Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Carafaat;803087 wrote: Puntland deported Somali's from certain clans back to South Somalia while they let all those Ethiopians stay. Even Somali's deported from Arab countries can get off the airplane unless they are from the right clan. Shame, shame, shame. Somaliland deports IDPs http://www.somaliareport.com/index.php/post/1728 Talk about projection much..
  2. LOL, Liibaan, did you get hurt by Faroole?
  3. nuune;802818 wrote: Nin Faransiis baa qaba after her Somali husband said he is not happy with her newly found career, the French man funds her work and supports her in every way.. Waxey heesataa 16 carruur, from 7 marriages . I see what you did there
  4. Carafaat;802991 wrote: Well most other folks disagreed with him. Including Caalin,TFG, TFP. So there must be something that scared the heck out of Caalin to walk away.Dont think it was the fish for lunch which he smelled. Caalin didn't have a problem with it, he just wanted more and he got it. You have no backing at all, what are you going to say when people ask you why you are against it? I can just say it is the same founding principle of Somalia and you'll say that is wrong? Come oooon
  5. I don't think you understand, Faroole isn't doing anything, he's going back to the way the system was when our country was founded. Are you saying this system is "unfair", that the founding principle of Somalia's parliamentary system is wrong? Haha ok.
  6. Carafaat;802979 wrote: Duke, as your leader why he is afraid to organise real elections? Why is he afraid of one Somalia with one man one vote? Rather then trying to manipulate things in Garowe without even other "States" being present, except for his Siamese twin Caalin. Secure as many seats as possible away and trying to create the a farce structure in Garowe in all haste. Not really a Federalist attitude, wouldnt you say. How is he securing more seats? I've always been baffled by that one, how would that work?
  7. Karaash is still on Faroole's payroll. You'll witness this soon sxb, my promise to you.
  8. What is holding people back from competing? You want everyone to be mashed up after a civil war, that is a joke. What you are saying is that the rest of Somalis who do not believe in federalism, don't do so because they are afraid of competition. This is a classic projection, Carafaat. Govern yourself, I'll govern myself, just like you stated in your last paragraph. burahadeer;802974 wrote: ^ seconded...look at puntland & faroole acting they calling the shots and they be consulted on everything before the tfg,ruining any chance of meaningful talk regardless the outcome. Also it's not lost in many somalis who was looking to gov't for everything and infact running power not by numbers but by manipulation...that's why this lot is consumed by greater somalia not cos they nationalist but by nostalgia...the good old days.It will neva be the same again. Dawaco halkay wax ku barataybay macaluul ugu bakhtidaa... Explain to us how Faroole "ruined any chance of meaningful talk regardless the outcome", what do that even mean?
  9. burahadeer;802946 wrote: I knew the largest deposits in africa + natural gas, coal and otha minerals.That was what the london coference all about...somali oil...good for everybody.Baidabo region is the 2nd largest some going to ethiopian side, that's why shabab evicted so quickly with ethiopian army.....ethiopians have a stake , wana drill their side. It will be a new horn of africa....anyone who destabilizes will be dealt with iron fist as Hillary pointed it out. Haha, such conspiracy theories, you ain't got nothing.
  10. Lol, good post kingofkings, these people are living with the fairies.
  11. b-boy;802792 wrote: I see Coeus from Somalinet goes by Carafaat on SOL:D
  12. The article is poorly written and blames PM Abdiweli Gaas for everything. I didn't see that coming.
  13. ^^ Doesn't matter, he's guilty by association like Gaas is with Faroole.
  14. Excellent work, they should keep up the good work.
  15. Puntland or not from Puntland, that is just plain wrong.
  16. He's the one that said that his clan is the strongest of all Somalis , you guys have some weird old men. Their bragging is on another level.
  17. Garowe:shalay waxaa guud ahaan Gobalada iyo degmooyinka Puntland laga wada daahfuray Ololaha Talaalka Maalmaha Caafimaadka Caruurta iyo Hooyooyinka Dhaqmaadka ah. Xaflado balbalaaran ayaa ka dhacay magaalooyinka Puntland iyadoo ay ugu mug weynayd xafladii ka dhacday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo kasoo qaybgaleen Madaxwayne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire, Madaxda Wasaaradda Caafimaadka, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland, Dhakhaatiir iyo hay’addaha WHO iyo UNICEF oo barnaamijkan ka caawiya Wasaaradda Caafimaadka Puntland isla markaasna doorkoodu uu sareeyo. Marwalba oo ay dad muslimiin ahi goob isugu yimaadaan waxaa shuruud ah in lagu furto quraanka kariimka iyo is xasuusinta cabsida Eebe Weyne, Xaflada waxaa quraanka ku furay Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ah hormuudka Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe. Shiikhu waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay munaasibada isagoo ku booriyey shacabka Puntland inay talaalka siiyaan dadka loogu talagalay ayna tahay wax waajib ah in laga shaqeeyo caafimaadka bulshada si ay uga badbaadaan khataraha cudurada wax looga hortago leh (Talaal looga hortagi karo), Wasaaradda Caafimaadka ayaa shiikhu u duceeyey isagoo sheegay in raali laga wada yahay shaqada balaaran ee ay umadda u hayaan. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. C/risaq Xirsi Xassan ayaa isaguna ka hadlay faa’idooyinka talaalka ku jira oo uu sheegay inay yihiin kuwo waaweyn kutalagalkooduna yahay in cudurada looga hortago, cudurada dilaaga ah ee laga hortagi karo. Waxaa talaalka ku lamaan veetamiino, kaniinka gooryaandilaha iyo biyo sifeeyaha kuwaas oo dhamaantood wax weyn ka gaysanaya caafimaadka ilmaha 5-ta sano ka yar. Sidoo kale dumarka dhaqmaadka ah ayaa laga talaalayaa sida agaasimuhu sheegay teetanada oo laga hortagayo dumarka dhaqmaadka ah waxay da’doodu u dhaxaysaa 15-49 sano. Hay’addaha sida doorka weyn uga qaybqaata barnaamijkan Talaalka waxay kala yihiin hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO iyo UNICEF waxaana ay labada wakiil ee ka socday labadan hay’adood ay sheegeen inay soo diyaariyeen wixii loogu talagalay barnaamijka wareega maantey furmayna uu yahay kii 6-aad. Kaalinta Wasaaradda caafimaadka ayay sheegeen inay tahay mid weyn oo hiigsanaysa meel fiican iyadoo ay carabka ku dhufteen in caruurta da’doodu ka yar tahay 5 sano la gaarsiiyey 76% yoolkuna yahay intaas in laga badiyo. Shaqaalaha Caafimaadka ayay ku booriyeen inay dadaalkooda labalaabaan ayna gaaraan dadka u baahan talaalka si looga waaqsado in la dhaafo qof u baahan talaalka, waxay kaloo ka codsadeen waalidiinta in talaalka la siiyo ilmaha si looga badbaadiyo cudurada dilaaga ah ee laga hortagi karo. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa isaguna munaasibada khudbad qiimo badan ka jeediye ayaa ugu horeyn u mahadceliyey dhamaan dadka ka kasoo qaybgalay xaflada isagoo sheegay inay maantey fursad u tahay shacabka Puntland inay ka faa’idaystaan barnaamijka Maalmaha Caafimaadka Caruurta kaasi oo xanbaarsan talaalka lixda cudur ee dilaaga ah iyo daawooyin kale oo la socda sida kaniinada gooryaan dilaha iyo biye sifeeyaha. Aabayaasha iyo Hooyooyinka Puntland waxa uu ka codsaday inay caruurtooda siiyaan xaqa caafimaad ee ay ku leeyihiin “ Ololaha Talaalka sanadkiiba 2 jeer ayaanu qabanaa sidoo kale waxaa jira talaal joogto ah(routine) oo ay bixiyaan xarumaha hooyada iyo dhalaanka waxaan ka codsanayaa hooyo iyo aabe kasta inay ilmahooda talaalka siiyaan si looga hortago cudurada dilaaga ah, waxaa nasiib daro ah in dad badani ay iska dhago tiraan oo ay ka faa’idaysan waayaaan talaalka Isbitaalada ayaan mararka qaarkood waxaan ku arkaa caruur jadeeco ku dhacday kuwaas oo marka la baareyna la ogaadey inay yihiin kuwo aan talaalka la siin, inay sidaas dhacdo aad baan uga xunahay anagu diyaar baanu ula nahay shacabka inaan caafimaadkooda ka shaqeyno dhamaanteena masuuliayd baa inaka saaran inaan ka wada shaqeyno yaan loo qaadan dowladda kaliya dowladu waa shacabka shacabkaana laga rabaa inay gacan ka gaystaan” ayuu yiri Wasiirka Caafimaadku. Wasiirka Caafimaadku waxa uu intaas ku daray in Wasaaradda Caafimaadku ay dadaalkeeda laba laabayso oo aysan ka seexan doonin doorkeeda inay sii laba jibaarto mooyaane, wuxuu sheegay in wasaaraddu ay laamiga ka dagtey barnaamijyada caafimaadkuna ay xawli u socdaan, dhamaadka bishan ayaa Wasiirku waxa uu sheegay inay Wasaaraddu furi doonto 3 xarumood oo lagu daweynayo dadka qaba cudurka qaaxada xarumahaas oo laga furi doono Degmooyinka laamiga ka baxsan (Eyl, Taleex iyo Jariiban oo ka kala tirsan Nugaal, Sool iyo Mudug. Ugu danbeyntii waxaa munaasibada ka hadlay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire oo ku dhawaaqey in Ololaha Maalmaha Caafimaadka Caruurtu uu furan yahay guud ahaan Puntland isagoo dhibicdii ugu horeysay ku dhibciyey ilmo ka yar 5 sano oo Xarunta Wasaaradda la keenay. Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland waxa uu booriyey shaqada Wasaaradda Caafimaadka Puntlnad isagoo ku amaanay shaqada adag ee ay umadda u hayaan isagoo tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadku ay tahay hormuudka Wasaaraddaha Puntland. Madaxwaynuhu waxa uu mahadcelin balaaran usoo jeediyey hay’addaha WHO iyo UNICEF oo sheegay in doorka ay ka qaateen caafimaadka hadaan la heli lahayn in wax badan adkaan lahaayeen, waxa uu ak codsaday madaxwaynuhu inay dadaalkooda balaariyaan. Shaqaalaha caafimaadka waxa uu ku booriyey Madaxwaynuhu inay gaarsiiyaan talaalka dadka loogu talagalay ee jooga miyi iyo magaalaba si cudurada looga ciribtiro wadanka taas oo ku xiran sida shaqaalaha caafimaadku ay uag shaqeeyaan. Ugu danbeyn Madaxwayne ku xigeenka Puntland waxa uu ka codsaday Waalidiinta reer Puntland inay xil weyn iska saaraan badbaadinta caruurta reer Puntland oo ay siiyaan talaalka loogu talagalay in looga badbaadsho cudurada laga hortagi karo isagoo ku booriyey inay goobaha loogu talagalay ay caruurta keenaan sidoo kale waxa uu madaxwayne ku xigeenku ka codsaday hooyooyinka dhaqmaadka ah inay ka faa’idaystaan talaalka iyaguna oo ay qaataan talaalka teetadnada oo ah ka hortag. Xafladaha barnaamijkan lagu daahfurayay waxay ka dhaceen magaalooyinka waa weyn ee Puntland, barnaamijkan maantey la daah furey ee Maalmaha Caafimaadka Caruurta ( Child Health Days) waa barnaamij sanad walba ay wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha la shaqeeya qabtaan labo jeer waana barnaamij olole ah oo lagu gaarayo bulsho badan iyadoo barnaamijkan uu yahay mid lagu kabayo Talaalada sida maalinlaha ah uga socda Xarumaha hooyada iyo dhalaanka (MCH). Waxaa nasoo gaariyey: C/qaadir Warsame Yuusuf Madaxa Warfaafinta Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Abdiqadir72@gmail.com
  18. See, it is pathetic, your obsession with the guy stems from the fact that you are from a leaderless faction.