Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Very good thread, Puntland in South Somalia, I got acres in my name.
  2. I heard he embezzled 2 million for his wife to build a hotel in Garowe.
  3. kingofkings;804811 wrote: the only city that the rest of the country will need to complete with as of now is BOSASO and once the oil money comes; forget about BOSASO, worry about places like CARMO and HAFUUN. They are all dreaming, Berbera kulahaa :rolleyes:
  4. The rumours about his mommy whispering in his daddy's ear are going on here in London as well So sad.
  5. Most developed Hargeisa, Garowe and Muqdisho Most potential Muqdisho, Hargeisa, Bosaso
  6. NGONGE;804681 wrote: I was about to say "ban this little kid" but then I notcied that "she" is a MOD! What's that? p.s. Mummy and Daddy love each other too much but, sometimes, love is not enough. Granny might have been whispering again. Should we ruin her rep?
  7. Abtigiis;804733 wrote: Somalina, I want to tell you a story. This guy from Burco come to Hargeisa. So he asked how to make ways into girls. He was advised inuu u iljabiyo. The next day he went directly at one girl and, alternating between the two eyes, gave her quick winks. She asked: "War maxaad indhaha isu qabqabanaysaa? waa maxay?" His answer: " way iska kay raaceene, i fahan dee". Dee ifahan oo dagaalka iga daa. Lol
  8. Cali_Gaab;804514 wrote: Lol, if he so badly wants to be Silaanyos groupie, he should have made noise during the London conference. Heck, Silaanyo stood no more than 10 meters from the pirate leader and his body language during the photo session shows how nervous he was and resorted to hiding behind Omar Geele. Leave it up to futoole to beat his chest once he arrived in garowe. You are a weird fella ain't ya?
  9. Naxar Nugaaleed;804661 wrote: the name of this thread should be edited asap, lol, came here expecting something different.... , definition of impressive varies among us, especially when you go through the list and can't find any.
  10. Turkish International Cooperation and Development Agency More pictures: http://horseedmedia.net/2012/03/16/wafdi-ka-socda-dawlada-turkiga-oo-soo-gaaray-magaalada-gaalkacyo-sawiro/ Wafdi balaaran oo ka socda hay’ada u qaabilsan dawlada turkiga horumarinta ayaa soo gaaray magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug . Wafdigan oo ka socda hay’ada TIKA ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dawlada puntland oo ka mid yahay wasiirka caafimaadka Dr Cali Cabdulahi warsame ,Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug iyo duqa degmada Gaalkacyo. Wafdigan oo inta ay joogaan Puntland u koor gali doona mashaariic horumarineed oo ay dawlada turkiga ka fulinayso puntland ayaa ugu horayti waxay booqashdooda ka bilaaben garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo oo ka mid ah goobaha ay dayactitrka ku samayn doonaan . Maareeyaha garoonka Gaalkacyo Cabdulraxman Siciid (Dhagaweyne) ayaa sharaax dheer ka siiyay wafdiga baahida rasmiga ah ee garoonka Gaalkacyo iyo adeegyada ka dhiman garoonka isagoo sheegay in garoonka aan wax dayactir ah lagu samayn tan iyo markii la dhisay. Wasiirka caafimaadka dawlada Puntland Dr Cali Cabdulahi Warsame oo gudaha garoonka saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan wafdigan ka socda dawlada Turkiga iyo mashaariicda horumarineed ee ay ka fulin doonaan gudaha Puntland. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hay’adan ay wax ka qaban doonto dayactirka garoonka diyaaradaha ee gobolka iyo wada laamiga ah ee isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Garoowe oo ah wado aan helin wax dayactir ah intii ay dhisneed dawlada puntland. Madaxa Wafdiga hay’ada Tika Mr Axad ayaa uga mahad celiyay masuuliyiinta sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyen iyo sida ay ugu soo bandhigeen baahiyada ay qabto degmada Gaalkacyo sida dayactirka garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Wafdigan ayaa markii ay soo dhamaatay booqashdooda gaalkacyo waxay u safreen dhanka caasimada puntland ee Garoowe iyagoo la sii tusi doono wadada laamiga ah ee isku xirta labadan magaalo oo burbur xoogan uu ka muuqdo. Hay’ada Tika ayaa u qaabilsan dawlada Turkiga horumarinta waxayna mashaariic badan ka fulisay kuunfurta soomaliya iyadoo dayactir weyn ku samaysay garoonka diyaaradaha ee Adan cade Muqdisho waxaana ay haatan ka bilaabi doonaan mashriic horumarineed deeganada Puntland.
  11. What else is there to do other than;
  12. Garowe: Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa shalay gaarey degmada Dhahar ee Gobalka Hayland halkaas oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey. Wasiirka ayaa waftigiisa waxaa ka mid ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. C/risaaq Xirsi Xasan iyo Xildhibaan C/laahi Ducaale Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doorto Gobalka Hayland. Wasiirka Caafimaadka ayaa waxaa magaalada Dhahar duleedkeeda kusoo dhaweeyey oo kaga horyimid duqa degmada Dhahar Salaad Xasan Shire iyo xubno ka mid ah maamulkiisa waxaana markaas ay waftiga wasiirku tageen Isbitaalka Degmada Dhahar halkaas oo ay ku sugnaayeen Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobalka Hayland iyadoo waqtigaasna ay ku jireen shaqada Ololaha Talaalka maalmaha caafimaadka caruurta. Booqashada Waftiga Wasiirka oo ujeedkeedu ahaa Kormeerid Xaalada Caafimaadka ee Gobalka Hayland ayaa booqdey Isbitaalka Degmada Dhahar iyo goobo uu ka socday Talaalku ayna fadhiyeen Kooxaha ka shaqeynayay talaalka Maalmaha Caafimaadka Caruurta oo isagu todobaadkan ka bilowdey guud ahaan Gobalada iyo Degmooyinka Puntland. Waftiga Wasiirka Caafimaadka ayaa waxaa warbixin kooban siiyey Madaxda Wasaaradda Caafimaadka ee Gobalka Hayland uuna ugu horeeyo Isuduwaha Caafimaadka Gobalka Jaamac Maxamed Samatar, Agaasimaah Isbitaalka Maxamed Saalax Bardaan iyo Dhakhtarka kaliya ee Isbitaalka Degmada Dhahar Dr. C/qaadir Ciise Yuusuf.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobalka Hayland Jaamac Maxamed Samatar ayaa ka warbixiyey Xaalada Caafimaadka ee Gobalka wuxuuna sheegay in Gobalku uu cusub yahay xaaladiisa caafimaadna ay tahay mid u baahan wax ka qabasho isagoo carabka ku dhuftey in baahida Gobalka aan lasoo koobi Karin. Agaasimaha Isbitaalka Degmada Dhahar Maxamed Saalax Bardaan ayaa isaguna ka warbixiyey Isbitaalka Degmada Dhahar wuxuuna u sheegay madaxda ugu saraysa Wasaaradda in Isbitaalku uu yahay Isbitaal u baahan gacan weyn, dhismihiisu uu yahay dhise qadiimi ah una baahan in dayactir lagu sameeyo isla markaasna qaybihiisa la balaariyo, wuxuu kaloo sheegay in Isbitaalku uusan lahayn qalab la sheego oo ay ku shaqeeyaan sidoo kalena dhakhaatir la’aani ay jirto iyo shaqaalaha oo badankoodu uusan mushahaar qaadan. Agaasimaha Isbitaalku waxa kale oo uu sheegay in Shaqaalaha Caafimaadku ay u baahan yihiin Tabobaro aqoontooda kor loogu qaado. Bardaan waxa uu ka codsaday Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimaha guudba in si deg deg ah ay Wasaaraddu baahiyaha wax uga qabato ayna la kaashadaan Dowladda hay’adaheeda iyo waliba hay’adaha caalamiga ah isagoo sidoo kale codsigiisa ku daray in Wasaaraddu ay Isbitaalka Degmada Dhahar iyo guud ahaan Gobalkaba kusoo xirto hayad. Duqa Degmada Dhahar Salaad Xasan Shire ayaa isaguna ka maamul ahaan waxa Wasiirka Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame uga mahadceliyey booqashada taariikhiga ah ee ay isaga iyo waftigiisa Wasaaradda Caafimaadku ku tageen Degmada Dhahar ee xarunta Gobalka Hayland ee dowladda Puntland, wuxuuna sheegay in booqashadan inay tahay mid kusoo hirasho wacan leh isagoo u rajeeyey wasiirada kale ee Wasaaraddaha dowladda Puntland inay kusoo daydaan wasiirka caafimaadka oo si geesinimo leh u tagay Gobalka Hayland ee Puntland. “Booqashadiina waan ka mahadcelinayaa mudane Wasiir iyo agaasime waxayna booqashadani tahay tii ugu horeysay ee ay ku yimaadaan Wasiir iyo Agaasime guud oo aan Gobalkan kasoo jeedin waa mahad gaar ah, waxaan ka codsanayaa dowladda Puntland Wasaaraddaheeda kale inay yimaadaan Gobalka in la imaan karo oo soo dhaweyn diiran mooyaane aysan wax kale ka jirin waxaa xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali C/laahi Warsame iyo Agaasimaha guud Dr. C/risaaq, Gobalkan amaan ayaa ka jira waa u baahan yahay in waftiyadu ay soo booqdaan waana markii u horeysay ee ay dowladdu kasoo leexato laamiga oo noo jira 29 km marka Sheerbi laga soo leexdo” ayuu yiri Duqa Dhahari. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xasan oo la hadlay bahda caafimaadka ee Dhahar iyo Odayaasha degmada qaarkood waxa uu ka mahadceliyey soo dhaweynta isagoo sheegay in ujeedka safarka Wasaaraddu uu yahay mid kormeer ah ayna doonayaan inay ku qiimeeyaan xaalada Caafimaad ee Gobalka guud ahaan iyo baahiyaha ka jira. Waxa uu sheegay inay dadaal badan u galayaan inay Gobalka caafimaadkiisa wax weyn ka badalaan si bulshada loo badbaadiyo. Waxa uu carabka ku dhuftey agaasimuhu in safarkoodu uu kusoo aaday iyadoo uu socdo Ololihii Talaalka Maalamaha Caafimaadka Caruurta oo ay Wasaaradda shaqaalaheeda iyo madaxduba ku kormeerayaan Gobalada sida Talaalku uga socdo. Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa markaasi hadalka qaatey ayaa ka mahadceliyey soo dhaweynta diiran ee maamulka, Odayaasha iyo bahda caafimaadku ay kusoo dhaweeyeen Waftiga Wasaaradda Caafimaadka isagoo markaasna ka hadlay arimo muhiim ah kuna saabsan baahiyaha caafimaad ee Gobalka ka jira gaar ahaan Isbitaalka iyo sida ay Wasaaraddu ugu niyadsan tahay inay wax ka qabato intii dadaalkeeda ah. Wasiirku waxa uu sheegay in baahiyaha loosoo gudbiyey inay qaadan doonaan wixii awooda wasaaradda ahna ay ka gaysan doonaan waxyaabaha ugu muhiimsan sida qalabka Raajada, Laabka iyo qalabka aasaasiga u ah Isbitaalka inuu si fiican u shaqeeyo arimahaas wasiirku waxa uu carabka ku dhuftey inay raadin doonaan oo dadaal ay ku bixin doonaan. “Aad baan idiinka mahadcelinayaa soodhaweynta diiran ee aad nagu soo dhaweyseen, waxaan idiinku nimid booqasho gaaban oo aanu doonayno inaanu ku qiimeynu xaalada caafimaadka ee Gobalka kormeerkani aan idiinku nimid waxa uu kusoo aday Ololaha Talaalka waxaana aanu isu qaybinay Gobalada waxaa nasiib wanaag ah in aniga iyo agaasimuhu aan soo dooranay inaan Gobalkan nimaadno si aan dhibaatooyinka dhanka caafimaadka si qoto dheer wax uga ogaano. Waxaan idiin sheegayaa anigu Degmada Jariiban ayaan u dhashay wali ma tagin idinkan idinku soo hormaray taas waxay macnaheedu waxa weeye in aanan degmadayda ku hormarin ee aan imaado Dhahar iyo degmooyin kale oo aan horey u tagay” ayuu yiri wasiirku. Dr. Cali C/laahi Warsame waxa uu sheegay in Wasaaradda Caafimaadku ay sanadkan ka dagtey laamiga Qorshaha wasaaradduna yahay in wax laga qabto caafimaadka degmooyinka laamiga ka baxsan. Waxa uu bulshada Gobalka Hayland ugu baaqey inay isku tashadan oo ay gacan ka gaystaan caafimaadka si dadka loo badbaadiyo. Wasiirka caafimaadka iyo Agaasimaha guud waxay booqdeen goobo lagu talaalayay caruurta iyo hooyooyinka dhaqmaadka ah oo gudaha degmada Dhahar ah iyo waliba dugsiyada waxbarahada ee Degmada Dhahar iyadoo ay ardaya iyo macalimiinta ku guubaabiyeen inay caafimaadka iyo nadaafadda ka qaybqaataan dadaalna sameeyaan si ay deegaanka u hormariyaan. Safarka Wasiirka Caafimaadka iyo waftigiisu ay ku tageen Degmada Dhahar ee xarunta Gobalka Hayland ayaa ah booqashadii ugu horeysay ee wasiirku u maro Gobalka Hayland ama uu ku tago. Waxaana sidoo kale uu wasiirku booqdey Sheerbi oo ka tirsan Karkaar. Iyadoo sido kalena la filayo dhamaadka bishan in madaxda Wasaaradda Caafimaadku ay tagaan Degmooyinka ka baxsan laamiga oo hawlaha kor u qaadida adeegyada caafimaadku ay ka socdaan. Sawiro intaas ka badan hoos ka daawo C/qadir Warsame Yuusuf Madaxa Warfaafinta Wasaaradda Caafimaadka Abdiqadir72@gmail.com
  13. Without recognition and support, you get nowhere...
  14. Carafaat;804393 wrote: Somalia, you dont like Galmudug but you like Ximan iyo Xeeb? I like both but X Iyo X seems to have gotten its act together but isn't getting the recognition it deserves.
  15. Xaaji Xunjuf;804301 wrote: So maakhirites and the Garaad clan are the greatest SL supporters and go out in thousands and thousands to celebrate Somalilands independence day that's a good thing clearly that Somalilanders are united in their quest for recognition as an independent republic. As for investment there is investment in the region the Ceerigaabo burco road is under-construction an new university was built this years Its just that the eastern regions are always a bit underdeveloped than the rest that includes gar adag dararweyne xays mait ceelafweeyn ceergaabo laasqooray and all those eastern regions.There are even regions in the middle of Somaliland underdeveloped and the far western part of Sl seylac and boon and even the villages around Burco and the southern part of Somaliland not everything revolves around tribal settlements and clan villages in Somaliland. First of all, Laas Qoray has a thriving fishing industry and it hasn't got anything to do with you secessionists... Second, every region in Somalia outside the south was undeveloped, but Erigabo is STILL undeveloped, like the Kismayo of the North, it has been in standstill. And you are mentioning that now there's a road under construction and a new university, but why is it undeveloped compared to other cities, say Burco for example, why hasn't the diaspora and government invested in the city of Erigabo for the past 20 years? That city truly stands out in regards to that but now there are some good projects like the water infrastructure one.
  16. Cali_Gaab;804313 wrote: This just shows you how he had a great vision for you almost 10 years ago. It's like a parent telling its child how to tie its shoe laces. Puntland leader says federal system only way forward for Somalia BBC Monitoring Service June 28, 2000 The Puntland regional administration yesterday issued a statement on the Puntland administration`s views concerning the way forward for the formation of a Somali national government. The statement said the only way possible for the formation of a central government for Somalia in the future would be a federal government which has to be formed after the regional administrations establish their own administrative structures and security prevails in every region. The statement also termed the Somali reconciliation conference in Djibouti as useless because the conference has deviated from its objective. Col Abdullahi Yusuf said: “President Ismael Omar Gelleh wants to run the affairs of Somalia as if he is the president of Somalia and has hijacked the proceedings of the conference.” The Puntland regional leader further said that President Gelleh had no right to host a conference of this calibre for the Somalis. Source: `Xog-Ogaal`, Mogadishu, in Somali 26 Jun 00 p 6 © 2000 The British Broadcasting Corporation [date of publication]. All Rights Reserved.
  17. Federalism isn't like 4.5. Why do you hate stability for Somalia? Is it due to pure xaasidnimo? I honestly think so, I can't see any rational argument to be against it other than to cause instability.