Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. After 20 years of UNOSOM, AMISOM, Xabashi's, Army and all other kind of mercenaries and militia's, finally they are back. The Police is back in Muqdisho. No other institution can better personificate the state and put in practice the enforcement of law, protect property and reduce crime, then the Police. The best army in the world cant do the work of a policeman. President Sheick Shariif has done a good job, far better then most have expected. Therefor all those who have mocked him and called his Presidency a failure can now apologize publicy on SOL and . People Like General Duke, Ngonge, Zack, Xaaji Xunjuf, etc, etc should admit how wrong they were on this men.
  2. Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday iyo Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka qaybgalay Munaasabadaasi (Daawo Sawirada). Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo uu madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ka soo qaybgaleen Munaasabadaasi, iyagoo ka soo duulay Magaalada Garoowe oo ay shalay gaareen. Xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Iskool Buluusiyo ee magaalada Muqdisho, iyadoo xubno fara badan oo dowladda KMG ah ka tirsan ay ka qeybgaleen oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno, mas'uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, taliyeyaasha ciidamada iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi.
  3. Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday Munaasabadda xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka dhacday iyo Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka qaybgalay Munaasabadaasi (Daawo Sawirada). Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo uu madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ka soo qaybgaleen Munaasabadaasi, iyagoo ka soo duulay Magaalada Garoowe oo ay shalay gaareen. Xuska sannad-guuradii 68-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Iskool Buluusiyo ee magaalada Muqdisho, iyadoo xubno fara badan oo dowladda KMG ah ka tirsan ay ka qeybgaleen oo isugu jira wasiirro, xildhibaanno, mas'uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, taliyeyaasha ciidamada iyo marti-sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi.
  4. China is hungry and we the Somali soil is on the menu.
  5. even in that case a real patriotist would rather have his own kind as butchers then have foreign butchers. I doubt your patriotism.
  6. Impressive irrigation system. Maanshallah, well done. Hope all tuulo's in the Somali penisula copy that, even those that are jelous.
  7. Che, wouldnt you rather have Somali's troops then foreign troops in Muqdisho?
  8. Then in that case, Xaaji Xunjuf(the real one) tops the list of Somaliland elite. I know many members of the Puntland higher societies, many are among us here on SOL.
  9. Weriye C/Salaan Xiis oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Weriye C/salaan Sheekh Xasan (Xiis) ayaa maanta aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa oo ay soo agaasimeen bahda Saxaafadda Muqdisho, maamulka Telefishanka HornCable iyo eheladiisa ka soo qeyb galay dhammaanba weriyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka qaarkood. Kumanaan dadweynaha magaalada Muqdisho iyo weriyeyaal isugu jira ayaa meydka weriye C/Salaan Xiis ka soo qaaday Isbitaalka Madiina, iyadoona lagu soo galbiyay gawaari tiradoodu kor u dhaafeysay 50-gawaarida nooca yaryar iyo waaweyn isugu jira, waxaana la dhigay meydka kahor intii la aasin masjidka Isbaheysiga halkaasi oo lagu tukaday salaadda Janaasada. Masjidka Isbaheysiga iyo halka lagu aasayo meydka Weriye C/Salaan Xiis oo ah qabuuraha Sheekh Suufi oo in ka badan 300-Mitir isku jira, ayaa waxay Weriyayaasha Muqdisho go'aansadeen in naxashka meydka ay dusha ku qaadaan ilaa iyo halka uu ka qodan yahay godkii lagu aasi lahaa meydkiisa. Dhinaca kale Allaha u naxariistee Weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis) ayaa maanta duhurnimadii waxaa lagu aasay qabuuraha Sheekh Suufi oo ay ku aasan yihiin inta badan shaqsiyaad magac ku leh dadka iyo dalka Soomaaliya, waxaana qabriga Weriye Xiis ku dhowaa qabuuraha Cusmaan Keenidiid iyo Boqor Cali Yuusuf. Sidoo kale Madaxda iyo maamulka Telefishanka HornCable ayaa iyana ka soo qeyb galay aaska Weriye C/Salaan Xiis, iyagoona ka soo kictimay magaalada Hargeysa oo xarunta weyn ee Telefishanka ay ku taallo, waxayna kala qeyb qaateen murugada iyo baroor-diiqda saameysay weriyeyaasha iyo ehelada Allaha u naxariistee Weriye C/Salaan Xiis oo ay sheegeen inuu ahaa laf dhabarka Telefishanka iyo weriyeyaasha ugu firfircoon ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci, madax ka tirsan maamulka Degmadaasi, maamulka Telefishanka HornCable, Weriyeyaasha Muqdisho ayaa iyagu si weyn uga qeyb qaatay aaska Allaha u naxariistee Weriye C/Salaan Xiis, waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay qeybaha ururrada bulshada rayidka ah ee Weriyahaasi sida weyn ugu xirnaa isla markaana ka soo tebin jiray wararka iyo waxqabadka ururrada bulshada Soomaaliyeed kuwooda Muqdisho ka howlgala. http://www.jowhar.com/?p=9245
  10. Justice is coming to Muqdishu, maanshallah.
  11. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya: "Baaritaanno ayaa socda oo lagu soo qabanayo kuwii ka dambeeyay dilka Weriye C/Salaan Xiis si sharciga loo soo taago" Wasiirka Warfaafinta Dowladda KMG ah C/qaadir Maxamed Xuseen Jaahweyn ayaa ka hadlay dilkii weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo shalay kooxo dareyska ciidamada gashan ay ku dileen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, wuxuuna Wasiirku sheegay in dilka weriyaha baaritaanno loogu jiro kooxihii ka dambeeyay oo uu sheegay in si degdeg ah loo soo qabanayo isla markaana sharciga la soo taagayo. Isagoo ku hadlayay codka Dowladda KMG ah ayuu sheegay inuu si weyn uga xun yahay dilka Weriyihii Telefishanka Horncable ee magaalada Muqdisho C/Salaan Sheekh Xasan Xiis oo askari ka tirsan ciidamada Dowladda ku dilay magaalada Muqdisho. "Baaritaanno ayaa socda oo lagu soo qabanayo kuwii ka dambeeyay dilka Weriye C/Salaan Xiis si sharciga loo soo taago" ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in wax laga xumaado ay tahay dilalka iyo tacadiyada loo geysanayo Warfidiyeenada. Dhinaca kale Md. Jaahweyn ayaa tacsi u diray dhammaanba ehelada weriye C/Salaan Xiis iyo bahda saxaafadda Muqdisho, isagoona sheegay in dhacdadii shalay lagu dilay weriyahaasi, wuxuuna caddeeyay in dowladdu gacan bir ah ku qaban doonto kuwii ka dambeeyay iyo kooxihii soo abaabulay falka lagu khaarajiyay weriyaha.
  12. the hargeysa team was good this year. I heard most of them were born in Burco though.
  13. Where is my team of Howlwadaag? Can somebody upload a picture of the the Howlwadaag Tigers. We are playing Boondhere tomorrow.
  14. He finished SIDAM College in Muqdishu, he was there also teacher while being student at the same time. And then went to US were he obtained an MBA in Harvard.
  15. Good move. Somali issue's should be solved by Somali's themselves. If the TFG or regional admins would invite Somaliland to send peace keeping troops. I would be all for it.
  16. Yeb, he growed up in Hargeysa, Beledweyn and Baidoa. And went to College in Muqdisho.
  17. I have watched it. And there is nothing wrong how Shariif touched Faroole. And Faroole is indeed smiling. waa normal waryaaa.
  18. XX, did you know this guy is a writer, song writer and poet. And he speaks fluent af Maay Maay, Xamaraawi dialect and Kiswahilli.
  19. A_Khadar;766312 wrote: Without me siding with Abtigiis, but the lot from snm neither deny nor nullified the accusation against their entities past and present of using their women to further their political ambitions.. As long Abtigiis keeps pushing that button, JB remembers Allah, NG waits the meal to be ready and Carafaat beats the bush by taking it to wrong direction.. .... Come on A_Khadar, its a bit far fetched accusation dont you think. Mise sheekadu wexe ku tahay, In (love and) war everything is allowed!
  20. Well done to Puntland. In many ways Puntland has been an positive example to Somalia. It forced regionalism to Somali(TFG) politicians who always had a centralist focus and seldonly had any attention for the regions. It showed the Somali nation that peace is homegrown and build bottem up from community level. And this latest Conference's is the first of many local and regional (reconcialation) Conferences needed to build a new Somali nation. Puntland truly showed Somali's the right road. Kuddos to Puntland
  21. Ace of Spadez;766286 wrote: Salaan Sare Saxiib. Farole will not deliver, neither will Sharif. Nevertheless, what needs to be celebrated is the shift from wandering in the desert like the lost tribes of Isreal. They have finally come home. This is a turning point for Somalia's rebirth. There will be hurdles, Ethiopian/Kenyan invasion, AMISOM/Uganda interference etc, but those can all be overcome when you are prepared to take your destiny in to your hands and sit down with your fellow citizens to hammer out a solution no matter how long it takes. Indeed, its a step forward after dozens of Somali 'Peace' Conferences in foreign lands.
  22. Cambuulo, I am not serieuz. Just showing how maalacyacni Abtigiis thread is, as you stated