab loogu talagalay in lagu kaydiyo talaalka oo qoroxda isticmaalaya (Solar) kaasi oo ay wasaaraddu baahi weyn u qabtey maadaama sida wasiirku sheegay ay jiraan meelo aan Koronto lahayn adeegii caafimaadkana looga baahan yahay. “ Save The Children waxay kaloo wasaaradda ugu deeqday qalab lagu qaboojinayo laguna kaydinayo daawada sida Talaalka qalabkaas oo ku shaqeynaya qoroxda (Solar) waa qalab muhiim noo ah oo aan uga faa’idaysanayno inaan geyno xarumaha ku yaala tuulooyinka fog fog ee Korontada aan lahayn si adeegii mar kasta looga helo oo uusan uga kala go’in, waxay kaloo hay’addani xarunta Wasaaradda caafimaadka noogu soo xirtey Internetka VZ-ka loo yaqaano ee tooska ah kaasi oo noo suuragaliyey inaan shaqadayada labo laabno oo aanu ka baxno awood la’aantii Internetka ee nahaysay hadana aanu waqtigaanu rabno xiriir la samayn karno Gobalada dalka iyo caalamkaba maadaama Internetku uu maanta yahay aalada wax walba aduunkan ka fududeysay mahad balaaran waxaan usoo jeedinayaa hay’adda hormarinta iyo gargaarka u qaabilsan dowladda Ingiriiska ee DFID oo dhaqaalaha mashruuca Gobalka Karkaar bixisa soona marisa Save The Children” ayuu yiri wasiirka caafimaadku. Sawiradii oo idil hoos ka daawo Madaxa farsamada hay’adda Save The Children Kunuuz Cabdala ayaa isaguna wasiirka uga mahadceliyey mahadnaqa balaaran iyo soo dhaweynta wuxuuna sheegay in Wasaaradda Caafimaadka iyo hay’adda Save The Children ay ka wada shaqeeyaan Caafimaadka Gobalka Karkaar uuna yahay wasiirka caafimaadu masuulka waqti badan ku bixiyey inuu hay’adooda ka dhaadhacsho kuna dhiirigaliyo inay Caafimaadka Gobalka Karkaar la wareegaan. Kunuuz wuxuu sheegay in kaalintoodu aysan noqon doonin mootooyinka ay baxsheen iyo qalabka kale balse yoolkoodu uu yahay inay intaas kasii wanaajiyaan Caafimaadka Gobalka Karkaar iyo mashaariicda kale ee ay Punltnad ka fuliyaan. Dhanka kale waxaa maantey Wasaaradda Caafimaadka kusoo gabogaboobey shir ay Wasaaradda Caafimaadku labadii maalmood ee u danbaysay la yeelanaysay Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobalka Karkaar iyo hay’adda Save The Children kaasi oo ku aadanaa waxa iska badalay xaalada caafimaadka ee Gobalka Karkaar iyadoo Wasaaraddu ay warbixinada ka dhagaysatey shaqaalaha Caafimaadka ee Gobalka Karkaar. Gobalka Karkaar oo ah Gobalka ugu sad weyn dhanka Caafimaadka Puntland maadaama uu yahay Gobalka Kaliya ee Caafimaadkiisa guud ahaan min degmo ilaa heer tuulo ay hay’adi gacanta ku hayso oo dadka ka shaqeeya ay helaan mushahaar ku filan iyo adeegii caafimaadka oo joogto ah iyo waliba haduu gaadiidkii loogu daray. Gobalkan ayaa Wasaaraddu ku dhaliishay inaysan shaqada u qaban sidii loogu talagalay oo aysan uga faa’idaysan gacanta weyn ee ay ka helaan wasaaradda iyo hay’adda Save the Children. Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimadaka oo kulankan maantey ka hadlay waxay kula dardaarmeen shaqaalaha iyo masuuliyiinta caafimaadka ee Gobalka Karkaar inay meesha iska qaadaan loogana fadhiyo in Gobalka Karkaar Caafimaadkiisa ay ka dhigaan gobalka ugu horeeya Puntland maadaama uu yahay Gobalka dhaqaalaha ugu badan ee dhanka Caafimaadka iyo Adeegaba hela. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame waxa uu sheegay inay Wasaaraddu wax ka badali doonto xaalada hadii aysan maamulka Caafimaadka ee Gobalka Karkaar aysan la imaan shaqadii looga baahnaa iyo dadaal xoog leh iyadoo wasiirku uu carabka ku dhuftey inaysan suuro gal ahayn in Gobalka Karkaar oo mashruuca ugu weyn Caafimaadka Puntland uu ka socdo inuu hadana ugu hooseeyo Gobalada marka qiimeyntii sanadkii hore lasoo saarey.
  8. i don't know. but i think most of them are hiding.
  9. Xaaji Xunjuf;814993 wrote: Just enjoy the song saaxib:D sxb what's the purpose of the song. is it to boost the moral of the militia. because you and i know no amount of kibir will defeat the boys of ssc:D
  10. war songs are only sung for heroes and winners. therefore, i fail to see the point of this song. if you can't beat few bearly armed men, what will you do when a real war hits home. i guess the only option is to run for labada hablow naaso mountains.
  11. let the pre constitution party begin.
  12. 10 more days before PL officially adopts its new constitution
  13. Dr_Osman;814953 wrote: King u gotta admit its dense and looks like proper commercial center not one or two buildings like bakaraha and hargeisa downtown no argument on my part.
  14. Carafaat;814937 wrote: Kingofkings, Galkacyo is the undisputed capital and centre of central Somali regions. It plays a key role in the economy, trade, movement and security of the central somali regions. So if you put down you clanish tainted glasses, one can see it is only logic that Mudug and Galmudug(+hiiraan maybe) integrate and work together in terms of basic services and governance and thus create a common administration. homeboy, i already explained this to you that SOL is not a good substitute for doctor's prescription for multiple personality disorder. however, i do send my prayer. get well brother.
  15. Beer-Gaal;814934 wrote: you must be out touch on the ground reality then. mase you are consumed with Garowe kudayo heesta ah? okay walaal. from now on, you are the resident Mudug expert. thus, lets end this conversation with civility be saying, thank you.
  16. Dr_Osman;814931 wrote: King its a god damn monster city, its just so heavily urbanised and commercialized its crazy sxb wallahi!!! thats what shocks me the most this is how it should have been to begin with. i mean come on, Bosaso was destined for this and much more. Noolow and guul iyo gobonimo Bosaso, Bari. :cool::cool:
  17. Beer-Gaal;814927 wrote: that is Faroole mentality where will they go ? they can't do this , they can't do that! yes they can adeero, they are the most proactive pple in the whole region, they do own 50% of business in puntland, in short they can even buy your uncle ! since we do not know each other that well, let me introduce myself, i am a native son from Mudug and i am telling you the sentiment of Mudug is Noolow Mudane Madaxweyne Faroole. :cool:
  18. Dr_Osman;814924 wrote: king bal eeg waxan. Its a full on skyline King u gotta admit its well developed!!! But the question is sxb bosaso has to be now biggest or second biggest at least. Hargeisa has nothing on this!!! The bakaraha does but I think we can outbeat it with the two nice shiny towers of golis and iftin rising there Osman to be honest, i am a bit tired of of the usual building. for once, i would want to see, obviously once the oil money kicks in, tall building you normally see in UAE or NY. then and only then will i be happy with the skyline of PL and in particular in Bosaso. But for the moment, yes the current skyline is beautiful. i mean come on, seriously we cannot compare Bosaso to any other city in Somalia.