Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
I once went swimming during the night in Berbera and then my whole body and surrounding got luminated. Impressive walee.
-
Waryahe, goorma hotel nooga dhisisaa bada?
-
Muqdisho dadka degan aa iska leh. Some ***** probosed to share Muqdisho on the basis of 4.5, crazy walee. Made me think of Berlin in 1945 divided in S quarters by UK, France, US and Sovyet Union.
-
Well done to Tarzan. He deserves it. And everyone who cares about Muqdisho wuxu ugu duceeniyaa inu Ilaahay la qabto oo u fudeediyo masuliyaada dulsaaran iyo hawshaa adag.
-
Dictorku wuxu yiri Somaliland wee cafimaad qabttaa?
-
S@mali and I have made some questionmarks on Baashi's analysis regarding Faroole's stand on SSC. Atam iyo Galgala meesha maxaa keenay? Mise waxa taagantihiin waxba yaan laga sheegin khaladka oo yaaan la isa sixin?
-
Somalina, nice thread. Wax badan ayaan ka faaiday. Cant wait for the pics and info on the next Somali town.
-
The Hermet;770255 wrote: Ina disney binu Mickey mouse. maad fahantay ina disneeyo. Looooooolllll. Waa runtaa Liibaab uses a bit too much fiction iyo fantasy in his stories.
-
Road Map says SSC, doesnt control 2 full regioms therefor cant become a State.
-
That sub-clan you are talking about are citizens of Somaliland. And when they get politicly united and organised, they have every right to talk woth their goverment any issue they like. Anyways, Siilanyo already said seeking int recongnition aint a foreign affairs priority but economic development is. So what is this fuz al about anyway.
-
Peace Action, saxiibkay Liibaan ayaad iminka igu dirtay. Liskii "cadowgiisa" buu igaliyay, yaa iga soo saara.
-
The Hermet, in essence would you support if Somaliland goverment sits down with the future political leaders of SSC and that they come to an agreement on domestic governance and issue relating to how to deal with Somalia?
-
Peace Action, Beelaha waqooyiga waxbaa ku tashadeen 1991, 1993 and I am sure soon there will be another Consultation after Khaatumo2 and SSC will come with its agenda and then we will all sit together and consult. That is the Somaliland way of doing things. And I for one would support if Somaliland and all its clans stay together and seek Somali unity together.
-
Che, we have the signatures. Do you have any signatures of the illegal union? In fact somaliland regions denounced the union in 1961 referendum.
-
The Hermet you are right. did you know Ali Khaliif Galeyr and Garaad Abdiqani(aun) were present and signed the agreement at the Burco and Borama Conferences of 1991 and 1993.
-
Peace Action, no need to. I am sure after Kh2 Somaliland and SSC will talk and merge and if SSC insists on Somali Unity, I am sure Siilaanyowill give it to them and hand hand we will together seek Unity.
-
The Hermet, Inadeer kusoo dhawoow meeshan. Waxaan kugu hambaleeniyaa falaar kagi ugu horeeyay ee SOL kusoo tuurtid. Hopefully more will follow where that came from.
-
Taa ingriiska iska dhaaf. Laakinse adiga iyo anigu hadaanan ku heeshinin deegaanka, tuuloyinka iyo magaaloyinka aanu wada dagno. Ma shir Somaliweyn ayaan ku wada heshiin. Hadee siyasadu sidaa tahay, boqolaalkii shir ee Somaliweyn, 20kii sano ugu dambeeyay waxbaa kasoo bixi lahaa. Liibanoow, labadeenoo gacmaha iyo dhexda isheysana ayaa wada taginaa shirkaa Somaliweyn. Ama ma tagino. Labadaa waa mid. Kala dooro.
-
'Liibaan';770197 wrote: SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay. Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa, www.taleex.net. Ha joojiyaan isku dirka.
-
Inshallah nabad, kheyr iyo xoriyad ayaa kasoo baxayaa wada hadalkaa. Waan soo duceeninaa.
-
Xiinfaniin and General Duke folks rather support Amir Godane and Al Shabaab over Ghandi and Azania????
-
SSC, Puntlanders and Azanians are all unionist, why are they fighting eachother? Should they fight Kenya and Kikuyu's?
-
Liibaan, dadkeena Ilaahay baa isku xiray oo isku deegaan ka wada dhigay. Oo meel kasta waa wada joogna. Dadka jooga Yagoori, Aynaabo,Erigavo,Buuhoodle, Burco, Lascaanood ee Gobolada Sool, Sanaag iyo Toghdeer meelna uma kala socdaan, lama kala guuriyo oo mid uun ayaa lagu wada tashan. Markaa iminka inshallah shirkaa Khatuumo kheyr iyo midnimo ku wada tashada. Kadibna waanu isku imaninaa, taasi waa balan.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>