Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Of course he's talking about Somalia, and he is part of Somalia but regardless it just shows you that opinions change quickly in your regions. Also, you don't need a federal states if you become a country (unlikely of course) because you all stem from the same clan.
  2. I don't care about SL, I care about the secessionist clan, you don't own it. And one just has to ask you why there's no investment in that city compared to the triangle, that solves the question about you owning it.
  3. No, I just found rudy's comment interesting, because it was rudy's..
  4. GAROWE ONLINE Hayada Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa maanta 15, March 2012 ku wareejisey gadiid qaar ka mid ah wasaaradaha Puntland,waxana xaflada ku wareejinta ka soo qaybgalay masuuliiyintla dowladda iyo sarakiisha UNHCR. Wasaaradaha qorshaynta ,arrimaha gudaha ,amniga iyo cadaalada ayaa afar gaari lagu wareejiyey oo nooca Land Cruiser ah,waxana lagu micneeyey talaabadan si loo fududeeyo hawlaha ay wasaaradahan u hayaan dadweynaha reer Puntland. Wasiirka cadaalada ,arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntland Dr.Cabdi Khalif Xaaji Xasan Ajaayo oo ka mid ahaa masuuliyiinta ka gudoontey gaadiidkan UNHCR ayaa ka mahadceliyey talaabadan ay qaadey hayadu ,waxana uu tilmaamey in ay wax kabadan ka tari doonaan habsami u socodka hawsha wasaaradaha. UNHCR ayuu sheegey Dr.Ajaayo in shaqo baaxad leh ka wadaan Puntland dhinaca daryeelka qaxootiga iyo baracayaashaba kuna sii boriyey inay sii wadan shaqada. Madaxa UNHCR Puntland Bruno Geddo oo hadalo kooban saxaafada siiyey ayaa cadeeyey in UNHCR u dooratey wasaaradahan muhiimada ay leedahay shaqada ay u hayaan shacabka Puntland islamarkaasina u fududeynayo gadiidkani shaqadooda sidii ay ugu qabsan lahaayeen. Waxa uu wax ka taabtey hawlaha ay hayadiisu ka qabatay Puntland oo xusey saldhigyo saddex ah oo ay ka dhiseen deegaano hoos taga gobolka Bari iyo weliba hool Galkacayo ay ugu talago galeen xalinta khilaafaadka beelaha.
  5. ^^ Yeah yeah, look at this guy. This is Siilaanyo saying federalism is the best option and now when we are trying to implement it, you secessionists are against it. Meaning, you don't want Somalia to succeed, it's sad if you really think about it, pathetic to be honest. The only thing that changed is, it is now possible.
  6. rudy-Diiriye;220256 wrote: This is a unacceptable thread bashing somalis and should be removed. Admin plz do something about it. This sherban dude is only posting threads that down grade somalis. Plz try not to down-play somali people all the time. U dont see any one talking bad about Romanians so why dizz somalis 24/7? What have somalis done to you... to make u dizz them like this! thnx Oooh, now it makes sense!
  7. Look at these people, what does federalism mean if it isn't clan based? Siilaanyo supports federalism, why you guys mad?
  8. While SSC people have been fighting among themselves, SL people have been encroaching on their land for the past 20 years in the name of peace. It's so sad.
  9. Qardho (Puntlandi) Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa todobaadkan waxa ay booqasho ku tageen Gobalka Karkaar caasimadiisa Qardho halkaas oo ay kulamo kula leeyihiin Waxgaradka, Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanka iyo qaybaha kala gadisan ee Bulshada Gobalka Karkaar. Waftiga Madaxwaynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha Gudaha Gen. C/laahi Axmed Jaamac (ilkajiir), wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Cali Xoosh, Wasiiro, Xildhibaano, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen. Siciid Maxamed Xirsi, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Maxamed Siciid Janaf iyo xubno ka mid ah Madaxtooyada Puntland. Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo waftigiisa ayaa Gobalka Karkaar u tagay sidii ay gacan uga gaysan lahaayeen turxaan bixinta khilaaf u dhaxeeyey labo beelood oo reer Qardho ah kuwaas oo xalintoodu ay ku adkaatey Odayaashii iyo waxgaradkii ku jirey kadib markii labada beelood ee wax kala tirsanayey ay heshiin kari waayeen. Arintan waxay salka ku haysaa aanooyin dad la kala diley sanadkii hore iyo dakanooyin hore oo keenay dhibaatada sanadkii hore labada beelood kala gaartey. Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha Dowladda Puntland Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa Puntlandi u sheegay in Madaxwaynaha iyo waftigiisu ay u yimaadeen Qardho sidii ay miiska wadahadalka isugu keeni lahaayeen labada beelood si loo dhameeyo khilaafka. “ Madaxwaynuha iyo waftigiisu Isniintii ayay soo gaareen Magaaladan ujeedkuna waxa uu yahay xalinta khilaafaadka beelaha Gobalkan dagan, madaxwaynuhu wuxuu la kulmey markii u horeysayba Odayaashii iyo waxgaradkii Islaaxa labadan beelood ku jirey wuuna uga mahadceshay hawsha ay ku jireen iyo dadka walaalaha ah ee ay ku kala dhexjireen, dabadeed waxa uu madaxwaynuhu la kulmey beeshii waxtirsanaysay wuuna dhagaystey kadibna beeshii kale ee wax lagu tirsanayey ayuu la kulmay hawluhu meel fiican ayay hada marayaan oo guulo ah waxaana rajaynayaa in socdaalka Madaxwaynuhu uu xaliyo hawshan oo guul laga gaaro khilaafka taagan” ayuu yiri Wasiirku isagoo saxaafada kula hadlayay Hotelka Waftiga madaxwaynuhu ka dagan yahay magaalada Qardho. Duqa Degmada Qardho Maxamed Siciid Hogaamo-laroor ayaa isna saxaafada kula hadlay magaalada Qardho ayaa ka mahadceliyey Booqashada Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Shiikh Maxamed uu ku yimid magaalada isla markaasna uu ugu soo gurmaday reer Qardho sidii uu gacan uga gaysan lahaa xalinta khilaafaadka beelaha Qardho oo uu sheegay duqu in khilaafaadkaasi ay saameyn ku yeesheen isu socodka Gobalka gaar ahaan magaalada Qardho. Mayorku waxa uu intaas ku daray in shacabka iyo waxgaradka Gobalku ay aad ula dhaceen in madaxwaynuhu uu arinta soo dhexgalo oo uu culaysiiyo si labada beelood ay gacmaha isu saaraan oo ay kala xalistaan dhibka kala gaarey si walaaltinimadii, ehelnimadii iyo wadanoolaasnshihii uu u soo noqdo. Mudane Hogaamalaroor waxa uu sheegay in Madaxwaynuhu uu kormeero ku sameeyey xarumaha dowladda ee Degmada Qardho uuna soo arkey baahiyaha ka jira iyadoo uu sheegay in madaxwaynuhu balan qaadey in wax laga qaban doono baahiyaha ka jira dhanka maamulka hormarna laga samayn doono, goobaha uu booqdey madaxwaynuhu ee uu sheegay duqu waxaa ka mid ah xarumaha maamulka Gobalka iyo Degmada, Jeelka weyn ee Qardho, dhismaha madaxtooyada, Xarumaha hay’adaha Amniga sida Daraawiishta iyo Booliska iyo goobaha bulshada sida Isbitaalka Degmada Qardho. Mayarka Qardho waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in dad waxun sheeg ah ay idaacadaha ka sheegeen in Qardho uu ka dhacay mudaharaad Madaxwaynaha iyo waftigiisa looga soo horjeedo arintaas oo uu maayarka Qardho ku tilmaamay nasiib daro. “ Waxaan ka xumahay in booqashada madaxwaynaha Puntland uu ku yimid Qardho sixun loo arko, madaxwaynaha anagaa ka codsanay inuu noo yimaado, waxagradka iyo odayaasha ayaa ka codsaday inuu xalinta khilaafaadka kala qaybqaato oo soo dhexgalkiisu uu wax weyn ka badalayo labada beelood gar adkayntooda oo dabac laga helayo iyo tanaazul, marka in Idaacaduhu warxun sheegaan inta qof waxun sheeg ah waraystaan aad baan arintaas u dhaleecaynaynaa magaaladana kama dhicin wax mudaharaad ah, waxan garan la’ahay mudaharaadka Idaacaduhu sheegayaan ee aanan arag anagii magaalada Qardho ku sugnayn, Idaacadda warka baahisay way isoo wacday waan u sheegay inuusan jirin wax mudaharaad ah warkooduna uu yahay been abuur waan uga digaynaa saxaafadda inay war xun ka sheegaan Gobalka anaga hana soo mareen anagaa Gobalkan wakiil ka ah wixii jirana u sheegayna” ayuu yiri duqa Qardho Maxamed Siciid Hogaama laroor. Saraakiisha Madaxtooyadu waxay Puntlandi.com u sheegeen in madaxwaynuhu uusan kasoo tagayn Qardho ilaa labada beelood gacmaha la isu saaro oo ay ka gaarayaan heshiis dhaxal gal ah oo uu madaxwaynuhuna markhaanti ka noqdo. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sidoo kale laga yaabaa inuu la kulmo waxgarad kasoo jeeda Degmada Rako ee Gobalka Karkaar oo iyagana xurguf colaadeed ay ka jirto arimahaas khilaafaadka Beelaha ee Gobalka Karkaar waa arimaha uu madaxwaynuhu Gobalkaas u tagay waxaana la la rajaynayaa in wax weyn uu ka qabto madaxwaynuhu oo ay dadka Gobalkaasna xalay dhalay ka noqdaan khilaafaadka ragaadiyey hormarkoodii iyo nabadoodii. Wixii kasoo kordha Xalinta Khilaafaadka Beelaha ee uu Madaxwaynuhu ku dhexjiro Puntlandi.com ayaad kala socon doontaan.
  10. BBC Monitoring Africa July 14, 2003 The chairman of the Kulmiye party [somaliland`s main opposition party], Ahmad Muhammad Silaanyo, has described the political stance of the southern Somali leaders as selfish and expansionist, not consistent with the common welfare of the people. Mr Silaanyo stressed that the faction leaders` main aim in competing for the presidential post was intended at covering up their past deeds. Commenting on the recently agreed federal system at Mbagathi peace talks, Nairobi, Mr Silaanyo said, “Federalism is the best option for the Somalis, if it can help them achieve a government and an administrative system,” urging the Somali people to strive hard for a nationhood. He urged Somali leaders to make concessions for themselves and end wrangling over the single [presidential] post, according to the statement. Source: Mogadishu Times, Mogadishu, in Somali 13 Jul 03. © 2003 The British Broadcasting Corporation [date of publication]. All Rights Reserved.
  11. Sheikh Shariif and his supporters are just mad that it looks like he went to war against Cabdulaahi Yuusuf unnecessarily and Farmaajo came and fixed the nation. That's what it looks like to any impartial person. I never thought I'd see emotions from Sheikh Shariif.
  12. Taleexi;803681 wrote: Mt. Script, what part of my thank you - you don't understand. Come ooonn, you don't have to be sarcastic here, I'm just pointing out that you people do this from time to time..
  13. Badan, Puntland indeed. Health Minister is in Dhahar, so he should visit Badan as well.
  14. Taleexi;803624 wrote: Thank you Mr. script. Oh, you hurt? You make this stuff up all the time, not even Al-Shabaab goes through that many hoops to make up fake tapes.
  15. 3rd journalist to be killed in Gaalkacyo, AUN.
  16. nuune;803575 wrote: ^^ 1992, huh, markaas qudbo-siro aanba ku jirey. That's old school.