QabiilDiid
Nomads-
Content Count
844 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by QabiilDiid
-
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
QabiilDiid replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
But you do not mind if Mele Zanawi catches Gaalkacyo? -
WASHINGTON - Defense Secretary Donald Rumsfeld, architect of an unpopular war in Iraq, intends to resign after six stormy years at the Pentagon, Republican officials said Wednesday. ADVERTISEMENT Officials said Robert Gates, former head of the CIA, would replace Rumsfeld. The development occurred one day after midterm elections that cost Republicans control of the House, and possibly the Senate, as well. Surveys of voters at polling places said opposition to the war was a significant contributor to the Democratic victory. President Bush was expected to announce Rumsfeld's departure and Gates' nomination at an afternoon news conference. Administration officials notified congressional officials in advance. Last week, as he campaigned to save the Republican majority, Bush declared that Rumsfeld would remain at the Pentagon through the end of his term. Rumsfeld, 74, was in his second tour of duty as defense chief. He first held the job a generation ago, when he was appointed by President Ford. Gates is the president of Texas A&M University and a close friend of the Bush family. He served as CIA director for Bush's father from 1991 until 1993. Gates first joined the CIA in 1966 and served in the intelligence community for more than a quarter century, under six presidents. His nomination must be confirmed by the Senate. Whatever confidence Bush retained in Rumsfeld, the Cabinet officer's support in Congress had eroded significantly. Rep. Nancy Pelosi (news, bio, voting record), D-Calif., the House speaker-in-waiting, said at her first post-election news conference that Bush should replace the top civilian leadership at the Pentagon. And Senate Majority Leader Bill Frist, who had intervened in the past to shore up Rumsfeld, issued a statement saying, "Washington must now work together in a bipartisan way — Republicans and Democrats — to outline the path to success in Iraq."
-
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
QabiilDiid replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Are you saying any institution based on clanish gathering is not good? -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
QabiilDiid replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Duke, haddii aad ku xumee leedahay maxkamadaha Islaamiga ee Xamar, IUC ma ogala in ay qabiil ku dhisan yihiin laakiin dowladda adeerkaa sharcigeeda ayaaba qoraya in ay qabiilaysato ay tahay....man your logic is downside up.... -
Gudiyo laga soo saaray kulankii maxkamadaha iyo Baarlamanka (pictures)
QabiilDiid replied to Juje's topic in Politics
^^^Duke inta ay dabaabbad xabashi ay kuu jooogto baydhaba, wax alle waxa aad doonto ku hadal...man you are free to say whatever you like. But the question is how are you going to deal with this ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR?.. man dadkaaga dhinac ka raac. Did you forget the nice piece you wrote about Islamic constitution for Somalia? It was in the pole taking section. I do not know where the admin store data about that section because I put a search on it and can not retrieve it. you are not that bad. I know that Somalinimo resides in your heart but the clan sympathy takes the best of you. Istaakhfuriyeyso and stop labelling the people's upraising as clan clanish sh*t. -
Gudiyo laga soo saaray kulankii maxkamadaha iyo Baarlamanka (pictures)
QabiilDiid replied to Juje's topic in Politics
Waa wakhti lumis. U malayn maayo in Mele Zanawi uu rabo in ay Soomaaliya taladeedu ay gacmihiisa ka baxdo. Oo ma doqonbaa? Camiilka weyn ee ina Yeey iyo kuwa badan oo kalaba waxa ay ugu jiraan dabin aysan ka bixi kareyn eh. Wali imika ayuu qiimo u sii yeelaya oo uu lacago badan ku kharashgaraynayaa asaga oo u sii macaaneynaya riwaayadda in ay yihiin dawlad kaligeed talo gaari karta..waxa uu ogyahay in marka hore in uu Soomaali si fiican uu isugu sii jabiyo. Laakiin caws jiilaal waa lama huraan. Maxkamaduhu waa kuwa qura oo maanata Soomaali badbaadin kara iyoga oo Alle la kaashanaya; inta aan la soo hoosgalin oo ayaga aan laysku dirin, gees lo'aad kulaylka ayaa lagu gooyaaye, Baydhabo ha xoreeyeen oo xubnaha baarlamaanaka ee aan loo ogolayn in ay ka baxaan magaalada ha badbaadiyeen, dabadeedna shirkan Afgooye ha sii socdo oo Soomaali halkaa ha ku heshiiso, ha na dhisteen DAWLAD AAN CIDNA KA XIRIG XIRAN OO XOR AH...XABASHIDA WADDANKA HA LAGA SAARO...No time to edit and spell check..... -
To him martyrdom has more intrinsic value than breathing in the mundane air of the living on this transitional planet. But I wish he stays with us until as one of the brilliant leaders of the people upraising, the job of putting Somalia together and driving all aliens from her soil is completed.
-
AyrowHassan Turki accidently land in Kenya with heavy military hardware!
QabiilDiid replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Sheekh Yuusuf Indhacadde oo Shaaca ka qaaday in Wada hadal kadib xuriyadooda loosoo celiyay Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada Jubbooyinka oo Garoonka Diyaaradaha Wilson lagu xayiray. Muqdisho, 05-November-06 ( Qaadisiya.com) Madaxa amniga iyo difaaca golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa goor dhaweyd u xaqiijiyay shabakada islaamiga ee Qaadisiya sii deynta wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka, kaasoo ku xanibmay Wilson Airport. Diyaarad gaar ah oo wafdigan uu ka soo raacay gelinkii danbe ee shalay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa xalay ku dejisay garoonka diyaaradaha Wilson ee magaalada Nairobi kadib markii duuliyihii diyaaradaasi uu ku andacooday in diyaarada uu ku dejiyay garoonka Wilson sababo la xiriira leyr xumo ka jirta garoonada ku yaalla dalka Soomaaliya. Sheekh Yuusuf Indhacade ayaa sheegay in wafdigaasi uu dhowaan kaso duulayo garoonka Wilsan waxayna soo gaari doonaan Xilliyada Soo socda magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed iyo dawladda Kenya ay iska afgarteen sababihii diyaaradaasi ay ugu degatay garoonka Wilson. Wafdigan ballaaran oo uu hogaaminayo Sheekh Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in ay ka soo degtaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyagoo iminka buuxiyay foomkii loogu talagalay Airporada Caalamiga ah in ay buuxiyaan duuliyeyaashu marka ay diyaaraduhu Safarka galayaan. If they did not do that, this could have been a declaration of war and they know that Somalia needs war whether duke likes it or not -
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
Abshir Bacadle oo wata qorigiisa iyo Booshkiisa oo gaarey safka hore.. Abwaan Abshir Nuur Faarax ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho markii uu gaaay wajiga hore ee halka ay isku hor fadhiyaan Maxaakiimta iyo Ciidamada Itoobiya, isagoo ka hadla safarkiisana waxa uu yiri “hadafkeygu dagaal ma aheyn, ee wuxuu ahaa sidii aan niyadda ugu soo dhisi lahaa ciidamada ku sugan safka hore”, waxa uuna intaa sii raaciyey, “Ciidamada ku sugan safka hore waxay ahaayeen kuwo u fadhiya rac rac, qola kastana guubaabo ayaan siinayey, wax i farax geliya mooyee wax kale ma arag, niyadoodu aad bay u sareysay, waxaana ciidamadaasi ku jira safka hore maalin walba booqda dad aad u fara badan waxaa is dib dhaafaya Gawaari kuwaas oo sida alaabo lagu dhiiragelinayo ciidamada”. Abshir Bacadle oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri “Dhallinyarada ku jirta safka hore waxa uu afkoodu u badnaa Shariifku maa mar un na fasaxo si qaarkeen Janada uga quraacano inta kalana ay Baydhabo gacanta ugu dhigto”, waxa uu intaa ku daray “Dhallinyarada safka hore ku jirta nin xiiso u qaba Xamar ma jiro ee waxay u ekaayeen niman dalkooda iyo dadkooda la haysto oo doonaya inay ka xoreeyaan”. Abshir Bacadle wuxuu sidoo kale sheegay in dhallinyaradaasi ku sheekeysana-yeen guulihii Islaamku gaaray gaar ahaan dagaalkii Beder, iyo Tobankii Asxaabi ee janada loogu bishaareeyey, sidoo kale, Abshir Bacadle waxa uu sheegay inuu uga sheekeeyey dhallinyaradaasi halgankii Axmed Gurey, Sayid Max’ed Cabdule Xasan, Sheekh Bashiir iyo Aasaasayaashii SYL. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail : amiinkhasaaro@hotmail.com http://www.somalitalk.com/2006/nov/05nov016.html -
Sharif Hassan, the speaker of the Somali parliament is kidnapped..
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
Let us see if he will safely arrive Xamar tomorrow. -
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
YEYNA KU DHAAFIN DHAARTANI FORWARD THE REAL PALYER TO ARROUND 22:52.YOU HAVE ONE WEEK TO ENJOY IT… -
^^^^google search Somalitalk.com http://www.google.com/custom?q=QAADKA&sa=Google+Search&cof=T%3A000000%3BLW%3A468%3BALC%3Agreen%3BL%3Ahttp%3A%2F%2Fsomaliatalk.com%2Fiidheh%2Fidheh.jpg%3BLC%3Ablue%3BLH%3A60%3BBGC%3 Aeeeeee%3BAH%3Acenter%3BVLC%3Ared%3BS%3Ahttp%3A%2F%2Fsomalitalk.com%3BAWFID%3A4223d4b59f237104%3B&domains=somalitalk.com%3Bsomaliatalk.com&sitesearch=somalitalk.com
-
It was an imperialist design to keep us hooked to Kat drug so that we have economically, morally and sanitarily be weak…..please do not back off to uproot this suicidal culture from our people…...a really social ill Maxkamadaha oo qaadka ka mamnuucaya gobolka Hiiraan B/weyne 04, Nov.06 ( Sh.M.Network) Maamulka Maxkamadaha islaamiga ee gobolka Hiiraan ayaa waqti u qabtay ka mamnuucidda qaadka ee gobolka Hiiraan, ka dib wareegto ay maanta ka soo saareen isla gobolkaasi. Wareegto ka soo baxday maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku sheegeen in muddo bil ka dib ay qaadka ka joojin doonaan gobolka Hiiraan. Taliye k/xigeenka saldhigga Booliska Sheekh Xasan Axmed ayaa Shabelle uga war bixiyay wareegtadani, isagoo sheegay in ka ganacsiga qaadka muddo bil ah loo qabtay in laga joojiyo gobolka si loo yareeyo isticmaalka maandooriyaha. Ka ganacsiga qaadka oo ay ku tiirsan yihiin nolosha qoysas badan ayaa ah markii ugu horeysay oo laga mamnuucayo gobolka Hiiraan, ka dib kulamo wada tashi ah oo maalmihii la soo dhaafay ay lahaayeen mas'uuliyiinta maxkamadda. Inta badan qaadka laga cuno Somalia ayaa waxa uu ka soo galaa dhanka Kenye, iyadoo Somalia haddii laga mamnuuco qaadka ay dhici karto in dhaqaalo badan halkaasi ka imaan jirey lagu waayo. Dhinaca kale tuulooyinka Coomaadi iyo Beer-gadiid ayaa waxaa looga dhawaaqay maxkamad islaami ah oo hoostageysa Midowga maxkamadaha islaamka.
-
Sharif Hassan, the speaker of the Somali parliament is kidnapped..
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
Make sure no spies are coming with you to my beloved city Xamar.... -
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^ Xoriyadda iyo sharafta ummadeed way haraadaan. Waxaanna haraadka ka bi'iya oo qura dhiig dhallinyaro...isweydii immasa ayaa dhiig Soomaliyeed daatay bilaa micne oo uu ku qubtay meel khasaara ah...maanta haddii u daato, waxa uu soo noolaynayaa sharafta iyo xoriyadda ummadda Soomaaliyeed iyo midnimadooda. Ka fakar dagaalkii u danbeeyey ee Bare Hiiraale iyo Moorgan ee Kismaaayo oo maallin kaleya ay ku nafwaayeed 250 ruux....kuwaasoo ay u badan tahay dhammaantoo in ay caddaab tagayaan.. maantase qofkii Soomaaliyeed ee ku nafwaaya difaac dalka, dadka iyo diinta meel kaama tagin ee masraxa nolasha ayuun buu isku badashay oo waxa uu doortay ta ma-dhamaatada ah ee Alle raalikayahay if you what I am talking about....man cheer up...war is what Somalia needs...dib ha u dhigin kolay waa lagama maarmaan eh.... -
THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
While Duke’s mouthpiece reports: Baydhabo: Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shegay in magaalada Baydhabo aysan u qalimin in dawladu sii daganaato. Sabti, November 04, 2006 Baydhabo (AllPuntland)- Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ing. Xuseen Maxamed Faarax Caydiid ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in magaalada Baydhabo aysan ku haboonayn in ay dawladdu sii daganaato. Ing. Caydid ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xukuumadda Soomaaliya uu marar badan ku taliyay in loo raro magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo oo kaga haboon magaalada Baydbo. Wasiirka oo waraysi siiyay wargayska Al Sharq Al Awsad ayaa waxa sheegay in marar badan uu madaxwaynaha Soomaaliya talooyin kala duwan u jeediyay, uuna u sheegay in magaalada Baydhabo aysan dhan amaan iyo qaab istiraatijiyadba aysan ku haboonayn in ay dawladdu daganaato. Hadalkani ayaa waxa uu soo baxayaa iyada oo dhowan uu fashil ku yimid wada hadal la filayay qaataan maxkmaahadaha magaalada Muqdisho iyo dawladda Soomaaliya. Waxaa sido kale ka taagan gobolka Bay cabsi ku aadan in ay isku gacan saaran maxkamadaha iyo xukuumadda Soomaaliya o fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Mahad Jama Koronto AllPuntland LONG LIVE THE LOCAL RESISTANCE Somalia needs WAR..... -
Shacbiga kudhaqan Gobolka Baay oo Maanta ku jihaaday ciidamada tikreega ee Baydhabo Qabsaday kuna guuleystay dilka 2-kamid ah Tikreega. Baydhabo, 04-November-06 ( Qaadisiya.com) 2 ka tirsan ciidamada Tikreega ayaa maanta la dilay tiro intaa ka badan waa la dhaawacay kadib markii dadka deegaanka oo ku hubeysan falaaro,warmo iyo faasas ay weerareen ciidamo Tikree ah oo ku sugnaa koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo. Weerarkan ayaa yimid kadib markii ciidamada Tikreega ay bililiqeysteen ariga iyo lo'da ay dhaqdaan dad xoolaleyda ah isla markaana ay ku kaceen falal anshaxumo ah,taasoo keentay in ay ku jihaadaan. Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga ee Qaadisiya in dadka deegaanka ay u galeen ciidamadaasi dhulka hawdka ah,xilli ciidamadaasi ay damacsanaayeen in ay boobaan xoolaha ay dhaqdaan dadkaasi,taasoo keentay in halkaasi la waro 2 Tikree ah 4 kalena la dhaawaco. Ciidamada Tikreega ayaa sidoo kale laga soo eryay deegaanka Goofguduud ee u dhaxeeya Diinsoor iyo Baydhabo kadib markii ay isku dayeen in halkaasi fariisin ciidan ay ka sameystaan,waxaana ku jihaaday dadka ku dhaqan deegaankaasi oo is abaabulay.
-
Duke, Mele Zanawi haddii uu fiiisaha u soo qaado wuu iska tagi karaa shirka........wataa caddatey in uusan wax citiraaf ah ka haysan shiinaha...ma hubtaa in uusan ahayn wakiil sharaf ka socda sayidkiisa Mele Zanaawi? Oo uu sidaa ku galay sawirka? President of of the presidential office... something like that!!!
-
Count your fingers. Soon Sheikh Sharif is going to repalce the old scrooge. Muu iska hor tago ummad, halaag iyo baa'ba buu intaa u horseedayaa eh... Inshaa Allaah...from the beginining of the fabricated TNG, I thought he is a nationalist that would do everything to save this nation but he has proved himself that he is simply a camiil of the cadow that carrying is the heaviest "heero" for them.
-
That will not stick..you will see...kalaguurku wuu soo socdaa ee ha sugin....so Sayid Mohamed wa a mad 'MULLAH"?
-
Duke xishood, not clan court BUT UNION OF ISLAMIC COURT,....Are validating the SaanCadaali’s label “Mad Mullah” on your grandfather?
-
Can a drunk deliver what Mela Zenawi wants from Somalia?
QabiilDiid replied to QabiilDiid's topic in Politics
Waxa ay kaa soo warisay BBCiidu waan maqalnay, Sakhraanyahow soo soco Isla warka ayaa Kiinayaata aad hoosta kaga jirto, baa maalin kasta gabdho yar yar oo Soomaaliya lagu waramayaa in lagu faraxumeeyo..... -
Last Updated Thurs, Nov, 02 2006,12:30 Pm--Mogadishu Somalia Somalia’s veteran soldiers unite with Islamic Courts Mogadishu 02, Nov.06 ( Sh.M.Network) Somalia’s veteran national army has officially joined the Union of Islamic Courts on Thursday as the Islamists were preparing for an all out war with the Ethiopian and Somali federal government forces. Somali Military A ceremony for the unification of the Courts fighters and ex-national army has taken place at former Somali revolutionary political party headquarter in south Mogadishu. The chairperson of the Islamic Courts executive council Sheik Sharif Sheik Ahmed has delivered a speech at the ceremony, encouraging the soldiers, who marched in the headquarter, to defend stand for their religion and homeland against Ethiopia. “The peoples of Ethiopia and Somalia are brothers and it is not Ethiopian population that is attacking our country but it’s the Tigre government led by prime minister Males Zenawi that is attacking us”, Sheik Sharif said. Ahmed said that the Ethiopian troops who were at the border of Eritrea and Ethiopia were transferred to Somalia, threatening the Ethiopians in Somalia would face grief consequences in Somalia. “The Ethiopian troops in Somalia would have their graves dug in Somalia and we will capture most of them alive”, said Ahmed. The news comes hours after the Khartoum talks between the Islamic Courts and the interim government has ended in failure, as both contesting groups could not compromise over conditions they presented before the talks. Ahmed promised to former Somali national forces that they would take their salary starting this month of November. Ahmed Guled, one of former veteran officers, said he was happy to serve his country once again, alleging they would defeat the Ethiopians. It is the first forces unification since the Union of Islamic Courts has seized control of the capital Mogadishu early June this year. WADADII CADAYD CAGTA SAARNAYOO, KU CARAABIYOO
-
Caabudwaaq: Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Dilkii Arxandarada
QabiilDiid replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by xox ogaal: [QB] What is Camiils ? {QUOTE] xox ogaal welcome to SOl. I do not have time on this now.. I have to go.. But soon Inshaa Allaah i will be back to station and take up this with you. -
Caabudwaaq: Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Dilkii Arxandarada
QabiilDiid replied to Gabbal's topic in Politics
Because they are camiils....