kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Hustler;821554 wrote: Caafimaad ayu u tagay. Oman dhakhatiir fiican ayey jooga Hater gonna Hate
  2. shout out to all the reer PL in Oman. :cool:
  3. Wasiirka Wasaarada Amniga iyo DDR Dowlada Puntland Gen Khaliif iyo Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Dowlada Puntland Abwan oo La Kulmay Jaaliyada Puntland Ee Dalka Oman. Wasiirka Oo Dhawaahana Ku Sugnaa Dalka Saldanada Oman oo uu Ku Yimi Booqasho Rasmi Ah oo Ay Dowlada Oman u Fidisay Tan Puntland Si Ay Uga Wada hadlaan Xiriirka labada Dowladadood. Wasiirka Oo horay ugu Sugnaa Caasumada Dalkan Ee Muscat Ayaa Safar Booqasho Ku Yimi Magaalada Ay U Badanyihiin Bulashada Reer Puntland Ee Salalah Taas oo Si Wayn Ay Ugu Soo Dhaweeyen bulshada Magaalada Salalah Degan . Hadaba Is waraysi Iyo Casho Sharafeed Ay u Samaysay Jaaliyadu Kadib Waxaa halkaas Magarafoonka lagu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed iyo Tan Puntlandba Ahna Wakiilka Safaarada SOmaliyeed Ee Gobolada Koonfureed Ee Dalkan Oman. Gudoomiyaha Ayaa uga Xog Waramay Nolashan Jaaliyada Ee Wadankana Degaan Ahaan iyo Ganacsi Ahaan Wuxuuna Ku Amaanay Bulashada halkan Ku Nool Isku Xirnaanta iyo Walaalnimada Joogtada Ah Ee ka Dhaxaysa Muwaadiniinta SOmaliyeed iyo Kuwa Martida Loo Yahay Ee Oman. Gudoomiyuhu Wuxuu Ku Timaamay Jaaliyada Ku Nool halkan Inay Sadex U Qaybsamaan oo Kala Ah Muwaadiniin Somali Asalkoodu Yahay Hadase Dhalashada iyo Dhaqankaba Leh Kuwa Dalkan . Kuwo Cumaaniyiin Ah oo Ku Dhashay Dalkii Hadana Somali Wax La Wadaaga iyo Dadka Sharciyada kuleh . Gudoomiyuhu Wuxuu Wasiirka Ugu Dhiibay Fariin Madaxwayanaha Dowlada Puntland Dr Cabdurahmaan mohamed Mahamud Faroole . Kuxigeenkiisa , Wasiirada iyo DHamaan Bulasha Waynta Puntland Wuxuuu Faray Inay Wadaan Horamarka Lixaadleh Ee Dalkeena ka Socda Dhawraana Nabada . Wuxuuna Ugu Danbayn Kula Dardarmaay Inay Dowlada Puntland Culays Badan Saarto Inan La Yeelano Dalkan Xiriir Ganacsi oo Muhiim inoo Ah Madaama Hantideena Ay Dhamaanba Halkan Taalo Wuxuuna Kusoo Dhaweeyey WaSiirka Wasaarada Amniga Dowlada Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan . ugu Horayn Wasiirku Wuxuuu uga Mahad Celiyey Jaaliyada Puntalnd Ee Dalkan Isku Xirnaanta Iyo Wanaaga Kalgacal Ee Wajiyadooda ka Muuqda Wuxuuuna Uga Mahadceliyey Casho Sharaftan Qiimaha Leh Wuxuuna uga Makhraati Kacay Sida Ay Goor Walbaba Madaxdooda usoo Dhaweeyan Bulashada Ku Nool Dalkan Gaar AhaanGobolada Konfureed Ayna Salaalah Ka Mid Tahay. Wasiirka Wuxuu u Sheegay Bulashada Dalkan Inoo Uga Wado Salaan Qaali Ah Madaxwaynaha Dowlada Puntland iyo Golayaashiisa Wuxuuna Ugu Celiyey Inay Dowlada Ka Warhayso Umadeeda Goobkasta Oo Caalamka Ah. Wasiirka Oo Mawduuca Horay u Galay Wuxuu uga Warbixiyey Jaaliyada Safarkiisa Dalkan Wuxuuna Kusoo Koobay inay Muhiimada Kowaad Ay u yimaadeen Ay Tahay Xaalad Amniga uguna Horayso Dhinaca Burcad Badeeda Wuxuuna uga Farxiyey Jaaliyada inay Maqli Doonaan Dhawaan Guulo Muhiim Ah oo Ay ka Gaari Doonaan La Dagaalankeeda Wasiirka Wuxuu uga Warbixiyey Jaaliyada Howshii Wadanka Wuxuuna Ugu Hanbalyey Dastuurka Cusub oo Markii horaysay Bulashada Puntland Ay Yeelatay Dastuur Rasmi Ah . Wuxuu Uga Waramay Xaalada Amni iyo Mida Dhaqaale Ee Dalkeenii Hooyo . Wuxuuna Ugu Hanbleyey Inaan Cidna Joogi Doonin halkan oo Dhawaan lasoo Gabagabayn Doono howshii Shidaal Qodida Ceelka Shabeel 1 oo howshiisa Socotay Dhawaanahan . Ugu Danbayntii Wuxuu ugu Dardaarmay Bulashada Inay is Nabad Galiyaan Ayna Nabad Galiyaan Dadka Ay la noolyihiin dowladuna Baratay Dalkan Oman Kuna Soo Noqnoqnayso . Intaas Dabadeed Waxaa Magarafoonka lagu Soo Wareejiyey Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Puntland Cabsi Samad Yusuf Mohamed Abwan . oo Bulashada uga Farxiyey Guulo Muhiim Ah oo laga Gaaray Hormarka Ganacsi iyo Mida Amni Ee Dalkii wuxuuna kula kaftamay Jaaliyada In La Gaaray Wakhtigii Xisbiyada Dadkuna Ay Dimuqraadiyad wax Ku Dooran Doonaa Cida Ay Rabaan iyagana La Dooran Doono Loona Baahanyahay In Dalka Lagu Soo Noqdo Waxna La Qabsado . Ugu Danbayn Ganacsatadii Halkaas Kawada hadashay iyo Madaxdii Dowlada ayaa isku afgartay Isku Doonbi iyo Hormar in Lagu Soo Gabgabeeyo Howl Walba oo ina Hortaagan Gacmahana la is Qabsado .
  4. Abwaan;821509 wrote: I dont think inay Qabiil-land soconayso...kuwii hore baaba shaqayn waayey. well if you mean peace and development, then you're right; they have essentially failed. poor people, when will they learn. if you want to have peace, stability, and economic growth, fadlan take the path of south and central somalia. obviously they have been the clear winners of somalia in the last 20 years.
  5. Naxar Nugaaleed;821511 wrote: There should be an age limit in this joint lol yeah i agree. :D
  6. Naxar Nugaaleed;821501 wrote: you display us much comprehension of the situation in Somalia as you do logic in your arguments. What does any of the things that you have said have to do with what we were talking about. Absolutely nothing. I am not masquerading as anything, it is you that just made a foolish assumption about someone you don't even know. PS you have absolutely no clue what the opinion of the people of Puntland. How did you acertain such such a fact. Did you conduct a poll, did you call ten percent of the people in Puntland or are you throwing around made up facts as usual. you have proven my initial doubts of your alleged claim of being a political scientist. fadlan, next time claim a profession you're good at.
  7. for someone masquerading as a political scientist, you sure have a weird way of comprehending the current situation of somalia. at the moment, somalia is at the critical moment of transition albeit lasting 20 plus years. according to political science, the most dangerous time in a country is the point of transition, during this period, the country experiences political instability, lack of functioning institutions, and most importantly of transition, violence. unfortunately, somalia has been experiencing this political transition for well over 20 years and as a result, people developed a mindset/culture of doing things for themselves. so, for PL to create a constitution and use its existing institutions for the near future is not a sign of secession, rather PL accepting the enviable; somalia is not ready to have a function government for the people and by the people. p.s. one more point, your rant of PL understanding of democracy is not relevant, because the people of PL have spoken and continue to support their state and her future endeavors.
  8. Abwaan;821478 wrote: Osmania ku lehe....you wouldn't be able to post the above comment had we chosen that:D war adduunka hannaga reebin intaad qabyaalad darteed wax u buunbuunineysid:D let me guess, you have been living under a rock. since when did it become hard to have osmania fonts. for the love of god, osmania script is not that difficult to have as a font for word or sol. here is an example of osmania script on the web. www.abt irsi.com
  9. Naxar Nugaaleed;821475 wrote: I'm afraid I will have to disagree with you, no you cannot have your own democracy. The very basic meaning of democracy is that the people be involved somehow either themselves or the representatives that they have elected. As far as party we seem to have a perverse understanding of that as well. Parties with percent ideologies such as conservative and liberal, secular or moderate or Socialist and so on. Parties are not Mintora percent clans or states. I don't know how they do things in India but if that's how they do it they're just as crazy as Somalis. since you are neither expert nor have a background in political science, let me help you here; democracy is in the eye of the be holder. in other words, democracy is as unique as the people using it. therefore, this is not about my opinion versus yours. rather accepting an undisputed fact.
  10. ^^^^^^^^^^^ India has state and national political parties If a party is recognised as a state party by the Election Commission, it can reserve a symbol for its exclusive use in the state. i think this is the path/system that Garowe is try to bring to somalia. As for democracy, remember, every democratic state has it own version of democracy.
  11. AfricaOwn;821429 wrote: I honestly think that's a better system for them. Democracy isn't fit to every society as it brings unnecessary drama. Let a council choose a leader and that leader chooses his cabinet.
  12. Somalia;821381 wrote: The thing is, they'd still be losing cause if every state did this they'd be outnumbered almost 2 to 1. Lichtenberg "We have no words for speaking of wisdom to the ******"
  13. General Duke;821374 wrote: So much for the secessionist arguments... The whole Makhir Community elders, leaders business men 120 delegates took part in the constitutional ratification.... :eek:
  14. Somalia;821370 wrote: These people are going beyond the game, this is a strategy only Puntlanders would come up with. I am surprised and admire their effort
  15. AfricaOwn;821342 wrote: blah blah blah, troll please. the truth hurts. don't complain just because i'm pointing the obvious.
  16. AfricaOwn;821337 wrote: The president should accept it and encourage his people to draft a similar constitution....I swear it will bring unity this is the same mentality that led to your snm enclave being where it is today and to make matter worst, came up with the notion PL is preventing us from talks.
  17. Relentless;821286 wrote: Hahaha buuuglanders know the game is up that's why they don't want somaliland and Somalia to talk because we all know they will go half on everything leaving them with only gas hahaha duuusada u daa. Xaar ba so socda. Somalia will declare the two buuuglanders out therefore somaliland is dictating this not the forces of hot air. No wonder why the quickly wrote up a seperatist constitution and no oil means gaaaaaaajoo for life. Haha seriously, hermit when are you going to answer the question.
  18. Sayid*Somal;821274 wrote: Dr - how do you say grand delusion? And have you been diagnosed yet? that's rich coming from someone who has a Qardho avatar and he's not even from PL.