Shinbir Majabe

Nomads
  • Content Count

    1,055
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shinbir Majabe

  1. ^^ Carafaat, inaan ahay (unuka) yaa kuu sheegay? ma iska qiyaasaysaa cid walbo oo Sharif Avatar wadato in ay reer XAAYOW tahay?
  2. rudy-Diiriye;820951 wrote: wtf is this!! same morons that were chased out of somalia in the 16 century by ahmed gurey are back....cuz of shiekh sharmo'o....woow!! deja vous all over again. what the h$ll are you talking about?
  3. Beer-Gaal;820946 wrote: Mogadishu Version of PSA (Puntland Security Agency). Why Alpha group though , magac somali ah miyey waayeen ? NSSA (National Security Service Agency) ayaa jiro oo u shaqeeyo sida PSA Puntland, laakiin kuwaan Alpha Group way ka duwan yihiin.
  4. Guys, waa idin tuugaa Maadeey meesha uu joogo hala ii sheego waa jaanis fiicane, Lacaglacageey ayaa i heyso baryahaan.
  5. Mukulaalow;820756 wrote: La qabto haa waa sax, balse in qof la dilo asagoon la baarin wuxuu yahay iyo sababta ku kaliftay inuu shabab ku biiro waa khalad, dadka qaar waa lagu qasbaa sida caruurta iyo maxaabiista, qaar brainwash baa lagu sameeyaa, qaarna shilin iyo caruur biilkood baa u geysay. marka dowladda waxaa looga baahanyahay inay ayada ilaaliso RULE OF LAW . This is dangerous move by Tarsan as some people might kill other for $500 and claim they are Alshabab. Lacagta waxaa la siinayaa qofki dilo ama soo qabto qof la yaqaan oo ka tirsan Shabaab, lama rabo dad rayid iska ah ama la aqoon. Dhagayso waraysiga Tarsan
  6. Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay abaalmarin dhan $500 doollarka Maraykanka ah siinayso cidii soo qabata ama soo disha dadka lagu tuhunsan yahay argagixisada. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Gudodomiyaha Gobolka Banaadir uu soo bandhigay qorshe lagula dagaalamayo argagixisada oo diiradda saaraya hoggaamiyayaasha argagixisada iyo kuwa maalgeliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa sheegay in Al-Qacida ay soo waajahday dib u dhacyo badan oo dhinaca dagaalka ah. Waxa uu sheegay in qorshahan uu ka mid yahay mid dhaqaale oo abaalmarin lagu bixinayo, isagoo sheegay in $500 la saaray madaxa qof kasta oo argagxiso ah oo la dilo ama la qabto. Arrintan ayaaa ka danbeysay markii dhowaan ay dawladdu sheegtay in Goblka Bakool ay isa soo dhiibeen in ka badan 15 qof oo la sheegya inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabab. Source: VOA
  7. Xaajiyow, bal labadaas title isu fiiri.. Midna waa Raysalwasaaraha Somalia oo ah nin aqoonyahan ah oo Dalka waxbadan u qabtay, Midna waa Madaxa Shabaab oo ah koox argagixiso ah. (haddii aad ahaan lahayd Maadeey! kuma su'aali lahayn:D). F.G. Raysalwasaaraha CabdiCawar lama dhaho, waa magac aad jeebkaaga kala soo baxday.
  8. Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho oo maanta ka hadlayay munaasabad ka dhacday gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si cad u aflagaadeeyay Maamulka iyo shaqaalaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle, isagoo sheeganaya in uu yahay Mas’uul dowladadeed. Tarsan ayaa ku aflagaadeeyay Maamulka iyo Shaqaalaha Shabelle inay yihiin dad kasoo horjeeda Nabadda islamarkaana Caalamka kaga dawarsada waxyeellada Saxafiyiinta ka shaqeysa Idaacadda Shabelle sida uu hadalka u dhigay. Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir oo wajigiisa ay ka muuqatay Cadiifad iyo sida uu u dhibsanayo xaqiiqda ay maamulkiisa ka baahineyso Shabelle ayaa waxa uu isku amaanay in uu awood u leeyahay in uu xiro Warbaahinta Shabelle maadaama Shabelle ay inta badan ka hadasho Xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolka iyo musuq maasuqa hareeyay Maamulka uu horboodayo Tarsan. Deegaanka Gudhaa oo ah dhul caan ah, kuna yaalla Jubbada Hoose ayaa Tarsan oo si cad isaga indha tiraya aqoonta uu u leeyahay deegaankaasi islamarkaana inkiriya waxa uu sheegay in Shabelle ka hor uusan maqlin deegaankaasi oo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed islamarkaana uu hadda ka hor calanka Soomaaliya ku gubay. “Idaacadbaa waxay tiri Tarsan wuxuu Kudhaa ku gubay Calanka Soomaalida, war Xasan Turki ma’aqaano Kudhaa wax la dhaho Afkoodaa iigu horeeyo, Kudhaa inay Af-jabaan tahay iyo inay Af Soomaali tahay aan kala garaneyn” sidaasi waxa yiri gudoomiyaha gobolka Banaadir Max’ud Axmed Nuur (Tarsan). “Waxaan u tacsiyadeynayaa oon ka xumahay dhalinyarada Mustaqbalka leh ee Shabelle ka shaqeysa ayaan u tacsiyadeynayaa sababtoo ah waxaa lagu kallifayaa waxayna aaminsaneyn oo lagu qabso inay ku hadlaan baala doonahayaa, dambi malahan, marka dhibka ay ku jiraan baan la garowsanaynaa, dadka Saxafiyiinta dhibaatada ugaysanahaya ee Adduunka ugu tuugsanaya C/maalik baa ugu horeeya Jiiska oo London fadhiya, waxa uu raadinaya waxa weeye in Tarsan uu dagaalamo war Tarsan ma dagaalamayo” sidaasi waxa yiri gudoomiye Tarsan. “Waxay dhaheen Tarsan wuu noo dhaartay, war aniga haddaan soo qaban karaa laakiin marabo anaa rabin, sababtoo ah marabo waxay ku andacoodaan oo adduunka ay ku tuugsadaan marabo, inay tuugsadaan bay rabaan oo dadka dhiigoodu iyo dadka sharafkoodu ku tuugsadaan bay doonayaan hadalkeygii bay soo gooyeen annoo dhahaya Shabaaban la dagaalamaynaa bay waxay ku xireen su’aal la waydiiyay oo aheyd Shabelle maxaad ka leedahay, markaasan ku iray Shabelle dadkaa nici doona” sidaasi ayuu kusoo gaba gabeeyay gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir oo si cad u aflagaadeeyay Maamulka iyo shaqaalaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle.
  9. Farole iyo Sh Shariif negative uun baad ka qortaa.. midda kale Raysalwasaarahii dhamaa ayaad ugu yeereysaa CabdiCawar halka Mujrimka Danbiilaha ah ee ummadda dhameeyayna ugu yeereyso Amiiral Mu'miniin Abuu Zubeyr.. taa wax la qaadan karo matahay Xaaji?!
  10. Somalia;820731 wrote: This is in fact true, he wants to kill many people, even me. Of Course:D Juqjuqdaada ayaa badatay, waa in la idin xabisaa adiga iyo Kingofkings..
  11. Nagadaa dee! adoo wax ka qoraaya lama arag ragga kale ee ku jira Shabaab, sida Mukhtaar Roobow, Cali Dheere, Shangole.. Kaliya waxaad wax ka qortaa SL iyo Xuseen Carab Ciise iyo Godane.. ma beenteeybaa?
  12. ^^ Maya Xaaji, reer Somaliland waa dad nabadda jecel, lama mid ahan dad-cunkaan shabaab madaxda u ah.. balse adigaan ku duqeynayaa maadaama Ookiyaale SL ah kuugu jiro oo nin walba oo Cidda ah aad qadarin wayn siiso.
  13. Wow! Somaliland waa dhaqaaqday! Xaaji, Imaamka waa Somalilander kii ugu horeeyay ee list-kaan soo gala.
  14. Oba, list-ka dad ka la dili rabo maxaa ugu dari waysay: Farole iyo Gaas Yaab badanaa! Daahir Calsow maa website kale samaystay?
  15. Samafal;820698 wrote: Shimbir Majabe you are telling us what you like sxb not how things are. Meeshaan cid la kool koolinaayo u laga baryo xaqa ay liyihiina inay qaataan kan dadkana lagala hadlo ma jirto. Puntland & Somaliland are both represented in the TFG parliament, waa inaad saa u ogaataa. Puntland has all the right to take part the talks that will decide the future of disputed regions and if not whatever comes out from the talks will be null and void. on the other hand, if Khatumo are allowed instead of Puntland, that's also fine. By the way here is the full press release including all the TFG & Puntland representatives. Its read by a TFg minister Ok.. bal kanna ila fiiri.. Sabti, 14 April 2012 Guddiga DKMG ee Wadahadalka Somaliland VOA Somali | Washington, DC Madaxweynaha DKMG, Shariif Sh. Axmed ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo dowladda uga qeyb gali doona wadahadalka ay la gali doono Somaliland. Guddigan ayaa waxaa madax looga dhigay wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka, C/samad Macalin. Guddigan ayaa la filayaa inay magaalada London wadahadal kula qaataan guddi kale oo ka socda Somaliland. wareysi ay VOAdu la yeelatay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka halkan hoose ka dhageyso . Adiga ayaan kaa rabaa keebaa saxan? ma Wasiirka Arimaha Gudaha mise Wasiiru Dawlaha Arimaha Dibadda. Teeda kale aniga fikrad ahaan waxaanba qabaa in 5ta xubnood xitaa laga dhigo reer Puntland, waxba ha iga dhigin inaan kasoo horjeedo middaas. muhimmada wada-hadalka ayaa dan inoo wada ah taasoo Somaliland suura gal ka dhigi karto iney kusoo biirto Dawladda Cusub ee dhalan doonto. laakiin in dhulal la isku qabqabsado aad ayaan uga soo horjeedaa..
  16. I said this weeks ago on SOL, people from Puntland will be blamed for the collapse of the talks. The President should appoint 4 Puntlanders (plus Interior Minister) within the TFG.. markaas ayaan ogaaneynaa SL inay daacad ka tahay Wada-hadalka.
  17. Somalia;820687 wrote: So now you claim that the Somaliland government checks websites for information. Hahahahaha, waa cajiib. :D:D:D oo sidee kale ay ku heleen macluumaadkaas illeen xiriir lama lahan Xamar.