kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Wasiirka Hormarinta caalamiga ah ee dawlada UK Mr.Andew Mitchell oo isna warbaahinta kula hadlay Aqalka madaxtooyada dawlada Puntland ayaa sheegey inuu ku faraxsanyahay inuu noqdo wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Dawlada Britain oo booqda Puntland Wuxuuna amaanay hormarka baaxada leh ee ay dawlada Puntland gaartay, Wasiirka ayaa sheegay in booqashadiisa Garoowe ay tahay inuu marka ugu horaysay u hambalyeeyo shacabka reer Puntland uuna u muujiyo in dawladiisu aysan marna ka daalayn taageerada ay siinayso, Wuxuu sidoo kalena sheegey inuu Puntland u yimid si uu ugu faahfaahiyo shirka ay dawladiisu martigelinayso bisha danbe loona kaasoo uu sheegey in hormarka Soomaaliya looga hadlayo laguna xoojinayo Qorshaha Road Mapla, La dagaalanka Burcad Badeeda ayuu sheegey in dawladiisu ay Puntland kala hadashay iyo arimo kale oo muhiim ah oo uu sheegey inay tahay inay Puntland kala hadlaan maadaama buuyiri Wasiirku ay Puntland tiirka koowaad ka tahay Siyaasada Soomaaliya.
  2. Kulanka kadib ayaa ay labada dhinac warbaahinta la hadleen Waxaana dawlada Puntland u hadlay Madaxweyne xigeenka Puntland Jen.Cabdisamed Cali Shire oo hadalo kooban oo uu jeediyey ku sheegey in dawladiisu ay si aad ah ugu faraxsantahay imaanshaha waftigan heerka sare ah ee ka socda dawlada UK oo uu sheegey in dawlada Puntland ay si weyn u taageerto taasoo uu sheegey in dawlada Puntland iyo Shacabkeeduba ay ka mahadcelinayaan ayna fariintaas u gudbinayaan dawlada UK.
  3. Wasiirka ayaa Ereyo farxadeed oo ka turjumaya sida uu dareenkiisu ugu faraxsanyahay imaanshihiisa Garoowe ujeediyey dadkii soo dhaweeyey isagoona intaas kadib loo galbiyey Aqalka madaxtooyada ee Puntland halkaasoo uu ku qaabilay Madaxweyne xigeenka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Jen.Cabdisamed Cali Shire oo sidoo kalena imika ah kusimaha madaxweynaha Puntland iyadoona ay la joogeen Wasiirka Maaliyada Dr.Faarax Cali Shire, Wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Siciid, Wasiirka Deegaanka Iyo Duurjoogta Cabdiqani Yuusuf Cadde iyo Agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland waxaana soodhawaynta kadib ay labada dhinac qaateen kulan cabaar soconayey oo Albaabadu u xirnaayeen.
  4. Garoowe; (Allpuntland)-Wasiirka Hormarinta caalamiga ah ee UK Mr.Andew Mitchell ayaa Saaka booqasho rasmi ah kusoo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed isagoona noqday mas’uulkii ugu darajada sareeyey ee ka socda Dalka Ingiriiska oo Puntland Booqday, Waxaana Wasiirka Garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golayaasha kaladuwan ee dawlada Puntland iyo Xubno kale isagoona markii uu yimid booqday meelo badan oo muhiim ah oo kuyaala caasimada dawlada Puntland wuxuuna indhihiisa kusoo arkay hormarka aan sacabka lasaari Karin ee ay Puntland gaartay mudadii koobnayd ee ay jirtay oo shaqo adag ay bulshada iyo dawladuba qabteen. Mr.Mitchell waxaa safarka ku wehelinayey madax sarsare oo ka socotay safaarada dawlada UK ee Nairobi, madax katirsan xafiiskiisa, saraakiil ka tirsan laamaha hormarinta iyo kuwa gargaarka caalamiga ah ee dalkaas, Wariyeyaal ka howlgala xarumaha warbaahineed ee ugu waaweyn Dalka UK iyo xubno kale oo darajooyinkoodu aad u sareeyo waxaana garoonka kusoo dhaweeyey xubno uu horkacayey Wasiiru-dawlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dawlada Puntland Dr.Abdulkadir Abdi Hashi iyadoona ay kamid ahaayeen wasiiro kale oo dawlada ka socda, xildhibaano,Madaxda laamaha kaladuwan ee Hay’adaha Qaramada Midoobey oo si toos ah ay dawlada UK u taageerto, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, Taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland iyo Dadweyne aad u farabadan oo lulayey Calanka Puntland iyo kan UK kuna labisnaa dharka lagu xardhay calamada Soomaaliya & Puntland.
  5. Carafaat;782191 wrote: i liked your idea or learning more about Osmania. and i think we should study all the scribts in order to find and gather more on history. But seems you are focussing on making your lot distuingisch itself, suit yourself. no, their was movement the early 70s to use osmania, but some in the government went against it for no reason other than qabil, so since somalia is federal, why not bring the alphabet to puntland. if it successful, then we can think how to make national. in other words, start local and go national.
  6. Carafaat;782180 wrote: that there are more old scripts then Osmaniya script. again what's your point. this is not a thread of other alphabets of somalia. This thread is exclusively dealing with osmania and it should be a priority for future puntland education minister.
  7. Somalia;782164 wrote: ^^ Here's the audio of Faisal Waraabe sounding very scared. http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/Waraabi-calaacal.mp3 i wanted to post the link, but then i thought what's the point these people lack logic and would instead spin it in way that make no sense but to themselves. Anyway, i can't wait for their illogical responses.
  8. Leezu;782162 wrote: Nice! It still needs alot of development but seems like its going through. All the Northwest Somalis need to stop bashing Puntland because they are doing great work aswell and they might be behind but they werent created before 1998. Northwest Somalia state has existed since 1991, thats 7 years ahead to develop. Puntland is ahead buddy whether it is economically, politically, and militarially. Even though they had 7 years heads up, we not only surpassed them, but in three months the oil revenues kicks in. in 2 to 5 years, hello Dubai state of Somalia.
  9. Peace Action;782070 wrote: Computer technology of the past 20 years has equalized all kinds of alphabets. Osmaniya today is very easy to implement it and it can be practical and economical. osmania web support is available now. here is the link to prove it. http://www.unicode.org/charts/PDF/U10480.pdf
  10. Here is a book written in osmania http://www.evertype.com/standards/iso10646/pdf/afkeenna-iyo-fartiisa.pdf
  11. General Duke;782059 wrote: I want to learn it insha Allah. It should also be taught , it's a pride point in our heritage. Though the Latin script is more practical the Osmaniya is wonderful. we can have it both. we'll use osmania as a native alphabet and the roman alphabet those who cannot read it.
  12. Coofle;782050 wrote: War maxay Afxabashi sawaabisaaa.. it actually look more like Georgian than Afxabashi.
  13. i came here just to emphasis The Oil Producing GOVT Of Puntland :cool:
  14. Dervish;782036 wrote: The irony is these landers write in Somali the late Siad barres regime created loool wallahi i was about to mention, but great minds think alike, so you said it for both of us. nevertheless, god bless the great state of khaatumo.
  15. ^^^^ no, it will be put to use once more and this time around for ever or until this world comes to an end.
  16. Taleexi;782027 wrote: I can read and write Osmania. It has some strengths compared to Somali. For instance, inan(Boy) and inan(girl) are totally written distinct ways! My point exactly. Reading and Writing Osmanina is completely easy to do without confusing which roman letter means this or that. Reading somali as of now comes with keeping two language in one's head; somali and arabic sound plus roman letters.
  17. ^^^^ another triangular enclave wishing he and his relative had their own alphabet.
  18. well in the 70s they did not know that you can have a roman version of a native language. Remember, we are dealing with people who had only 10 years of shared government, because, there was no government before the colonists. Meaning there was and is some degree differences of local history and traditions. Look at places like china and japan. they have their native alphabet, but there is also a roman version of it as well. Thus, in the next 10 years, one of the priorities of the minister of education should be how to reintegrate the alphabet to the Puntland society.