Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. Speech by Islaan Bashiir, President Faroole and President of Somalia Sheikh Shariif.
  2. Eng.Cadde;809390 wrote: comparing the honorable nationalist leader sharif to A.Y is an insult to our intelligence.you can compare a.y to caydiid becaus both of they were genocidal maniacs. "Honourable nationalist", this guy was fighting the TFG in the name of religion because the Ethiopians and now he's cooperating with them. He's much worse than Abdullahi Yusuf, he wasted lives on what? At least Abdullahi Yusuf stuck to the belief that foreign troops were needed so the government wouldn't collapse. And Aideed comparable to Abdullahi Yusuf? Naga fuq, comparing the two is an insult to anyone's intelligence, ironic coming from you though.
  3. kingofkings;809478 wrote: smh. horta kan ma waalanyahay. wherever you go, he's there. audhu billah, kan ilaahay ba ka magangelney. Sxb, odayaashan waa weyn dhiikar baa ku dacay
  4. Abwaan;809469 wrote: . Lol....Somalia...copyright....you know who that was for...are you now using on others? Nah, I have used it before you against FreshPrince before, Miskiin deleted it. I didn't break rules so I don't know why
  5. @Somali Pirate Then why do you keep replying, you are obviously tensed up, relax man, breath, in and out, in and out.
  6. Moryaan turned radical Islamists overnight are not peacemakers, there was a government and they went against it. his record of serving the army has been wiped clean by betraying his nation not once by forming the SSDF but twice as he rode into mogadishu on the back of dirty eithopian tanks. Lol, sure sure, stop being angry because he was given the burial he deserved, it's sad.
  7. Somali Pirate;809447 wrote: Legend? please Legends are reserved for those who gave up their lives to free the country from the brits and italians. Those who who fought to free our brothers and sisters in ******. those who fought like men against the ethiopian scum when the invaded in 2006. Not this man. This guy is a traitor and good riddance He did fight to free people in Somali Galbeed. Read about his history before you talk, he was even the one who defended Gedo and Bakool in 1964 against the invasion of Ethiopia. He was decorated a war hero by Aden Adde in 1964. Here are the pictures. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/63464-Life-and-Legacy-of-President-Abdullahi-Yusuf-(Pictures)
  8. So Xaaji, is the handing out of the Puntland constitution still an illusion? Was magic involved?
  9. Carafaat, this is ground breaking, I mean you just solved everything, we need strong institutions, golly gee wilikers , we didn't see that at all..
  10. War Deg Deg AH: Meydka madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo loo duulliyay Gaalkacyo Published on March 25, 2012 by Feysal · No Comments · 11 views Meydka Allaha u naxariistee madaxweynihii horre ee Soomaaliya ayaa laga duulliyay garoonka diyaaraddaha magaalada Muqdisho, si loo gaarsiiyo magaalada Gaalkacyo oo ay hadda ka socoyo qaban qaabada aaska qaran ee madaxwenihii horre ee Soomaaliya. Diyaaradda ka kicitimtay garoonka diyaaradda magaalada Muqdisho ee sida meydka madaxweynihii horre ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf ayaa waxaa la socda masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, oo isugu jira guddiga qaban qaabada aaska qaran iyo madax kale. Garoonka diyaaradda ayaa meydka madaxweynihii horre ee Soomaaliya lagula Dukaday Saaladda Jannaasada, iyadoo saacaddaha soo socda la gaarsiin doono magaalada Gaalkacyo oo ah halka aaska qaran loogu sameenayo madaxweynihii horre ee Soomaaliya. Garoonka diyaaradda magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan magaaladaasi ayaa waxaa ka soconaya qaban qaabo ballaaran oo ay wadaan madaxda maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo madaxweynaha maamulkaasi Cabdi raxmaan Faroole, iyadoo garoonka diyaaradda magaalada Gaalkacyo ay buux dhaafiyeen kummanaan dad weyne ah oo meydka sugaya si ay uga qeyb qaataan aaska qaran.
  11. Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa saaladda Jannaasada kaddib Tacsi u diray dhammaan ummada Soomaaliyeed iyo ehelladii uu ka geeriyooday madaxweynihii horre ee Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha Jamuuriyadda uu ummadda ku boorriyiay in ay u duceeyaan marxuud Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Markii ay soo idlaatay Saaladda Jannaasada ee lagu Dukaday madaxweynihii horre ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa hadallo kooban jeeddiyay madaxda dowladda waxaana haddalka ku horreeyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali, waxa uuna sheegay in Marxuum Cabdullaahi Yuusuf uu ahaan shaqsi ummadda Soomaaliyeed ku reebay taariikh weyn isla markaana ay Alle uga baryayaan in uu Jannadii Fardowsa ka warraabiyo. Sidoo kale madaxweynnaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo isna haddal kooban jeeddiyay ayaa ugu horreyn Tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed ehelladii uu ka baxay madaxweynihii horre ee Soomaaliya, waxa uu tilmaamay madaxweynaha in ummadda Soomaaliyeed looga baahan yahay in iska cafiyaan walaalkooda, isla markaana ay u duceeyaan. Madaxweyne Shariif ayaa yiri, “aniga iyo marxuumka waxaa ina dhaxeeyay cilaaqaad wanaagsan, waxaan ku wada xiriir jirnay qadka Teleefanka, waxa uuna ahaa shaqsi jecel dowladnimada iyo horumarka Soomaaliya, Alle waxaan uga baryeenaa in uu Jannadii Fardowsa ka warrabiyo. Ugu dambeyntii madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u mahad celiyay dowladda Yemen iyo Isuga Imaaraadka Carabta oo uu sheegay in ay ka codsadeen in ay si gaar ah ula socdaan xalaadda mudune Cabdullaahi Yuusuf, isagoo ballan qaaday in dowladda Soomaaliyeed ay diyaar u tahay bixinta dhammaan Deemaha lagu leeyahay madaxweynihii horre ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. INAA LILLAAN WA INAA ILLEYHI RAAJUCUUN.
  12. Faroole has arrived in Gaalkacyo and the plane has landed in Mogadishu..
  13. Preparations are under way in Gaalkacyo as we speak, Faroole is arriving any minute and Mogadishu is also preparing.