kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Xarunta hoolka Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa lagu ansixiiyayDastuurka Cusub ee puntland kaas oo ay hab gacan taaga oo haa iyo maya ku ansixiyay 472 oo ka mida ahaa ergadii shirku uga socday Garowe mudada afarta maalmood halka ay diideen 6 kamida ergada waxaana maanta goob joogka ahaa 478 iyadoo ay maqnayeen labo xubnood. Waxaana maanta ka soo qayb galayXiritaankii shirkaan calamiga aha ee lagu ansixinayey Masuuliyinta ugusaraysa Puntland oo uu ka mid aha Madaxwaynaha Puntland Raysal was are ku xigeenka DKMG ahna wasirka Ganacsiga iyo warshada C/wahaab ugas Xasan Ambasadooro ka socday midowga yurub oo aybtood ay u fadhiyaan Somaliya dalka Kenya wakilo ka socday Qaramda Midoway Ha’yado Calami ah iyo Markti sharaf kale oo lagu casumay. Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka kumeel gaarka ah Maxamed Xasan Bare ayaa codayntii ka dib ku dhawaaqay natiijada Ansixinta Dastuurka iyadoo gobol gobol ay u ansixinayeen hab HAA iyo Maya . Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo isna ka hadlay ayaa sheegay in Puntland maanta ka guurtay habkii qabaa’ilka una guurta asxaabta badan markii ugu horasyay ergadii ansixisayna uga mahad celiyay . Raysal Wasare ku xigeenka DKM Somaliya ahana Wasirka ganacsi Warshadaha C/wahaab ugaas Xasan oo ka mid ahaa Masuliyintaii lagu casumay ansixinta Dastuurka Puntland ayaa ku tilmamay guul u soo hoyatay Puntland isla markaasna tilmamay in ay hayaan Dhabihii Dumqrayimta . Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Saraakiil ka socday Midwoga yurub ambasadora Ha’yado Caamya Isimo oo dhamaantoodba qiray in Puntland ayka baxday habkii qabaa’ilka oo uu socday geedi socdkii Dimuqradiyanta , Dastuurkan Cusub ee maanta la ansixiyay ayaa waxaa wali u harsan Dhowr mar xaladood oo uu sii marayo midka koowaad oo ah Maxkamada Sare oo aqbasha Barlamaanka puntland oo isna laga doonayo in uu ansixiyo .
  2. Waxaa maanta si rasmi ah Magaalada Garoowe maanta loogu soo gabgabeeyay Shirkii Afti u qaadista Dastuurka Puntland oo maalmahan doodiisu socotay. 472 xubnood ayaa haa ugu codaysay anisixnta dastuurka Puntland halka 6 qofna ay diiday oo ay maya ku codaysay, waxaana ansixinta dastuurka Puntland goobjoog ka ahaa Madexda Sare ee Dawlada Puntland, Wafuud ka kala socotay Dawlada Federaalka Soomaaliya, Wadamada Talyaaniga, Ethiopia, Yogislavia, iyo qaar ka mid ah hay'adaha Caalamiga ah ka hawgala deegaanada Puntland. Shirka ayaa intii uu socday waxaa masuuliyiintu ka soo jeediyeen khudbado aad u dhaadheer oo la xiriira muhiimada uu dastuurku leeyahay iyo mansabkan cusub ee dawlada Puntland ay gaadhay. Dhamaan ka qaybgalayaashu waxay aad uga hambalyeeyeen dadaalkan dheeraadka ah ee lagu bixiyay hirgalinta qorshan loogu gudbayo habka dimoqraadiyada iyo siyaasadan cusub, waxayna bulshada iyo Dawlada Puntland ugu hambalyeeyeen sida ay uga dhabeeyeen in ay heer wanaagsan gaarsiiyaan siyaasada deegaanka iyo xuquuqda muwaadinka Puntland.
  3. Now PL needs to take the next step....:cool:
  4. Goor dhow waxaa magaalada Garoowe kusoo gaba gaboobey aftida loo qaadayo Dastuurka cusub ee Puntland. Dhamaan ergada laga soo xulay gobolada, doladda, qurbejoogta iyo bulshada rayidka ah ayaa ugu codeeyey Dastuurka Haa. Aftida oo u dhacday sidii loogu tala galay ayaa kusoo gaba gabodey guul iyadoo natiijadana uu ku dhawaaqay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ee Puntland. Waxayna cod bixintu u dhacday sidan: Bari 92Haa/ 1Maya Punsaa 5 Haa Qurbe-joogta 5 Haa Dowlada 99 Haa /1Maya Mudug 51Haa/ 2 Maya Nugaal 53 Haa Sanaag 84 Haa/ 2 Maya Sool 83 Haa Wadarta guud: 472 Haa / 6 Maya Waa markii ugu horeysey ee ay Puntland yeelato Dastuur cusub oo noocan oo kale ah, Dastuurkan ayaa noqonaya mid Puntland ku haga nidaamka maamulka ee Dumuqraadiga ah iyo doorashooyinka ku salaysan nidaamka axsaabta badan.
  5. Sayid*Somal;820131 wrote: Farah22 - yaa sameeyay kombuyutarka? Mukulaal - gaalo Farah22 - yaa sameeyay dayurada? Mukulaal - gaalo Farah22 - yaa sameeyay internetka? Mukulaal - gaalo Farah22 thinks for moment and scratches his head and after few seconds extends his hands to heaven - and utters: "iIlahow gaalo naga dhig!" inna lillahi wa inna ilayhi raji'un not funny. what a disgusting troll.
  6. Wiil Cusub;820069 wrote: Nin caytamay laga badi sheeko inoo xidhan fellas he's asking for mercy. should we give him one. i say the poor sap learned his lesson. okay, but only this time.
  7. Wiil Cusub;820069 wrote: Nin caytamay laga badi sheeko inoo xidhan Today Boosaaso, without a formal government, has become a boom town, with one of Somalia's busiest ports, a burgeoning population and the kind a daily stability envied by much of this deeply troubled East African country. the year, 1996
  8. Somalia;820063 wrote: @Kings, now he is changing the subject, kulahaa "not in its budget".. Cajiib We prove him wrong and he changes the subject.. :rolleyes: the loser was wrong to begin with. but you got to feel for them. they claim to be a country, yet no one recognizes them, and when that failed, they compare themselves to PL.
  9. Wiil Cusub;820062 wrote: Che I'm not comparing it is from diplomats and I challenged pirates to proof wrong. yes Somaliland does get AID but not in its budget or direct hulp looooooooooooooooooooool. fadlan just keep quite. the more you post, the less intelligent you appear.
  10. Somalia;820059 wrote: Lol he backed off with the 0% Aid claim, I didn't even get into the fact that it receives 40% of what Somalia gets. "Country" indeed. :D
  11. ^^^^^^^^^^ all the maps in the world will not make up for 20 years of political failure; failed to convince anyone even Ethiopia that uses berbera for free to recognize SL
  12. ^^^^^^^^ 0.42 the old Australian man say Australia supports you. :D wait, is he ..........no can't be.
  13. Somalia;820043 wrote: Seriously, are you bragging up 140 million budget? Malawi which can't afford to import gasoline has a budget of 2 BILLION and you claim to be a country, while we claim to be part of one of the poorest countries in the world. Seriously, check yourself before you wreck yourself. "Eh, I was colonized by you, white man, and my budget is 140 million, am I not good enough?"
  14. Wiil Cusub;820041 wrote: Piratland made huge development under Faroole administration first time they publish their budget summery: Puntland 2010-2011 Budget about 30- 38 million compare Somaliland 140 million including lokal govement budget. Faroole works new "Axdi-qarameed" which he called "Dastuur". without constitution referendum it must be not more than "Axdi-qarameed" The last somaliland "Axdi-qarameed" was 1997 shir beeleedkii Hargeisa even though your snm enclave had 7 years on PL, not only did PL surpassed you, but out plays you. just listen to your native son, or are you so slow to follow his points. no worry, hopefully it won't take 7 more years to make sense to you.
  15. Wiil Cusub;820033 wrote: Puntland, according to a Western diplomat, is “about 10-12 years behind Somaliland” but seeks to entrench the autonomy Economist Nin kaa faan badan ilayn looma taag helo: reer Piraatland aaway Just prove wrong wallahi the funniest thing i read on sol in a while. if PL is 10 to 12 years behind SL, can someone explain why a native son of SL believes its PL that doing better than SL Audio