Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Xaaji Xunjuf;938404 wrote: Oba Somalinimada waxa hayaa nimanka shurakada la ah Kikuyada Somalinimada haka hor iman hadi kala khayin al wadan baan lugugu sheegi haka hor iman Somalinimada.
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiir Dib udajinta Somaliland Dr Xaglatoosiye Ayaa Maanta Safaro Ugu Baxay Dalka Fiiland http://www.allbuuhoodle.com/2013/04/12/wasiir-dib-udajinta-somaliland-dr-xaglatoosiye-ayaa-maanta-safaro-ugu-baxay-dalka-fiilan/ Waxaa maanta galinkii hore kaduulay garoonka diyaaradaha ee BerBera Wasiirka Wasaarada Dibudajinta Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Wasiirka ayaa ku sii jeeda dalka fiilan halkaas oo uu kulamo kula qaadan doono wasiiro katirsan wasiirada dalka fiilan kuwaas oo ay kawada hadli doonaan illaaqaadka soo jireenka ahaa ee kadhexeeya fiilaan iyo somaliland. Sidoo kale wasiirka ayaa inta uu joogo dalka fiilaan ayaa kulamo laqaadanaya jaliyada somaliland ee dalka fiilaan. Wixii warar ah ee kusaabsan socdalka wasiirka wararkayaga danbe ayaad kula socon doontaan -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Traditional elders of Buuhoodle Media during the Ministerial delegation visit to Buhoodle region Somaliland Minister of Finance More pictures: http://www.allbuuhoodle.com/2013/03/04/maxaad-ka-xasuusataa-halka-ay-marayso-nabadayntii-gobolada-bari-ee-somalinad/ -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maxaad Ka Xasuusataa Halka Ay Marayso Nabadayntii Gobolada Bari Ee Somalinad DAAWO Full Warbixin + Video+Sawiro http://www.allbuuhoodle.com/2013/03/04/maxaad-ka-xasuusataa-halka-ay-marayso-nabadayntii-gobolada-bari-ee-somalinad/ Dub Umilicsigii Nabadaynta Bariga Somaliland Ee Mudooyinkii Lasoo Daafay Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Nawaaxigeeda Dagaaladaas oo Ku Bilaawday Markii Hore Dhuldaaqsimeedyo Udhexeeya Deegaanada Buuhoodle iyo Qoorlugud Ayaa Waxa Ay Xiligaasi Sababeen Dagaalo iyo Diriro Aan Laga Fiirsan Ku waas oo sababay khasaare nafeed iyo mid maalba labada dhinacba ayaa ugu danbaytii isugu soo biyashubtay nabadayn dhexmara beelihii xiligaasi isku maandhaafsanaa lahaanshaha deegaankaas oo Runtii ahaa mid aan dhiig iyo dhibaataba loodaadiyeen maadama uu ahaa dhuldaaqsimed asa aheetee dagaalada wax faa iida ah oo laga gaadhay khasaare mooyaane majirin labada garaba . Taasina Waxa ay calaamad u ahayd in aysan xiligaa dadku kafakarin dhibaatada ka imaanaysa iyto khasaarihii baahsanaa ee kadhacay deegaankaasi dagaal iyo duqaymo kasta oo dhacaa waxa ay ku danbeeyaan nabad dagaalada mudadad dheer socday waxa ay isugu biyashubteen in Nabad Laga dhex dhaliyo beelihii hawl wadaagta ahaa ee ismaandhaafku Uu kU Dhexmaray Deegaanada Kalshaale hagoogane iyo Maygaale . Dagaaladaas Kadib Waxaa dhacay wadahadalo nabadeed oo ay isugu yimaaden guurti kakala socda guud ahaanba G/ Somaliland iyadoo guurtidaasi ay ugogol xaadhayeen sidii loo nabadayn lahaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka kalshaale oo ahaa dhuldaaqsimeed ay wada dagaan labada beeloodba aayaa kii uhoreeyey waxa uu kadhacay tuulada maygaagle oo hilaadii 30 Klmt Buuhoodle kaga beegan dhanka waqooyi . shirkaas nabadaynta labada beelood waka uu ku dhamaaday afkii hore guul daro iyadoona shirkaasi laga qaatay anbiil isla markaano lagu heshiiyey in gogol nabadeed oo kale ay isugu yimaadaan beeluhu ayaa waxaa markale halkii kasii socday dagaaladii iyo duqaymihii iyadona xiligaasi lasoo aas aasay jamhadii uu hogaanka ka ahaa Dr Saleebaan Ciise Axmed Kaar Xaglotoosiye Jamhadu waxa ay xiligaasi bilaabeen dagaalo Ay Dub Ugu Soo Dhicinayaan Deegaanadii Kamaqnaa Oo Ay Xiligaasi gacanta ku dhigeen Maleeshiyaadyo Beeleedo Kasoo Jeeda Deegaanka Qorlugud iyo Dowlada Somaliland Dagaalkaas ayaa hadana in badan kasii socday deegaanada Buuhoodle iyadoona dagaalku markii danbe uu gaadhay deegaano katirsan G/ Sool . Hadba Wixii Xiligaasi Kadanbeeyey Waxaa Abaabul is Afgarad iyo Nabaday Uu Dhexmaray Hogaanka Sare Ee Ururkii SSC iyo Madaxweynaha Hatan Talada Dalka Haya iyadoono kulan kii u horeeyey ee ay ku kulmaan labada masuulna uu ka dhacay Magaalada Dubi Ee Casimada isutaga Emaritka Carabta Halkaas oo ay xiligaasi Labada Masuul Ku Kala Saxeexdeen Heshiis Nabadayn Oo Laga Dhexdhaliyo Beelaha inta Mudada Ah isku Maandhaafsanaa Lahaanshaha Deegaankii dhibaatadu Ka Dhacday Waa Kalshaalee iyadoona qodabadii heshiiskoodu ay kamid ahaayeen Sadexda Qodob Ee Hoskuxusan 1 Kashaqaynta Nabadgalyada Deegaanada Buuhoodle iyo Qorlugud 2 Soodaynta Maxaabiis Xiligaasi Ay Kala Haysteen Labada Garab 3 Kasoo Qaadista Cidamada Somaliland Ee Ku Sugan Jiidaha Buuhoodle Socdaalkii Xigay Kulankii Dhexmaray Labada Masuul Waa Dr Saleebaan Xaglotoosiye iyo Axmed Siilaanyo Ayaa Dr Saleebaan isaga oo ka duulaya Fursadan Kakooban Sadexda Qodob Ee Korku Xusan Waxa uu dib ugu soo laabtay deegaanka Buuhoodle isagoona Xiligaasi Kulomo Gooni Gooni Ah Layeeshay Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle Oo kala tashaday Sidii Loonabadayn lahaa beelaha buuhoodle iyo qoorlugud loona qaadi lahaa cidamada somaliland ee ku sugan deegaanka buuhoodle iyo deegaano ku xaydaaran arinkaas latashiga ah waxaa xiligaasi si wayn usoo dhaweeyey shacabka reer buuhoodle waxa ayna kamid noqotay fursadaha siyaasadeed ee Xiligaasi Taagnaa Ee Uu Horseedka Ka Ahaa Dr Xaglotoosiye . Wixii intaasi kadanbeeyey Waxaa Lagalay Abaabul nabdeed oo ay udhanyihiin guud ahaanba shacabka reer buuhoodle iyo Hogaanku Waxaana Maalintii Danbe Oo Rabadaan Ah Goor Duhur Ah Ay Kakiciitimeen Wafti Balaadhan oo isku jira isimo cuqaal odayaal iyo culimo awdiin ay ukiciitimeen deegaanka Caynaba oo ay kadhacaysay kulanka nabadeed Ee Labada Dhinacba Xiligaasi Waxaa siwayn Kulankaasi uga Dhursugayey Shacabka Reer Buuhoodle Oo Ku Faraxsanaa Nabadaynta Dib Uga Hana Qadidoonta Labada Beelood Waa Beelaha Buuhoodle iyo Kuwa Qoorlugude . waxaana xiligaasi halkaas ku qaabilay waftidii uu horkacayey dr saleebaan xaglotoosiye waxti isugu jira isimo cuqaal odayaal culimo awdiin iyo raxan kamida wasiirada Jamuuriyada Somaliland Waxa uuna ahaa Kulankii Ugu Balaadhnaa Ee Dhexmara Labada Dhinacba Waxaana Kulankaasi islamirkiiba Lagu Lafa Guray Hadaladii Heshiiska Ahaa Ee Kakoobnaa Sadexda Qodob Ee Dhexmaray Dr Saleebaan Xaglotoosiye iyo Mudane Axmed Siilaanyo Waxaana Halkaasi Sirasmi Ah Hoosta Looga Xariiqay Sadexdii Qodob Waxaana Maalinkadib Dib Ugu Soo Laabatay deegaanka buuhoodle wafti ka baaxad wayn tii markii hore ka anbabaxday deegaanka buuhoodle oo ay wehelinayaad maxaabiistii lagu qab qabtay dagaaladii kadhacay deegaanadaasi taasina waxa ay horseed nabadeed u ahayd nabadii labada beelood ee bilawga ahayd waxaana xiligaasi soodhaway qaran usameeyey wafuudan baaxada wayn guud ahaanba shacabka reer buuhoodle kuna farxay guulahan uu soo hooyey halyeey saleebaan ciise axmed kaar taas waxaa xigtay in isla maalintaaba ceedamada soomaalilaand ay isaga huleelaan guud ahaanba deegaanada buuhoodle iyo deegaanadii fadhiisnka u ahaaba iyadoona maalintaabay ay is aaminaad iyo kalsooni walaaltinimo ay dhexmartay beelihii mudada dheer dagaalan sanaa isku soo wada duuboo guulaha laga joogo nabadaynta beelaha buuhoodle iyo qoorlugud ayaa hada ah kuwo ayku wada noolyihiin belahaasi waxaana maalinba maalinta kadanbaysa si saami qaybsi iyo wax wadaqabsi ku dheehantahay kusoo biiraya somaliland belahaa buuhoodle oo kutusaya in uu meesha kabaxay khilaafkii mudada dheer soo jiitamayey hada hooskadawo video yo kutusaya guulaha lagaadhay iyo sida hada xaalku yahay Somaliland Ministers of Interior, Finance, Resettlement Somaliland Minister of Interior Somaliland Minister for Resettlement, Xaglatoosiye -
Ali Khaliif Galeyr has a point though. Khatumo has been sidelined, its quite logic for Khatumo to re-evaluate its objectives in order to achieve more results for its people. Siyasadu waa dan.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> check Ali Khaliif at 7.01min.
-
dp
-
What could end the unity of Somalia, though Mr President, are Khatumo people disillusioned about the way you had sold them out to the secessionists. There is a limit to their devotion to the union and if all they get for all their sacrifices for Somalia and the union, now or in the past, is betrayal at your hands and lack of support from parliament, cabinet and the wider non-secessionist Somalia, we fear enraged people would take matters into their own hands and force secession from Somalia on Khartoum Why is Khatumo threatening with secession? If Khatumo truly seeks Unity and the restoration of the Union, then it should welcome the talks between Somalia and Somaliland.
-
I dont agree. Its a matter of money. Give every Somali that brings relevent information 50 dollar, markaas ayaa sir qarsoon Somalia ugu dambeysa. But if all the money is collected by few high raking officials nothing will change.
-
Oba, who controls sirdoonka wadanka? Isnt thst Ministry of Interior?
-
Tallaabo;937694 wrote: The whose "interest"? Your clan? Sub-clan? Family? Your personal interest? Why do you think the Kenyan government and not the Somali government have those "interest" of yours at heart? Let me remind you a lesson from history. During the first halve of the 20th century, the Arabs foolishly thought they were going after their "interest" by collaborating with the French and British in their war against their Muslim brothers of the Ottoman empire. Guess what became of that "interest"? Colonisation, the division of the Arab lands into fiefdoms hostile to one another, the wholesale give away of Palestine to the Jews, exploitation, and perpetual humiliation was the reward they got. Now what was that "interest" of yours again?:cool: +1 I hope Somalis take these interest lessons to heart.
-
President of Somalia supports 6 region state for southern Somalia.
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia;937737 wrote: Your 8000th comment better be a great one, like one warning the Somali people of pirates, jinns and states. Dadkeenu wexe isku khaldiyaan qabiil iyo dowladnimo. Waa waxa maanta na kharibiya. Wa waajib ina la isku sheego. -
Xaaji Xunjuf;937741 wrote: So far we had the camel lovers the sheikhs and now goldogob and a faction of the gedo community all opposed to the conference. The list is even longer. Even the Water-cariers opposed it.
-
Ambassador;937801 wrote: I thought somaliland was your country? Why arent you as outraged about the killing carried out by the ethiopian military inside of mosque in hiiraan? It is not foriegns with whom you are at war, it is certain people. @carafaat Both killings are outrageous. Eventhough I dont support it, the Ethiopian army in Hiiraan was invited by the Somali Federal Goverment. But who invited the Liyui Police in to Cabudwaaq? As Gabbal clearly explained no one did! Doesnt that concern you?
-
Che -Guevara;937893 wrote: Ace. When the Republic imploded, it didn't neatly crumble into North-South. The civil war created tribal homelands and the struggle against Barre waged by tribes not by Somaliland or any other regional administration. And at the end, tribes will decide the final outcome and solution won't come in neatly packaged divorce settlement. These talks are good beginning but they falsely assume that there are only two Somalis whose reconciliation will result in lasting peace. Actually it did. Hence why the Burco and Borama reconciliation conferences were attended by all northern stakeholders incl Ali Khaliif Galeyr and thats why Somalilands goverment controls over 95% of its territory. On the other hand Puntland, Galmudug, ASWJ, etc participated in Embaghati/Muqdisho conferences and are part parcel of the TFG and the Federal Goverment that were the result of that reconciliation process. The Somali Federal goverment acknowledges it and the international community acknowledge it. Hence why the two sides are talking.
-
Its up to the two Parliaments to approve any outcome, not some qurbojoog flag waiving kids. This is real politics not fadhikudirir central.
-
Che -Guevara;937799 wrote: Stoic. This might all be for a show. I would say one thing, I don't think the current Somali Government will take the monumental decision of endorsing Somaliland. It does not represent the will of the Somali people as the country is in transition and it certainly does not have the means to implement anything it agrees to. For the spin doctors, this was a success. Che, this goverment isnt transitional, its for real. Eventhough some would have wished the era of anarchy and piracy to be continued. So anything both parties agree upon would still need to be approved by both Parliaments in order to be implemented.
-
Alpha is on holiday in Jabuuti. He was spotted on jeudi soir in the quatorze district.
-
President of Somalia supports 6 region state for southern Somalia.
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
6 region State. The mother of all clan States. -
What the hell is the Liyui Police doing inside the territory of the Somali Republic? I cant stand these foreign agents working in our country. :mad:
-
xiinfaniin;937489 wrote: Saalax you and I know facts on the ground as they are. Somaliland failed so many times to execute its election-by-militia exercise in Xudun. Khatumo has gained ground in that area, and now expanding its authority. Wasnt Puntland in control of Xudun not so long ago.
-
Gheelle.T;937483 wrote: ^Carafaat has put on his Somaliland shirt back. You have no time to defend the forks from SSC,Makhir, or Awdal eh? Jubba on the other hand.........!! Gheelle, I support the Unity of the Somali people. But have always opposes clan based diaspora based States and the clear Pirate politics of creating more division.