Shinbir Majabe
Nomads-
Content Count
1,055 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shinbir Majabe
-
Aaliyyah;760232 wrote: tooo long..I will read it in a bit - have to finish a movie im watching ""how to lose a guy in 10 days" ..an old movie from 2003 ..Brb. :D two paragraphs too long for you?! then your somali is not great.. btw i think that movie has great tips for losing someone.. Good Luck;)
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;760223 wrote: Laba sawir kala yihiin, though. Birta canjeerada uu dubaayo ka garanee inay laba sawir kala yihiin. Eniwey, maxaa u qarxisay maskiinka. Wajigiisa waa u qariye sawirka hore. Sawirka hore marki aan arkay, waxaan islahaa miskiin xaaladdaada oo kale ayuu ku jiraa "Gharib" waaye but marki aan helay sawirkaan danbe i couldn't take my hands off the keyboard xanaaq dartiis and i posted immediately , because he is just pretending... there are Xalimos cooking for him unlike me!
-
This is the the original one, which tells us completely different story than the previous one. ;)
-
AUN
-
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta u dukaameysi tegay Suuqa Bakaaraha
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Kismaayo iyo Guriceel mar aan dheereyn ayaa ayagana laga soo dukaameysanayaa InshaAllaah.. Niyadda Kheyr u sheeg. -
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dukaameysi tegay Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn suuqyada dalka isla markaana ay dowladdu dib u howlgelisay kadib markii waqti kooban uu hakat galay howlihiisii ganacsi. Ra’iisul Wasaaraha oo ay safarkiisa ku wehlinayeen saraakiisha Booliska iyo kuwo ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa uu socod ka bilaabay wadada labaad ee suuqa Bakaaraha isagoo kormeeray qeybaha ay ka kooban tahay shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud oo ka mid ah shirkaddaha Telefoonada, wuxuuna halkaasi mid mid ugu salaamay saraakiisha shirkadda oo xilligaasi ku guda jiray howlmaalmeedkooda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wareystay intii uu ku sugnaa xarunta shirkadda habsami u socodka howlaha shirkadda iyagoo xusay inay haatan ay ka soo reyneyso xaalada Amniga kadib markii ay dowladdu la wareegtay gacan ku heynta suuqa iyagoo ku ammaanay ciidamada Booliska inay si wanaagsan amnigooda u sugaan, waxayna sharaxaad dheer ka siiyeen dhibaatooyinkii ay shirkaddu la kulantay intii ay socdeen howlgaladii suuqa looga saarayay kooxihii nabadiidka. Intaas kadib, Ra’iisul Wasaaraha ayaa socod ku tegay qeybta lagu iibiyo Badarka halkaasoo uu ku wareystay dad u badnaa dumar oo iyagu ku jiray howlmaalmeedkooda, waxaana ka mid aheyd haweenkaasi Mako Jimcaale oo iyadu Badar Qamadi ah ku tumeystay goobta waxayna iyada oo farxadi ka muuqato Alalaas ku soo dhoweysay Ra’iisul Wasaaraha halkaasoo ay sheeko ku dhex martay. “Xaalkeenu waa fiican yahay waad aragtaa waxaan tumayaa Badar oo aan cadeynayaa, nabadgelyada suuqana aad ayay u wanaagsan tahay, waxaana idin leenahay soo dhowaada guuleysta” ayay si kaftan ah u tiri Mako Jimcaale. Ra’iisul Wasaaraha Dr. Cabdiweli ayaa isna kala qeyb qaatay tumista Badarka mudo daqiiqado ah, waxaana goobta joogay warbaahinta qeybeheeda kala duwan oo iyadu fursad u heshay inay ka duubaan muuqaladaasi. Intaasi kadib, Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sii gudbay isaga oo lugeynaya qeybta Dukaamada ee lagu iibiyo qalabka kala duwan sida dharka iyo alaabaha kale, isagoo galay mid ka mid ah Dukaamada dharka halkaasoo uu ka iibsaday Darsin shaarar ah, wuxuuna dhinaca kale ka wareystay ganacsiga iyo habsami u socodkiisa iyaga oo xusay inuu wanaagsan yahay ganacsigooda ayna maalin kasta u soo shaqo tagaan suuqa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa si kaftan ah u yiri “Diyaar ma u tihiin inaad dowladdiina ku kaalmeysaan canshuurta” ayaga oo ku jawaabay inay diyaar u yihiin ayna bixinayaan canshuurta, dowladdana ay ka doonayaan in suuqa wadooyinkiisa ay u dayactirto. Intii aanu ku guda jirnay booqashada ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaruhu uu la dardaarmay saraakiisha Booliska isagoo ku amray inay si heer sareysa u sugaan ammaanka suuqa si shacabku ay u helaan amni buuxa, maadaama suuqu yahay isha kaliya ee ay kumanaankun oo qoysas ah ay nolol maalmeed ka soo doontaan. Ugu dambeyntiina Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in booqashadiisa ay tahay sidii uu u dhiirigelin lahaa ganacsatada Soomaaliyeed inay si buuxda dib ugu soo laabtaan suuqa Bakaaraha oo hakat yar galay howlihiisa, wuxuuna xusay in suuqa Amnigiisu uu aad u sareeyo. “Hadde waad u jeedaan oo suuqa Bakaaro anigaaba ka dukaameysanaya, amnigiisuna aadbuu u wanaagsan yahay, waxaana ganacsatada ugu baaqayaa inay si buuxda dib ugu soo laabtaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo dhinaca kale ka codsaday ganacsatada Soomaaliyeed inay dowladda ku taageeraan canshuurta si loo sugo dhamaan amniga dalka.
-
besides isn't it a somali or african problem. NO, most South of Somalia particularly Xamar areas gabdhaha xitaa lama taabto, Sunna iska daa warkeed!
-
Isgoyska No. 4
-
Taalada Sayidka
-
-
-
Mogadishu Stadium
-
-
Mogadishu International Airport
-
Mogadishu International Airport
-
-
Masjid Arbaca Rukun
-
Abdulaziz Mosque
-
-
-
Former Government House
-
wadada Viale del lido
-
African Solidarity Square
-
Abdulaziz Mosque