Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Xaaji Xunjuf;899615 wrote: Respect president daahir rayaale kahin +1
-
Xaaji, were the stolen votes of Faraweyne added to the recount?
-
Komishanka Oo Ku Guuldaraystay Inay Ku Dhawaaqaan Natiijada Codadka Hargeysa Ee Maxkamada Ay U Tahriibiyeen, Lana Sheegay Inay Waji-Gabaxa Kala Kulmeen Hay’adaha Garsoorka Hargeysa, December 13, 2012 (Haatuf) – Komishanka doorashooyinka qaranka oo todobaadkan horaantiisii hakiyey natiijadii ka soo baxaday codbixinta doorashada golayaasha deegaanka gaar ahaana Hargeysa, ayaa ku fashilmay inay ku dhawaaqaan natiijada cusub ee ay ku buriyeen natiijadii hore ay u shaaciyeen oo ay isbadal ku sameeyeen codadkii ka soo baxay degmada Faraweyne ee gobolka Maroodijeex. Komishanka doorashooyinka oo Isniintii todobaadkan Maxkamada gobolka Hargeysa u gudbiyay natiijada cusub ee ay ku hakiyeen natiijadii codbixinta ee Komishanka gobolka Maroodijeex ay ku dhawaaqeen, kadib markii ay ku sababeeyeen dibu eegista natiijadii codadka degmada Faraweyne oo laba jeer ay sheegeen in codadka goobuhu ay laba jeer qormeen, balse la sheegay in Maxkamada gobolku ay shalay dib ugu soo celisay natiijada Caasimada Hargeysa ee ay u gudbiyeen, kuwaas oo sida ilo wareedyadu sheegeen masuuliyiinta Maxkamada gobolka Maroodijeex ay Komishanka u cadeeyeen in natiijadaasi aanay waafaqsanayn dariiqada iyo nidaamka sharcigu dhigayo, taas darteedna ay tibaaxuhu intaa ku dareen in Maxkamada gobolka Maroodijeex ay ku amartay in Komishanku ay iyagu ku dhawaaqaan natiijada codadka caasimada Hargeysa ee ay ku buriyeen natiijadii ay hore ugu dhawaaqeen Komishanka degmada Hargeysa. Komishanka doorashooyinka ayaan ilaa hada la ogayn asbaabta ay ugu dhawaaqi waayeen natiijada cusub ee codadka Hargeysa ee Maxkamada gobolka Maroodijeex ay dib ugu soo celisay, wallow ay galiyeen Website-kooda natiijada dambe ee ay tii hore ku bedeleen. Iyadoo shacbiguna ay ku jahawareereen go’aanada isburinaya ee komishanku ka soo kala saareen codbixintii doorashada ee ka soo baxday degmada Hargeysa, taas oo Komishanka ku noqotay fashilaad weyn inay cadayn kari waayaan codadka rasmiga ah ee ka soo baxay caasimada Hargeysa. Dhinaca kale Komishanka doorashooyinka qaranka ayaan ilaa hada ku dhawaaqin natiijadii rasmiga ahayd ee ka soo baxaday doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ka dhacday 28 November 2012-ka, taas oo gudoomiyaha Komishanka Mr Ciise Yuusuf Xamari maalintii codbixinta doorashadu dhamaatay uu warbaahinta ka cadeeyay in muddo todobaad ah ay ku soo saari doonaan natiijada rasmiga ah ee ka soo baxda codbixinta doorashada golayaasha deegaanka, iyadoo ay ka soo wareegtayna muddo laba todobaad gaadhaysa.
-
Oba ma sidii Hassan Sheick ayaa codka Khatumo rabtaa.
-
Alpha, you are loosing from Mooge and Abtigiis. My advice:stop insulting the love Habro's and pull the IRIR card.
-
Waryaa, its big enough for atleast couple of mariuhana trees.
-
waxaan leeyahay jubbooyinka dad aan u dhalan xaq uma leh in ay ka hadlaan maamul usamaynteeda dadka Jubbooyinka dagan ayagaa u madaxbanaan maamulkooda hana lagadaayo ayaan leeyahay docfaruurka lagu hayo, waxaa jira Isimo iyo wax garad badan oo qoraal Goboladaasi ku saabsan inoo soo gudbiyay dad kale oo doonaya in ay halkaasi gaaraan ayaa iyagana jira laakiin aan wali usoora galin hadaba waa in aan kulankale yeelanaa isla 7kan si aan uga arinsano badbaadinta dadka ku dhaqan jubbooyinka ee asal ahaan kasoo jeeda Goboladan Puntland ,sidaana waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Nugaal RBC RADIO Xafiiska Garoowe He is concerned about the ethnic Puntlanders in Jubbooyinka.
-
to good to be true.
-
Ethiopia and Kenya both in full agreement on state building in Jubbaland
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
KENYA and Ethiopia always have been in agreement on Somalia. -
Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gabbal;899133 wrote: A political solution which makes everyone satisfied is the answer. If not, instability preceded the Kenyans in Kismaayo and will succeed them afterwards. +1 -
Alpha, try growing someting usefull like a Coffe or Qat tree.
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
AYOUB;898609 wrote: When? I don't think the likes of Dr. Gabboose and others who left Xamar voluntarily need an invitation to come back. You need to send a "Xamar mininkaa waaye" card to Xiin. Xiin can only return to Muqdisho if Oodweyne returns. -
Indeed, Fikeren Cherishew is a great song. http://www.youtube.com/watch?NR=1&v=tBpt3bDwqPU&feature=endscreen @Haatu, aflagada jooji. Ethiopian music is more authentic and original then the recyled western crab. .
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;898309 wrote: Now here is someone who is finally talking some sense... With the exit of Cawil in Somaliland politics, Gaboose is the most visible politician of Oodweyne community , if not the defacto leader. Now he is from Mogadishu is neither here nor there. The man competed in SL elections as a Somalilander. That is why Gaboose = Oodweyne I know our Oodweyne friend resents Gaboose success Cirro is the Chairmen of the Parliament and leader of Wadani Party who won the elections. The Interior Minister Duur, is the highest serving member in the goverment. Both men are from the "Oodweyne" community. Dr.Gaboose doesnt come close to these men. Why would you potray Gaboose as leader of 'Oodweyne' community. -
10 years is a long period to wait for a permanent settlement, me thinks.
-
This morning I went to my local Somali Makhayad, I heard rumours about a deal between Somalia and Somaliland to work in Union for 10 years and then referendum after that period.
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;898248 wrote: Muqdisho cuqdad kama qabo Dr. Gaboose ayaa shirkiisa jaraa’id lagu weydiiyey in haddii uu wax ka waayey maamulka Hargeysa halka uu aadi doono iyo inuu tagi doono Muqdisho oo siyaasiyiin badan u cararaan marka ay xil ka waayaan Hargeysa ayaa wuxuu ku jawaabay; “Anigu wax cuqdad ah kama qabo Xamar, Xamar waa meeshii aan ku dhashay oo aan deganaa, dadka Xamar joogana waa dad wax badan naga dhexeeyaan.” ayuu yiri Dr. Gaboose oo intaasi raaciyey inuu joogi doono Hargeysa. Ururka UMMADA ayaa ka mid noqonata ururada siyaasadeed ee dhaliilay doorashadii deegaanka ee ka dhacday Somaliland dhamaadkii bishii hore taasoo weli muran badan uu ka taagan yahay. Dr.Gaboose's was born in Muqdisho, his sub sub-clan is from Galkacyo, he resides in Hargeysa. Wonder what makes him an Oodweyne leader? -
Xaaji Xunjuf;897985 wrote: Sanad guuro wacan reer Khatumo Laakin sanadki 2012 oo dhan baad xaflad ku jirteen ma isla sanadkaas baad iyadana xafladweyn ku xidhaysan. Liibaan can you post that song Khatumo midnimo i love that song midhaheeda laxanka musicada fantastic. Happy Birthday Khatumo.
-
Xaaji Xunjuf;897916 wrote: Sacuudi carabiya waligood nin iyo naag uun bay kala ilaalin. Xaaji, meeshu wee kulushahay. adigu maad isku si deyn leheed.
-
More confusion as the NEC revised its own decison to recount and hands matter to the court http://somalilandpress.com/somalilandnec-revises-its-decision-to-review-results-instead-hands-the-matter-to-the-courts-38415
-
Aster Aweke seem to be inspired by the Tizita? mise anaa mooday?