Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. The same thing is happening in Garissa. Mise qabyalad kama jirto tuladada?
  2. " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. oba hiloowlow;905918 wrote: which city is the biggest? Merca Cadey Kismaayu Marka grew after the war just like Bosasso, while Kismayo was occupied and destroyed by warlord after warlord. the pictures tell all.
  4. AfricaOwn;905422 wrote: Teaching/Raising Children to Hate Who says they teach or raise their children to hate?
  5. AfricaOwn;905382 wrote: They're not fit to be parents, I support this separation. What makes them unfit? Their taste for names? I can imagine many other names that invite to bullying at school.
  6. Its so wrong to seperate children from their parents. just because they have a specific taste for names.
  7. Published On: Friday, November 30, 2012 12:10 AM By: Moses Gold New Jersey family obsessed with Hitler (Scroll down for video) A New Jersey judge ruled that the parents of four children with Nazi inspired names will not get custody of their children. Adolf Hitler Campbell, 6, and his two sisters, JoyceLynn Aryan Nation Campbell, 5, and Honszlynn Hinler Jeannie Campbell, 4, have been in state custody since shortly after a Dutch town shopkeeper refused to decorate a birthday cake for the child's third birthday, according to media reports. State officials allegedly took custody of a newborn child, of the Campbells, just hours after its birth in November. Now, a Superior Court judge has decided that self-proclaimed Nazis Heath and Deborah Campbell cannot have custody of their children. "These children were not abused. Our children were not taken due to abuse," said Heath Campbell. "I am honest about who I am and what I am." Lawyers in the case are prohibited from talking to the media by a gag order, but Kristine Brown, spokesman for the New Jersey Division of Youth and Family Services, said: "Every call for a DYFS investigation at the end of the day is to determine whether the child is in danger or in the midst of child abuse and neglect.” "If I have to give up my Nazism, then so be it. I will," said Campbell. Children are "my heart and my soul and more than anything else." The Campbells plans to appeal the ruling.
  8. Mujaahidka ugu weyn ee SNM maxaa u sheeganisaa?
  9. Muuse Biixi(Kulmiye Chairmen) celebrates and welcomes Wadani as Political Party. http://oodweynenews.com/2013/01/own-annagu-waddani-waxaanu-leenahay-ku-soo-dhawaada-garoonka-ciyaarta-siyaasadda-hase-ahaatee-muuse-biixi/
  10. Gaadhigii Muuse Biixi oo la burburiyey iyo Saylaci oo Nabadgelyadiisa Ciidamo gurmada u dalbaday Written by Qarannews Dec 31, 2012 at 03:02 AM Gaadhigii Muuse Biixi oo la burburiyey iyo Saylaci oo Nabadgelyadiisa Ciidamo gurmada u dalbaday Hargeisa-(Qaran-news)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka mid ahaa xubnaha wefti uu hogaaminaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylaci oo shalay gabal-dhacii gaadhay Boorama halkaasoo dadweynaha reer Boorama kala hor yimaadeen shiid,rabshad iyo mudaharaad xoog badan oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba keenay ka dib markii ciidamadii gelbinaayey Madaxweyne ku xigeenka salbabakheen, jiho kastana rasaas aan loo miidaan deyin u fureen halkaasna ku dileen hal Ruux, Daraasiin dadoo kalena ku dhaawaceen.Dhinaca kale mudaharadayaasha ayaa burburiyey dhawr gaadhi oo ka mid ahaa Kolonyadii Madaxweyne ku xigeenka la socotay oo uu ku jiro Gaadhigii Muuse Biixi inkastoo isagu ka badbaadey. Mudaharadayaasha ayaa sida ilo xogogaal ahi u sheegeen Qarannews markii ay ******** in xubnaha weftiga Saylaci uu ku jiro ama la socdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayey mudaharaadkii xoojiyeen,iskuna xeereen Hotelka Rays oo weftigu galeen, waxayna qaar ka mid ah mudaharadayaashu ku tiraabeen,dalbadeena in Muuse Biixi debeda loo soo tuuro oo loo soo gacangeliyo,taasina waxay weftiga Saylaci ku abuurtay fawdo iyo khalkhal hore leh. Yeelkeede Madaxweyne ku xigeenka ayaa degdeg u dalbadey ciidamo dheeraada si nabadgelyada Muuse Biixi loo sugo, taasina waxay suurtogelisay in isla xalay gelinkii horeba ciidamo badan oo Milateriya iyo Ciidamao gurmada oo nooca RRU-da loo yaqaano laga diray Hargeisa si ay Muuse Biixi u samata-bixiyaan hadii arintu murugto. Dhinaca kale Goob-joogayaal u waramay Qarannews ayaa sheegay in Baabuurtii weftiga Saylaci ee Xalay la burburiyey uu ku jiro Gaadhigii Muuse biixi oo yaalay ilaa xalay isagoo burbursan agaagaarka Harawo Hotel. Isku soo wada duuboo weftigii uu hogaaminaayey Saylaci ayaa dhiriq lugaha la galay maadabay wajaheen ama la kulmeen mudaharaad xoog badan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ,ku darsoo Bulshoweynta Beesha Samaroona si weyn uga soo horjeedo qorshayaasha saylaci xanbaarsan yahay. Qaran-news Hargeisa
  11. http://horseedmedia.net/2013/01/04/voa-faaqidaada-todobaadka-xaaladda-puntland/ Idaacadda VOA ayaa barnaamijkeedaa faaqidaada Todobaadka ee baxay maanta 04/01/2013 ku soo qaadatay xaaladda Puntland, ee sii cakirmeysa, muranka ka taagan Puntland ayaan weli xal laga gaarin, waxaana weli diidan in wada hadal la furo Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo hadda la soo baxay qorshe ah in 5 sano lagu doortey, Inta badan shacabka Puntland iyo nabadoonadoodu waa dhiibteen wixii la gudboonaa waxayna sheegeen in madaxweynaha lagu doortey 4 sano isla amraakana uu amaanadoodi u soo celiyo Isimada ayan weli door muuqda qaadan waxaana loo direy baaqyo kala duwan, mucaaradkuna ma lahan hadaf mideysan oo aan ka ahayn in 08 Jan 2013 la qabto doorasho. Sahra Ciidle oo ahayd weriyaha barnaamijkan daadihinayey ayaa sheegtey in ay xiriir la sameeyeen Xukuumadda Dr.Faroole laakiin qaarkood waa ka cudur-daateen in ay barnaamijka ka qaybgalaan, halka qaar kalena aysan ka jawaabeyn telefoonadooda. Tan iyo markii Madaxweyne Faroole beddalay qaabka damaciisu ku hirgalayo isla markaana yiri”..Wax naloo kordhiyey ma jirto ee 5 sano ayaa nala ku dooretey..” ayaa in badan oo kamid ah xukuumadiisa weji gabax ku noqotey qorshaha cusub ee Madaxweynuhu la soo baxay isla markaana ay ku adkaatey in ay difaacaan dooda cusub ee Madaxweynaha ee ah 5 sano ayaa nala ku doortey Barnaamikan waxaa ka qaybqaadanaya aqoonyahanada kala ah: Maxamed Cali Yusuf gaagaab 8Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland iyo Ismaaciil Adam Diiriye Agaasimihii hore ee hay’adda daryeelka bulshada Sidoo kale barnaamijka waxaa qayb ka ah mid kamid ah isimada Puntland Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Dhegaysi wacan
  12. Abtigiis, are you clubbing in Florida 1 or Casablanca? I can recommend the chaimpaign room in Florida 2.
  13. Militias have fought eachother in so many Somali cities. That doesnt make Muqdisho, Beletweyn or Kismayo a contested city.
  14. Nobody sings Soul like Aster Aweke.
  15. http://www.haatuf.net/2012files/4447.html
  16. Abwaan;904285 wrote: I am saying that I heard you started working at Fozia's office, or may be it is your brother. I would love to work for the Somali Foreign Service. Its an honour to represent your country. I think every Somali would like it.
  17. Alpha Blondy;904324 wrote: somaliland hargesia boroma wajale las khorey ka labaydh odweyne others qabribayax
  18. Maanshallah it was a good year. INshallah 2013 will surpass all our expectations.
  19. Carafaat

    Garissa

    Haatu;903044 wrote: First of all, Mandheera and Wajeer are small insignificant towns compared to Gsa. I have been to Wajeer Airport. Does Garissa have an Airport as well?
  20. Haatu;904208 wrote: War I know what I've seen on Universal many times, rag caato u dhimanaayo oo tuute iyo koofiyad xun oo ka weyn qabo ayaan in badan arkey. Ragga ha la cayiiliyo Ma kacaankii ayaa mooday oo Sarakiisha dadka iyo dalka cuni jireen.
  21. Folks returning home is a positive sign and the best thing for our people and the land.