Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Knight of Wisdom;757024 wrote: Lol @ the irony. Carafaat, aren't you and your clan that ones who has been sitting on British and European lap since the 1800s? Aren't you the one who cried for Mengistu to help you? Aren't you the one whose in every Western Political Institution, including the Gay Communities of the West in asking for help and "recognition"? Hahahahaha, walahi your irony has surpassed your logic. Kow, if back in the '70 and eighties one could express its opinion or start a political movement, I am sure nobody would go to Mengistu or start a rebel movement. Ofcourse as a Worshipper of Dictators and their policies, I assume you cant comprehend caus and effect.
-
Only Allah can know or judge if someone is truly daacad. We can only judge them based on their words and actions. And this guys is telling it to the face. This is called Democracy. In a dictatorship where you are judged and prosecuted for your vieuws you have an excuse to choose exile, but Keyse shows you that you can take things in own hands. War dalkii kusoo noqda oo dadkii wax u qabta. cid ku hortaagan ayaa iska yar.
-
Somalia: Puntland Warns Somaliland to Stop Interfering among Clans
Carafaat replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Thankful;756989 wrote: A classic reason why NW Somalia is unable to attain any recognition. It appears the world is quite aware of who dominates NW Somalia's regional government and that tension is growing because of the unjust system. All these issue's seem to be coming out since Siilaanyo came to office! A_Khadar;756980 wrote: ^ Big time after how many days.... Why they always wait this long even to say anything.. What a full of fools.. Ceeb kama xishoodaan miyaa.. Indeed. -
Xaaji Xunjuf;756991 wrote: Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka SSC ee Somaliland oo Nasiib Daro ku Tilmaamay Hadalo ka soo Yeedhay Hogaanka Xisbiga Kulmiye, Beeniyayna inay SSC wax ah Lug ah ku lahayd Shaqaaqadii Ceeirgaabo(HALKAN KA DHEGAYSO) Halkan ka Dhegayso Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SSC ee Somaliland oo dhawaan lagaga dhawaaqay Magalada Hargeysa Md. Kayse Cabdi ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi, kaasi oo ahaa in Kooxada SSC ay ka danbeysay Dagaalkii Ceerigabo ka dhacay. Waxanu Kayse hadalkaasi ku tilmaamay in uu ahaa Mid ay Cadaawadi ka muuqatay,, Political history is being made here. For a change, opossing vieuws on the SSC issue being heard in the capital of Somaliland, where politics is made and discisions are taken. Dont underestimate the significance of what is going on here. SSC guul.
-
KoW, the mentioned sub-clans share the regionof Sanaag, Sool and Togheer(Cayn) and thefore have an interest in its political destiny and its future. And any political meeting in the region is therefor relevan for all the mentioned stakeholders or clans.
-
KoW, you seem to confuse clan issue's with governance/political issue's. Eventhaught there is some correlation between the two, its not really one on one related. The Khaatumo Conference is a political gathering where issue's related to the governance, policies and politics will be discussed. Therefor its not suprising that its relevant for Somaliland's Authorities and its Politics. But from a clan perspective as this Conference is not a traditional clan gathering where clan fights will be discussed therefor it its little relevant for my clan as you state.
-
KoW, why are you so suprised that some people are interested in Khaatuma conference? Arent you interested in Awdal issue's as well?
-
http://taleex.net/2011/11/08/maxay-tahay-sababta-ay-g6-u-doonayso-in-la-baajiyo-shirka-khatumo2 Will the Khaatuma Conference be delayed?
-
Ina Cali Shire oo Garoowe Kaga Faanay Inuu Kala Tuurey Shirkii Taleex ee *********** u Balansanaaa Ilaahey bay mahad oo dhami u sugnaatey nabadgelyo iyo naxariisina nabigeenii SCW korkiisa ha ahaato. Intaa ka dib akhbaaraha kasoo baxaya Xarunta maamul beeleedka Puntland ee Faroole horboodo ayaa sheegaya xaley kulan inuu ku qabtey ninka Faroole gacan yaraha u ah (Cabdisamed Cali Shire). Kulankan ayaa waxaa lagu casumey rag ka mida dadka u adeega maamulka SSDF-ta ayna siyaasad hoosaad wadaagaan Gacanyare Cabdi samed Cali shire, shirkan oo xalay ilaa goordambe ay wada fadhiyeen ayaa saaka waxaa laga soo xigtey qaar ka mida ragii ka qeybgaley kulankaa inuu ahaa xaflad hoosaad loogu dabaaldegeyey wax ay ku sheegeen guusha laga soo hooyey magaalada taleex oo laga horistaagey sida uu cabdi samed sheegey ”dad cadaw ku ah maamulkeena Puntland oo doonayey in ay shir u qabtaan beesha ***********, isla markaana doonayey iney beesha ula galaan maamulka somaliland” sida uu ku andacoodey. Dadbadan oo indha-indheeya siyaasada deegaanada SSC ayaa waxey qabaan iney u qalmaan iney maanta u dabaal degaan guusha ay sheeganayaan oo u muuqata mid dhaba ooyku kala tuureen shirkii waxgaradka iyo shacabka *********** ee xalaasha ihi kasoo shaqeeynayeen mudada sanada iyo badhka ku dhow. dadkan dabaaldegaya oo ka soo jeeda gobolada SSC una adeega maamul beeleedka Puntland ayaa isugu jira Garaado sanado badan Garoowe fadhiyey iyo niman budhley ah oo labada beelood ee hareeha marba tii iska ceydhisa maahee ta kala u gala sida ay beelahaasu doonaana ugu adeega. Shirkan ayey iska cadeeyd in guruubka garoowe SSDF-tu fashiliyeen markey qaar ka mida garaadadii garoowe loo soo direy madashii shirka wadatashiga ah beeshu ku qabsan laheyd ee taleex isla markaana ay ku habsadeen meeshaana ka bilaabeen anagaa shirka wadana waxaanan ka raali ahayna (Puntlandimo aheyn) kama soconayaan magaalada taleex, ee wixii *********** ah ee xalaala (Puntland) ah shirkan haka soo qeybgalaan wixii kalana uma baahnin. Dadkaasu wax la hadla oo yidhaaha war beesha ka fadhiista oo gardarada iyo duleyntaad ku wadaan ka joojiya ma helin. sidaa waxaa ku odhankarey uun dadka la jifida hoose ah ee ay xigaalka yihiin, mana ay sameyn sida muuqata ooy wey ka gaabiyeen sidey rabtaba haku dhacdee. Rasuulkunu SCW- wuxuu xadiis ku yidhi ” Ugargaar walaalkaa hadii laga gardaranyahay iyo haduu gardaranyahayba” markaasey qaar saxaabadii ka mida yidhaaheen rasuul alloow garanay hadii laga gardaranyahaye ma hiilinaa xitaa haduu gardaranyahay. Markaasuu rasuulku SCW ugu jawaabey HAA ”haduu gardaranyahay gacmaha qabta oo ka qabta dadkuu garadarada kula kacayo” Laakiin arintu wax kaqabasho maleh hadey tahay sidaan tuhmayo oo ah inaan odayadaa macawisaha leh cidina *********** aysan ka qaban karin ooy la mid yihiin raga magaca dhulbahnte duleeya eey ka midka yihiin Ina Xaabsade, Fu’aad aadancade, Cali Sandule (adeegayaasha SNM) iyo Ina Cali shire iyo inta uu horjoogaha ugu yahay u adeegida SSDF-ta. nimankaa aan soo magacaabey waaba niman budhalaya oo shacabiyadba aan heysane waxaa u daran nimanka magacyada Garaadada reerka xambaarsan ee garoowe inta la fadhiistey dadntii reerka SSC oo dhan raba iney u adoomiyaan danaha beesha deriska nala ah ee SSDF, dadbadana weli difaacayaan iyagoo ismoogeysiinaya sida dadkeenii loogu qixiyey ilaa xagardheer, intii hadheyna macaluusha, biyo la’aanta, iskuul iyo dhakhtarla’aanta ku heyso dhulkeenii. Maantana waxaa cadaatey markale in dadkaas yar ee diidanaa danta guud ee *********** ee eeganayey mushahrka faroole ee 200 dolara ay ku guuleeystaan in ay hor istaagaan in shacabkii *********** ka shiro danihiisan murgey siduu u furdaansan lahaa. Horena waxaa loo ogaa sidii ay ula dagaalameen isagana kaashadeen guruubkaa yare garoowe fadhiga u yahay (Garaadada garoowe iyo waxa taagteera), maamulka Faoole iyo Maamulka SNM- isaga kaashadeen bur-burintii maamulka SSC iyo sidii uusan maraba cagaha u dhigan uusana dhulkiisa u xoreysan. Alaa mahadleh Mansuur Cali mansuurcali@gmail.com London
-
Duke, Isnt there are any exiting book with Pirates and bandits on the high sea's?
-
Dont forget, Farmaajo's: How to Restorate ones war thorn country in 100 days
-
I think a unionist political party in Somaliland is a great idea. Such a party would become the voice and the political platform for unionist in Somaliland. And it could make Somaliland's institution more inclusive and create greater participation of all Somali's in Somaliland society, including those belonging to living in SSC and Maakhir who's political idea's are currently not heard. Such a party would have to come up with a program explaining exactly how they would achieve results and what benefits this would create for the people.
-
Tell us now. Maxaa duulay, sidee u duushay.
-
Axmed Ismaaciil Samatar Oo Sheegay Inuu Dhawaan Somaliland Kaga Dhawaaqaya Urur-Siyaasadeed Cusub (Israac) * Minnesota(OWN)-*War **aanu *goor dhawayd ka helnay * Ilo xog ogaal ah aanu ku kalsoonahay oo *noo qaabilsan xuranka hoose*dalka maraykanka ayaa**waxay sheegayaan in habeenkii Arabacaddii ee ina dhaafay oo shir qarsoodi ah ka qayb galay kaas oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Ismaaciil *Samatar Magaaladda Minasooto oo ay dad yar joogeen, laga-ga wadda hadlaayey isaga oo uu soo bandhigay Axmed Ismaaciil *Samatar in uu sidda dhakhso badan u tegaayo Somaliland, isaga oo ay la socdaan dhawr nin oo kale oo u dhashay Somaliland, oo ayidsan mabda'a Somaliweyn, kana furi doonaan xusbi magaciisa layidhaaho Israac, oo calankiisu yahay sadex midab oo ka ugu sareeyaa yahay doogo( green), ka dhexena yahay buluug( blue), ka ugu hooseeyaana yahay *casaan (red), warakan isaga ah waxa noo soo diray oo aan ka helay la socday mid ka mid ah dadkii loo yeedhay oo ay qaraabo yihiin oo ku dhawdhaw ninkan aan ku carabaabnay kor ee Ina Ismaaciil *samatar oo la yaqaano wuxu yahay iyo aragtidda uu ka qabo Somaliland si wacana ana uga dhergsan nahay, waxa uu wliba afka ku dhuftay in ay rag badan oo caan ahi u sii joogaan dalka kuwo kalena ay iman doonaan Kiiniya iyo Somaliya. * Hadaba waxa la yaab leh sidda ay u suuro gelayso in uu furo xusbi ay mabaadiidiisu ku qotonto Israac somaliyeed ee loo ogolaan karo, sidda uu noo shoo sheegay weiyuhu, mar su'aal la weydiiyey Ina samatar oo la yidhi (1) Axmed marka hore waad og tahay fekeradda ay kaa haystaan ummadda reer Somalilande sidee bay u dhici kartaa in aad tagto? Wuxu ku jawaabay rag badan oo aan isku aragti nahay oo horeba way tageen ee maxaan kaga duwanahay anigu ma wax ka duwan baan sameeyey. (2) Ma kula tahay in laguu fasaxi karo furitaanka xusbiga aad ku tallo gashay? Aad baan ugu rajo wey nahay mana arko wax lagu diido, maadaama ay dimuqraadiyaddi ka jirto haddii kale waxa la sheegayaa waa been. (3) ma ka war haysaa in distoorka dalka Somaliland aanu ogalayn xusbi aan aaminsanayn Gooni isu taaga Somaliland, iyo madax bannaanideedda kaa xageed ka dhaafysaa? Wuxu haday tahay dimuraadiyad waa in qof walba loo ogolaadaa buu yidhi. (4) Halkee baad ka degi doontaa oo aad ka bilaabaysaa hadfka aad leedahay ee aad rabto in aad hir geliso? Waxan ka degeyaa Magaaladda Hargaysa oo aan ka bilaabayaa hawshan aan wadno aniga iyo ragga kale ee illa waddaa. (5) Ma laga yaabaa ama ma ka baqaysaa in aad kala kulanto xadhig? Maya mana dhacayso, waayo kuwii horeba lama xidhin ee markay dooneen way tageen, markay dooneena way ka soo baxeen. (6) Ma noo sheegi kartaa ragga aad wadaagtaan fekredan ee kugula jira? Waa la iska ogaan doonaa laakiin imika halkan ka magac dhebi maayo. (7) Ma waxad dalbatay saamaxaad oo kukuumadda Somaliland baa hoos kala xidhiidhay oo kuu ogolaatay mise waa maya? Cid aan la xidhiidhay ma jirto mana qabo in aan weydiisto saamaxaad. ( hadaa ma waxad ku tallo jirtaa in aad marka aad tagto aad ku dhawaaqdo in aad ka noqtay aragtiddii aad qabtay ee Somaliweyn? Isma lihi kumana tallo gelin. * Hadaba maadaama uu halkaas weli taagan yahay oo ay cadahay in aanu wax ba iskaga tirinayn cidnaba, ummadeenuna meel kale taagan tahay, baa wax laga war sugayaa sidda ay u dhici doonto imaanshahiisu marka uu soo caga dhigto dalka, iyo wax ay ka yeesho dawladu, ama uu distoorka dalka u yaallaa ka dohan doono iyo hay'adaha u qaabilsan arintani.
-
Wauw. Nice playground and attractions. Kids deserve this. I miss being a kid.
-
Somalia;756304 wrote: Burco " frameborder="0" allowfullscreen> lool@ Gudoomiyaha Gudida Wanaag Celista iyo Xumaan Reebista, Gobolka Toghdeer.
-
Nice pictures Mr.Somalia. thank you.
-
SNM Militia Massacre Women and Children In Ceerigaabo
Carafaat replied to Knight of Wisdom's topic in Politics
Ilaahay ha kala qaboojiyo. Guys, stop this rationalising violance or justifiying bullets. -
Xaaji Xunjuf;756256 wrote: The Parliament of Azania might consist of mps who were not elected by the people but that doesn't take away the fact that they are the members of parliament created and accepted by the People of Jubba's you can call them faraxs or jamacs but they are a not illegitimate. They approve the Cabinet members of the Azania's Goverment they approve the President of Azania .
-
Safar Salaama, expecting pictures from Xamar Cadeey/
-
MMA, you cant compare Dahir Riyaale Kahin with those other leaders who all were selected by donors, western powers and Ethiopia Dahir Riyaale Kahin goverment organised 4 fair democratic elections, implemented the rule of law and a system of governance. His party has won the first local elections and the first Presidential elections. But they have lost the Parliamentary elections where the opposition won the majroty of seats in Parliament and after his party lost the 2nd Presidential elections he stepped down and transfered powers. He became President through a democratic vote by the peope and he was made a citizen again throug a vote by the people. And as a citizen he has the right to stand and go where he wants. Those other person you are mentioning dont even dare to set a foot in Somalia, being afraid to be harmed by the people they were so called leading. Because those people never choose them.
-
Somalia has no elected Parliament. The so called TFG Parliament is a a group of 4.5 Faarax's gathered in a Nairobi hotel, funded by wester donors and started calling themselves a "Parliament". Well Azania has a Guurti of older Faarax's from the Jubba's who also gathered in a Kenyan hotel and established Azania and elected a President. I see no diffrence between the two.
-
Popular Contributors