kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Dr_Osman;828453 wrote: come on kingy you could do better then that!!! show the REAL bosaso or maybe dont it might hurt some people envy, my friend, is not good for the soul
  2. Bosaso; financial capital of PL :cool:
  3. kingofkings

    WTF

    micheal is not interested in somali women. loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool :D
  4. Busy Garowe p.s. no license, no driving :cool:
  5. " frameborder="0" allowfullscreen>
  6. Outside of Galkacyo
  7. Somalia;828068 wrote: No one will see it as a snub , just your love for a colonial power. Out of all Somalis across the peninsula, the only ones that have embraced their former colonial power and longed for it is by far Somaliland. I think we can both agree on that.
  8. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole,kuxigeenka Gen.Cabdi Samad Cali Shire,gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi,xubnaha golaha wasiirada iyo barlamanka ayaa maanta 7,May 2012 tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii uu ka geeriyoodey Eebe ha u naxariistee Dr.Cabdi Xasan Jimcaale. Wasiiru dowlaha dastuurka ,arrimaha federaalka iyo dimoqraadiyeynta Puntland Dr.Cabdi Xasan Jimcaale ayaa ku geeriyoodey cibitaal ku yaal London abaarey 12:00 duhurnimo xili golaha wasiirada Puntland ay u fadhiyeen shirkoodi todobaadlaha ahaa. Hakad ayaa la geliyey faataxada Eebe inuu u raxmadona waa loo weydiiyey wasiirka ,sidoo kalena waxa Dowladu u saartey guddi qaban qaabiya aaska marxuumka oo ka kooban saddex wasiir kala ahna Cabdiqani Yuuusf Cade Wasiirka deegaanka ,daaqa ,dalxiiska iyo duur-joogta,Wasiirka Caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi Warsame iyo Wasiiru dowlaha maamul wanaaga madaxtoyada Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan. Marxuumku waxa uu la kowsadey wasiiradii ugu horeeyey ee uu Dr.Farole magacaabey markii uu xilka qabtey Jan2009. Taariikh Nololeed. Dr.Cabdi Xasan Jimcaale waxa uu ku dhashey Eebe ha u naxariiste magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia. Waxbarashada dhamaan heerarkeeda kala duwan waxa uu ka dhigtey halkaasi oo ugu danbeyntii ka baxay Jaamacada Gaheyr qaybta Sharciyada. Dalal badan oo dalka dibadiisa ah ayuu ku soo qaatey waxbrashooyin heerka sare ah sida Ruushka ,Jarmalka ,Uganda ,Romania iyo Bulgaria . 1993 waxa uu ka qaatey sharciyada PHD dalka Romania. Waxa uu qoraa uu kaga sheekeyay taariikhda dalka ,diinta islaamka oo laba qaybood ah. Ma deganayaasha Geeska Afrika ayaa ugu caansan buugaagta uu qorey Dr.Jimcaale. Waxa uu ku hadli jirey luqadaha Ingriiska,Ruushka ,Talyaaniga ,Danishka iyo tan Romania. Xaasle ayuu ahaa ifkana uga tagey wiil iyo gabar mataano ah lana kala dhaho Xasan iyo Xamdi. Marxuumka iyo Puntland. Dad badan ayaa ku tilmaamay geerida ku timid Dr.Cabdi Jimcaale mid ah xiligii loogu baahi badnaa dhinaca federaalka iyo guud ahaan dalka oo ku jira marxalad kala guur ah. Dastuurka Puntland oo horey loo qorey waxa uu ka qaatey kaalin aan marnaba la hilmaami Karin dib u eegistiisa ,saxidiisa iyo weliba gogol xaarka hawsha ansixintiisa. Munaasabadii dastuurka Puntland lagu ansixiyey ayuu ka maqnaa waxa xusey madaxweyne Dr.Cabdiraxman Farole oo sheegey in wax badan hawshan uu soo wadey marxuumku balse xanuun dartiis aanu suurogelin inuuu ka soo qaybgalo. Geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland ,wacyigelinteeda ,fahansiinta dadka iyo ololeheeda ayuu gacan weyn ku lahaa. Xiriirka Federaalka iyo Puntland ayuu ka qaybqaateey wanajintiisa,sidoo kalena waxa uu madax ka aha gudigii Puntland uga qaybgalay shirarkii geedi socodka nabada Somalia ee ka dhacey Garowe. Hindisaha Calan iyo Astaan Puntland yeelato ayuu keeney oo tartan hufan kadib la ogolaadey mid kamida naqshadihii la soo bandhigey. Eebe ha u naxariisto Dr.Cabdi Xasan Jimcaale waxa uu ahaa nin aan taariikhdiisa lagu soo koobi Karin Baal,Bog ,Buuq iyo Boqolaal sheeko ,waxana Puntland laga dareemay jawi murugo iyo tiraanyo leh iyadoona dhamaan lagu wada qancey qadarta Eebe iyo qof weliba inuu maalin leeyahay.
  9. Somalia;827972 wrote: This is the biggest self critical thread of the Ditoore. :eek: