Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Guys, is this true? Has the TFG the authority to change the Somali terrotorial water from 200 mile to 12 mile? Is this even possible according to International Maritime Law's? What consequence will this have for the explotation of fishing, oil, gas and other resources?
  2. ‘Arrintaas Uiu ka Dhawaajiyey Raiisul Wasaaraha Waa Mid Xaaraan ah…’ “….200 nautical mile waxaa iska leh dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sharciyeey Dawladdii Maxamed Siyaad Barre (AHN), waxana uu ku sharciyayey in ay tahay Somalia Territorial Waters, ee kuma uu sharciyayn inay tahay Somalia Exclusive Economic Zone (EEZ)…” “…Badda iyo dhulka ummadda oo dhan ayaa leh. una malayn maayo in badda Soomaaliya sidaas lagu dhici karo oo lagu duudsiin karo xaqeeda, prime minister-kuna hadda waxa uu joogaa New York, waxaana rajaynayaa inarrintan aan la dhayal san karin, labada boqol (200 nautical mile) ee Soomaaliya leedahaynan qof ku saqajaami kara ma jiro…” Waxana uu Prof Ibbi qiray in Kenya ay samaysay in si khalad ah usoo gashay xudduudeena badda Soomaaliyeed, baarlamaanka wuxuu ku ammaanay inay ka hor tageen heshiiskii uu u ololayn jirey ee Is-afgaradka kana dhigeen NULL & VOID…. Prof. Cabdiraxmaan Ibbi ” Intaan la gaarin 19-ka Desember Haddii aan Dadka Soomaaliyeed Muujin Isku Duubnaan iyo Midnimo waxaa Dhici karta… “ Ayadoo Dowladda Federaalka ay Dooneyso in 19 Desember 2011 in ay wax ka badesho Sharcigga Badda Soomaaliya ee la saxiixey 1972-dii ayaa waxaa maalmahaan socda Olole la doonayo in looga hortago wax ka badelida Sharcigaas iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa arrinkaan ka hadley Wasiirkii Hore ee Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Dowladii Cumar Cabdirashiid, Prof Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo Xiligaa ahaa Shaqsi u ololeynayey in Heshiis loogu yeerey Afgarad oo la doonayey in qaybo ka mid ah Badda Soomaaliya lagula heshiiyo Dowladda Kenya, ayaa wax laga weydiiyey sida uu u arko 19 ka Desmber 2011 in wax laga badelo Sharcigii Badda ee Soo jirey muddo 40- Sanno ah. Prof Cabdiraxmaan Ibbi isagoo arrinkaa ka hadlaya waxaa uu yiri “Xiligaas anaguba waxaan ahayn kuwa Difaacayey Badda Soomaaliya waayo waxaa ku doodeyney in Badda Soomaaliya ay tahay 200 Nautical Miles oo ah Midda Soomaaliya Xaq u leedahay oo aan sinaba looga hadli karin.” Prof. Cabdiraxmaan Ibbi mar wax laga weydiiyey sida uu u arko Warkii ka soo yeerey Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ahaa in Badda Soomaaliya haddii 200 oo Mayl ay noqoto waxaa galeysaa Xeebaha Sacuudiga waxaa uu ku jawaabey “Arrintaas uu ka dhawaajiyey Raiisul Wasaaraha waa mid Xaaraan ah marnaba lagama hadli karo in Baddeena ay tahay wax kayar 200 Nautical Miles markii an ahaa Wasiirka Kaluumeysiga waxaan ku doodeyney in Badeena ay tahay 200 Nautical Miles iyo wax ka badan marka Cidda oroneysa Baddeena 12 Natical Mayl waa qof aan la socon Sharciyada u yaal Badaha ” ■___________________________ “Badweynaha Indian Ocean-ka maadaama ilaa laga gaarayo Australia ay tahay badweyn, waxaan ku leenahay dhinacan badweynta hindiya 200 nautical mile, hadda ayaan leenahay (200nm). Waxaan dagaal ugu jirnaa oo dhibaatada hadda kicisay waa Continental Shelf-ka la gaarsiiyo 350 nautical miles,” prof. Ibbi … (mp3) ___________________________ Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyey in wax ka badelidda Sharciga Badda Soomaaliya ay ka Dambeeyaan Dowladaha Norwey iyo Denmark ayaa waxaa uu ku Jawaabey Proff Cabdiraxmaan Ibbi oo markaa u waramayey Idaacada Al Furqaan ee ka dhisan Magaalada Muqdisho waxaa uu yiri ” Dalkeenna Muddo 21 Sanno ayuu Beylah ahaa Baylahnimadaas ayaa keentey in Dallal fara badan ay soo Hunguriyeeyaan Khayraadkeennii una soo tartamaan maadaama dadka Soomaaliyeed ay iyagu isku jeesteen” Waxaa la weydiiyey sida uu u arko 19 Disember 2011 ee Soo socota wax laga badelo sharcigii Badda u yaal waxaa uu ku jawaabey Proff Ibbi: Waxaan u Mahadcelinayaa Baarlamaanka Soomaaliyeed sida uu uga hortegey ama u fashiliyey in kal hore wax laga baddelo Sharcigii Badda Soomaaliya waxana hadda looga fadhiyaa sidii looga hortagi lahaa wax ka badelidda Shaciga badda Soomaaliya sidoo kale dadka Soomaaliyeed waxaa laga doonayaa inta aan la gaarin 19-ka Desember in ay muujiyaan isku Duubnaan iyo Midnimo haddii aan taasi la helin waxaa dhici karta in Soomaaliya Badeeda wax badan ay ku weyso islamarkaana waxaa laga yaabaa in Qaramada Midoobey ay la wareegto arrimaha Badda Soomaaliya. Guntii iyo Gabagabdii in Badda Soomaaliya maanta muran la geliyo waxaa Masuuliyadeeda qaadeysa intii ka shaqeyneysa islamarkaana sabab u ahaa in Kenya ay soo Hunguriyeyso Badda Soomaaliya sidoo kale waxaa Taariikh Madow galaya Shaqsiyaadkii arrimahaas ka shaqeeyey ee Xukuumadihii soo marey tan iyo intii la soo dhisey Dowladii Jabuuti ee Sannadkii 2009. http://allssc.com/?p=15757
  3. Carafaat

    Documents

    Viability of a sustainable frankicense market. A historic and economical analysis 2005 http://www.uvm.edu/giee/publications/FrankincenseViability.pdf Interesting report that shows that frankicense has enermous export potential.
  4. Carafaat

    Documents

    A Self potrait of Somaliland: Rebuilding from the Ruins, 1996. ) Report from the Somaliland Centre for Peace and Development (predessecor of the Academy for Peace and Development). http://www.apd-somaliland.org/docs/selfportrait.pdf
  5. US and EU are not importers of Somali livestock nor are they big exporters to the region. Arab's are economicly and culturaly more importent for Somali's, whatever 'feelings' you have towards Arabs.
  6. Kuwait has always very generous to the Somali people. JB, they recently even reopened Sheick hospital.
  7. What could those other 2 K's stand for? Kolonel, Kaliye-taliye?
  8. Wardegdeg ah :- Gudigii Khaatumo2 oo ku dhawaaqay Madasha Shirku Kadhacayo Kulan ay maanta yeesheen gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2 iyo qaar kamid ah isimadda SSC ayaa wuxuu ka dhacay degaanka Tukaraq. kulankan oo looga hadlayay sidii loo qaban lahaa shirka khaatumo2, islamarkaana go’aamada kasoo baxa loo taageeri lahaa ayaa waxaa hadalo kooban iyo warbixino ka soo jeediyay xubno katirsan gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo2. Kulankan oo maalmahanba la sugayay qabsoomidiisa maadama la sugayay isimada kale iyo Garaad Saleeban Maxamed oo hore u codsaday inuu dhigo gogosha shirka khaatumo2, ayaa si rasmi ah galabta loogu dhawaaqay in degmada Taleex ee gobolka Sool noqoto magaalada martigelin doonta shirweynaha khaatumo2. Waxaa sidoo kale iyana dib loo riixay maalinta la qabanayo shirka oo hore lo shaaciyey inay noqoto October 14, tasoo hadda oo lagu beegay 5 bisha November ee sanadkan. Warbixino Faahfaahsan iyo Waraysiyo Dhawaan ayaan iidin soo gudbin doonaa hadii eebe idmo.
  9. Absolutelty true. People on the ground are ready to work constructivly on their future. The time of extremist and ideologist is over.
  10. Somaliland and Somalia are two brotherly nations. Just Imagine how much power the two could form together.
  11. So some say it should be Taleex, others want Buuhoodle. Maybe they should meet in the middle.
  12. Coming days the donor countries(mainly EU and US) will decide if they accept the whole roadmap of the TFG and if they will get funding for the coming year. So the salaries and the existense of the TFG is at stake.
  13. Mustafe;747762 wrote: On second thought madaxweynuhu muxuu Burco u tegiwaayey horta, Hargeisa iyo Berbera uun buu ku wareegaaye? Mise rer Burco waa just a tad bit too hostile lol? Burco muxuu ka doona, jeebka ayee ugu jirtaa.
  14. Excuse moi! Former President Daahir Riyaale Kahin organised 4 democratic elections observed by indepedant international observers. Udubland maxaa lagu diidiyaa, mee ka liitan kuwa dibeda uga heesiya Ras Caseyr, AZania, Maakhir, SSC, Awdal, etc.
  15. Djibouti's dictatorial regime is one of the worst regimes in Africa. The only reason it survived to this date is because it smartly capatilized on the chaos of Somalia, Eritrea's paria status and supported by a wealthy elite who monopolized the whole economy and support from Arab countries and the West for providing military basis.
  16. Showqi wallahi waan u duceeyaa. Maantana dadku wee u bisilyihiin ine nabad ee dhalato. Inshallah dhawaan we hagaagisaa.
  17. Yasser Arafat, Allah ha u Naxariisto, Janada ha ka waraabiyo. Its been exactly 10 years ago that I was so fortunate to meet Chairman Yasser Arafat. I was part of a political youth delegation send to Palestine and Israel to investigate the situation of young people in the region after the start of the second intifatah. We met him that night in the Presidential residence in Gaza city. He came to Gaza City after the Israeli's bombed the Gaza Police headquarters and a number of other buildings that day. In that same morning I saw him on CNN visiting the bombed locations and telling the world what crimes the Israeli's where committing. In the afternoon we went to visit those locations were the buildings used to stand and nothing was left from it, except for a big whole on the ground. The Palestinian Ambassador who was travelling with us called the staff of Yasser Arafat, and luckely for us he was able to arrange a meeting that same night. I remember how kind, friendly and wellspoken he was. He told us about forbidden weapons,(dumdum) bullets and (implosive)bombs the Israeli's were using in Gaza. After he handed a report written by a Danish NGO on those illegal bombs the Israeli's were using, he requested us to tell the world about what we have seen there. After the meeting he went on the picture with everyone of our delegation and gave us little personal souvenirs made for the Christian Jubilee year in Bethlehem. I will never forget my visit to Palestine and meeting Yasser Arafat. What I have seen there, and the cruel injustice committed on daily basis against the Palestinian is indescribable. Belief me, the media not even reports 1% procent of what is done to the Palestinians. What is worse, how the world(Arab and non-Arab States) closed its eyes for the suffering of those people. I pray that one day they will be free to determain their own fate.
  18. Waxa maqashay Somaliland baa tagisa Muqdishu, ayaa Faroole lasoo oroday oo 4th of september already tagay.
  19. Xaaji Xunjuf;747465 wrote: Somaliland Oo Deeq Gaadhsiinaysa Sabtida Soomaalida abaaruhu Tabaaleeyeen September 22nd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in laba wefti ay deeqo gaadhsin doonaan dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee k u nool magaalada Muqidisho ee dalka Soomaaliya iyo Xeryaha qaxoontiga wadanka Kenya oo ay ku jiraaan qaxoonti badan oo ka soo baro-kacay dalka Soomaaliya. Wasiirka Ganaacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed oo ka mid ah guddidii xukuumaddu u xil saaray taakullaynta dadka abaaruhu ku tabaaleeyeen wadanka Soomaaliya, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa waxa uu sheegay in ay dadka abaaraysan ee soomaalida ah u ururiyeen adduun dhan 700 oo dollar. “Waxaanu u soo ururinay dadka abaaruhu aafeeyeen ee Soomaaliya lacag dhan 700 oo kun oo Dollar, lacagtaasi 99.5 waxay ka soo ururtay gudaha dalka, halka 0.5% ay soo direen jaaliyadaha dibadu, waxaanan u mahad naqaynaa cid kasta oo ka qeyb qaadatay arrintan,”ayuu yidhi Md. C/Risaaq Khaliif. Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qowdhan oo ka tirsan Gudidii qaadhaan u ururinta abaaraha Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixisay labada wefti ee maalinta Sabtida ah deeqda gaadhsiin doona xeryaha qaxoontiga ee Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya iyo xeryaha Soomaalida ee dalka Kenya. “Waxa labada wefti ee aanu qorshaynay u kala baxayaan Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya iyo xeryaha qaxoontiga ee Kenya. Weftiga Muqdisho waxa ay ka kooban yihiin 6 xubnood waxaana Hoggaamiyaha Xasan Cabdi Cawad, waxaana xubno ka ah Jamaal Caydiid Ibraahim, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Sheekh Maxamed Cali Geedi, Maxamed Shugri Jaamac iyo Axmed Maxamed Aadan, waxaanay qaadanayaan deeq lacageed oo cadaan ah waxaanay ku go’aan qaadan doonaan markay tagaan Muqdisho,”ayay tidhi Wasiir Ku xigeenka Caafimaadku. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxay sheegtay in weftiga deeqda u qaadi doona xeryaha Kenya uu Hoggaamin doono Wasiirka Wasaarad diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, waxaana xubno ka ah Wasiirka Ganacsiga, Sheekh Maxamed Aadan iyo Maxamed Shigri Dagaal. Waa markii u horaysay ee xukuumada iyo shacbiga Somaliland ay qaadaan tallaabo noocan oo kale ah waxanay ku sheegeen inay ka damqadeen xaalada abaarta daran ee ku habsatay dalka Soomaaliya. So the Ministerial delegation is going to Kenya and the civilian delegation to Somalia. This is a missed opportunity.
  20. PR wont convince Al Shabaab and its followers.