Shinbir Majabe
Nomads-
Content Count
1,055 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Shinbir Majabe
-
Amisom launching attacks on lower shabelle
Shinbir Majabe replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
AMISOM oo la wareegtay deegaanka Cali Janaale Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu soo warramayaa inay saaka la wareegeen deegaanka Cali Janaale iyo dhismaha Maslax oo qiyaastii dhowr kiloomitir u jirta Ceelasha-biyaha, halkaasi oo ay ku sugnaayeen kooxda al-Shabaab. Afhayeenka AMISOM Pandy Akunda ayaa Bar-kulan u sheegay in aysan wax iska caabin ah kala kulmin markii ay la wareegayeen goobahaasi, wuxuuna intaasi raaciyay in uusan jirin wax khasaare ah oo ka soo gaaray. Deegaanka Cali Janaale oo ku yaalla duleedka Muqdisho ayaa ahaa goob muhiim ah oo ay horrey uga talin jireen maleeshiyada al-Shabaab, halka dhismaha Maslax uu ku yaallo waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxaana iminka xiran gebi ahaan waddadaasi. Dagaallada ayaa iminka u muuqda mid u wareegay meelo ka baxsan Muqdisho, iyadoo dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay dhowaan la wareegeen Jaamacaddii Muqdisho oo iyana ku taalla duleedka caasimadda. -
Carafaat;788631 wrote: Gaacuur, adi ma Galkacyo aa ka timi. see waaye. Maya Galkacyo maka imaanin, laakiin Abaayo lee ma iska dhahdidoo, maxaa shaqal dheer uga dhigee A da. haddii aadan karine Walaalo aa kuu sahlan.
-
Carafaat, there is no Aabayo, Abaayo dheh!
-
Qosol maa meesha yaalo... Madaxweynaha Soomaaliya ayay baaq u direen, una sheegeen iney Calanka buluuga ay u dagaalamayaan kana sugayaan in uu garab siiyo. END
-
Xaaji Xunjuf;787671 wrote: Gaacuur wa ku side dad walaalo ah magaalo ay wada leeyihin wa kuwa wada noolaan lahayeen si nabad ah dadku hadanay walaalo ahayn way is colaadiyan oo waxa ugu yar bay isku khilaafan. Xaaji, maku fahmin. Laakiin dadka Gaalkacyo isla dago waa dad walaalo ah, waligoodna isla degnaa magaaladaas, marar badanna is dagaalay haddana heshiiyay. Marka waxaan diidanahay in la siyaasadeeyo dagaaladaas qabiilka ah oo laga kala dhigo Galmudug vs Puntland.
-
^^ :D
-
So True.
-
Canbuulo la kor dhabay, xoogaa ka xishoo fanaanadda, saan shactiro lee ka ahayd ee title ka wax ka badal.
-
:D Alshabab anaa u diray qabuurada.. LOOOL, She is so funny.
-
Waryaada propagandada iyo boolaxuuftada ka daaya, Puntland iyo Galmudug waa dad walaala ah, waxaana waa fitno, yaysan idin qaadin cudurka qabyaaladda..
-
^^ Somalia ma is yeelyeelee mise daacad ay kaatahay? Ninka degaankiisa waxaa heysto Alshabaab, heshiisyadaan la wadwado waxba kuma lahan.. arintaas ayuu rabay inoo cadeeyo laakiin English ayaa mixnad ku naqday.
-
The man has valid points.. Somalia now has 3 regional governments (Puntland, Galmudug and Somaliland) and only two of them signed The Garowe Principles, where's the rest of Somalia, TFG cannot represent those regions which are under Alshabab control.
-
We have invited government and multilateral organisations that are active and influential on Somalia, representatives from Somalia including the Transitional Federal Institutions , the Presidents of Puntland and Galmudug, representatives of Aluh Sunnah wal Jamaah, and Somaliland . We have secured senior attendance from the region, including Ethiopia, Kenya and Uganda, as well as from the US, Turkey, UAE, Nigeria, Sweden, the UN, African Union and the European Union. :D:D
-
Prof. Galeydh oo norway soo gaaray, wareysina siiyay calanka.com
Shinbir Majabe replied to Aaliyyah's topic in Politics
Aaway dadki dhahayay xabsi ayuu ku jiraa.. XX iyo JB waa laga daba tagay beentooda! -
When Dr. Abdirahman Faroole becomes President of Somalia
Shinbir Majabe replied to Somalia's topic in Politics
^^ Our future Subordinate _______ Sxb beesha musharax kale hala timaado haddii ay rajo ka qabto kursigaas!