Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. ^^ I agree with you, HAL Madaxweyne bas.
  2. A group of young Somalis set out to make easy money by kidnapping a white couple when everything goes terribly wrong.
  3. ESSENTIAL ENGLISH SOMALI DICTIONARY Written by: Awil Ali Hashi with Abdirahman A Hashi
  4. LOL@ waxaan maqaalkaygan karaaligalinayaa cidkasta oo dhibsatay, ogaadana in aynu qorigii qalin ku badalnay. Reer Wokhooyi qabyaaladda lafaha iyo dhuuxa ay ka gashay.. sidee Website ka u ogolaaday inuu waxaas camal post gareeyo.. YAAB!
  5. Che -Guevara;802167 wrote: Who are the members of Al-Sheikh group? Aala Sheikh, Al Ictisaam iyo Al-Islaax oo isu tagay ayaa waxay ku midoobeen Madasha Daljir, Waxaana madax u ah Daahir Geelle oo ahaan jiray Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumaddii Ina Cabdirashid Sharmarke. Xubnaha ugu caansan waxaa ka mid ah: 1. Daahir Geelle, Former W. Warfaafinta Xukuumaddii Ina Sharmaarke 2. Cabdulaahi Abyan Nuur, Former W. Cadaaladda Xukuumaddii Farmaajo 3. Cabdikarim Xasan Jaamac, Former W. Warfaafinta Xukuumaddii Farmaajo 4. Sheekh Cabdiraxmaan Janaqow, Former W. Cadaaladda Xukuumaddii Ina Sharmaarke 5. Cabdi Maxamed Abtidoon, Former W. Dawle Gaashaandhiga 6. Sheekh C/qaadir Cali Cumar, Former W. Arimaha Gudaha Xukuumaddii Ina Sharmarke 7. Xasan Macalin, Former W. Dowle Madaxtooyada 8. Sheekh Bashiir Caddow, Xildhibaan ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed 9. Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyn 10. Canab Xuseen Cilmi Guddomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Intaas ayaan ka maqlay, waxaana jiro kuwo badan oo Xildhibaano iyo Wasiiro ka mid ah Ururkaan.
  6. Somalia;802263 wrote: States can have constitutions. http://en.wikipedia.org/wiki/State_constitution_(United_States) I know states can have constitutions and you don't need to refer to wikipedia, kaliya waxaad eegtaa Dastuurka Cusub oo qeexaya shuruudaha laga rabo Dastuurada loo samaynayo Maamul Goboleedyada, waxaad ka fiirisaa Qodobka 141aad, Faqradiisa 1aad oo dhahaysa: The constitutions of regional states shall be compatible with the Federal constitution, including the founding principles iyo Qodobka 142aad, Faqradiisa 1aad oo dhahaysa: Regional states shall consult with the federal government in planning the structure and process for making their constitution
  7. Xaaji Xunjuf;802109 wrote: Gaacuur how can Puntland have its own constitution a country can only have one constitution Miyaadan ogeyn in Puntland ay Dawlad Dawlad kale ku hoos nool iney tahay, lehna Muwaadiniin, Xuduud u gaar ah, Dastuur, Ciidan Military oo Bad, Barri iyo Cirba leh.. Xaajiyow mise waad is yeelyeeleysaa?
  8. ^^ Then change your name to Puntland, (joke). Ma Madaxweynihi dhan ayaad leedahay nama matalo, walee dad badan ayaa dhaqan celin u baahan.
  9. ^^ Kingofkings, Garowe Principles I and II laguma qeexin wax ku saabsan wada hadalka lala galayo Somaliland.. ee waxaa lagu heshiiyay sidi Dastuurka loo samayn lahaa, Parliament ka loo soo xuli lahaa iwm.. marka yaysan isaga kaa dhac yaacin awoodaha TFG iyo midda Maamulada. Somalia, Sxb Qadiyada lagala hadlayo Somaliland ma ahan dhul iyo magaalooyin, ee waa in ay ka tanaasulaan gooni-isu-taagaan iyo in ay wax la wadaagaan walaalahooda kale ee Somalia.. Dhulka lagu muransan yahay waa arrin danbe oo aakhirkeedana u taalo dadka deegaanka oo aayahooda ka tashanaya..
  10. 6. The Conference recognised the need for the international community to support any dialogue that Somaliland and the TFG or its replacement may agree to establish in order to clarify their future relations. Qodobka 6aad ee Shirki London wuxuu qeexayaa in TFG iyo Somaliland wada hadlaan, Farole ma hilmaam badan yahay mise autorete ayay ka tahay..
  11. ^^ Maybe inuu yahay Protocol ka u dagsan Madaxtooyada in ay cabaayado soo xirtaan..
  12. Khaatumo ma ahan Internet maamul ah, Farole wuu ku qaldan yahay inuu dhaho TFG ma aqoonsan karto Maamul goboleed, haddii aysan TFG aqoonsan karin yaa laga rabaa iney aqoonsadaan.. Puntland? Dastuur way samaysan kartaa Puntland, laakiin waa inuu ahaadaa mid aanan ka hor imaaneyn kan Dawladda Dhexe.. Ayadoo wali la samayn kii Dawladda Dhexe waa qalad in la sameeyaa mid Maamul Goboleed.
  13. ^^ Somaliland iyo Puntland wax ka dhaxeeya ma jiraan, Somaliland waxay sheegatay iney ka go'day Soomaalida kale, haddii lala hadlayana waxaa la hadlaya Dawladda Dhexe.. Garowe Constitution Makers.. :confused: Maxaa ula jeedaa? soo ma jirto Dawlad Dhexe oo ka masuul ah Soomaaliya ama tan hadda jirto ama midda lasoo dhisayo August ka dib..
  14. Mahiga Owngoal ayuu iska dhaliyay, Xamar ayuuna gaganbasho ku jiraa..
  15. http://www.voanews.com/somali/news/Farole-TFG-Uma-Madaxbanaana--142221345.html - TFG uma madaxbanaana iney la hadasho Somaliland. - Maamul Goboleed aan Puntland ahayn mala aqoonsan karo. - Somaliland waxaa la hadli kara oo kaliya Puntland anagaana ka masuul ah arintaas. - Dawladda Puntland waxay lahaaneysaa Dastuur ka gooni ah kan Federalka.
  16. The President was not present when the delegates pose for picture during the Somalia Conference at Lancaster House in London, as he was in a bilateral meeting with UN Secretary-Genaral Ban Ki-Moon according to this source.
  17. Labada kore waan kugu raacsanahay, waxaan ku dari lahaa Mudane Tarsan. So my top 3 will be like this: 1. Mohamed Abdullahi Farmaajo 2. Abdihakim Mohamud Haaji Fiqhi 3. Mohamed Ahmed Nur Tarsan Although the president will act as ceremonial and the government will be based on 4.5 formula i would like to see those 3 men as our new leaders. President : Mohamed Ahmed Nur Tarsan Prime Minister : Mohamed Abdullahi Farmaajo Speaker of the House : Abdihakim Mohamud Haaji Fiqhi
  18. In a back room over cooling tea and crumpets, Britain proposed giving Somalia humanitarian and security aid in exchange for drilling rights. Read more...
  19. Prof. Dr. Cabdiwali Gaas. waa haddii uu ku guuleysto inuu meelmariyo Roadmap-ka, August na lasoo dhiso Dowlad tayo leh oo badasha middaan, markaas asiga ayaa la dhihi karaa waa shakhsiga sanadka 2012.
  20. faarah22;795916 wrote: sharif is a decent guy and smart despite his lack of good education . but i hope he moves on and lets someone like farmaajo take the presidency. He graduated in 1998 and he earned a Bachelor's degree in Law and Islamic Shariah at Open University in Libya.
  21. qof Qowdhan ah ayaa qoray sheekadaan..
  22. XX, adiga qodabkaan ayaa ka walwalsan tahay, waan ku dareemi karaa! Shirku waxaa uu aqoonsadey baahida loo qabo in bulshada caalamku ay taageerto wada-hadal kasta ee Somaliland iyo TFG-da ama ciddii beddesha ay ku heshiiyaan in ay yeeshaan si loo caddeeyo xiriirkooda mustaqbalka.