kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Jacpher;815526 wrote: Jacpher, the son of Adam
  2. Jacpher;815517 wrote: si baad u carootayee boowe miyaad soo dhacday magaca? Koley dadku waxbay dhacayeen waayadaan adigu ma soo dhacday magaca boqor maadaama aad ka xanaaqday su'aasha? you still have not answered my question. who are you:confused:
  3. Muqdisho, April 6, 2012——Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Isboortiga Soomaaliyeed oo uu si shaqsi ah uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Soomaaliyeed Aadan Haaji Yabarow (Wiish) iyo Guddoomiyihii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamud Nuur (Mugabe). Sidoo kale waxaa kulanka goob joog ahaa Daahir Xaaji Geelle, Wasiir ku xigeenka dhalinyarada, Isboortiga iyo shaqada iyo shaqaalaha. Dhanka madaxda Isboortiga waxaa ka mid ahaa Duraan Axmad Faarah, Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Guddiga Olembikada Soomaaliyeed (GOS), Cali Saciid Guuleed, Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadda Cagta, Maxamed Xasan Xuurshe (Eno) Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Gacanta, Maxamed Cali Caddow, Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda laliska, Khadiijo Aadan Daahir, Ku-Simaha Guddoomiyaha Xiriirka Cayaaraha Fudud, Abuukar Islaw, Xubin Guddiga fulinta GOS, Cali Maxamed Cabdi (Cali Shiino), Xubin Guddiga fulinta Kubadda Cagta, iyo Mulki Nuur Muudey oo ah shaqsi caan ku ah Isboortiga Soomaaliya. Kulanka ka dib shir jaraa’id oo lagu qabtay isla goobta waxaa ka hadlay Khadiijo Aadan Daahir, Duraan Axmed Faarah, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Khadijo ayaa sheegtay in geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Wiish iyo Mugabe ay dhaawac weyn ku aheyd Isboortiga Soomaaliya iyo kan caalamka. Duran Ahmed Farah ayaa ku tilmaamay labada shaqsi ee Wiish iyo Mugabe, Waalid iyo wallaal qaali ah, sheegayna labadaba inay waqtigooda u hureen horumarinta Isboortiga, juhdi bandanna geliyeen. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ugu danbeyntii ka hadlay goobta oo erayadiisa ay ka mid ahaayeen: Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun · Ugu horreyntii waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda Isboortiga u dirayaa Tacsi Qaran geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii Olembikada Qaranka Aden Haji Yabarow Wiish iyo Madaxii Xiriirka Kubadda Cagta Siciid Maxamud Nuur (Mugabe). · Gacan ka xaqdaran baa dishay, Dowladdu waxey bilowday baaritaan dhab ah oo ku wajahan sababta keentay in gabadhaas ay soo gasho Tiyaatarka oo ay qarax noocaas oo kale ah ka geysato goob ay ku sugan yihiin madaxdii dalka. · Wiish iyo Muganbe waxey waqtigooda u hureen sidii Isboortiga Soomaaliya uu u horumari lahaa. · Gaar ahaan Aden Yabarow Wiish waxuu in muddo ah ku soo dhexjiray Isboortiga waxuuna ahaa aabihii Isboortiga ee suurto geliyey in Somalia ay ka dhex muuqato cayaaraha olembikada Adduunka oo sanad walba uu ku matali jirey Soomaaliya. Gaar ahaan 20kii sano ee aan fowdada ku jirnay Wiish waxuu ku guuleystay in Isboortiga uu sii noolaado oo uu mideeyo shacabka Soomaaliyeed. Wiish waxaa kaloo lagu xasuusanayaa guulihii gabdhaha Soomaaliyeed ka soo hoyeen tartankii kubadda koleyga ee ka dhacay Doha, Qatar. · Wiish waxuu ku howlanaa sidii Olembikada Soomaalida ay uga qeyb-qaadan laheyd tartanka Olembikada London ka dhacaya bisha Julay. Olembikada Soomaaliya waxaa laga rabaa inay sii joogteeyaan howlihii muhiimka ahaa ee uu waday Wiish. · Siciid Mugabe waxuu waqtigiisa u huray horumarinta Isboortiga gaar ahaan kubadda cagta, waxuuna ku guuleystay in cayaarihii gobolada ay dalka gudihiisa ku qabsoomaan sanadkii hore, iyo weliba in Muqdishu lagu qabtay tartankii degmooyinka ka dib markii kooxaha nabaad diidka ah laga xorreeyey caasimadda. ·Bahda Isboortiga iyo dhammaan Soomaalida waxaa laga rabaa inaysan ka yeelin kooxan argagaxisada ah inay hor-istaagaan is-dhexgalka bulshada iyo Isboortiga. ·Isboortigu waa muhiim waxuuna bulshada ku horseedaa is-dhexgal, wallaaltinimo, is-jeceyl iyo mdinimo. Isboortigu waa caafimaad isla markaana dhisa maskaxda dhalinyarada. ·Dowladdu waxy diyaar u tahay inay Isboortiga dhiirigeliso, isla markaana u fidiso waxii saacidaad ah. Sidoo kale Bahda Isboortiga waxaa laga rabaa inay sii labo-jibaaraan dadaaladooda.
  4. Jacpher;815513 wrote: ^yaa kuu doortay boqornimo horta adi? that's between me and none of your business. what a silly question to ask. adigu yaa tahay:confused:
  5. xiimaaya;815506 wrote: Who cares?:cool: obviously you care. right:confused: why else would you be on this thread:confused:
  6. stay safe and may Allah protect you and your cabinet from the terrorists. Amiin.
  7. Muqdisho(Pi) Rays wasaaraha Soomaaliya Mudae Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa maanta booqdey Dadkii ku Dhawacmayqarixii Tiyaatarka ee la doonayey in lagu khaarajiyo Raysal wasaaraha iyo ku xigeenadiisa, Raysal wasaaruhu wuxuu booqdey Isbtaalada Madiina iyo Darul shifa oo lagu daweynayodhawacyada, Raysal wasaaraha booqashada waxaa ku wehliyay kuxigeenadiisa Gaashaandhiga iyo Ganacsiga Mudane Xuseen Carab Ciise iyo Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif
  8. AfricaOwn;815480 wrote: ^^ You're still unfit mentally as you're still mourning for the dead dog....I forgive you. Please accept my condolences fadlan its against the rules to insult the dead on this forum. see to it that you follow the rules of SOL.
  9. oba hiloowlow;815474 wrote: ^^ Haa xitaa hadii uu ahaan lahaa ''murtad'' still waa qalad in magacaas loogu yeero ama la dhaho gaal buu ahaa saas buu ahaa qalad kasta ha sameeye, Ilaahay SWT ayaa la xisaabtamaayo xukmini karo. AUN Mudane Madaxweyne Abdullahi Yusuf. Amiin.
  10. AfricaOwn;815469 wrote: Your whole clanmen are all terrorists and are also the biggest anti-semite known. Stop trying to flip the script on us...You're mad. i would not talk about other people's clan.
  11. The Zack;815380 wrote: Maadddeey, ha is daalin waxa meesha ka socdo waa caruurnimo. Af baa la rabaa in denbiile denbigiisa lagu qariyo. The culimaa made it clear. If someone makes an illegal sex, that person is zaani. If someone brings gaalo with him to fight the Muslims, that person is murtad. If cali or cabdi does one of those actions, cali or cabdi is either zaani or murtad. This is not a rocket science. where are these so call culimaa and why are they silent on the same sharif they once supported or are you following back at your natural disposition; profoundly lost.
  12. AfricaOwn;815457 wrote: ^^Too early to be sensitive about words on a screen brah, deal with your emotions. why would you be sensitive. i'm only stating facts.
  13. AfricaOwn;815445 wrote: A wise man once told me don't argue with mad men, because people from a distance can't tell who is who if impression is a key component in assessing one's mental and physical status, then it's you who is mad. for sake of argument, if people witnessed us arguing, believe me when i say this your concern for being labelled mad is rather non important, rather who is the person i'm speaking with.see, you are kind of irrelevent, so in a way i'm the one losing. :cool:
  14. Dr_Osman;815444 wrote: Im ruthless sorry guys but I had to unleash osmano there's nothing ruthless about stating facts. and the fact on this issue is clear, nothing in Somalia is going to happen without PL. :cool:
  15. AfricaOwn;815438 wrote: Sir, you must mad. damn. so your like this in every thread. so, common sense or for that matter logic defies you. so, your intellentially equivelant to zero calories snack; high on calories and zero on substance. damn son. it's moment like this i wish i was one of the moderators or admin. so i can send your nonsense a@@ out of this forum.