kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. Atirisho;786410 wrote: What? care to elaborate more what you mean by that? my thoughts exactly.
  2. Miskin;786390 wrote: Gents relax, u have nothing to be so proud about as yet, besides Oil revenues belongs to Somaliweyn not just Puntlanders. :confused:
  3. Dr_Osman;786307 wrote: King it should be finished roughly 8 months. Work started on it december and they gave it an 8 month deadline. So roughly around july or could be pulled back till august for the 1st of august celebrations can you picture president Faroole giving state of the union on AUGUST 1 2012 from the new government building?
  4. Dr_Osman;786292 wrote: yo kingofkings damnnnnnnn this parliament is going to be massive. Look at the construction worker walking inside under the entrance and the height difference between him and front entrance ceiling. fit for Puntland government.
  5. Somalia;786287 wrote: She's definitely read this now. My favourite line is this one.
  6. Freedom;786279 wrote: You is bringing the chips, drinks and Pirate hats stop trolling on this thread
  7. Dr_Osman;786266 wrote: King the whole state is under construction wax kale la oran karo ma jirto who can say other wise.:cool:
  8. Waxaa meel fiican maraya hawlo dayactir ah oo beryihii u danbeeyey laga wadey dekedda magaalada Boosaaso, gudaha dekedana waxaa saaka ka bilowday daabulka gaadiid badeed in mudo ah dhex oolaa kuwaas oo ay dadkii lahaa kula bixi waayeen wakhtigii loo qabtay. Wasiirka gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage oo markii daabulka gaadiidkaasi uu soo gaba gaboobey kadib Saxaafadda shir u qabtay ayaa ka warbixiyey meesha ay howlihii dayactirka ahaa ee dekedda ka socdey marayaan. Wasiirku wuxuu sheegay in la qoday qaybo badan oo dekedda kamid ah lana wado baneynta agagaarka dekedda iyo weliba sidii gudeheeda looga saari lahaa gaadiid badeed tira badan oo uu sheegay inay in mudo ah ku jireen islamarkaana ay xanibeen shaqadii dekedda, derbiga marsadana waxyeelo u geystey. Eng. Siciid ayaa mar aan weydiiney sababta ka danbeysa in la baneeyo afaafka hore ee dekedda oo dhowr mar oo hore dhismayaal ku oolaa laga burburiyey wuxuu sheegay in wasaaradu ay qorsheyneyso dhismaha bakhaaro waaweyn oo ay dekeddu yeelato, barxado gaadiidka laga rabo, iyo weliba qaybo matoorada iyo qalabka kale ee dekedda la dhigo sidaas darteedna ay tahay in la helo dhul banaan oo ay dekeddu ku fiddo. Mr Raage waxa uu ugu danbeyntii ugu baaqay ganacsatada iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada inay dowlada ka caawiyaan sidii loo teyeyn lahaa dekedda oo ah isha 1-aad ee dhaqaalaha Puntland, si dhaqaalaha loo kobciyana ay lagama maarmaan tahay in ganacsatada iyo dareewalada gaadiidka xamuulku ay kaalintooda qaataan. Todobaad kahor ayey ahayd markii ay wasaarada gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland amar ku bixisay in dadka iska leh gaadiidka mudada badan dekedda ku xirnaa ay kala baxaan maadaama dekedda dhexdeeda la qodayo, in badan oo dadkii amarkaasi khuseeyey ah ayaa durbadiiba fuliyey haseyeeshee waxaa jira qaar badan oo ka madax adaygay. Waxaana xusid mudan in gaadiid badeedka maanta dekedda laga dhex guray oo u badan doomaha yar yar ee dheereeya intooda badani ay ahaayeen kuwo ciidamada baddu ay ka qabteen kooxaha dadka tahriibiya iyo kuwa burcad-badeeda ah.
  9. AsadSL;785874 wrote: You're wrong no ones scared of the weak puntland who cant fight if there lives depended on it. before you threaten Puntland, first learn how to defeat few men that humiliated in buuhoodle.
  10. Somalia;785782 wrote: Looks excellent but you shouldn't brag to an Oil Sheikh, that shit will get back to hunt you.
  11. Jacaylbaro;785701 wrote: It is about time. The trial is going to start about 2 weeks from now. The vampire should finally face the justice and pay for his atrocities during his rule. I wonder of all the crazy criminals in Somalia, why him? I do not see any of the major people behind the after math of the country, who by the way also live in the diaspora, being targeted. One also has to wonder, why the hypocrisy? If we are interested in truth and justice, lets start with the ones who truly were responisble for what happen. Because only then, will going after people like samatar make sense.
  12. the biggest event of the season in these united states of America. .
  13. Duqa degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Maxamed Siciid (Hogaamma-la-roor) oo maanta waraysi gaar ah siiyey warbaahinta Horseed Media ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee degmada iyo halka ay marayaan mashaariic horumarineed oo todobaadyadii ugu danbeeyey degmada Qardho laga wadey. Wuxuuna sheegay in dayactir lagu wado labo kamid ah wadooyinka waaweyn ee xaafadaha dhex mara, kuwaas oo kala ah wadada hor marta Isbitaalka ee isku xirta Laamiga iyo xaafadda Xorgoble, iyo wadada Laamiga ka tagta ee aada dhinaca ceelka Qaawane. Duqa Qardho ayaa sidoo kale sheegay in degmada Qardho dhowaan laga hirgelin doono barnaamij casri ah oo Computerized ah kaas ay maamulka degmadu ku shaqeynayaan kana caawinaya sidii loo heli lahaa xogta cashuuraha iyo tirakoobka guryaha iyo dhamaan macluumaadka guud ee maamulka degmada ka caawin kara sidii ay wajibaadkooda si hufan ugu gudan lahaayeen. Mr Siciid ayaa mar aan wax ka weydiiney tababar uu dhowaan degmada Garoowe kaga soo qayb galay oo ahaa mid ku aadan dar dar gelinta Barnaamijka JPLG oo ay degmada Qardho kamid ah magaalooyinkii ugu horeerey ee laga hirgeliyey sheegay in tababarkaasi uu si fiican ugu soo dhamaaday wax badan oo degmada iyo guud ahaan gobolka dani ugu jirtana ay kasoo faa’iideen. Duqa degmada Qardho ayaa ugu danbeyntii sheegay in mustaqbalka dhow ay degmada ka fulin doonaan mashaariic horumarineed oo badan, mashaariicdaas oo ay ku jiraan kuwo aan horay degmada usoo gaarin islamarkaana qayb qaadan doona horumarka guud ee degmada oo xiligan kamid ah degmooyinka ugu horumarsan guud ahaan Puntland. Degmada Qardho waxay qayb ka tahay 7-degmo oo Puntland ka tirsan, kuwaas nasiib u yeeshay inay helaan mashaariicda Barnaamijka horumarinta ee lagu magcaabo JPLG oo ah mid ay iska kaashadaan 5-hay’adood oo Caalami ah.
  14. Xaaji Xunjuf;785402 wrote: Posting the same pictures 3 times doesn't mean the construction industry is booming in qardho. This is a general trend in Qardho as we speak. But, thank you for pointing the obvious.
  15. Qardho is experiencing infrastructure boom. :cool:
  16. Iyadoo magaalada Qardho bilihii ugu danbeeyey uu ka jirey hormar dhanka ganacsiga ah ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar waxaa ka soconaya dhismeyaal kala duwan kuwaas oo loogu talagalay in laga sameeyo ganacsi kala duwan taas oo la filaya in wax weyn ay ka badali doonto bilicda iyo tartanka ganacsiga ee ka bilowday magaalada Qardho. Dhismeyaal daqabyo ah ayaa haataan waxa ay ka socdaan faras magaalaha Qardho dhismayaashan oo ay bulshadu ku tilmaantay hormar dhanka ganacsiga ah oo lagaarey iyadoo arintaani ay keeni karto in dad badan ay usoo jeestaan sidii ay u maalgalin lahaayeen magaalada qardho. Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa magaalada waxaa laga dareemayey koror dhanka ganacsiga ah iyada oo magaalada ay soo gaareen dadka soo laabtay qurbaha oo ka sameeyey goobo ganacsi,waxa ay shacabka ku tilmaameen arintaan hormar ku aadan dhanka hormarka ganacsiga. Magaalada Qardho waa xarunta gobolka Karkaar waxa ay leedahay cimilo wanagsan oo ku haboon ganacsiga, waxaana sanad walba usoo xagaabaxa dad badan oo ka yimaada dhanka magaalada Boosaaso, hadii ay sii socdaan ganacsiga iyo dhismooyinka laga wado magaalada waxa ay keeni kartaa in ay dadbadani usoo guuraan magalad Qardho.
  17. The New York Giants vs. The New England Patriots
  18. Somalia;785359 wrote: Wow, Dr_Osman just doesn't care, just doesn't give a monkeys. Factual karbaash 101 right here.
  19. ^^^^^^No answer? Okay. I get it. You have no answer.