Shinbir Majabe
Nomads-
Content Count
1,055 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shinbir Majabe
-
Caano_Geel;784922 wrote: Anagoo calanka yaga sidana ayaanu soo fadhiisanaynaa isha allah. :D Shirku waa Shirkii Soomaalida ee London, Soomaaliduna calankaa buluuga ee xidigta cad wata ayay la imaanayaan.. Calankaa wax aanan ahayna lagama ogola gudaha shirka.
-
Gudoomiyaha Somalia Green Party Cabdiqaadir Walaayo waa Afhayeenkii hore ee Xukuumadda Soomaaliya..
-
^^ Thank God, qof kastaahi wuu arki karaa waxa u qarsoon maamulka W/galbeed.
-
Yes, he is unionist but also "qabiliste" which I'm not..
-
LOL waxay ku tusinee Daahir Calasow sida uu ula socdo the likes A/khadar
-
-
You would think a basic winning tactic in football would be to kick the ball between the posts. Your opponent's posts, that is. The team that is best at this wins the match. Most of the time that's true, but an infamous game between Barbados and Grenada in 1994 turned logic upside-down. Going into the last group game in a Caribbean Cup tournament (the Shell Caribbean Cup), Barbados needed to beat Grenada by two goals in order to reach the final. A draw after 90 minutes would result in extra time whereas anything less than winning by two goals would see Grenada through to the final. The catch, however, was that the organisers had decided that in the case of extra time a golden goal would count as two goals. Barbados took an early 2-0 lead, but Grenada made it 2-1 with seven minutes remaining. Barbados were heading out unless they scored a goal—any goal! One Barbadian striker realised that his team were unlikely to score another goal against Grenada, with only a few minutes to go and Grenada playing an ultra-defensive tactic. Instead, he decided that their best chance of winning was to make the game go into extra time and score a golden goal, which would count as two goals. So he promptly powered the ball past his own stunned goalkeeper to make it 2-2. Now, Grenada needed to score a goal—at either end—to avoid extra time and to go through to the final. The Grenada players, initially stunned by the goal and suddenly realising what was going on, turned around and headed for their own net. Now the comedy really starts as the Barbadians had anticipated this move and rushed to defend the Grenada goal—in addition to their own—until the whistle went for extra time. Now be honest, who could make up a story like this? In the end, Barbadian ingenuity was rewarded as one of their strikers scored the winning goal four minutes into extra time, which sent Barbados to the final. As was to be expected, the Grenadians were not amused. Grenada manager James Clarkson was furious. "I feel cheated, the person who came up with these rules must be a candidate for the madhouse. "The game should never be played with so many players on the field confused. Our players did not even know which direction to attack; our goal or their goal. I have never seen this happen before. In football, you are supposed to score against your opponents in order to win, not for them." Just in case you doubt this whole story and its authenticity, have a look at this videoclip. Source
-
^^ We are not your enemy aaba ku khafiftee, see camal sxbow! I know, you're not my enemy! OK
-
Sidoo kale sheekada ay inoo sheegtay Samjamaa ee ah "My mum only had one eye" waxaa lasoo ogaaday iney beentahay..:D Cadaynta ugu weyn ee been ka dhigaysana waa in aysan suuragal ahayn eyeball transplantation.. Xigasho
-
MMA, Waad ku mahadsantahay soo helidda xaqiiqda sheekadaan.. Laakiin sheekadu ama xaqiiq ama khiyaali labadaba midey doonto ha ahaatee waa sheeko ina baraysa waxa HOOYO ka suuroobo, taasaana ka qaadanaynaa sheekadaan aad inoo heshay iney khiyaali tahay.
-
^ oo xitaa codka Hogaamiyahaaga ma aqoonsan kartid miyaa?
-
Freedom;784330 wrote: Propaganda to the fullest you should be ashamed of yourself Gaacur. How you can talk this only shows your hate for Somaliland, its people and its leader shame shame Ma dhagaysatay recording-ka? marki aad dhagaysato ka dib ila hadal.. anigu cidna ma necbi, kaliya waxaan soo upload gareeyay wax run ah.
-
Somalina;784317 wrote: What did he say? Odayga si uusan fileyn ayaa looga duubay, point ugu weyn waxa waaye in uu qorsheynayay March 2011 in Buuhoodle uu dagaal ku qaado.
-
Siilaanyo speaks in a recorded interview of the division and hatred he has against the civilians of SSC and the Somali people residing in Northern Somalia.
-
Breakingnews Somaliland takes over Allsanaag
Shinbir Majabe replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Internet Pirates :D -
Saalax;784238 wrote: ..Your trying to make it seem a small group who live in eastern Sanaag matter in the wider schemes of Somaliland and descendants of SNM who make up the bulk of the population. ... the same applies to your lot, Your trying to make it seem a small group who live in northeast matter in the wider schemes of Somalia.. :D:D
-
^ ... I thought QARAASINAH and Xarakada have connection
-
^ ... and this guy (Somali-Guy) surely is our own Maadeey..
-
Saalax;784200 wrote: His your head of state go ask him why he only apologized to Somaliland. End point, there is no unity between Somaliland Somalia. Sababta uu Madaxweynuhu apologize u bixinayo waa ADINKA, reeraha kale cidna dhibki la isu geystay kama sheekeyso, adinka oo kaliya ayaa mar walba ku celceliya, kana dhiga wax aanan laga gudbi karin la iskuna saamixi karin..
-
Waa runtaa IAmRevolution XX wuu kaftamayaa, ee cid iga xigto Hargeysa ma jirto, teeda kale SOL qadiyadda taalo (ee ah wadan gooni ah baan nahay) kama jirto meel kale.. Runta waxay tahay walaalahyga reer Waqooyi project-gaan ay samaysteen 20 sano ka hor, haddii uu shaqayn waaye waxaa la gudboon iney iska iloobaan, dibna wadankooda iyo dalkooda la jaan qaadaan..
-
Waxyaabo badan ayaa isaga darsan dadkaan.. - Qaladaadkii loo geystay Soomaalida degta Woqooyi-galbeed, yaa geystay? yaa masuuliyaddaas lahaa? ma Siyaad Barre iyo Xukuumaddiisa, mise reer Koonfur oo dhan. - Qaladaadka aad sheegeyso ma reer Woqooyi-galbeed oo kaliya ayaa loo geystay? mise Soomaalida oo dhan ayaa reer walba dhib loo geystay 21 sano ee lasoo dhaafay?
-
Saalax;784145 wrote: Where does it say it will try to bring Somalia and Somaliland in reunion? Original point stands. Somaliland waxay uga qeyb galaysaa ayada oo matalayso Northwest Somalia, waxayna isku dhinac fadhiisanayaan Puntland, Galmudug iyo ASWJ. sida ku cad qoraalada ay soo saareen guddiga diyaarinta Conference-ga. We are also inviting representatives of Somalia’s Transitional Federal Institutions, as well as the Presidents of Somaliland, Puntland, Galmudug and Ahlu Sunnah wal Jamaah (ASWJ). Waa runtaa in aanan Shirka looga hadli doonin Reunion, sababtuna waa Somaliland still part of Somalia, marka su'aashu waxay tahay goormey go'day (Officially) oo reunion loo baahdaa?