Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Where is Dr.Osman? We could use his analysis of the current situation?
  2. Che -Guevara;903101 wrote: Dear Alpha....I agree with you completely. Malika......Any good Tanzanian musicians? Something from your childhood perhaps:) maybe some Bongo flavour.
  3. somalee;903084 wrote: Kismayo like all the other cities in Somalia belongs to a certain qabiil. Everyone knows that. It's only logic to let the owners run the affairs of that city Since when are Kenyans owners if Kismayo. In some countries this would be called treason. But in the name of clan everything is allowed.
  4. Finally some sensible politics from Puntland. To bad Faroole camp is trying to smear them.
  5. xiinfaniin;898780 wrote: ^^ Alpha, at least in this contest, you depart in defeat. Not particularly xiins fault, you see. As for the single vote Che got, the man volunteered to transfer all his 7 votes ---there are nicer ways to ask for a favor waryaa
  6. Xaaji Xunjuf;902662 wrote: Never ever seen igad so involved in federal state building in somalia
  7. N.O.R.F;902923 wrote: Erm, you're actually saying there is no difference between them there No delays have taken place and everyone was given the opportunity to form xusbiyo and take part. The problem is that those who lost out feel that their protests are justified. We have also had issues with the current admin in unsubstantiated vat invoices and a lack of leadership on some other issues. However, the way I see it, a systemised approach to governance will take time (I was hoping it would be taking shape by now). The problem for Silaanyo is that he has chosen to surround himself with and listen to a bunch of cronies who ‘know’ very little about putting systems in place. That’s what the likes of Africaown should be complaining about. The high taxes, the no show in terms of where those taxes are going and how they’re being spent. The lack of progress in the legislature, the continued arrests of journalists etc etc. But he chooses to jump up and down whenever he reads a cousin’s tribal nonsense. +1
  8. Haatu;902848 wrote: That's right, everyone with a name in Somalia should start claiming lands there've never seen in Jubbooyinka. Ow Ninkii Xiin ma daqada ayaa laga tuuray durbaba?
  9. Jaceylbaro has a blog. So does Ibtisam. But I wouldnt call it a political blog.
  10. Waryaa Saalax. Its a perfectly nice Mukulaal song. Dont see anything wrong it.
  11. Atheist have no one to turn to in times of difficulties.
  12. Xaaji Xunjuf;902005 wrote: Carafaat why are you so opposed to Faroole The people of Puntland oppose Faroole and his time is up. I only support the people's will.
  13. Qardho: Odoyaashii Garowe Laga Celiyey Shalay Oo Ka Waramay Sidii Loola Dhaqmey ON DECEMBER 24, 2012 AT 20:13 / 27 COMMNETS Sida warbaahinta Horseed maalintii shalay daabacdey waxgarad iyo nabadoono ka tegey gobolka Bari ayaa maalintii shalay laga ceshay Kantroolka Garowe, odoyaashan ayaa sheegay in loola dhaqmey si aysan fileyn, bahdil, jirdil, cay iyo handadaad loo geystey, waxay sheegeen in aysan marna fileyn in caasimaddii Puntland sidaas loogu geli doono, “…Puntland horey ayey u kala fur-furantey hadde haddii xoogaagii isku harayna la kala sheegto khatar ayaa ka soo socota Puntland ayey yiraahdeen…” Shan kamid ahaa ergada oo saxaafadda kula hadley Hotelka ay ka deggan yihiin magaalada Qardho ayaa ku tilmaamey wixii shalay ku dhacay taariikh Puntland u dhimaneyd. Waxgaradka Garowe laga so celiyey isla markaana qaarkood ay kamuuqdeen dhaawacyo ayaa sheegay in muddo shan saac ah lagu hayey Konroolka, waxaa nalooku yeeray ciidan, waxaa la yiri magaalada ma gelaysaan ee dib u noqda, waxaan u sheegney in shidaal nagu filan xitaa aanan haysan ee ay noo oggolaadaan in aan shidaal soo qaadano maya waa la idiin keenayaa, shidaalka gaari ayaa la idinka hor marin midna waa la idinka dib marin kii dhega adayga sameeyana sil-silad ayaa lagu xiri, waa wax aanan uba fadhiyin ayuu yiri Shiine Xaaji Faarax oo kamid ahaa waxgaradka dib loo soo celiyey. Ergadan ayaa ku baaqey in Waxgaradka iyo isimada reer Nugaaleed ay hoos u eegaan waxa magaaladooda lagu samaynayo oo ay ka istaagaan haddii kale wax aan wanaagsaneyn ayey horseedaysaa.
  14. Gaalkacyo: Mudaaharaad kale oo looga soo horjeedo muddo kororsiga Madaxweynaha Puntland (Sawiro + Cod) ON DECEMBER 25, 2012 AT 13:31 / Mudaaharaad aad u ballaran oo ay ka soo qaybgaleen Dhalinyaro, Haween, Ardeyda dugsiyada, iyo waxgarad kale ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Mudug, Mudaaharaadka ayaa ahaa mid nabadeed si nabad ah ku bilowdey kuna dhamaadey, waxaa mudaaharaadku ahaa kii labaad oo 24 saac gudahood ka dhaca magaalada Gaalacyo Dadka mudaaharaadayayey ayaa socod ku yimid bartamaha magaalada Gaalkacyo, halka la yiraahdo gurigii hore ee Gobolka, ma jirin ciidamo Boolis ah oo ilaalinayey nabadgelyada dadka mudaaharaadaya, dadku iyaga ayaa is xilqaamey, mid kamid ah dadkii mudaaharaadayey oo HORSEED weydiisey sababta wax boolis ah u ilaalin waayeen dadka mudaaharadaya ayuu si kaftan ah ku yiri “Ma in ay na laayaan ayaad rabtaa, kuwaas mudaaharaad waxba kama yaqaaniin dadkana rasaas un bay ku furaan in ay ilaaliyaan iska dhaafe”. Markii dadka banaanbaxayey soo gaareen barxadda Gurigii hore ee gobolka waxaa halkaas khudbado ka jeediyey waxgarad kala duwan kuwaas oo ka hadley muddo kororsiga xukuumadda, iyo xariga loo geystey qaarkamid ah nabadoonada Puntland iyo waxgarad kale kuwaas oo u xiran aragtida ay qabaan xabsiga Garowena ku jir iyaga oo aan wax maxkmad ah la geyn. Dadweynuhu waxay ku dhawaaqayeen hadalo ka dhan ah xukuumadda hadda jirta, waxaana ka mid ahaa “waqtigiina waa dhamaade na dhaafa”, “Puntland gacantiina yey ku bur-burin”, “nabadoonada la xirey xal maaha ee waa xiisad abuur” iyo hadalo kale oo badan. Dhegayso coadkii HORSEED ka qabatey dadkii banaanbaxa ka qaybqaatey Abwaan Cabdullaahi Faarax oo kamid ahaa dadkii la hadley dadweynihii banaanbaxa samaynaayey ayaa sheegay, in ay fariin dirayaan maamulka xilku ka sii dhamaanayo, dhamaan dadka xir-xiran ee uu ka mid yahay Yaasiin Cabdisamad hala sii daayo, haddii cid la xiraayo anigu Cabdi Xirsi Qarjab (Guddoomiyaha Gobolka Nugaal) ayaan aaminsanahay in uu mudan yahay in la xiro isaga ayaa danbiile ah oo la ogyahay denbiyadii uu galay ayuu yiri Abwaan Cabdullaahi oo kamid ah dadka caanka ka ah magaalada Gaalkacyo, waa laga guurey waqtigii qofku dhihi jirey anaa ah wax kasta, “Uma baahnin Baarlamaan aboor ah oo waqtigiisi dhamaadey, Uma baahnin kelitalisnimo, uma baahnin xukuumad Ayax ah” Yaasiin & Cabdikaafi tahdiidka halaga daayo, hana garawsato xukuumadu in la wada tashado ayuu yiri Abwaanku. Siyaasi Cabdiqani Shancad oo hadda ka hor mar isu sharaxay Xilka Madaxweynaha Puntland ayaa la hadley dadkii maanta isugu soo baxay Gaalkacyo Siyaasiga ayaa sheegay in aan xukuumadda laga yeelayn in ay xasbiga ku hayso, Yaasiin Cabdisamad, iyo Cabdikaafi, keli talisnimo yeelimeyno, Faroole iyo Maxamed Faroole na dhaafa waqtigiini waa dhamaadey, si nabadda nagu dhaafa ayuu yiri Cabdiqani Shancad. Cabdiqani Shancad oo hadalkiisa sii wata ayaa shegay in Baarlamaanka waqtigiisi dhamaadey, lana gudboon tahay in ay guryahoodi ku laabtaan, haddii la gaaro 8 Janaayo 2013 Faroole muxu noqonayaa? ayuu weydiiyey dadkii banaanbaxa samaynaayey, waxaana lagu jawaabey Muwaadin caadi ah. Caasha Uunlaaye oo kamid ganacsatada Gobolka Mudug ayaa iyaduna la hadashey dadkii isu soo abxay, waxay ka hadashey jiritaanka Puntland in ay muqddas tahay qofkastana ka weyn yahay xukuumadda Faroolena looga fadhiyo in ay ilaaliso oo aysan gacanteeda ku bur-burin,”Ma waxaad rabtaan in aad Puntland u kala goo-geysaan gobolo iyo maamulo ya-yar, haddii taas aan la dooneyn waa in dadka cadaadiska laga daayaa, nabadoonada la soo daayaa doorashona la qabtaa ayey tiri. Banaabaxan ayaa daba joogey mid shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo kaas oo ka duwanaa kan maanta, ma jirin taayiro dadku gubeen maanta ama dhagax la tuurey waxa uu ahaa mid sidii loogu talo galay u dhacay sida ay u sheegeen HORSEED dadkii ka qaybgalay Mudaaharaadkaas. Mudaaharaadka ayaa imaanaya iyada oo habeenkii xalay maamulka Gobolka Nugaal kulan uu la qaatey ergadii nabadoonada iyo waxgaradka ahayd ee ku sugneyd Garowe amar ku siiyey in ay magaalada sida ugu dhakhsiyaha badan uga baxaan, waxaa HORSEED ogaatey in Ergadu ku xujeeyeen shuruudo ah in ay u keenaan warqaddii ay ku bixi lahaayeen iyo in la sii daayo dadka kamid ah ergada iyo kuwa soo dhaweeyey ee xabsiga ugu jira sharci darrada. Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa bishan Diseember oo dhan ku sugnaa magaalada Bosaso, marna kama hadlin dadka lagu xir-xirey caasimadda Puntland iyo kuwa loogu hanjabey in laga tarxiilayo haddii aysan si nabada isaga bixin. Horseed Media Gaalkacyo, Puntland Somaliya http://horseedmedia.net/2012/12/25/mudaahraadka-dhacay-gaalkacyo/
  15. Will update this thread with latest developments on Faroole and Puntland.
  16. In terms of urbanisation, literacy, education and redistribution of wealth the fall of the regime was a blessing.
  17. Nobody demonstrated when Erigavo, Burco, Hargeysa had mayors and vice mayor of Berbera were all from the same sub clan.
  18. This the worst rubbish ever. Besides it contains a dozen clan names, It should be removed.
  19. OdeyJacfar;901484 wrote: A kid that goes by the name of FAH made a connection behind the scenes with this "girl" named greenday. Apparently they been sending text and email to one another. She told him she lived just 2 states down. FAH been real thirsty rented a car and try to visit greenday. They planned a place to meet at. FAH was eager to see her that he got there first. After waiting for 23 min greenday came. FAH was calling her all that time not realizing the dude approaching him was greenday. Very sad story indeed. kee ba labada waalan.
  20. Looool@tribal hinterland, native gorilla, fox of the east.
  21. Che -Guevara;901152 wrote: What's next, Puntland's toilets are cloaked. Ministers can not sh!t http://horseedmedia.net/2012/12/21/wasaaradihii-dowlada-puntland-oo-korontada-laga-goostay/ It seems that goverment staff, soldiers haven't been paid for months. What's is going on?