Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Mr. Burahadeer you should feel embarrassed to even talk at this moment. A little over 2 dozen men embarrassed you.
  2. Gaalkacyo (Allpuntland)-Waxaa Caawa Isbitaalada waaweyn ee Magaalada Gaalkacyo ka bilowday Diyaargarow xoogleh oo loogu diyaargaroobayo Dhaawac goordhawayd laga soo qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ee Puntland halkaasoo ciidamo katirsan Somaliland ay saaka weerar gaadmo ah ku ekeeyaan dadka deegaankaas ayna khasaaro kaladuwani labada dhinac soo kala gaartay iyadoona Dhaawacyadii dadka deegaanka ee saaka wax ku noqday halkaas loosoo wado dhanak magaalada Gaalkacyo. Shaqaalaha caafimaadka & kuwa gurmadka degdega ah ee gobolka Mudug ayaa caawa heegan buuxa ku jira iyadoona la rajaynayo in Aroorta hore ku dhawaad lasoo gaarsiiyo dhaawaca ku dhawaad Toban Ruux, Iyadoona siweyn looga dareemayo Magaalada Gaalkacyo u diyaargarowga dhaawacyadan iyadoona horey Gaalkacyo loo keeni jiray dhaawacyada Buuhoodle laga keeno waqtiyadii dagaaladii Kalshaale ay dhacayeen. Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo APL la hadlay goordhawayd ayaa sheegey inay shacabka gobolka, maamulka, Saraakiisha Caafimaadka & qaybaha kaladuwan ee Bulshada ay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan dhaawacyada Buuhoodle islamarkaasna wuxuu sheegey inay si toos ah ula xiriirayaan dadka wada dhaawacyada isagoona sheegey inay heli doonaan kaalmada caafimaad, adeegyada muhiimka ah & nolosha ugu wanaagsan ee ay u baahanyihiin, Gudoomiyaha gobolka ayaa sheegey in Maamulka gobolka Ceyn ay kawada shaqaynayaan sidii loo taageeri lahaa dadkii wax ku noqday Dhaawacyada isagoona sheegey in dadka lasoo wado ay isugujiraan Dhaawacyo culus & kuwo fudfud, Wuxuu Mr.Tigey sidoo kale sheegey inaysan waxba ka hakran doonin Walaalahooda lagu soo duulay Maanta. The bond shall grow.
  3. They used BM-21s on the city... Sick ****s.
  4. @Blue - You know what's what The person who did that must have been very... very angry. @Jacaylbaro, I watched it like 15 times, 5 of them was with my friends As a sign of unity we must give you a girl. :cool:
  5. Khalif Galaydh is a veteran snake whose sole purpose in the Taleex meeting is to use it as a springboard for Mogadishu.
  6. Xaaji, at 0:14, those are Puntland soldiers in Mogadishu.. Also, the video at 0:33 is not the secessionist region's forces. The videos used are all old and some from Erigabo. WTF
  7. Turns out I was not only wrong, I was very wrong.. Man, looks bad for SNM. , they attacked at dawn when the people expected it the least and lost anyway. Guul SSC
  8. EDIT: Turned out the media was in cahoots with SNM, and they lost to a few dozen men. :D:D
  9. Buuhoodle: (Allpuntland)-Ciidamo katirsan kuwa Maamulka Somaliland oo ku hubaysan Gaadiidka Dagaalka & Hubka cul-culus oo xalay soo jiiray deegaanadii difaaca u ahayd ciidanka Buuhoodle ayaa saaka Hiirtii waaberi weerar culus ku qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ee Puntland kuwaasoo kayimid dhanka Deegaanka Kalshaale iyo Hagoogane islamarkaasna weerar & Rasaas aan loo meeldayin ku qaaday magaalada Buuhoodle. Wararka laga helayo Buuhoodle ayaa sheegaya in khasaaro xooglihi uu ka dhashay dagaalkii ka qarxay Buuhoodle saaka iyadoona wararku intaas kudarayaan in Ciidanka Maamulka Somaliland ay isdifaacid kala kulmeen ciidamada Buuhoodle kusugan & Dadka deegaanka Iyadoona dagaalkaasi uu saameeyey labada dhinacba. Isgaarsiinta intabadan gobolada SSC ayaa saaka jaran Waxaana badi isgaarsiintaas bixiya shirkado kuyaala deegaanada Somaliland islamarkaasna laga xukumo Somaliland iyadoona taas loo sababaynayno In Maamulka Somaliland uu amray in lajaro Isgaarsiinta SSC, majirto Faahfaahin dheeri ah oo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan khasaaraha rasmiga ah ee Weerarka Somaliland ay ku ekaysay Saaka Buuhoodle iyadoo warar qaarkood ay sheegayaan in Somaliland ay guud ahaanba saaka qabsatay Buuhoodle wallow markii danbe ay dib uga guratay qaybo kamid ah magaalada. Waxaa jirta Diyaargarow xoog leh iyo Abaabul saaka kajira degmada Taleex ee gobolka Sool halkaasoo aqoonyahanada, Siyaasiyiinta & Waxgaradka deegaanada SSC shirweyne balaarani uga socday, Waxaa saaka Taleex laga dareemayaa kacsanaan xoogleh oo halkaas kajirta iyadoona dadka deegaanku ay ka keceen weerarka Somaliland, Gawaari lagu xiray cod baahiyeyaal ayaa saaka dhexwareegaysa Taleex iyadoona dadka loogu sheegayo inay Isdifaacaan Sidoo kalena Ciidamada Taleex kusugan ayaa lagu amrayaa inay hal goob ah isugutagaan ayna u diyaargaroobaan dagaal ka dhan ah Somaliland, Shirweyne degdeg ah ayaa u socda siyaasiyiin uu horkacayo Cali Khaliif Galayr oo Ra’iisul Wasaare ka noqday Dawladii Carta & Xubno kale kuwaasoo ay uga hadlayaan weerarka Somaliland iyadoona warar hoose oo shirkaas laga helayo ay sheegayaan in ay go’aansadeen in weerar lagu qaado meelaha ay Somaliland xukunto ee katirsan gobolada SSC, Shirkii Taleex ayaa guud ahaanba maanta hakad laga dareemayaa Sidoo kalena intabadan ciidamadii difaaci jiray Buuhoodle iyo deegaana kale ee SSC ayaa kusugan degmada Taleex waana taas mida loo aanaynayo in Somaliland ay gudaha u gasho degmada Buuhoodle, Waxaa xusid mudan in madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay la hadlay Golayaasha dawladiisu uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in Somaliland ay ka dagaalami doonto shirka kasocda Taleex oo uu ku tilmaamay inay wadaan rag maamulkiisa col la ah isagoona shaaciyey inay iska difaaci doonaan shirkaas & wixii kasoo baxa. Wixii kasoo kordha Xaalada Buuhoodle APL kalasoco.
  10. loooooooooooooooooooooooooooool
  11. You're giving me chump change, "General Director" kulahaa. :rolleyes:
  12. It's not wrong, I checked out other websites, the brain power of the secessionist clan alone has 5 seats. That just ain't cool.
  13. Xaaji Xunjuf;774522 wrote: ^^ Yes i do Which part of the cabinet distribution mentioned is wrong?