Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Yeah, we need to isolate it quickly, kill 99.9% of Somalis.
  2. Gaalkacyo: (Allpuntland)is rasaasayn waqti kooban socotay ayaa Maanta ka qaraxday meelo kamid ah Duleedka bari ee Xaafada Hormar ee Magaalada Gaalkacyo taasoo dhexmartay Ciidamo kasoo jeeda dhanka Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo oo mudooyinkii u danbeeyey kusugnaa xaafado kuyaala Xaafada Hormar taasoo qayb ka ah Istaraatijayada cusub ee Amniga Magaalada Gaalkacyo lagu sugayo iyo malayshiyo beeleed ku abtirsata dhanka Koonfurta Magaalada Gaalkacyo gaar ahaana dhanka fog ee xaafada Hormar iyadoo israsaasayntanina ay waqti kooban socotay. Wararka ayaa sheegaya in Israsaasayntani ay ka dhalatay kadib markii la rasaaseeyey gaari nooca Iskarogada loo yaqaano ah sidoo kalena isla saaka malayshiyada kasoo jeeda dhanka Koonfurta Xaafada Hormar ay iyana Rasaaseeyeen gaari la sheegey inuu siday odayaal kasoo jeeda Puntland oo xal nabdeed u raadinayey xalinta rasaastii saaka dhacday, Israsaasaynta ayaa bilaabatay intaas kadib iyadoona ay ku dhaawacmeen inta la ogyahay labo ruux oo midkood uu ahaa Wiil Dhalinyaro ah oo halkaas marayey oo uu dhaawac fududi soo gaaray, iyadoona intaas kadib lakala dhexgalay malayshiyadii labada dhinac ayna xaaladu imika caadi kusoo laabtay, Horay ayaa ay halkaasi rasaasayni uga dhacday Dhamaadkii sanadkii hore taasoo dhimasho iyo dhaawacba keentay wallow markii danbena xal laga gaaray, Ciidamada deegaanka ee Puntland ayaa halkaas degey kadib markii la baneeyey xaafado ay dadka reer Puntland leeyihiin oo ay dad kale degenaayeen taasoo qayb weyn ka noqotay howlaha Amniga degmada Gaalkacyo lagu sugayo. Dhanka kalena Wararka laga helayo Deegaano ku yaala Bariga gobolka mudug oo hoosyimaada Miyiga Jeexdin ilaa Xanab-gododeed ayaa sheegaya in ay israsaasayni saaka dhexmartay Xoolo dhaqato kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug taasoo sida la sheegey ka dhalatay markii Xoolo dhaqato kasoo jeeda dhanka Galmudug ay isku dayday inay dhacdo geel ay lahaayeen dadka deegaankaas degen kuwaasoo ah geela inta badan Caanaha looga keeno magaalada Gaalkacyo, Israsaasayntaas ayaa la sheegey in aysan cidna ku dhiman sidoo kalena ay fashilisay weerarkii la rabay in Geela lagu dhoco, Saraakiisha Amaanka ee dhinacyada Gaalkacyo iyo Isimada labada dhinac oo ay APL la xiriirtay ayaa xaqiijiyey in xaaladu imika ay degentahay.
  3. Iska hor’imaad u dhaxeeya ciidamo Ka Tirsan maamulka Puntland iyo Maleeshiyaad qas wadayaaal ah aya waxa uu hadda ka socdaa xaafada Horumar ee magaalada Gaalkaccyo Xarunta gobolka Mudug Dagaalkaan oo bilawday saaka 10kii subaxnimo ayaa ilaa haatan ka socda xaafada Houmar dhanka agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada gaalkacyo waxaana jirta rasaas wiifto ah oo so gaaraysa xaafadaha ka agdhaw halka dagaalku uu ka socdo haatan Dagaalkan ayaa lag soo waramayaa in u bilawday ka gadaal markii ay ciidamo ka tirsan kuwaa ilaalada xaduudaha ee puntland ay hawlgal ka wadeen xaafada horumar oo xigta dhanka maamulka Galmudug waxaana wararku ay intaas ku darayaan in meleeshiyaadku ay weerareen gaari tikniko ah oo ay lahaayeen ciidamada Puntland. Khasaraha dagaalka ayaa ilaa iyo haatan aaan la sheegi karin waxaase wararku ay sheegayaan in ay jirto Dhaawacyo la geeyay isbitaalada ku yaala waqooyiga iyo kuunfurta magaalada gaalkacyo Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay maamulka gobolka mudug oo ku aadan dagaalkan ka socda xaafada horumar ee magaalada gaalkacyo mana jirto ilaa iyo haatan cid si rasmi ah faah faahin uga bixin karta inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha dagaalk labada dhinacba . Wixii warar ah oo kasoo kordha dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyoka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh. Horseed Media
  4. Dr_Osman;786675 wrote: Good on you buhodle, just keep on stockpiling. That's a Zu-23 They got done for.
  5. You need to man up and go to miyiga, marry a nice girl, get her pregnant and send her 100 dollars each month. I am planning this, this summer. :cool:
  6. , inshallah it will, inshallah
  7. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;131817 wrote: Jowhar Is that picture really from Jowhar?! Excellent thread, one of the best I've seen.
  8. Still think I am Cusmaano , well ain't nothing I can do about that.
  9. Somalina;786527 wrote: I LOLing at a totally different thing. Ok, don't worry, I'll make sure you get 2, one for your transport and one for the shopping you will make in Israac, then cross over the border in your armored vehicle.
  10. Somalina;786523 wrote: LOL Why lol at me? It is true, it's an Armoured Mercedes G55 AMG.
  11. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;786518 wrote: If you must want to know, I think it was a gift from Turkiga. It is Tarsan's car, duqa magaalada Muqdisho, now. Thank you for the information. The car is worth over $250.000, that's why I am interested in knowing.
  12. Gift by who, why did he give it away? It's an excellent car, makes him look beautiful and handsome.
  13. AfricaOwn;786487 wrote: I welcome the bickering and the confrontation from these sides. This is good, hopefully our younger youths that are coming up can slap him around. The moment that they accept the thinking of "clan is bs" is when everything fails. You yourself is a youth and you accepted clanism. You love me now? lol@OdaySomali
  14. They should fill out a questionnaire asking them if they are Somalidiid or not And then a ceremonial swearing session.
  15. GoldCoast;786433 wrote: I'm sorry but you've gotta save me the patronizing here. The man is my kin and I think you can make a case for him based on the obvious selectivity. But to argue he's a criminal who couldn't help but do so because of what clan he is, shows you continue to pay heed to the same concepts of superiority. I assure you the man in question doesn't view himself in such a deferential and helpless nature and neither do plenty of others. Break out of the mold that sees people of a specific background being victims with no agency over their lives. Even those in the worst of situations do not want pity or patronizing sympathy, but simple equal treatment. If you know them then why is his daughter married to a black guy? :confused:
  16. Yung blud doing his thing. Response to haters while eating noodles with chopsticks. How does he do it, not the karbaashing, the eating with chopsticks?
  17. looks good, I doubt I'll learn anything new, I wish one of his close associates wrote it.
  18. Osman is definetly on his way.
  19. Or maybe this one. I don't really care for cars but when you got that petroluem jelly, the sky is just the limit. It won't take me long to get to Galkacyo from Garowe you feel me.