kingofkings

Nomads
  • Content Count

    2,894
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by kingofkings

  1. AsadSL;786815 wrote: Worried you wont get the attention you die for if Somaliland shows up or are you trying to impress all the donors:D Is he or she serious?
  2. B_A_L_L_E_R_Z;786804 wrote: lmao, spoken like a true naag. faroole is shitting in his pants in case the skirmishes reach him, and the weak bintiland soldiers run and desert their posts jepordising the security of the little oil rig near the sl/pl border. , funny parts being weak bintiland soldiers , in case the skirmishes reach him. Are you serious?
  3. Somalia;786810 wrote: No one cares if you attend, PLers are laughing at your arrogance which stems from thin air, based on nothing. *Puff*
  4. Somalia;786800 wrote: The funny part is UKIP, They have no seats in the UK Parliament. i see. Are they like the green party in the states? There, but not there on account that they have no seats. Interesting.
  5. Abdul;786789 wrote: I dont think we need Faroole to deal with you.I dont have to show you videos and pictures to proof my point. my point exactly.
  6. Jiiroow Bakaal;786792 wrote: Faroole waxa u dhaanta inuu iska aamuso waa NAAGE :confused:
  7. Somalia;786795 wrote: Lol@ukip wait how many of these characters have call for this and that and yet no result for the past 20 years. Furthermore, shouldn't he worry more about Scotland independence than a region far far way in a far far away country? Me thinks he has his priorities mixed up.
  8. AsadSL;786776 wrote: Not much i only refered it because of the sad state of SSC and thier Tool'aaan. it wasn't that long ago that your leaders were complaining of the tool assistant that buuhoodle received. If Faroole's opinion is not important, why mention it. It makes no sense.
  9. AsadSL;786772 wrote: He says they are baseless people just looking for positions. He says somaliland should leave puntland regions but when he speaks about Somaliland and Siilaanyo he speaks in respective ways. http://puntlandnews24.com/madaxwayne-faroole-oo-ugu-baaqay-maamulka-somaliland-inuu-ciidankiisa-si-degdeg-ah-uu-ugala-baxo-laascaanooddhageyso/ don't get ahead of yourself; Faroole was only speaking to some of the ssc leaders, not the ssc community. Furthermore, how important is Faroole's view of somaliland to you:confused:
  10. Buuhoodle (RBC) Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Buuhoodle lagu soo bandhigay saddex gaadiidka dagaalka oo sida ay sheegeen saraakiisha maamulka Buhoodle lagu soo qabtay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Sooljoogto 00 30-KM u jirta Buuhoodle. C/risaaq Bakeyle oo ka tirsan guddiga maamula magaalada Buuhoodle oo maanta duhurkii u waramay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay in gaadiid dagaal oo saddex ah ay ku soo qabsadeen dagaalkii maanta. Wuxuu intaa ku daray in deegaanka Sooljoogto ay hadda iyaga gacanta ku hayaan. Dhaka maamulka Somaliland waxay iyana sheegeen in dagaalka uu ahaa weerar lagu soo qaaday, ayna ku jebiyeen ciidamada Khaatumo. Waxaa jiro dhaawacyo la geeyay isbitaalada Buuhoodle iyo Burco kuwaasoo u badan dhinacyadii dagaalamay. Xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa galabta degan sida ay wararka nagu soo gaarayaan, inkastoo ay jirto saansaan colaadeed.
  11. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha Arrimaha Dibedda iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Ergeyga gaarka ah ugana mahadcelinayey imaatinkiisa Muqdisho kana codsaday in EU ay labo jibaarto dadaalkooda ku aadan sidii Shacabka Soomaaliyeed loogu heli lahaa nabad iyo amni waara. Waxey kaloo si gaar ah uga hadleen qorshaha iyo istraatejiyada Dowladda Soomaaliya ee ku wajahan goobaha iyo gobolada laga xorreeyey Al-Shabaab si shacabkaas loo gaarsiiyo adeegyada bulshada iyo gar-gaarka bani’aadanimo, lagalana shaqeeyo sidii shacabkaas ay u sameysan lahaayeen guddiyo amni iyo maamul ay iyagu doorteen. Kulankan waxaa sidoo kale looga hadlay shirka London iyo sidii ay beesha caalamka ay hal meel uga soo wada jeesan lahaayeen xal u helidda arrimaha Soomaaliya, oo kulanka aad looga qiray inay jirto fursad dahabi ah oo Xukuumadda ay ku guuleysatay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin amniga iyo xasilinta waddanka. Ergeygan Gaarka ah ayaa dhowaan Midowga Yurub u magacaabeen inuu wakiil uga noqdo Geeska Afrika oo uu sheegay inuu mudnaanta siinayo Soomaaliya. Waxaa muuqata dadaal weyn oo ay caalamku ugu soo jeesteen arrimaha Soomaaliya ka dib markii Xukuumadda ay guulo waaweyn ka sameeyey dhan walbo sida amniga, dastuurka cusub, dib-u-habeynta baarlamaanka, xiriirka maamulada iyo Dowladda dhexe iyo maamul wanaaga.
  12. Dr_Osman;786716 wrote: Oh no farole has gone live.. Audio http://puntlandnews24.com/madaxwayne-faroole-oo-ugu-baaqay-maamulka-somaliland-inuu-ciidankiisa-si-degdeg-ah-uu-ugala-baxo-laascaanooddhageyso/ :mad:
  13. Somalia;786729 wrote: Oh, I agree, one admin is definitely needed.
  14. Qandalawi;786759 wrote: This is nothing but a simple clash that can be and will be solved overnight; things will cool down and business will be as usual tomorrow. Galkacyo is not going to war, trust me, if they wish/want war they would have gone to war long time ago so stop the exaggerations. Classic case of Galkacyo being Galkacyo
  15. *ANWAR*;786489 wrote: ^^^ ;) :D:D
  16. Dr_Osman;786650 wrote: I am running for office in Qardho, hell with Puntland its to big for me to manage
  17. Waxaa goor hore oo saaka ah ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle gaar ahaan deegaanka Sool-joogto dagaal u dhexeeya ciidamada Khatuumo iyo kuwa maamulka la magac baxay Somaliland. Dagaalkan oo ah mid xoogan ayaa bilowday waxyar kadib wakhtigii salaadda subax, waxaana weerarka soo qaaday ciidamada Somaliland oo iyagu markii horeba ku sugnaa meel aan Sool-joogto sidaas uga sii durugsanayn. Diryanka maadaafiicda iyo dhawaqa rasaasta ay labada dhinac isku ridayaan ayaa laga maqlayaa goobo ka baxsan meesha uu dagaalku ka socdo lamana oga ilaa iyo hadda khasaaraha kala gaaray labada garab ee ay dirirtu u dhexeyso. Wararkii ugu danbeeyey ee Horseed Media ay ka heshay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaalka oo xiligan u muuqda mid sii xoogeysanayaa uu u fiday dhinaca Meygaagle. Sidoo kale wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada deegaanku ay gacanta ku dhigeen gaari kuwa dagaalka ee ay Soomaalidu (Cabdi-bilaha) u taqaano ah islamarkaana uu qori (Shilke) ahi saaran yahay. Sool-joogto waxay 30km ka durugsan tahay degmada Buuhoodle waana markii 6-aad ee halkaas uu ka dhaco dagaal u dhexeeya ciidamada taabacsan maamulkii dhowaan Taleex looga dhawaaqay ee Khaatumo iyo kuwa Somaliland oo iyagu rabay ina la wareegaan gacan ku haynta degamda Buuhoodle. Wixii warar ah oo kasoo kordha dagaalka saaka ka qarxay duleedka Buuhoodle ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh. Horseed Media
  18. Peace Action;786611 wrote: And the point is? Trolling?
  19. here's the link to watch the video of the building and Horumarka Puntland in general. " frameborder="0" allowfullscreen>
  20. Timur;786613 wrote: By the way, that render I posted is not just someone's fantasy, its from Mubarak Construction, the local company that has the contract. :cool: i saw this awhile ago on sama tv. so, i know it's not fantasy. thanks for the pic. Timur. :cool:
  21. Timur;786602 wrote: This is what the finished parliament will look like, and yes - it will be very big. after completion, it will look like the most impressive government building in the country. :cool:
  22. not for nothing, the videos look professional.