Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. @Somalina has come a long way since her preposterous arguments against General Duke back in the day regarding Beledweyne .. City looks good though, looks very civilised.
  2. ^^ Do not diss the people of SSC, who are you to do that? You can diss the Jabhad of SSC, not the people. If Somaliland was a reality, it'd be on a world map.
  3. Abwaan;770260 wrote: Somalia ...most of those were my neighbours, friends, customers, I know a lot of them by name, profession etc. I have to admit I do not know all of them but a good number of them. I hope that answers your question. And believe me wax ku kooban dadka meeshaan iskugu yimid ma ahan ee Waa Soomali cid kastaba. Nin baa meel shir ku qabanaya markaas baa beeshiisa inta meeshaas ka joogtaa calanka Xabadka ku soo dhegsadaan. Interesting that we know the same people.
  4. Keep an eye on Osman Aato, the man never fights, he thinks bigger Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo ka mid ah qaswadayasha Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa sawirkan waxa laga cel celinayaa Gabar Soomaaliyeed uu doonayo in uu gacan qaado. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya qaybtooda guracan oo wada hadlka iyo dooda hufan oo baarlamaanda caalamku ku shaqeeyaan ka doortay qaniinyada iyo haraatida ay isla dhacaan dhexdooda ayaa mar kale ku dagaalamay Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho Xildhibaanada qaswadayaasha ah ayaa waxay maalmahan danbe ku doodayeen in ay xilkii ka qaadeen gudoomiyha dhabta ah ee Baarlamaanka Shariif Xasan,hase ahaatee ujeedadooda dhabta ahi ay tahay in ay dalka fawdo ka bilaabaan oo ah mid ay ku soo shaqaysanayeen labaatankii sano oo ina soo dhaafay Xildhibaan Salaad Cali Jeele Iyo Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxoow ayaa sida la sheegay ah labada Xildhibaan oo aadka looga cabsado haraatida xooga badan oo ay dadka la dhacaan.. Hoos ka daawo | Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo laga hayo in uu feero qof dumar ah
  5. @FreshPrince Sir please do not threaten me.
  6. Mr Che, you are a very negative person, I am not liking this. This man has to be respected for his personal approach to dealing with such complex human problems, problems instigated by people who he thought he would try and understand. He tried to live in their habitat, observe their rituals but in the end he understood to let them play amongst themselves.
  7. I am a person known for his honest opinion on this forum. I am sorry if you cannot amass the intellect to understand my quest for a bigger unity, one that will unite every Somali.
  8. The Jabhad is very different from the people, we must follow the will of the people and Khaatumo has been a special interest group. It will change the peaceful dynamic of the region. I can't have a few men on horses trifling with what Puntland is representing.
  9. I have nothing more to say other than I hope it gets crushed.
  10. I guess you are happy with the news coming out of Khaatumo.. I can honestly say it is devastating news, a lot is at stake, way too much for you to understand. I will seek help in Garowe Mental Hospital with world class facilities.
  11. Somaliland and Puntland must unite to break this scourge. It's now or never. :mad:
  12. Pics from @uchi's link http://www,somalia.tumblr.com
  13. Gaacuur just say it as it is. They took their politics to Hajj, a publicity stunt to show "Somaliland" is everywhere. It is disgusting and seethes of cuqdad. It is not a national symbol but clan promotion. If a person from Puntland did the same he would be just as dumb.
  14. Do not play cute with me, your intentions were clear. This man does not share the same features as Kibaki aside from skin colour. So what do you like about this man?
  15. Maaddeey;769905 wrote: Very strange his kidnappers allowed him to answer his phone and talk about his situation!. looooool
  16. Bisinka, what an insult. This man had a vision, one unlike many others today. He had some medical problems at the end. He deserves recognition.
  17. I am surprised this thread is not longer !
  18. Lol I remember this. Some guy posted on a blog that these people may suffer from mental issues and continued to express disgust.. I can't blame him.
  19. It is a crime that he doesn't even have a Wiki page. :mad:
  20. In Somali Jeneral Adan Cabdilaahi Nuur ( Gabyow) waxa uu ku dhashay magalada Madogaashe ee gobolka Waqooyiga bari ee dalka Kenya. Waxa uu askarinimada qortay 1947-dii xiligaasoo uu ku biiray ciidamadii la oran jiray KAR King African Rifle oo Ingiriisku uu lahaa , Batalyanka sadaxaad. Dhibowgana waxa uu kaga baxay Magaalada Jinja ee caasimada labaad ee dalka Uganda. Isla sanadkii uu dhibowga dhameystey, waxaa loo qaaday magaalada Jigjiga oo ciidamadii KAR ay xaruntoodu ahayd. Jigjiga ka dib waxaa loo soo badalay magaalada Kismaayo 1950-kii markii dowlada Ingiriisku ay koonfurta Soomaliya ku wareejisay Talyaaniga. Addan gabyow waxa uu ka mid ahaa Cutubkii ugu dambeeyay ee laga soo qaado magaalada Kismaayo. Waxaana lo soo wareejiyay magaalada Yanyuki ee dalka kenya. 1951-dii waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Ingiriiska ee ka dagaalamay Dalka Kuuriya. 1952-dii waxaa lagu soo celiyay dalka Kenya. Isla Sanadkaasi 1952-dii markii uu dhintay King Goerge-kii England adan gabyow waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Africaanka ee loo qadaay caleemo saarkii Boqorada Queen Elezabeth waxa uuna ka mid ahaa askartii Kenya ka socotay. Subaxaasi boqorada la boqrayay Adan Gabyow Allaha u naxariistee waxa uu ka mid ahaa ciidamadii ku horgaardiYay Boqarada waxa uuna safka ugu hore kaga jiray gardigaasi loo samaynayay caleemo saarkii Queen Elizabeth darajadiisuna waxau ahay Sajin Major. 1953-dii waxa uu macalain tawabare meleteri ah ka noqday xerada meleteriga ee Lanet ee ku taala magaalada Nakuru ee dalkan Kenya oo markaasi ahay xarunta Tawabarada ee wadamada Bariga Africa. 1954-tii waxa lagu celiyay Batalyankiisii ama guutidiisii KAR oo markaasi dagaal kula Jirtay Jabhadii Maw Maw-ga ee Kenya xornimada u raadinaysay . Jeneraal Aadan Cabdullaahi Nuur Gabyow, Allaha-u-Naxariistee waxa uu Soomaaliya soo galay sannadkii 1970-kii isagoo ka soo baxsaday maamulka dalka Kenya halkaasoo la sheegay in uu ka ahaa Gaashaanle ciidamada ka tirsan. Isla markii uu soo galay dalka waxaa masuul looga dhigay xero markaasi cusbayd oo la dhihi jiray Bootiko, kaddibna loo bixiyey Xerada Tababarka Xalane, halkasoo uu darajada Gaashaanle Sare ku qaatay sannadkii 1976-kii, waxana uu joogay Xalane ilaa sannadkii 1979-kii. Laakiin, markii la aasaasay Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed sannadkii 1976-dii ayuu Allaha-u-Naxariistee Jeneraal Aadan Gabyow waxa uu ka noqday xubin muhiim ah oo ka tirsan golihii dhexe ee xisbigaasi oo ahaa midkii keliya ee jiray isla markaana talada dalka hayey. Sannadkii 1979-kii waxa uu General Gabyow qaatay darajada Jeneraalnimada, waxaana laga dhigay wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga. Sannadkii 1986, ayuu misana waxa uu noqday wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga. Laakiin, isla sannadkii xigay ee 1987-dii waxa uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo madaxweyhinii dalka, taasoo keentay in laga qaado wasaaraddii gaashaandhigga ee xogga badnayd isla markaana loo dhiibo wasaaradda Dalxiiska oo iyadu markaasi loo arkayey in lagu asturo siyaasigii laga xishoonayo isla markaana aan loo haynin jago muhiim ah, dabadeedna waxaa looga sii gudbiyey wasaaradda madaxtooyada oo ayadu lahayd dhowr wasiir oo aan wasaarado lahayn. Khilaafkii Jeneraal Gabyow iyo madaxweynaha ayaa soo xoogeystay, waxayna taasi keentay in la xiro Jeneraal Gabyow sannadkii 1989-kii, laakiin maaddaama aysan dowladdu xilligaasi ku taagnayn lugo xoog leh ayaa waxaa durbaba Jeneraal Gabyow cafis loo fideyey isla markii uu billowday Kacdoonkii Muqdisho horraantii bishii Jenaayo ee sannadkii 1991. Allaha-u-Naxariistee Jeneraal Gabyow siyaasadda intaasi kagama harin ee waxa uu durbaba noqday guddoomiyaha garab ka mid ah garabyada ururkii SPM. Jeneraal Gabyow waxa uu misana taxaaluf siyaasadeed la yeeshay Cali Mahdi Maxamed oo markaasi hoggaaminayey rag kaloo badan oo dhammaandoona ka soo wada horjeeday Jeneral Caydiid, waxayna shirkii Addis Ababa ee sannadkii 1993-kii uga qeybgaleen iyagoo la yiraado ururrada 12-ka ah. Sida uu Cali Mahdi Maxamed ii sheegay Jeneraal Aadan Gabyow waxa uu ahaa nin xagga siyaasadda mar kasta ay ula janjeertay dhinaca dib u heshiisiinta iyo dib u soo noolaynta Soomaaliya. Sannadkii 1995-tii waxa uu Jeneraal Gabyow ka mid noqday ururro ku bahoobay magaca SSA oo 13 urur ahaa oo uuna guddoominayey Cali Mahdi Maxamed, waxuuna Jeneraal Gabyow ka qeybgalay shirkii Soodare ee Itoobiya iyo weliba kii Qaahira ee sannadkii 1997-dii kaasoo ay isaga iyo Colonel Cabdullaahi Yuusuf isaga baxeen. Xilligaasi kaddib, Jeneraal Gabyow waxa uu muddo dheer joogay dalka Itoobiya, isagoo misana mucaaraday shirkii dalka Djibouti ee lagu soo dhisay dowladda KMG ah, wuxuuna dabadeed ka mid noqday guddoonka wareegga ah ee ururka SRRC-da ee lagu soo dhisay dalka Itoobiya, sannadkii 2001. Ilaa intii uu billowday shirka hadda kooxaha Soomaalida uga socda dalka Kenya, waxa uu Cali Mahdi ii sheegay in uu Jeneraal Gabyow door muhiim ah ka ciyaaray isu soo dhoweynta dadka gaar ahaanna intii la joogay magaalada Eldoret, xilligaaso xitaa mar loo doortay guddoomiyennimada shirka. Geerida Allaha-u-Naxariistii Jeneraal Aadan Cabdullaahi Nuur Gabyow waxa ay tirada hal ka dhimaysaa ragga ay weli tiradoodu soo kordhayso ee hadda u sharraxan madaxweynennimada Soomaaliya ee shirka Soomaalida ee Kenya, waxaana weliba si weyn mar kasta loogu xusuusan doonaa hadalladiisii aanay dhagarta ku jirin ee uu masraxyada siyaasadda dadka ka hor dhihi jiray. Jeneraal Aadan Gabow, Allaha-u-Naxariisto.