kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Kulan Lagu Dhiirigelinayey Ardayda Waxkabarta Kulliyadda Qanuunka ee Jaamacadda PSU oo Garoowe Ka Dhacay Hoolka shirarka ee Jaamacadda PSU waxaa ka dhacay kulan baraarujin ah oo loo sameeyey ardayda wax ka barta Jaamacadda PSU gaar ahaan kulliyadeeda shareecada iyo qaanuunka. Kulankaas waxaa kasoo qayb galay wasiirka cadaaladda Puntland, gudoomiyaha maxkamadda Sare ee Puntland, madax ka socotey hay’adaha UNDP, UNHCR, UNPOSS, maamulka Jaamacadda, arday iyo marti sharaf kale oo badan. Gudoomiye Ku xigeenka Jaamacadda PSU ahna maamulaha Kulliyadda Shareecada Salim Saciid Saalim ayaa ka warbixiyey ujeedada kulanka, wuxuuna sheegay in kulankani uu yahay mid baraarujin ah oo lagu dhiiri geliyo ardayda wax ka barta kulliyadda shareecada iyo qaanuunka ee Jaamacadda PSU Salim Saciid Saalim ayaa sidoo kale xusay in kulliyaddan la furay 2008 ayna dhamaan ardaydii xiligaas la qaatay yihiin kuwo shaqeeya isagoo xusay in hirgelintii kulliyaddan ay Jaamacadda PSU ka caawisay haydda UNDP. Salim Saciid Saalim ayaa waxa kaloo uu sheegay in manhajka waxbarasho ee kulliyaddan laga so oqaato dowalado Islaam ah oo ay kamid yihiin Suudaan, M asar iyo Pakstaan, wuxuuna intaas raaciyey in kulliyaddu ay ku jirto sanadkii 4-aad sanad walbana dufcad hor leh ay qaadato. Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Puntland Cabdiqaadir Axmed Daahir oo isna kulankaas ka hadlay ayaa ku dheeraaday sida ay muhiim u tahay barashada sharicigu, wuxuuna ardayda ku booriyey inay dadaalkooda xoojiyaan si ay bulshadooda ugu faa’iideeyaan aqoonta sharciga ee ay barteen. Mr Nike oo ah madaxa xafiiska UNDP ee Puntland ayaa isna kamid ahaa mas’uuliyiintii goobtaas ka hadlay wuxuuna tilmaaamay in aqoonta ardayda kulliyaddan wax ka bartaa ay tahay mid sareysa sidaas darteedna looga fadhiyo marka ay waxbarasahda Jaamacadda dhameystaan in iyagoo daacad ah ay bulshadooda u shaqeeyaan. Wasiirka cadaaladda, arimaha diinta iyo dhaqan celinta ee Puntland Eng. Khaliif Xaaji Xasan (Ajaayo) oo isagu kulankaas soo xiray ayaa sheegay in Puntland ay baahi u qabtay dad badan oo sharciga yaqaan balse hadda ay usoo baxeen dhalinyaro badan oo shariciga yaqaan arintaasina ay tahay mid lagu farxo. Kulankan oo ahaa mid ay mas’uuliyiin badani kasoo qayb galeen ayaa ahaa mid ujeedadiisu ay ahayd in arydayda lagu dhiiri geliyo islamarkaana bulshada lagu gaarsiiyo in Jaamacadda PSU ay leedahay kulliyadda balaaran oo arimaha qaanuunka lagu darso.
  2. Salaaddii duhurka kadib wakhtiga geeska Africa waxaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu aasay AHN meydka Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabilaahi. Aaska Beeldaajaha oo ahaa mid balaaran islamarkaana si weyn loo soo agaasimey waxaa ka qayb qaatay dad ay tiradoodu 1000 ka badan tahay iyadoo ku dhowaad 250 gaarina ay Jinaasada sii raaceen. Madax tira badan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan goleyaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka Puntland, Xildhibaano ku jira Baarlamaanka FKG, Ismo, Nabadoono, Culimaa’uddiin iyo dadweyne kale oo tira badan ayaa aaskaas ka qayb galay. Mas’uuliyiinta ugu sareeya maamulka gobolka Bari, kan degamada Boosaaso iyo saraakiil ka tirsan laamaha ammaanak ee Puntland ayaa iyaguna sidoo kale aaska Beeldaajaha ka qayb qaatay. Goobta uu aasku ka dhacay ayaa ah qabuuraha ku yaal bariga magaalada Boosaaso ee Biyo Kulule halkaas oo dadka aaska ka qayb qaatay ay kahor aaska salaaddii duhurka ku tukadeen kadibna meydka Beeldaajaha ay salaadi jinaasada ku oogeen. Culmaa’uddiin tira badan oo xabaasha ka hadlay ayaa u duceeyey marxuumka iyagoo ilaah uga baryey in uu naxariistisa janno ka waraabiyo ehelkiisa iyo umadda uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo. AHN Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdilaahi wuxuu kamid ahaa isimada ugu magaca dheer Puntland waxaana meydkiisa magaalada Boosaaso maanta abbaare 11:45 barqanimo keentay diyaarad gaar ah oo dalka Imaaraatka kasoo qaaday.
  3. b-boy;817233 wrote: ^^ Mudug supports the adminstration;) funny though how 2 from the triangle are educating us on Bari and Mudug looooooooool b-boy maybe they wish secretly they hailed from PL:cool:
  4. Xaaji Xunjuf;817220 wrote: Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin. xx forget about PL, worry about the things your government failed to inform you like working with the somali government in mogadishu in order to interact with world body.
  5. Mukulaalow;817194 wrote: Carafaat always gate crashes into Puntland feel good parties. you guys need some tough bouncers here. even if there were tough bouncers i feel carafaat would somehow find a loophole like bringing with him schools of girl.
  6. Fiqikhayre;817182 wrote: Looking well. Inshaallaah it will be finished in the next 24 hours. fiqikhayre, they have until the 15th of April to finish the building.
  7. Mudane Madaxweyne Faroole is a man on a mission. I'm loving the progress of the parliamentary building. can't wait to see once its done.
  8. I am loving the progress of Bari state of PL and in particular Bosaso. :cool:
  9. Wefdi balaaran oo ka socda dowladda Puntland ayaa maanta u kicitimay dalka Cumaan. Wefdigan oo ka kooban dhowr xubnood ayaa waxaa horkacaya Wasiirka amniga ee Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan. Wasiirka oo waxyar kahor intii uusan Puntland ka dhoofin Saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyey ujeedada ay xiligan isaga iyo wefdigiisu Cuman uga safrayaan. Khaliif Ciise ayaa sheegay in safarkoodu uu yimid kadib markii ay casumaad rasmi ah ka heleen xukuumadda dalka Cummaan. Shir mudo 3-maalmood ah socon doona oo ka dhacaya caasimadda dalkaas ayuu sidoo kale wasiirku sheegay inay ka qayb gelayaan. Shirkaas ayaa ah mid looga hadlayo arimo ay kamid yihiin sidii ay labada dhinaca isaga kaashan lahaayeen dhanka amaanka iyo la dagaalanka Burcad-badeeda. Wasiirka amniga ee Puntland ayaa ugu danbeyntii xusay in shirkani uu yahay mid labo geesood ah oo ay Puntland iyo Cuman yeelanayaan haseyeeshee aysan jirin cid kale oo ku wehelisa. Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata sheegay in uu rajo weyn qabo in shirkaasi uu noqdo mid guul iyo is afgarad kusoo gaba gabooba islamarkaana ay go’aamo wax ku ool ahi kaso baxaan. Waa markii ugu horeysey ee ay wefdi noocan oo kale ah oo Puntland ka socdaa dalka Cumaan gaaraan.
  10. Carafaat;817087 wrote: You dont care about the Unity of Somalia? you dont care if Somaliland either works together or not? strange reasoning for a Mudug Unionist. Are you sure you are Duke and Somalia's cousin? You sound like a fish eater. busted
  11. Peacedoon;817082 wrote: Ok, iam ready Neutral on this war. NO, there won't be any war, just
  12. Carafaat;817078 wrote: So are you welcoming it or denouncing it. Choose one line. in case you can't read between the lines, i don't care. i just thought it was a little bit strange what government tells their people and the actual truth.
  13. good news, the PL government responded to your initial concern and here their response.
  14. Peacedoon;817077 wrote: Al Itihaad is child compared to the insane terrorists we have today. Alshabaab is fighting Amisom, Ethiopia, Kenya and somali militias on all fronts. They are more powerful then their ideological forefathers ever dreamed of. You cannot handle them alone, that would seal ur own fate and destruction. thank you for your concern, we'll make sure the PL government receive your, i'm sorry, what was your point again, oh al-shaab is coming. okay bye bye.
  15. Carafaat;817070 wrote: Why are you calling it 'little dirty secret' ? You could have said, 'wonderfull suprise' . by our brothers from Somaliland. it's secret because if xx found out, he would have quit sol long time ago. i feel the man is only alive because of his delusional view of the world. however, it is secret because this is happening behind close door. now, you may ask why:confused: why not be open about it:confused: what harm would have happen if we all knew:confused: what will happen if the entire Somali people regardless of where they are find out that all the entities in somalia work together:confused: so, either these so call politicians benefit from divided Somalia, or they mistake Somalis for being dumb and irresponsible to trust them to sort out their domestic issues. either way, i don't about you, but i do not like being lied to.
  16. i tried couple of things, but to no avail. pm one of the mods. for assistance.
  17. Ururka P.D.F Of Ohio oo Yeeshay Kulan Looga Hadlay Horumarinta Caafimaadka iyo Technolijiga PL Sabtidii Lasoo Dhaafay ayaa Ururka Qurbajoogta reer Puntland ee Gobolka Ohio Waxa ay Yeesheen Kulan Ballaaran isla Markaasina Si Heersare ah Loosoo Agaasimay. Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Puntland Diaspora Forum of Ohio waxaana Kasoo qeybgalay masuuliyiin ka kala socotay qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin ka Socday Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka oo ay ka mid yihiin State Senator of Ohio Charleta Tavares. U jeedada Xafladan ayaa Waxa ay ku saabsanayd horumarinta caafimaadka Puntland iyo Technolojiyada sidii loo horumarin lahaa. Furitaankii Xaflada ayaa Waxa ka Hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada reer Puntland Mr. Burhan Mohamed ahmed oo ka hadley sidii loo horumarin lahaa caafimaadka iyo techolajiyad Puntland iyo sidii loo gaarsiin lahaa baadiyaha iyo Tuulooyinka yaryar iyo sidii dadka aqoonta leh loogu celin lahaa wadanka si ay dadka wax uugu faaideeyaan. Dadkii ka hadley waxay kala ahaayeen: Waxaa Madasha ka Hadlay Key speaker Dr. Abas M Jama, MD waxuu ka hadley Baaritaan la sameeyey oo Puntland caafimaadkeeda ku saabsan Muhiimna u ah shacabka reer Puntland , Dr. Abas mar dhow ayuu wadankii ka yimid wax uu ka soo qabtey Waxaa Isna xaflada ka Hadlay Scott Johnson,(Ngo’s , non govermant and govermant services) Wuxuuna Sharaxaad Dheer ka Bixiyey technoljiyada iyo sida aan ugu faaideysan karno xaga caafimaadka isagoo Tusaalo usoo qaatay Sida ay uga Faaidaysteen Dadka Reer Maraykan. ugu Danbayntii Waxaa Hadalka qaadatay Haweenayda Audrey Peters waxayna ka hadashey Muhiimada ay dumarka leeyihiin iyo sida ay isu garab istaagi lahayd iyo Sidii ay shacabka Soomaaliyeedba u caawin lahayd.
  18. ^^^^^^^^^^^^^ excellent work minister Dr. Cali Warsame