Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> One of the best Somaliland songs ever!!!
  2. Xaaji Xunjuf;894645 wrote: Carafaat Hassan ciise was born in Ethiopia Muuse Biixi was born in Ethiopia as well. Dr.Gaboose was born in Mudug. Where are the real 'Somalilanders' ?
  3. Che, I am not warning them. Its your Ethiopian brothers warning the Woyane regime. P.S. I didnt know there were other rebel movements in Ethiopia.
  4. Baligubadle is the home town of Xaqsoor Chairmen Hassan Ciise.
  5. Abwaan;894508 wrote: Abwaan decided inuusan hadda ka hadlin si uu ugu oggolaado daawadaasha SOL inay aragtidooda cabbiraan. The guy is an *****. He wants to become a Member of Parliament and Mayor of Banadir at the same time. He has no clue about the diffrence between the executive and legislative responsibilities. 'waxaa rabaa inaa anigoo Parlementarian ah, ina ka waramo arimaha Muqdisho'. Tarzan is the intellectual leader of the HAG.
  6. AfricaOwn;894170 wrote: Attention.......I'll be banned if I were to say it. His as annoying as his cousin Jac, somebody tell this grown man to take a seat somewhere. Yes they do love attention.
  7. Alpha, is the only who cared about winning this thing.
  8. Fiqikhayre;893665 wrote: It was indeed a coordination of the people, their leaders within the admin and Puntland providing the resources and confidence on the ground which deterred the secessionists from going anywhere near. The day they heard the Puntland troops are on their way they fled. The Defence Minister stuck in Ceerigaabo. Today Commander Cumar Cabdulaahi Maxamed Faroole (Cumar Faroweyne) the Commander of the Presidents Staff was in Booda village where he praised the Puntland troops. The Troops of Puntland passed Xingalool which was a final death nail to the mad ambitions of Somaliland and from Day 1 as President Farole send his own Staff Commander to the region they had to back-step from thereon. iminka ma waxa ku faanisiin sanduuq loo wado Xingalool ayuu Faroole and Son horistageen.
  9. General Duke;893659 wrote: Carafaat , Adeer I am sorry where you guys 35km from capturing Faroole? the reality today is that not a single vote will take place in any town, village or rural area of Sanaag. The SNM can count their votes in Ceel Afwayn but not in our towns ya heard. Ceel Afweyn xagee ku taala? lol
  10. kulan maanta kadhacay xarunta madaxtooyada gobolka Haylaan, oo ay soo abaabuleen odayaasha dhaqanka gobolka Haylaan, ayaa lugu go’aamiyey, islamarkaana la’isku afgartay in ciidamada intooda badan ay ka baxaan magalada Dhahar. Duke, care to explain?
  11. The Sheick is right, Somaliland is full of dharcad and basaasiin.
  12. you are right Abwaan. But one needs to capitalize on the decades of experience and international contacts of the dinosaurs.
  13. quite young though to be named DG of Foreign Ministry. I wonder how many diplomatic posts he has held before.
  14. JB, how about free speech? isnt the Sheick entitles to voice his opinion?
  15. Jacaylbaro;892974 wrote: The sheikh needs to go along the system ... you cannot say everyone is Gaal except my xisbi .... and I'm not going for election coz I should be the one .... come on ,,, dadku ma ciyaal baa ? The other day he was saying "Culimadu waa wada basaasiin miidhan" ...... probably some did not want him to speak in their mosques Sounds like another Aden Siiro.
  16. Jaceylbaro, its the second time the Sheick is arrested after his political party got banned. doesnt look like a fair system for the Sheick though.
  17. I am fed up with the oldies. No more Samater, Seynab, Sahra and Omar. Its time to celebrate some new Singers, like Mursal, Mohamed BK, Nimco, Ilkacase, Dalmar, Saxardiid, Sagal, Ayaan, Farxiyo, Khadra, Hodan, Raxiima and other young and upcoming artist.
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> Check this new dance from 2.25min.
  19. Ciidamada Bileyska Oo Xabsiga U Taxaabay Sheekh Maxamuud C/Laahi Geelle Oo La Sheegay Inuu Baahiyey Hadalo Lidi Ku ah Doorashada Somaliland Hargeysa, November 25, 2012 (Haatuf) – Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo ahaa Wadaadkii ku dhawaaqay horaantii sanadkan 2012-ka urur Diimeedkii Xisbulah dalka kaga dhawaaqay ayaa shalay Ciidamada amaanku ay xabsiga u taxaabeen, ka dib markii sida la sheegay ujeedada xadhigiisu uu ka dhashay hadalo ku lid ah doorashada golayaasha deegaanka oo uu ka baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta. Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geele ayaa la sheegay in ciidamada amaanka oo gurigiisa tagay subaxdii hore ee shalay, isla markaana ay ka waayeen xilligaasi, ayaa la sheegay inuu isagu iskii u tagay saldhiga dhexe ee Bilayska magaalada Hargeysa, ka dibna ay ciidamadu xabsiga dhigeen. Wadaadkan Sheekh Geelle oo qaar ka mid ah warbaahinta u waramay intaan xabsiga la dhigin, ayaa sheegay in mabda’iisa Diiniga ah ee uu ka taagan yahay doorashooyinka lagu haysto iyo waxa ay shareecada Islaamku nidaamka Dimoqraadiyada ka qabto, taas darteedna ujeedada xadhigiisu ay ka dhalatay. Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo isagu ahaa Wadaadkii urur Diimeedkii Xisbulah ee dalka laga mabnuucay ku dhawaaqay xilligii ururada siyaasada furitaankooda lagu dhawaaqay, ayaa dhawr jeer oo hore ay ciidamada xabsiga dhigeen, kadib markii uu ku adkaystay inaanu ka tanaasulayn ku dhawaaqida urur Diimeedkaasi, hase yeeshee markii uu muddo xidhnaa ayaa xabsiga laga soo daayay, kaas oo dhawrkii bilood ee u dambeeyay aan lagu arag saaxada saxaafada iyo fagaarayaasha siyaasada.
  20. http://www.som-con.de/doorasho.php?lang=somali Here is another poll. Umadda is 1st, Ucid comes second and Kulmiye 3rd.
  21. Cawaale;891950 wrote: Wyre, Keefa haaluka yaa Aqal -Carab Actually, I have a different point of view on this. I don't know if noticed but the brother came across as very convincing and too natural. But we know that his name can't be "I come from Somalia" in any way. So maxaa dhacay? Well, lets just say the local Imam advised him in uusan islaanta yari ku dhaaran..so he is trying his best to adhere to the advices given by the Imam and regulations made by the court at the same time. Wuxu ku dhaartay Somalia.