Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wuxu kasoo horjeeda, wasiirkan beenta badan ee lacagtii xafiiska horey u cunay. -
when Faroole says jump, ma iska boodisaa. Its a good think the President adressing Somalis directly, and clear message to the diaspora. The country needs you!
-
Saalax;914412 wrote: Madaxweyne Faroole: Soomaaliya wixii ka dhacay 1991 dii wax la ilaawi karo ma’ahan Garoowe (RBC Radio) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in aan sinaba lagu ilaawi Karin Xasuuqii ka dhacay kuunfurta Soomaliya sanadii 1991dii oo uu sheegay in dad hantidoodii lagu xalaaleystay oo ay Dowlada xataa kamid ahayd taasi oo uu ku tilmaamay in ay ahayd xaq daro laga galay dad soomaaliyeed oo taariiqda dalkana baal mugdi ah kaga jirta mar uu maanta ka hadlayay Xaflada Furitaanka shirweynaya Xisbiga uu hormuudka u yahay ee Horseed oo maanta lagu qabtay Magaalada Garoowe. “ Cadaadiska Dowlladii Milateriga ahayd ee dalka soo martay waa loo wada sinnaa marka la eego Gobolada Puntland oo gaariwaa la oranjiray xiligaa S-Land iyo Kuunfurba dadbaa Dameerey Magac ku qoreen Dil toogsho ah loogu xukumi jiray wxuu ahaa maamulkaasi mid dadka iyo dalkaba u daran, sidoo kale arintii ka dhacday Gobolada Waqooyi waxa weeye wax laga murugoodo laakiin maahan in laga badbadiyo, Madax Federaalka ka tirsan oo aan doonayn in aan halkaan ka sheego magacyadooda baa waxay yiraahdaan Waxba yaan colaadii hore laga sheekeyn waxanse leeyahay wax la qarinkaro maahan waaana sheegeynaa kana aamusi meyno ilaa raali gelin laga bixiyo Dadkii la xasuuqay hantidii la dhacay, anigu 2ba guri baan ku lahaa Koonfur hadana waan iska iibiyay oo Guriyaan ku leeyahay Garoowe ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Dr faroole. Dr Faroole wuxuu sheegay in Puntland xili walba ay u taagan tahay midnimada iyo jiritaanka umada Soomaaliyeed waligeedna ay jidkaasi hayndoonto hadaan laga leexin sida uu yiri madaxweynuhu wuxuu kaloo sheegay in Dowlada Soomaliya Dastuurkii lagu soo doortay laga unkey Deegaanada Puntland siiba Garoowe oo ay madaxdii Dowladii kumeel gaarka ahayd ay yimaadeen wuxuuna sheegay Madaxweynuhu Puntland in ay ka go’need in Federaaliisimka la hirgesho hase ahaatee laga yaabay qaar ka mid ah madaxdii xiligaa jirtay in ay doonayeen in waqti loogu daro sida uu madaxweynuhu hadalka u dhigay. HALKAAN KA DHAGEYSO Ibraahim Wadani RBC Radio Xafiiska Garoowe Is Faroole complaining about the price he sold his houses for?
-
New Hospital opened in hargeysa Somaliland +PICS
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
NGONGE;914350 wrote: How many hospitals do they have in that city now? (good stuff). One public hospital and a number of NGO funded privetly run ones. -
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;913737 wrote: The foriegn minister of Somaliland is a duplicitious smooth talker, who sings the masses lullabies to return an awakened Somaliland public to their state of slumber. But it's a little too little too late, because he isn't fooling anyone but himself. Wasnt the budget for this office included in the 2011 expenditure? So where did the money go? -
Xaaji Xunjuf;914015 wrote: Somaliland will tax 5% on sales of Cigarette and Khat, the president said that the talks with Somalia and Somaliland will continue, He also said the armed forces of the country are in full control also he took part of a peaceful demonstration in Hargeysa. He concluded that Somaliland statehood is sacred. Good idea. Wonder how they will impose it?
-
nuune;913703 wrote: And you will tell me to stop talking about you and growing up at London streets, now dib ugu noqo what you wrote there, sxb, only teens ayaa aaminsan waxaas that Somalia's history started at independent, what were we before that, yaanyuuro http://it.wikipedia.org/wiki/Somalia_Italiana
-
New Hospital opened in hargeysa Somaliland +PICS
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Masnshallah! Allah ha u naxariisto Dr.Mohamed Aden Sheick. His legacy will bring the Somali people closer together and help to create a new future together! -
I feel most content when I have 0 money. Then I dont need feel the urge to consume, eat out, shop, buy nor make consumer choices.
-
Xaaji Xunjuf;912429 wrote: Its been 22 years since General siyad bare was removed from Mogadishu ending 21 year dictatorship where do we stand 22 years later.Somalia's goverment is officially recognized by the united states the country is slowly emerging a new constitution a new beginning in 2013 Mogadishu capital city is being reconstructed with the help of turkey and the people of Somalia abroad and with in the country entire new cities were created particularly in the puntland region of Somalia. Somaliland just finalized its 5th democratic election held and with a booming financial private sector. One thing Somalis learned is that you cant rule Somalis for to long that's why a new president is elected in Somalia every 4 years. And in Somaliland every 5 years people vote for a new president. I think the future looks very bright as long as we maintain the peace and the brotherhood. Long live Xaaji, Indeed we should maintain the peace and brotherhood. The times of (clan)dictatorship is over, waxa lagu kala bixiyaa cod rasmiya.
-
xiinfaniin;912358 wrote: ^^We all hope so. But the protest in Hargeysa is getting louder Xiin, it seems like you are protesting. What is it that you are afraid of?
-
Congratulations to Abwaan, I am sure he will do fine job for the country.
-
oba hiloowlow;912065 wrote: why should we unite just because we have one similarity, the colour.. walahi i rather die than that SXB, you really have an issue with black folks. dont you?
-
Good move. Now Somaliland should do the same!
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;912230 wrote: Horta ma aaminsani wax la yiraahdo iskutag (federalism), Soomaaliyana kama dhaqangali karo. Soomaali micnaha 'federalism' ayaaba ka maqan fahankeeda, iskaba dhaaf inay ku dhaqanto. Laakiin waxaa la yaabay kuwa buun buuniyo 'Jubbaland' haddana la yaabaayo shirkaan camal oo lix gobol la isku daro la rabo. Dadkaas la baxay 'Jubbaland' oo isleh waxaa wadatiin magacii Ingiriiska ugu wici jiray meelahaas, wax ayaa ka qaldan. Why? Because haddee jirtaba dhul la isku dhihi jiray 'Jubbaland' tan hadda la rabo in loogu wanqalo ma'aha. Haddee Jubbaland jiri jirtayna Jubbada Hoose kaliya ayee ahayd. Laakiin Alta Jubba ayaa jiri jirtay oo Talyaaniga dhoob dhoobay, kana koobneyd Gedo, Bakool, Jubbada Dhexe iyo Baay. Gobolkaas ayaana jiray until dowladii Kacaanka u kala qeybisay gobollada hadda jiro ee Jubbada Dhexe, Baay, Bakool iyo Gedo. Dowladihii Cabdullaahi Ciise hoggaamin jiray, tii Aaden Cadde iyo tii C/rashiid Cali Sharmaarkeba halkaas gobol ayaa xildhibaanada laga soo dooran jiray. [ Source ] Degmooyinkii Alta Jubba (aka Upper Jubba) ka koobnaan jirtay oo meeshaan ku qoran, with their current gobolo ku jiraan degmooyinkaan in brackets: Baydhabo (Baay) Buurhakaba (Baay) Baardheera (Gedo) Dajuuma (Jubbada Dhexe) Saakoow (Jubbada Dhexe) Diinsoor (Baay) Qansaxdheere (Baay) Luuq (Gedo) Dooloow (Gedo) Ceelwaaq (Gedo) Xuddur (Bakool) Tiyeegloow (Bakool) Waajid (Bakool) You can clearly see Jubbada Hoose (Lower Jubba) was always separate. Diinsoor and Baardhere had the same number of MP's. No wonder some Kacaan folks dont like democracy.
-
Alshabaab attacks Jawhar but failed to seize it
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;911880 wrote: Oba never promote HAG on HAG violence, if there are any HAG problems you need to sort that out diplomatically Xaaji, Oba ha la yaabin dee. wee ku cusub tahay bahashani -
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
xiinfaniin;911232 wrote: This is the last kicks of a dying horse. The notion of a Somaliland entity fighting for colonial borders will be over soon. Somaliland elites will commence soon for a face saving campaign to convince Khatumo to be allies again in the face of looming federal Somalia, and the diminishing of Somaliland's outsized role to its natural role.... Wishfull thinking. Not the first time Xiin predicts the downfall of Somaliland, and everytime SL managed to control more of its territority.