
Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Buradheera and Abdul, I suggest you guys read the article above and react on that. I am kind curious what you think on what Mujaahid Dhegaweyne said.
-
Nobody is claiming anyone's land. Everyone know's who lifes where. No need to distract from the real issue.
-
Somalina;772826 wrote: First of all Dooxada don't control the city of Beledweyne but a mere neighbourhood. Secondly, no one elected them to administer the region, and I'm glad the group led by A/fatah learned a great lesson last week. Marka hadalada aad iska qoreyso hubso, Hiiran waxaa dega 10+ beelo, marka 'Hiiranian' markaad leedahay ayaga dhan ayaad u hadlaysa. Mahadsanid. Abaayo, well said. Some people need to stop these generalisations of the Somali people.
-
Burahadheer, Somaliland laguma dhisin dulmi. Maanta dad ka tashada dantoona iyo dhulkooda cidna kama so horjeesan karto. And I think you are wrong brother. Because nobody came to Taleex to create problems, hundreds of people came from around the world and around the region not to create problem, but to talk and work on their interest. Runta aanu isku sheegno, inadeer. P.S. Some Somalilanders here on SOL are absolutely on the wrong side of things. Its time we tell eachother the truth, and not follow eachother on the wrong path.
-
S: Waxa la Tilmaamayaa in shirka Taleex ka socda lagu Yagleelayo Maamul goboleed, arintaasi Miyaanay Dhabar Jab Ku Ahayn Somaliland? J: Ummadu 100% ku wada raaci mayso oo horta marka hore-ba taas filo, beesha Taleex ku shiraysaana waxbay tabanayaan, waxay tabanayaana siyaasi aanay u sheegin ma jiro oo qoraal bay nagu siiyeen markaanu ururkii ASAD ahayn cid u dhaqaaqdayna ma jirto waxay tabanayaan, isla markaana golayaasha baarlamaanka iyo dhamaan dawladda oo dhan mid walba waxbay ka tabanayaan oo waxbaynu qaybsanay, markaa waa in aan Saamigoodii la boobin. Beesha *********** ee Taleex ku shiraysaa Distuurkeena umay codayn oo doorasho inalamay galin oo wax ayuun baa Sanaaduuqda la iskaga soo shubaa, markaa waxaan leeyahay beenta aynu ka dayno oo si dhab ah ha loo wada hadlo, waxaanan aamin-sanahay hadii ay dawladaasi daacad ka tahay in wax laga qabto waxay tabanayaan wax badan ayaa saxmaya, waliba waa inaanay dawladi u tagin ee Madaxdhaqmeedka loo diraa marka uu shirku dhamaado, markaa waa la soo wada hadli oo talo cad ayey la iman doonaan. Runtii waxa aad moodaa inaynaan dadka rabin oo aynu dhulka rabno, marka xaqiiqdii dadkaas iyo dalkaasi way is leeyihiin ummadaasina waligeed ka guuri mayso halkaas, waxaana inala gudboon in dadkaas aynu walaalaha nahay ee ay wax inaga dhaxeeyaan lala xidhiidho oo waliba wax laga qabto kala xidhnaansha bulshadda ee dhulkii inoo dhexeeyey uu kala xidhan yahay. S: Aan Kuugu Celiyee, Hadii Shirkaa Taleex uga socda beelaha *********** ay ka soo baxaan Qadiyado khatar ku ah Gooni isu-taaga Somaliland sida in ay ku dhawaaqaan Maamul goboleed ka Madaxbanaan S/land sidaad u aragtaa? J: Arintaasi beeshaas ayey u taalaa, dadkuna waxa ay doonayaan iyaga ayaa go’aansaday, laakiin kolba wajiga uu kugu arko ayuunbuu qofku ku go’aan qaadanayaa, Dawlad goboleed ragbaa wata, ragbaa Puntland wata oo ragbaa Somaliland wata, waxa kale oo jira rag wax intaasba ka baxsan wata. Hadii ay Maamul Goboleed Ku dhawaaqaan ***********-na waxa aan qabaa inay ogolaanayaa wada hadal inay kula galaan, laakiin intaasba talo la’aanta ayaa ka xun. I agree 100 procent with Ibrahim Dhagoweyneh. The outcome of the Taleex Conference and the wishes of the SSC folks need to be respected. If that means Somaliland's military leaves Sool, then so be it. The will of the people has to be respected!
-
Waxaan joogay ilaa dhacdadii Kalshaale oo aan arkayey siday u socdaan, markaa dawladda meesha joogta ee talada haysaa ha u eegto sida dadka reer Somaliland ee kale loo eegayo. Waxaan aamin-sanahay in waxbadan laga qaban karo tabashooyinka beesha ***********, waxa nin waliba yidhi meel la tagaa ma jirto oo Cali Khaliif Galaydhkan laga didayaa waa khalad oo ummad dhan nin ma yeelan karo, waxaanan ku baaqayaa aynu beesha *********** ka dayno magac xumida aynu leenahay Cali Khaliif Galaydh ayaa waxaas samaysanaya, isla markaana Cali Khaliif waa qof binu-aadam ah wuxuu doono ha aamin-sanaado’e oo shirkii Boorama ayuu inala joogay, Somaliland-na marar badan oo uu wanaag ka sheegayo ayaan arkay. S: Waxa la Tilmaamayaa in shirka Taleex ka socda lagu Yagleelayo Maamul goboleed, arintaasi Miyaanay Dhabar Jab Ku Ahayn Somaliland? J: Ummadu 100% ku wada raaci mayso oo horta marka hore-ba taas filo, beesha Taleex ku shiraysaana waxbay tabanayaan, waxay tabanayaana siyaasi aanay u sheegin ma jiro oo qoraal bay nagu siiyeen markaanu ururkii ASAD ahayn cid u dhaqaaqdayna ma jirto waxay tabanayaan, isla markaana golayaasha baarlamaanka iyo dhamaan dawladda oo dhan mid walba waxbay ka tabanayaan oo waxbaynu qaybsanay, markaa waa in aan Saamigoodii la boobin. Beesha *********** ee Taleex ku shiraysaa Distuurkeena umay codayn oo doorasho inalamay galin oo wax ayuun baa Sanaaduuqda la iskaga soo shubaa, markaa waxaan leeyahay beenta aynu ka dayno oo si dhab ah ha loo wada hadlo, waxaanan aamin-sanahay hadii ay dawladaasi daacad ka tahay in wax laga qabto waxay tabanayaan wax badan ayaa saxmaya, waliba waa inaanay dawladi u tagin ee Madaxdhaqmeedka loo diraa marka uu shirku dhamaado, markaa waa la soo wada hadli oo talo cad ayey la iman doonaan. Runtii waxa aad moodaa inaynaan dadka rabin oo aynu dhulka rabno, marka xaqiiqdii dadkaas iyo dalkaasi way is leeyihiin ummadaasina waligeed ka guuri mayso halkaas, waxaana inala gudboon in dadkaas aynu walaalaha nahay ee ay wax inaga dhaxeeyaan lala xidhiidho oo waliba wax laga qabto kala xidhnaansha bulshadda ee dhulkii inoo dhexeeyey uu kala xidhan yahay. S: Aan Kuugu Celiyee, Hadii Shirkaa Taleex uga socda beelaha *********** ay ka soo baxaan Qadiyado khatar ku ah Gooni isu-taaga Somaliland sida in ay ku dhawaaqaan Maamul goboleed ka Madaxbanaan S/land sidaad u aragtaa? J: Arintaasi beeshaas ayey u taalaa, dadkuna waxa ay doonayaan iyaga ayaa go’aansaday, laakiin kolba wajiga uu kugu arko ayuunbuu qofku ku go’aan qaadanayaa, Dawlad goboleed ragbaa wata, ragbaa Puntland wata oo ragbaa Somaliland wata, waxa kale oo jira rag wax intaasba ka baxsan wata. Hadii ay Maamul Goboleed Ku dhawaaqaan ***********-na waxa aan qabaa inay ogolaanayaa wada hadal inay kula galaan, laakiin intaasba talo la’aanta ayaa ka xun. S: Khilaafka ka dhextaagan Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB siduu kuula Muuqdaa? J: Khilaafkaas waa mid aad u fog, Ururkuna waa in marka uu Urur-nimada buuxinayo uu shuruudo badan buuxiyo, UDUB-na malaha gole dhexe iyo mid fulineed oo dhisan oo hay’adihii sharciga oo dhani way ka baaba’een sida uu hada yahay UDUB-na may ahayn in la soo dhigin Madaxwayne ayaanu dooranaynaa oo golihii goyn lahaa ee sharciyeyn lahaaba ma dhisna, wax ay isku qabsanayaana waa khalad, isla markaana sedan uu ay hada yihiina way ku sii baaba’ayaa ee waxba kuma dhisanayaan. Waxaanan ugu baaqayaa oo aan leeyahay ururka ha iska baabiinina ee isku celiya oo arintiina talo ku soo dabaala, marka uu Shirwayne yimaado ee Gole dhexe yimaado ee ay dhamaan hay’aduhu idiin dhismaan ee aad Guddoomiye urur samaysataan ee doorashooyinka deegaanka ka bacdi ayuun baa la gali karaa inaad doorataan Mushara Madaxwaynaha. S: Guddida Fulinta ee Xisbiga UDUB waxay Musharaxa Madaxwaynaha ugu doorteen Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen, Garab Cali Warancade Watana Way Diideen arintaasi sidaad u aragtaa? J: *UDUB golayaashooda sharci dajinta hore ayey u baabiiyeen oo waxay baabiiyeen markay hore u yidhaahdeen Ina Rayaale ayaa soo magacaabaya, markaa iyaga ayaa xisbiga hore u dilay oo sharci daro ku dilay, Anigu waxaan leeyahay UDUB oo imika urur ah ha iska baabiinina ururkiina ee nidaamkii ku soo noqda oo caqligiinu ha shaqeeyo. Maanta waxba ma sharciyeyn karaan reer UDUB oo taas iyaga hore iskugu diiday, oo urur aan gole dhexe iyo mid fulineed lahayni waxba ma doorankaro ayaan leeyahay, sababta oo ah maanta maaha maalin Madaxwayne-nimo laga wada hadli lahaa. S: Khilaafka gacan ka hadalka dhaliyey ee shalay (doraad) Madaxtooyada ku dhexmaray Masuuliyiinta Kulmiye, Isla markaana la sheegay inuu ka dhashay wakhtiga la qabanayo shirka golaha dhexe ee xisbigaas, maxaad ka odhan lahayd? J: Waxa aan arintaas ka odhan lahaa, horta Xisbi inoo dhisani ma jiro oo afar qof oo meel iskugu tagaana arinta xisbiyada iyo ururada ma goyn karaan, Kulmiye Guddoomiye ayuu leeyahay oo Guddoomiye gole dhexe ayuu leeyahay oo inta uu UDUB ku dhaamaa waa intaas oo kaliya, laakiin golihiisii dhexe iyo kiisii fulintuba wuu baaba’ay, shirna way qabsan karaa oo dee waxbaa sii yar muuq muuqda, markaa inta u hadhay sharciyadooda mid waliba ha raaco inkasta oo aan ogahay qabyadda shaciyadooda ku jirta dhamaantood. S: Urur Siyaasadeedka aad ka midka tahay ee aad dhawaan ku dhawaaqdeen ee UDHIS halkay wax u marayaan? J: Hawsha ururka UDHIS si wanaagsan ayey noogu socotaa oo wali waxaanu ku mashquulsanahay furitaanka xafiisyada ururka oo shalay waxaanu furnay xafiiskii ururka ee Dumbuluq, barina (maanta) waxa aanu furaynaa kii Gobolka Insha Allaah, markaas ka dib ayaanu u baxaynaa gobolada oo aanu hawsha xoogeeda galaynaa. Waxa noo qorshaysan oo aanu diyaarinaynaa shirwayne dagdag oo aanu heshiis ku nahay inaanu mudo dhaw markaanu soo marno gobolada aanu qabano, shirwaynahaygu anaga waa mid ka duwan ka kuwa ururada kale oo ma dhacayso in Magacyada uu Maamulka sare iska qorqorto, isla markaana gobol waliba isagaa ergadiisa soo dooranaya oo cida uu doona ayaa shirwaynaha uga qaybgalaysa, golaha dhexe iyo ka fulinta-na gobolkastaa isaga ayaa soo dooranaya. S: Waxa uu C/laahi Yuusuf buugiisaas ku sheegay in Jabhadii SSDF ay idiin soo jeedisay inay Burco idinla qabtaan, arintaas maxaad ka jira? J: Arintaasi waa been aan sal iyo raad toona lahayn, arinkaas uu yidhi Burco aan idinla qabto ayaan SNM ku idhi qorshe ka wayn ayaanu hordhignay oo waxa uu nagu yidhi maxaad i siinaysaan hadii aan idin raaco, markaa C/laahi Yuusuf sidaas ayaanu waligii khayrba uga talinin. Waxa jira rag badan oo dadnimo badan oo uu rag wanaagsan ah oo uu ka mid ahaayeen Cade Muuse, Isla-wayn nin la odhan jiray oo ka soo baxay, Gadh-dheer oo abaalduulahoodii ahaa, Sanwayne iyo rag kale oo aad u badan oo aanan halkan ku xusi Karin oo dad fiican ah ayaa jiray, laakiin C/laahi Yuusuf waligii khayrba kamuu talinin,isla markaana waa ninka ragaadiyey halgankii SSDF, markaa taariikhda C/laahi waa taas madaw ee uu la baxsaday ee uu isaga oo mujaahid sheeganaya uu dhulkiisii u joogi kari waayey oo waxa la ogyahay inuu ilaa maanta ilaa maalintaas uu ku jiray Suldaan uu dilo iyo ummad uu baabiiyo, markaa dhibaato aanu C/laahi Yuusuf Soomaali u gaysan kumay dhicin taas uu u baxsaday ee dhulkii uu u dhashay aanu u tagi Karin ayaa ka dhab ah. S: C/laahi Yuusuf waxa uu buugiisaas dhawaan lagu soo bandhigay London uu ku qoray in Mujaahidiin aad ka mid tihiin adiga iyo Maxamed Kaahin iyo Mujaahidiin dhintay aad Xasuuq ka gaysateen gobolo ka mid ah Koonfurta Soomaalia, arintaas maxaad ka odhan lahayd? J: Arintaas hore ayaan uga jawaabay oo aan Warbaahinta uga sii daayey, waxaanan u sheegay Saxaafada oo aan Cajaladihii ay ku duubnaayeen aan hayaa, waxaan ku idhi Cid ala cidii ***** ah ee uu leeyahay waxbay baabiiyeen anigaa ka jawaabaya haday runtii tahay ee bal ha soo cadeeyo C/laahi Yuusuf. Waxa kale oo aan idhi Maxkamad meel alaala meel uu rabo mid Caalami ah iyo kale-ba anigaa diyaar u ah, waxa uu eedeeyey Maxamed Kaahin run ahaantii Maxamed dhulaas uu sheegay kamabuu shaqaynin oo isaga oo yar oo laba xidigle ah oo aanay SSDF jirinba ayaa halkaas ugu danbaysa, xiliga uu Jabhada sheegayona Maxamed Kaahin mabuu joogin oo Hargeysa muu dhaafin, Marxuum C/laahi Askar (AHN) waligiiba kamuu shaqaynin halkaas uu sheegay, Cabdi Tansaani ninka la yidhaahdaana wuu ka sheegayey oo Taliye urur buu ahaa, isla markaana waxa ugu yar ayuu xukumayey oo Axmed Cumar Jees ayaa Taliye u ahaa. Axmed Cumar Jees isaga ayaa dalacsiiyey oo ninka Baarlamaanka Soomaalida ninka Qaahira u fadhiya weeyaan, haduu ina Cumar Jees dambi leeyahay iyo hadii kale-ba Taliyihiisii waa kii dalacsiiyey ee halkaas u diray, Axmed Warsame oo isaguna ahaa Taliyihii Gaas-ka waa kii Baarlamaankii Impagati la joogaye haduu dambiile yahay muu wax ka qabto. Cabdi Tansaani amar aanay Madaxdaasi bixinin kumuu dhaqmaynin oo Taliye urur yar buu ahaa oo ragii isaga xukumayey waa kuwii agjoogay ee uu dalacsiiyey C/laahi Yuusuf. “C/laahi Yuusuf-na aniga imanuu Qaban Karayn imana qaban oo taas mabuu awoodi karaynin oo Adis Ababa muu soo dhaafin, manuu arag waligii meel dagaal ka socdo, Hadalkiisaasna wuu iska qoray oo waxba kama jiraan, ragii SSDF ee Mujaahidiinta ahaa raga ka nool ayaa arintaas ka markhaati ah, Nin Taliye Ciidan ah kalidii ayaan qabtay wax suurta gal ah maaha, C/laahi Yuusuf-na wax uu qabto iska dhaafe kuwii isaga la joogay ayaa laayey sida C/raxmaan Caydiid, Gaawido, Cabdi Amiin oo abwaan wayn ahaa iyo kuwo badan oo la joogay ayuu xasuuqay oo Taangi dusha laga mariyey, C/laahi ayaa cid badbaadiyaa waa wax aan dhici Karin. Waxaa maanta dhibaato Soomaalida haysta ee Xamar ka socda iyo Ajanabigaa jooga isagaa ka danbeeya oo ninkaas dad iyo dal mid uu u tudhayaa ma jiro, laakiin waxaan qirayaa SSDF inuu ahaa urur mujaahidiin ah oo halgankana wax ka taray, isla markaana aanu rag badan saaxiib ka nahay.
-
Ibraahim Dhago-weyne Oo Hambalyeeyey Shirka Taleex, Sheegayna Hadii Aan Wax Laga Qaban Tabashada Beesha *********** Inay Sii Fogaan Doonaan, Xukuumadana Ugu Baaqay Inaanay Ka Didin “Ummadu 100% Ku Wada Raaci Mayso Oo Taas Filo, Beesha Taleex Ku Shiraysaana Waxbay Tabanayaan Oo Siyaasi Aanay U Sheegin Ma Jiro, Waa Inaan Saamigoodii La Boobin, Distuurkeena Umay Codayn Oo Doorasho Inalamay Galin Oo Wax Ayuun Baa Sanaaduuqda La Iskaga Soo Shubaa” Hargeysa, January 10, 2012 (Haatuf) – Mujaahid Ibraahim C/laahi Xuseen (Dhago-weyne) oo ka mid ah Hogaamiyeyaasha Urur Siyaasadeedka UDHIS ayaa sheegay inuu hambalyeynayo shirka Beesha *********** uga socda deegaanka Taleex ee Gobolka Sool, kaas oo uu tilmaamay inay yahay shir ay beeshaasi kaga arinsanayo danahooda ay xaqa u leeyihiin inay ka arinsadaan, isla markaana xukuumada ugu baaqay inaanay ka didin shirkaasi. Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne ayaa sidoo kale tilmaamay in beesha *********** ay tabashooyin badan ka tirsanayaan xukuumadihii soomaray Somaliland oo aanay ilaa hadda ka helin saamigii Mansabyada sare ee ay xaqa u lahaayeen, waxaanu intaasi ku daray in siyaasiyiinta Somaliland ay tabashooyinkaasi beesha *********** marar badan la soo hordhigay oo aan waxb a laga qaban, taasina ay keeni doonto inay sii fogaadaan. Ibraahim Dhago weyne waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi uu Haatuf siiyey mar uu xalay nagu soo booqday Xarunta Wargeyska, ayaa sidoo kale ka hadlay Khilaafka cirka isku sii shareeraya ee xisbiyada Somaliland, waxa kale oo Dhagaweyne ka jawaab ka bixiyey Buug la sheegay inuu Qoray C/laahi Yuusuf oo lagu soo bandhigay London, kaas oo eedo loogu soo jeediyey Mujaahidiin ka tirsan Ururkii SNM. Waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan:- S: Shirka deegaanka Taleex uga socda beesha *********** ee la sheegay in Somaliland lagu shirqoolayo sideed u aragtaa? J: Anigu shiraas waan hambalyeynayaa, waxaanan u hambalyeynayaa beeshaas shiraysaa waa ummad inala mid ah oo talo iskugu timid waana ummad aynu dadka kale iskaga dhawnahay. Anigu beeshaas xidhiidh badan ayaan la leeyahay oo siyaasiyiintoodii waawaynayd oo Cali Khaliif Galaydh ka siyaasisan, Garaadooda iyo odayaashoodii ugu waawayn dibada ayaanu isku soo aragnay, markaa dawladeenu maaha inay ka dido shirkooda, waxaanan qabaa hadii la sii fogeeyo dadkaasi way fogaan doonaan. Waxaan leeyahay *********** maanta waxay doonaan ha ku tashadaane talo cad ayey ina soo hordhigayaan, taladaas ayaana lagu go’aan qaadanayaa. Waftiga ka qaybgalaya shirka Taleex qaarbaa halkan maray oo xarago ayey inagu dhexmareen, waxa jira iyaguna qaar Puntland soo dhexmaray waa la wada xidhxidhay oo 8 saacadood ayey wada xidhnaayeen, mida kale intii Somaliland iyo Puntland diidanaydna waa kuwii Ethiopia dhexmaray markaa anigu sidaan ka warhayo waa dad walaalaheen ah oo wax badan inaga tabanaya, xaqna u leh inay tashadaan. Ibraahim Dhago-weyne Oo Hambalyeeyey Shirka Taleex, Sheegayna Hadii Aan Wax Laga Qaban Tabashada Beesha *********** Inay Sii Fogaan Doonaan, Xukuumadana Ugu Baaqay Inaanay Ka Didinm
-
Walee, dad bee dhaanto waashay.lool
-
TFG prime minister Abdi weli on the khaatumo conference 2
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abdiwali's position is been indirectly affedted. After Taleex he only represents a part of Puntland, weaking his position. If he cared about somali unity he would welcome, fund and support SSC State. Where is Xiin to condemd the PM? -
xiinfaniin;772674 wrote: Carafaat, stop the side arguments you are having with yourself awoowe . The man of the hour is Oodweyne in this thread, and so far he yielded the floor until the Taleex conference is conclusive. Haye Maakhir waa no Maalin kale.
-
xiinfaniin;772647 wrote: Oh the tragic myopic view of Oodweyne Awoowe men are never measured on the strength of their armies, rather men's success is contingent up the strength of their cause and determination. If it was the first that determine the outcome of struggle, Barre regime would have never been toppled yaa Oodka And yes I am telling you right now, in the battle between united Darwish clan and delusional snm boys over the control of Darwish clan territories your boys will not stand a chance You clearly never been to the region. Otherwise you would know that people all over the Somali Penisula want dialogue, peace and development. The Maakhir Conference is next. Have you chosen any side yet? I am quite curious how you will manouver and navigate your loyaltly through that one.
-
Time will tell. But I think Oodweyneh will be right. There is nothing to gain at the moment from Xamar nor cooperation with Garowe and on the other side many SSC officials and leaders already joined Somaliland the last couple of months, even the Buhoodle mayor, establishing their own political party. So the wind and reality seemd to be directing towards Somaliland.
-
Some Somali friends of mine have been lobbying for a Khat ban for years. The official reason is not because its a drug, but because Somali's dont integrate. This ban might have some serieuz side effects though, like abuse of alchol and other drugs thay are still legal here. But as long as its not banned in the UK, expect some major drug trafficking from there.
-
Me too. 2012 will be Muqdisho's year, inshallah. P.S. I have adjusted my Avatar's location to underline this hope of 2012.
-
Oodweyne;772496 wrote: Carafat , There is lots of way to skin a cat. However, what is not going to be in the discussion in anyone's conference is the idea of Somaliland's independence. Hence, the current community that is in session, could of course, decide their political destiny, as they see fit. But, I am afraid, what is not in their right to debate it, much less to enacted (at least in unilateral fashion), is the ultimate goal of what Somaliland's destiny ought to be about. And, I hope, for their sake, that whatever delusion that may entertained under that hot sun of that city of Taleex , the idea that the fate of Somaliland is in their hand to decide, will not be one of them, indeed... :D Sxb, I have to disagree with you. Somaliland's fate is in the hands of its people(including SSC folks)and they have certain leverage in the game otherwise Somaliland could have reached its borders and objective years ago. Denying that their political idea's or this Conference has any influence on Somaliland, you only deny yourself the truth. Ofcourse unilateral stands or positions taken at the conference by one community wont be the end outcome, but so are the unilateral vieuws of other Somaliland's communities.
-
inshallah, I want to return in 5 years back to the country. Settle somewhere outside town, have some goats and chickes and a camel. Do some reading and writing and work through online connection with the world.
-
Somaliland ma go'in ee way go'odoonsantahay. Buubaa.
Carafaat replied to MoonLight1's topic in Politics
Showqi;772478 wrote: Mr. Buubaa wax macquul ah ayuu ku hadlay. laakiin maxay kuugu talaa!!! Dafiraada, indhacadeeyska iyo xaqiraada dadbaa fariidnimo iyo raga nimo u heysta. Showqi, dadkaas runta ayaa ka dheereen. waxba ha la yaabin. -
Somaliland ma go'in ee way go'odoonsantahay. Buubaa.
Carafaat replied to MoonLight1's topic in Politics
NGONGE;772482 wrote: Buuba iska daa ninyaho, these guys even got excited about the friendly positions of Alpha's script. Wax fahan. I feel honoured to be compared to the great Socialite Alpha Blondy. Not only do I admire his humble attitude towards the common man, but also his antroposofic perception and vieuws towards some Somali's. For example towards European Somali's in the UK. His exact words were, Eurotrash, akhas waa uff. -
Oodweyne;772307 wrote: Carafaat , You are right (about the bit in terms of the over-excitement part.. ). Still, I hate to say it, but you are slightly on the wrong road in here. And, that is the end game may be that the SSC will have their internal state within Somaliland (this was what late Mr. M. I. Egal had offered them, when pirate-land was created back in 1998 ). Or at least re-calculation in-terms of parliamentary arithmetic within Somaliland's over-all set-up; with the thought of "re-jigging the balance of clannish power" within Somaliland itself, could be re-thought of, afresh, indeed. But, one thing that is not, never will be a negotiable, is the "independence of Somaliland" from Somalia. And, that, regardless of what the the average citizens of the SSC may think about it (particularly it's Diaspora lot), the political elite of this "Community" knows that perfectly. Hence, their over-all agenda is not to sabotage Somaliland's independence; since they know, they can't really do it (in-terms of demographically, or even in-terms of territoriality, as well as in-terms of the cohesive-wise for the larger community of Somaliland), Which means, theirs will be nothing less than a chance to pick-up the pieces of where they have did fall out with Somaliland, politically, at the eve of the creation of pirate-land back of 1998 . And, in that larger argument, one can say that things could of being easily resolved to everyone's satisfaction, if only that is, the "ever-chancing-pirates" didn't dropped a large dose of honey words into the very politically susceptible ears of this "Tolka" , along the lines of "political H-ism" , back then... However, now, that so tall of an empty political game engineered as it was by the "unholy trinity" (as Mr. Ayoub would say) of pirate-land , did turned out to be as bogus as we suspected it, even, back in 1998 , then, the "political slate" is clear for this "Tolka" to deal with Somaliland without third party (such as the "unholy trinity" of pirate-land ) being the "hangers-on" or at any rate being the merciless prorogation tool of a "white-noise" that does everybody's head in, particularly, with their bogus talk of "political H-ism" ... :D In other words, "time" and "experience" have taught this "confused community" as to how "shameless perfidy" and "endless treachery" comes so easily to the "unholy trinity" of Pirate-land . Hence, half of the political work is already done (in so far as we are concern); and, therefore, there is decent talk to be had, if and when, this community, re-establishes a politically "recognizable leaders" to the world. Which would be, once that is, they finish their brouhaha of a clannish conference, indeed.. Oodweyneh, Indeed, there are many possibilities. I havent really serieusly thaugth about this option of internal State within Somaliland. Dont know if its really possible and how big the risks are that other communities follow.
-
Somaliland ma go'in ee way go'odoonsantahay. Buubaa.
Carafaat replied to MoonLight1's topic in Politics
You guys should be more receptive to Buuba's points and advice. He is only a Somalilander insider/outsider depending on your perspective. But still we should consider it as constructive advice, no need for defensive mode yaa Xaaji. -
JB, do you know the guy at 6.55min?
-
Dr.Osman is being honoured with his own SOL corner.
-
Bluelicious;772263 wrote: Loooooooool. Alpha Blondy - How does it even feel to be spiritual stoned? He already said how it feels like, check the title of the thread.
-
Somaliland ma go'in ee way go'odoonsantahay. Buubaa.
Carafaat replied to MoonLight1's topic in Politics
Jacaylbaro;772440 wrote: Buubaa's position is the same since 1994 sxb ,, nothing new and he is only trying to proof his point here. At least bring something new or someone new dee ...... Situation is new. Somaliland more developed then in 1994, SL regionally and internationally more accepted, weak TFG, etc. Woudnt you say?