Shinbir Majabe
Nomads-
Content Count
1,055 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shinbir Majabe
-
In part one of a two-part series, Fault Lines goes to Mogadishu to see the impact of Somalia's famine, and asks if US policies have contributed to the disaster. The worst drought in 60 years has thrown some 13 million people across the Horn of Africa into crisis. In Somalia, ravaged by two decades of conflict, the consequences have been disastrous. For over six months, aid agencies on the ground sounded the alarm that a major drought and famine was on the horizon. Then in July and August, the world watched and international aid agencies scrambled as tens of thousands of Somalis fled famine and fighting in the devastated Southern part of the country, controlled by the armed group al-Shabab. And they continued to flee - to the Somali capital of Mogadishu, and refugee camps in Kenya and Ethiopia - in the following months, when the world seemed to lose interest. Tens of thousands of Somalis have died and the UN has warned that three quarters of a million more are at risk of dying before the end of the year. Somalia's weak Transitional Federal Government, the Obama administration, and the United Nations have all blamed the anti-government group al-Shabab for restricting international aid operations in the areas they control. But is al-Shabab the only reason a drought and food crisis has turned into a deadly famine? In the first of a two-part series examining the US response to drought and hunger in the Horn of Africa, Fault Lines travels to Mogadishu to meet refugees who have fled to the most war-ravaged city in the world to escape a worse fate, and the aid and medical workers struggling to help them. We examine the legacy of US engagement in Somalia and its efforts to address the current crisis. Has aid in this region of the world become politicised? And has Washington's pre-occupation with terrorism in the Horn of Africa contributed to the deadly consequences of this disaster? " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Mas’uuliyiin uu horkacayay R/wasaare Ku Xigeenka Ahna wasiirka Difaaca oo maanta booqday xarun ay ku sugnayeen arday ka timid maamulka Soomaaliland kuwaas oo deeqo wax barasho u joogo magaalada Muqdisho. Mudane Xuseen Carab Ciise Ku Simaha R/wasaraaha dalka ahna wasiirka wasaradda difaaca oo ay wehliyeen wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Mudane C/samada Macalin Maxamuud, saraakiil ka tirsan ciidamada booliska iyo hay’adda naba sugidda qaranka ayaa soo booqday goob ay magaalada Muqdisho ka degnayihiin arday Soomaaliyeed oo ka yimid degaannada maamul goboleedka Soomaliland kuwas oo doonaya in ay ka qeybqaataan Deeqaha waxbarasho oo ay dowladdu ka heshay wadanka Turkiga. Ugu horeeyntii Ku Simaha R/wasaraaha iyo mas’uuliyiintii kale ee la socotay ayaa warbixinno iyo cabashooyin ka dhageystay waalidiinta ,salaadiinta iyo ardayda ka timid maamul Goboleedka Soomaaliland. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka oo ka hadlay goobta ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal xoogagna ugu jirto sidii ay ardaydani u heli lahaayeen waxbarasho dalka dibaddiisa ah isla markaana lasii dardargelinayo dadaalladaasi. Sidoo kale Ku Simaah R/wasaraha ahna Wasiirka difacaa Xuseen Carab Ciise oo la hadlay ardayda ayaa sheegay in dowladda Soomaaaliya ay dalka Turkiga u qadaayso ardaydaasi isla markaana ay ka wadahadleen madaxda safaaradda Turkiga ee Soomaaliya isagoo hoosta ka xariiqay in dalka ay dhisi karaan oo kaliya dadka wax soo bartay. Ardayada maanta ay booqdeen KuSimaha R/wasaraaha iyo wasiirka arrimaha gudaha ayaa waxa ay ka mid ahaayeen arday horay imtixaanaad looga qaaday magaalada Muqdisho islamarkaana ku guuleystay imtixaanaadkii loo galyay deeqaha waxbarasho oo ay dowladda Soomaaliyeed ka heshay wadanka Turkiga inkastoo arday aad u fara badan oo ka yimid gobollada kala duwan ee dalka horay loogu qaaday wadanka Turkiga.
-
Will Somalia's new prime minister be able to fight famine and corruption in order to build a functioning state?
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Xarun Loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Naafada oo maanta Muqdisho uu Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga Xarigga kaga jaray -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga oo Isbitaalka Digfeer booqanaya Xarunta Safaarada Turkiga ee Muqdisho -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Ardayda kuleejka Wiilasha oo kujira Qeybta Computerada lagu barto -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo Ra’isulwasaaraha Turkiga oo sii galaya Kuleejada Wiilasha loogu talagalay ee maanta xarigga laga jaray -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Qeybta Qaliinka ee isbitaalka Cusub oo maanta Ra’isulwasaare Kuxigeenku xarigga ka jaray kuna yaala nawaaxiga isgoyska Sayidka -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Waa Xarunta gabdhaha Agoonta ah ee kujira Xerada Agoonta Gabdhaha oo uu Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga Maanta Xarigga ka jaray. Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga oo Xarigga ka jaraya Isbitaal Cusub Oo Turkigu ka hirgeliyeen Nawaaxiga Sayidka -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Gabar Booliska ka tirsan oo amaanka ilaalineysa -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga Oo Dhagax dhigaya Isbitaalka Cusub oo noqonaya mid 300 oo sariirood la dhigo -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Qeyb Ka mid Muuqaalka Dhulka Isbitaalka uu maanta Ra’isulwasaare Kuxigeenka dhagax dhigay. -
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
-
PICTURES: Turkish deputy PM arrives in Mogadishu
Shinbir Majabe replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
PM of Somalia, Deputy PM and Minister of foreign affairs of Turkey -
Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Ra'isulwasaare Gaas PM of Somalia and Deputy PM of Turkey Mayor of Mogadishu
-
Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DKMG ah ee Soomaaliya Gen. C/laahi Gaafow oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya Max’ed Cali Ameeriko ayaa Mombasa u tagay in ay ka qeyb galaan Maxkamadeynta nin si sharci darro ah kusoo sameeyay Baasabooro Soomaali ah kadibna soo galiyay Wadanka Kenya. Sidoo kale Gen. Gaafow iyo Amp. Cali Ameeriko ayaa tusay Saxaafadda Baasabooradii Bugta ahaa ee la qabtay…. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
:D:D Laakiin waxaa jira dad magaala joogo haddana aanan aqoon sharciyada banooninga (kubadda cagta).
-
As the war against the Al Shabaab militant group rages on, the Somali community in Kenya has complained that its members are being profiled and targeted for hate. But tonight we have the story of one man, who is from the Somali community but is currently in the frontline fighting for Kenya, his country. Private Omar Mahmud Adan shares his thoughts on the war and says he is prepared to make the ultimate sacrifice for Kenya.
-
Dhiiga ayey ka jaqday the rest of the country from 1960 - 1991! Show Talyaanigu hawl culus ayey ka wadi jireen wadanka! :D:D