kingofkings
Nomads-
Content Count
2,894 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by kingofkings
-
siilaanyo, the "toothless afweyne", needs to free SL King.
-
Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka furantay Maxkamadeynta Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buur-Madow oo mudo 40 cisho ka hor laga qabtay Garoonka diyaaaradaha Hargeysa xili uu soo dagayay. Dhageysiga dacwada loo heysto Boqor Buur Madow ayaa saakay ka bilaabatay Maxkamadda Gobolka Hargeysa, iyadoo laga hor aqriyay eedeymaha lagu soo oogay Boqor Buur-Madow oo ay ka mid ahaayeen inuu qal qal gelinayay nabadgelyada, iska hor keen shacabka iyo Hey’adahana Dowladda iyo eedeymo kale oo ka dhan ah maamulka Somaliland. Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa C/rashiid Duraan ayaa aqriyay eedeyntii loo jeediyay Boqorka oo ay ugu weyneyd barobagaan dhinaca nabadgelyada ah oo la sheegay inuu ka dhex abuurayay shacabka Somaliland, waxayna arintaasi dood iyo buuq fara badan ka dhex dhalisay Qareenadii difaacayay Eedeysanaha iyo Xeer Ilaalinta. Dood kulul oo ku sigatay gacan ka hadal ayaa dhex martay qareenadii u doodayay iyo xeer ilaalinta ayaa sababtay in dib loo dhigo dacwadiisa, dibna loogu celiyo xabsigii uu ku jiray. Maamulka Somaliland ayaa eedeymo iyo cambaareyn uga imaaneysay hey’addaha u dooda xaquuqdda aadanaha, iyadoo lagu eedeeyay ineysan maxkamad soo taagin dad uu ka mid yahay Boqor Buur-Madow iyo shaqsiyaad kale oo loo xeray arrimo Siyaasadeed.
-
Mogadishu(Puntlandi)— Prime minister of Somali transitional Government Dr. Abdiwali Mohamed Ali said he was optimistic over the success of Somali’s draft constitution which would be approved in last days of May . Talking to VOA Somali section, Dr. Abdiwali Said the draft constitution was at last stages and representatives from Somali people would vote on it to approve or disapprove it. The prime minister was more optimistic whether constitution would be approved by representatives of Somali people “ Every constitution functions when approved it , and I hope the new constitution of Somalia would be passed by Somali envoys who would met in Mogadishu on 15th May 2012” said the Prime minster Dr. Abdiwali Said consultations and discussions about the draft constitution would continue till 15 May, but right now experts who were busy on finalizing constitution have finished their main job . When VOA journalist asked , if there was a chance of amendment on the constitution before 15 May , he said there is a wide open chances of making changes,but after 15 May representatives would have some discussions about the constitution . When prime minister was asked about the people who are not satisfied with the constitution he said, people should bring advices, and alternatives to make change. “ I don’t want the constitution at all, is meaningless and it is a kind of check point and obstacle . I believe 99% of those boycotting the constitution didn’t read it” said the prime minister. Dr. Abdi Wali indicates that representatives from Somali People who would be selected by elders would have their meetings for several weeks before they approve constitution.
-
Prime Minister Abdiweli Gaas: No Isbaaro For The Constitution
kingofkings replied to Somalia's topic in Politics
Somalia;822617 wrote: "Kuwii" maxaa ka wadaa? I think you want me to say a word that will get me banned. I don't think the admin likes me, I am on my last piece of thread. :D i think he's referring to Recovering-Romantics. -
Is Puntland all talk no action...is it just HOT AIR? open debate
kingofkings replied to Relentless's topic in Politics
^^^^^^^^^^ no debate there. complete HOT AIR :D -
Is Puntland all talk no action...is it just HOT AIR? open debate
kingofkings replied to Relentless's topic in Politics
Relentless;822523 wrote: Hot air and im sure alot of people now share this view. -
fadlan nominate your favorite Soler for any categories you feel they deserve. thank you.
-
No Oil In Puntland It Was All Hot Air As Usual...
kingofkings replied to Relentless's topic in Politics
rudy-Diiriye;822270 wrote: wax walaan...yo faroole will kill your family...if he hears this! Been ha moodin. You dont wanna say drilling stuff about faroole's gluteus mariamus! hes really sensitive about that. if sol gave out awards, i would nominate you for troll of the year. wallahi. -
No Oil In Puntland It Was All Hot Air As Usual...
kingofkings replied to Relentless's topic in Politics
^^^^^^^^^^^^^ :D:D -
No Oil In Puntland It Was All Hot Air As Usual...
kingofkings replied to Relentless's topic in Politics
-
best leader/President of Somalia and in particular Puntland
-
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxweynaha Puntland, Dawladiisa, iyo Ergooyinkii ka kala yimid Gobolada Ansixinta Dastuurka Puntland Darteed. Madaxweyne Faroole waa mudan yahay in waqti dheeraad ah ugu yaraan 2 sano logu daro duruufo adag oo jira dartood, waana sababeynayaa * Waxaan aaminsanahay kuna kalsoonahay in Madaxweyne C/raxmaan M. Faroole ka soo dhalaalay hawlihii xiriirka Caalamiga, xiriirka xisaabtanka leh ee uu la sameeyey Dawladda Federaalka ah, kaalinta wanaagsan ee uu ka galay dibuheshii-siinta arrimaha Soomaaliya, ka qaybgalka shirarka Caalamiga ah, xasilinta iyo qorsheynta hufan ee arrimaha maaliyadda oo hortiis aad looga cawday, maantana waxaan ku bogaadinayaa uguna hanbalyeynayaa isaga iyo maamulkiisaba guusha laga gaaray ansixinta Dastuurka Puntland. Waxaan kaloo ugu hambalyeynayaa in uu ku tallaabsaday dib u sixidda iyo turxaan bixinta nabadgelyada iyo midnimada Puntland oo hore u sinbiriiraxday, waxaana ugu ducaynayaa in Allaah ku guuleeyo hawshaas adag ee ka mid ah nolosha iyo jiritaanka reer Puntland. * Muddo kordhintu waxay wax badan ka taraysaa in wadajirkii Puntland la soo celiyo, lana doono oo la soo maslaxo cid kasta oo caro qaadday sida Raasi Casayr, Galdogob, ***********, Garsoor iyo Gaalkacayo oo shiddo sokeeye iyo mid derisba halakeeyeen. Magaalada Gaalkacayo ma aha laba magaalo, kamana tirsana laba Gobol ee waa hal deegaan oo ka mid ah Puntland. Waxaan rajaynayaa in aan cidina ankirin xaqdhawrka iyo derisnimada iyo in aanay cidna uga darin soodhoweyntii hore loo meelmariyey, nabad kuwada noolaanshaha, barwaaqada iyo Soomaalinimada. Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay. Waxaan rajaynayaa in xal waara laga gaaro Galkacayo oo murugsan, nabadgelyo buuxdana dhaqso loogaaro. Cid kasta oo ehel hoose iyo derisba ah haddii dhibaato adduun dhexmarto waxay heshiin karaan markay dhibta jirta runta ka wada sheegaan,wax kasta oo dabka sii hurinayana ka wada hortagaan, waxaana boogtu sii hurgumay-saa kolkii been, faan, damac waalan iyo isla weyni la isku asqaysiiyo, dhaxalkeeduna wuxuu markaas noqonayaa (KADAR OO DIBI DHAL) iyo in miro berde oo hore duuduub loogu liqay la mantago. * In Maamulka Madaxweyne Faroole oo Soomaaliya ka bilaabay soo saarid shiidaal, aadna ugu dhiirraday arrintaas ugubka ah uu ka yoolgaaro si Ummadda Soomaaliyeed ee baahidu iska horkeentay u maqlaan shiidaal baa soomaaliya laga helay, waana hubanti in haddii ay arrintaasi dhabawdo wax badani iska beddeli doonaan arrimaha qalafsan ee kala fogeeyey dadkii Soomaaliyeed ee weligoodba isjeclaan jiray, walaalahana ahaa ee uu sheydaanku isu dacareeyey, dabkana ka dhex shiday. * Muddo kordhinta Madaxweynaha waxay muhiimad u leedahay u toog-haynta waqtigan kala guurka ah iyadoo dhawr bilood kaddib la filanayo dhisme dawlad Soomaaliyeed iyo rajo wajiyo iyo nidaam cusub ah oo aayatiin leh insha Allaah, waxaana rajaynayaa in waqtiga Madaxweynaha loo kordhinayaa ka hoos marin (2 sano) duruufo badan oo adag dartood, iyo sababtoo ah mas’uul shaqaynaya oo la bartay ayaa lagaga kalsoonyahay qaar soo gurdamaya oo haddana hanjabaya, wax badanna laga ogayn kartidooda iyo aamminimadooda.. TALO SOO JEEDIN * Waa habboontahay in uu Madaxweynuhu xoogga saaro in la qoro 20.000 oo ciidammo Puntland ah, dhaqsona loo tababaro, aadna loo qalabeeyo si ciidankaasi uga hawlgalo nabadgelyada deegaannada Puntland oo dhan, lagana hortago nooc kastoo fidmo ah iyo argagixisada la sheegay in ay ku soo wajahan yihiin buuraha Galgala, loona qorsheeyo dhaqaale *****li kara baahidooda. Haddii ay suuragal tahay waxaan ku talin lahaa in ciidanka daraawiishta ah ee la qorayo ay ahaadaan dhallinyaro nadiif ah, aqoon leh, lagana qaato Dugsiyada Dhexe, Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha. Dhallinyarada Jaamiciyiinta ah waxaa loo tababari karaa saraakiil sare, dugsiyada dhexe iyo sare saraakiisha hoose, isla markaasna waxaa lagama maarmaan ah in kulliyadda tababarka Booliiska ee Carmo la ballaariyo, lagana dhinac dhiso Kulliyadda Tababarka Saraakiisha Sare ee Booliiska Puntland. * In Madaxweynuhu ka salgaaro in dhaqso looga faa’iidaysto shiidaalka la qodayo haddiiba uu rumoobo, lana badiyo qodidda ceelasha, lagana doono oo laga qodo dhulka badan ee uu shiidaalku ceegaago, loona diyaariyo qorshaha shiidaalka maamul adag oo karti u leh hawshaas, kuna shaqeeya waddanimo, daacadnimo, xilkasnimo iyo hawlkarnimo dheeraad ah, xilka culus ee arrimaha shiidaalkuna waa in ay shanta ugu jirtaa Maamulka Dawliga ee Ummadda ka dhexeeya, waana in laga fogaado in cid kale wax laga weydiiyo ama ku lug-yeelato shiidaalka iyo dhammaan hawlaha dawladda. * In Madaxweynuhu kaalintii uu horeba kaga jiray la xisaabtanka Dawladda Federaalka aad u sii kobciyo, aadna u badiyo talooyinka wax ku oolka ah ee uu u gubiyo Soomaalida inteeda kale, islamarkaasna Maxdaweynaha iyo Golayaasha dawladdu badiyaan booqashooyinka caadiga iyo kuwa kediska ah ee ay ku marayaan deegaannada Pl, dadkana aad loo wacyigeliyo, xaqiiqada iyo dhibaatooyinka jirana wax badan laga soo ogaado, waxqabad muuqdana loo diyaargaroobo, hana la xoogeeyo wadatashiga iyo iskaashiga dawladda iyo shacabka. * Ugu dambaystii waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha Puntland State of Somalia Mudane Dr. A. M. Faroole in haddiiba ay suuragal tahay dib loo akhriyo, dibna loo qiimeeyo nidaamka ka hadlaya Axsaabta badan oo aan maqlay in ay dawladdu talo ku gaartay in Puntland yeelanayso 3 xisbi. Haddaba aniga oo weli xasuusan kana xun wixii soomaaliya ka soo martay xisbiyada badan iyo doorashadii 1969kii waxaan aad iyo aad ugu talinayaa in ay Puntland yeelato 2 Xisbi oo qura. Waxaan aaminsanahay in wixii ka badan laba xisbi ay kor-dhinayaan oo keli ah buuq, aamindarro, qabyaalad iyo tayo la’aan. 1969kii waxaan joogay oo ka codeeyey ayaamihii doorashada Degmada Buuloberde, waxaana ka jiray xisbiyo aan xisaab lahayn oo ay ku yaraadeen magacyada xoolaha, duurjoogta iyo habardugaagga, ayna ka mid ahaayeen: Hal iyo Nirig, Lax iyo Wan, Maroodiga, Yaxaaska, Diiqa, Libaaxa iwm
-
Mogadishu, April 23, 2012. Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali has today affirmed the finalization of the draft constitution on 20 April 2012 by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and Committee of Experts (CoE) in conformity with the Charter stipulations, the Roadmap timelines and the Garowe principles. The efforts of the TFG and the IFCC and the CoE was a culmination of eight years of sustained concentration on the constitutional making process, marred by failures, setbacks and successes. In 2004, it was agreed through the provisions of the then new Charter that a crucial priority of ending the transitional arrangements was to complete a Federal Consitution based on equity, fairness and justice. The government of Prime Minisiter Abdwali Mohamed early in its mandate prioritized its agenda through the Road Map signed on September 6, 2011, and one of the key benchmarks contained in the Road Map was a call to complete the draft constitution by April 20, 2012. The Prime Minister said “ It is with certain pride that I announce that a key benchmark task of the Road Map has been achieved on time and I want to thank the Somali public who through public participations made passionate contributions to the document, the IFCC and the CoE who placed the public interest before their private interests, the Ministers of the Ministry of Constitutional Affairs and Reconciliation, my staff and also our technical partners in the international community for making this important milestone a reality” The Prime Minister reiterated that the delivery of the draft constitution represents a significant milestone in the path towards a new constitution for the Somali people with compliance of Shari ‘a Law and will usher a new era of constitutional processes that will enable the Somali people to become a society bound by a constitutional regime based on humane foundational principles and objective fair processes, and never ever to be dictated to by the whims of powerful individuals, groups or ideologies. The draft constitution will be presented to the National Constituent Assembly for adoption on May 15, 2012, as agreed to in the Roadmap and with the Garowe Principles. The Constituent Assembly comprising 825 delegates from a cross section of Somali society will consider the draft constitution for a two-week period and then vote on the provisional ratification of the draft constitution. The Prime Minister emphasized that a positive vote from the National Constituent Assembly will turn the draft into the Provisional Constitution of Somalia. It will remain provisional until the government can organize a national referendum to give each Somali man and woman the opportunity to vote on the Somali constitution. “ This constitution belongs to the Somali people- men, women, children, old. If we use it properly, maintain it properly, improve it properly, it can become a powerful instrument for our collective liberation from oppression, human rights violations and all forms of indignities. Used properly, it will also usher in greater freedoms, economic development and prosperity.” Concluded the Prime Minister.
-
Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali has today affirmed the finalization of the draft constitution on 20 April 2012 by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and Committee of Experts (CoE) in conformity with the Charter stipulations, the Roadmap timelines and the Garowe principles. The efforts of the TFG and the IFCC and the CoE was a culmination of eight years of sustained concentration on the constitutional making process, marred by failures, setbacks and successes. In 2004, it was agreed through the provisions of the then new Charter that a crucial priority of ending the transitional arrangements was to complete a Federal Consitution based on equity, fairness and justice. The government of Prime Minisiter Abdwali Mohamed early in its mandate prioritized its agenda through the Road Map signed on September 6, 2011, and one of the key benchmarks contained in the Road Map was a call to complete the draft constitution by April 20, 2012. The Prime Minister said “ It is with certain pride that I announce that a key benchmark task of the Road Map has been achieved on time and I want to thank the Somali public who through public participations made passionate contributions to the document, the IFCC and the CoE who placed the public interest before their private interests, the Ministers of the Ministry of Constitutional Affairs and Reconciliation, my staff and also our technical partners in the international community for making this important milestone a reality” The Prime Minister reiterated that the delivery of the draft constitution represents a significant milestone in the path towards a new constitution for the Somali people with compliance of Shari ‘a Law and will usher a new era of constitutional processes that will enable the Somali people to become a society bound by a constitutional regime based on humane foundational principles and objective fair processes, and never ever to be dictated to by the whims of powerful individuals, groups or ideologies. The draft constitution will be presented to the National Constituent Assembly for adoption on May 15, 2012, as agreed to in the Roadmap and with the Garowe Principles. The Constituent Assembly comprising 825 delegates from a cross section of Somali society will consider the draft constitution for a two-week period and then vote on the provisional ratification of the draft constitution. The Prime Minister emphasized that a positive vote from the National Constituent Assembly will turn the draft into the Provisional Constitution of Somalia. It will remain provisional until the government can organize a national referendum to give each Somali man and woman the opportunity to vote on the Somali constitution.