Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Che -Guevara;785686 wrote: Wasn't he calling for war few weeks back? Even many crying peace now wanted Buhoodle destroyed by 'ciidanka qaranka'. No, he was misunderstood.
  2. Our Sultan is a champion for Unity. He spend jailed time for his unionist activities. Arrested by Egaal and Riyaale.
  3. Axmed-InaJaad;785178 wrote: just remember ladies when you reach 25 to 30, that is your expiration date and like spoiled milk, no man is gonna touch you with a ten foot pole.except me, i like spoiled milk.
  4. Alpha, which Xamari are you inviting me or Juxa?
  5. After decades of slow growth, Africa has a real chance to follow in the footsteps of Asia Over the past decade six of the world’s ten fastest-growing countries were African. In eight of the past ten years, Africa has grown faster than East Asia, including Japan. Even allowing for the knock-on effect of the northern hemisphere’s slowdown, the IMF expects Africa to grow by 6% this year and nearly 6% in 2012, about the same as Asia. The commodities boom is partly responsible. In 2000-08 around a quarter of Africa’s growth came from higher revenues from natural resources. Favourable demography is another cause. With fertility rates crashing in Asia and Latin America, half of the increase in population over the next 40 years will be in Africa. But the growth also has a lot to do with the manufacturing and service economies that African countries are beginning to develop. The big question is whether Africa can keep that up if demand for commodities drops. Copper, gold, oil—and a pinch of salt Optimism about Africa needs to be taken in fairly small doses, for things are still exceedingly bleak in much of the continent. Most Africans live on less than two dollars a day. Food production per person has slumped since independence in the 1960s. The average lifespan in some countries is under 50. Drought and famine persist. The climate is worsening, with deforestation and desertification still on the march. Some countries praised for their breakneck economic growth, such as Angola and Equatorial Guinea, are oil-sodden kleptocracies. Some that have begun to get economic development right, such as Rwanda and Ethiopia, have become politically noxious. Congo, now undergoing a shoddy election, still looks barely governable and hideously corrupt. Zimbabwe is a scar on the conscience of the rest of southern Africa. South Africa, which used to be a model for the continent, is tainted with corruption; and within the ruling African National Congress there is talk of nationalising land and mines (see article). Yet against that depressingly familiar backdrop, some fundamental numbers are moving in the right direction (see article). Africa now has a fast-growing middle class: according to Standard Bank, around 60m Africans have an income of $3,000 a year, and 100m will in 2015. The rate of foreign investment has soared around tenfold in the past decade. China’s arrival has improved Africa’s infrastructure and boosted its manufacturing sector. Other non-Western countries, from Brazil and Turkey to Malaysia and India, are following its lead. Africa could break into the global market for light manufacturing and services such as call centres. Cross-border commerce, long suppressed by political rivalry, is growing, as tariffs fall and barriers to trade are dismantled. Africa’s enthusiasm for technology is boosting growth. It has more than 600m mobile-phone users—more than America or Europe. Since roads are generally dreadful, advances in communications, with mobile banking and telephonic agro-info, have been a huge boon. Around a tenth of Africa’s land mass is covered by mobile-internet services—a higher proportion than in India. The health of many millions of Africans has also improved, thanks in part to the wider distribution of mosquito nets and the gradual easing of the ravages of HIV/AIDS. Skills are improving: productivity is growing by nearly 3% a year, compared with 2.3% in America. All this is happening partly because Africa is at last getting a taste of peace and decent government. For three decades after African countries threw off their colonial shackles, not a single one (bar the Indian Ocean island of Mauritius) peacefully ousted a government or president at the ballot box. But since Benin set the mainland trend in 1991, it has happened more than 30 times—far more often than in the Arab world. Population trends could enhance these promising developments. A bulge of better-educated young people of working age is entering the job market and birth rates are beginning to decline. As the proportion of working-age people to dependents rises, growth should get a boost. Asia enjoyed such a “demographic dividend”, which began three decades ago and is now tailing off. In Africa it is just starting. Having a lot of young adults is good for any country if its economy is thriving, but if jobs are in short supply it can lead to frustration and violence. Whether Africa’s demography brings a dividend or disaster is largely up to its governments. More trade than aid Africa still needs deep reform. Governments should make it easier to start businesses and cut some taxes and collect honestly the ones they impose. Land needs to be taken out of communal ownership and title handed over to individual farmers so that they can get credit and expand. And, most of all, politicians need to keep their noses out of the trough and to leave power when their voters tell them to. Western governments should open up to trade rather than just dish out aid. America’s African Growth and Opportunity Act, which lowered tariff barriers for many goods, is a good start, but it needs to be widened and copied by other nations. Foreign investors should sign the Extractive Industries Transparency Initiative, which would let Africans see what foreign companies pay for licences to exploit natural resources. African governments should insist on total openness in the deals they strike with foreign companies and governments. Autocracy, corruption and strife will not disappear overnight. But at a dark time for the world economy, Africa’s progress is a reminder of the transformative promise of growth. Correction: It was Standard Bank—not the World Bank as we originally wrote—that provided the statistic that some 60m Africans have an income of $3,000 a year. This was corrected on December 5th 2011.
  6. war nimanku waa heshiis. wouldnt suprise me, if they jet off together to Londen. Like they did in 1982.
  7. Shirka [London] Arimaha ugu muhiimsani Waa in Soomaali dib Loo Mideeyo.."Suldaan Maxamed Written by Qaran news Feb 05, 2012 at 11:13 AM "..Caalamku Ma Doonayo Dhawr Soomaaliyeed in ay Jiraan oo Soomali Dhawr u Kala Baxdo.." Hargeysa(Qaran news)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Madax-dhaqameedyada Somaliland ayaa Shalay qayaxan u daaha uga qodobo ka mid ajendayaasha dahsoon ee gundhiga u ah Shirka Dawlada Ingiriisku Kooxaha Soomaaliya ugu qabanayso Xarunteeda London. Suldaan Maxamed oo Saxaafada la hadlay ayaa waxa uu Xukuumadda ugu baaqay in aanay ku deg-degin ka qeyb-galka shirkaasi isla markaana waxa uu u soo jeediyey awoodo habka ugu haboon ee mawqof mideysan looga qaadan lahaa. "..Shirka [London] Arimaha ugu muhiimsani waa laba qodob, in Soomaali dib Loo Mideeyo iyo in Hogaanka Doorkan loo dhiibo Somaliland..". Ayuu Suldaan Maxamed, isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaas ku daray - "Caalamku ma doonayo dhawr Soomaaliyeed in ay jiraan oo Soomali dhawr u kala baxdo...". Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka hadlayey mawqifkiisa ku aadan sifaha Xukuumadda Somaliland ee Shirkaasi, waxa uu yidhi; - "Waxaan farayaa Xukuumadu in ay go'aan midaysan ku tagaan shirka London" Mar uu Suldaanku ka hadlayey Arrimaha Nabada, waxa uu yidhi;-"Arinta buuhoodle waxaan Madaxweyne Siiaanyo leeyahay Ciidamada dib uga soo qaado, Shirkii nabada ee aad ku baaqdayna gogoshiisii dhig..Ina Cigaal maalintu Gaaraad Jaamac ku lahaa soo sheeg Dhubahante xadka uu Somaliland la leeyahay aniga ayaa kuu goynayee ..Waxaan ahaa Ninkii ku yidhi Madaxweyne Xaq uma lihid ee ka daa". Xildhibaan Waysa-Cadde oo Mucaaradnimo Maddi ah ku Daadefeeyay ka Qayb-galka Shirka LONDON "..Ma ogoli Shirkaas.. Somalilandna wax dan ah oo ugu Jiraa ma Jirto oo Waa lagu Baabiniayaa.." Hargeysa(Yool)-Xildhibaan Axmed Xasan (Waysa-cade) oo ka tirsan xildhibaanada aqalka Wakiilada Somaliland oo Shalay ka qaybgalay kulankii Madaxweyne Siilaanyo qado-sharafta ugu sameeyay Mudanayaasha labada gole, ayaa ganafka ku dhuftay qorshihii Madaxweynuhu ku doonayey in loogu xalaaleeyo damaciisa ku aadan ka qaybgalka shirka 24 Bishan kooxaha Soomaaliya loogu qabanayo Magaalada London dalka Ingiriiska. Mudane Waysacadde waxa uu si qayaxan ugu dhawaaqay oo lid ku ah in Somaliland ku dhex milanto hoggaamiye kooxeedyada ku hirdamaya Koonfurta Soomaaliya, waxaana uu uu Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu gadhwadeen ka yahay qorshe lagu mija-xaabinayo Qarankii loo igmaday ka midho-dhalinta himiladiisa. Mudanahan oo Kulankaa Goleyaasha Qaranka ka dib, Saxaafadda kula hadlay Barxada hore ee Hoteelka Maansoor, waxa shaki weyn ka muujiyey ka qayb-galka Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa ee Shirka London, kaasoo ku timaamay mid cawaaaqib-xumo ku ah dalka oo lagu wiiqayo Qaranimada Somaliland waxana uu wacad ku maray ka midho-dhalinta mawqifka uu kaga soo horjeedo shirkaasi. "..Ma ogoli shirkaas, waxa loo qabanayaa nimanka Soomaaliya isku haysta, ee budhcadbaa lagaga hadlayaa ma jirto, Somalilandna wax dan ah oo ugu jiraa ma jirto, waa la inagu baabiinayaa shirkaas sidaas ayaan qabaa..". Ayuu xildhibaan Axmed Waysa-cade. Maalinta beri, ayaa la filayaa in xildhibaanada labada gole soo saaraan go'aan ay buriyaan sharcigii Goleyaasha Baarlamaanku hore ugu diideen ka qaybka Somaliland Shirarka Kooxaha Soomaaliya Yool
  8. Baarlamaan Somaliland Oo Madaxwayne Siilaanyo Duuduub Ugu Ansixiyey Soo Jeedintii Ay Marxuum Cigaal Ka Diideen 1994-kii “Anigu ina Cigaal ahaan Soomaliya ma necbi waayo Raysal-wasaare ayaan ka soo noqday, laakiin maanta waa la kala daneystay” Khudbadii Marxuum Cigaal ee baarlamaanka hortiisa Waa qodob lagu daro Xeerkii lagu xakamaynayey in laga qayb galo shirarka Somaliya, qodobkaas oo ah in Xukuumaddu ka qayb gasho shirkii loo arko in dani ku jirto” Cirro “Haddii hawlihii guduhuba isku-kaa raacsanayn, ictiraafka dibada laga doonayaa maxaa faa’iido ah oo uu keenayaa” su’aal la waydiiyey Marxuum Cigaal Hargeysa(Waaheen) – Mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Somaliland ayaa shalay cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey in xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka qayb-gasho shirka kooxaha Soomaliya loogu qabanayo Magaaladda London dabayaaqada bishan. Fadhigan labadan aqal ee baarlamaanka Somaliland ku ansixiyeen in xukuumaddu si kalsooni leh uga qayb-gasho shirka London oo ahaa mid ka dhashay kulan qaddo- ahaa oo Madaxwayne Siilaanyo doraad Mudanayaasha labada golle ugu sameeyay huteelka Maansoor isla-markaana ugu soo bandhigay ajandayaasha shirka London oo qaybo ka mid ah dhawaan dawlada Britain u soo gudbisay, ayaa u hirgalay sidii Madaxwaynuhu u fuliyey. Fadhigan labadan golle baarlamaan ee Somaliland ayaa oo uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sidoo kale waxa lagu ansixiyey qodob dheeraad ah oo lagu daray xeerkii mabnuucayey in Somaliland iyo siyaasiyiinteeduba ay ka qayb-galaan shirarka kooxaha Soomaliya loo qabanayo, kaasi oo nasaxay qodobadii hore ugu jiray xeerkaasi, isaga oo xukuumadda u fasaxay inay ka qayb-gasho shirka London. Qodobadan lagu meel-mariyey fadhigii labada golle ee baarlamaanka Somaliland, ayaa waxa cod ku ansixiyey 101 xildhibaan oo ka mid ahaa 109 mudane oo fadhigaasi fadhiyey, waxaana diiday 3 Mudane, 4-na way ka aamuseen, halka Guddoomiyuhuna aanu ka codeynin. Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhi-wada jir ah oo ay maanta cod aqlabiyada ahb ku Ansixiyay in Xukuumadda lagu taageero in laga qayb galo shirka Somaliya loogu qabanayo Dalka Ingiriiska iyo in kaabis iyo wax ka bedel lagu sameeyo Xeer uu Golahaasi hore u ansixiyay oo xakamaynayay in Dawlada Somaliland ka qayb gasho shir lagaga hadlayo arrimaha Somaliya. Fadhigan maanta ee labada Gole ee Baarlamanka Somaliland oo uu Shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/lahi Cirro, kana soo xaadireen 109 Mudane oo ka mid ah 164 mudane ee Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland , ka hor intii aan cod loo qaadin labadaasi qodob, waxa khudbad ka hor jeediyay Wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed C/lahi Cumar, kaasoo ka waramay faa’idada Somaliland ugu jirta inay shirkaasi ka qayb gasho. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, ka hor inta aan labada qodob la meel-marin kalmado kooban u jeediyay mudanayaasha baarlamaanka waxa uu yidhi “laba arimood ayaanu mudanayaasha u soo jeedinaynaa midi waxa weeye waxa ina horyaala go’aan goluhu gaadhay mar hore, waxaana daruuri noqotay in inagoo ilaashanayna qaranimadeena inay danaheena kale ilaashano, markaa qodobka hore waxa weeye in qodob lagu soo daro Xeerkii lagu xakamaynayey in laga qayb galo shirarka Somaliya, qodobkaas oo ah in Xukuumaddu ka qayb gasho oo loo arko in dani ku jirto, kana hor imanaynin jiritaanka qaranimada iyo Dastuurka Somaliland, qodobka labaadna waxa weeye maadaama Xukuumaddu codsatay in labada Gole ku taageeraan in shirka London laga qayb galo in labada golle ay ku taageeraan” Ka sakow ansixinta in xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ka qayb-gashii shirka London,waxa isaguna fadhiga labada golle hadal ka soo jeediyay wasiirka wasaaradda arimaha dibada Dr Maxamed Maxamed Cabdilaahi, waxaanu tilmaamay in qayb-galka shirka London aanu waxba u dhimayn qadiyada madax-banaanida iyo jiritaanka Somaliland, isaga oo tilmaamay inay shirkaasi ku soo bandhigi doonaan sida Somaliland beesha caalamka uga naawilayso inay ictiraaf caalami ah ka hesho. Fadhigan labada golle ee baarlamaanka Somaliland ku ansixiyeen in shirka London laga qayb-gallo, waxa jiray Mudanayaal golaha wakiilada ka mid ah oo ka baxay ka hor inta aan loo codeyn xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo meel-marinta ka qayb-galka shirka London u arkayey in laga ansixinayo in ceel dheer lagu ridayo jiritaanka Somaliland, maadaama oo aan xog rasmi ah laga hayn maxsuulka shirka London. Dhinaca kale, Mudanayaasha labada golle ee baarlamaanka Somaliland ayaa indhaha ka qarsaday inaan wax ka bedal lagu samayn xeerkii muwaadiniinta Somaliland u diidayey inay ka qayb-galaan shirarka kooxaha Soomaliya loo qabanayo, kaasi oo baarlamaanku hore u meel mariyeen, ka dib markii ay si isdaba joog ah u soo kordheen shirarka beesha caalamku Soomaliya u qabanayso, kuwaasi wakhtigii Alle ha u naxariistee Madaxwayne Maxamed Ibraahim Cigaal talada dalka gacanta ku hayey shaki ka dhex abuuray xukuumaddiisii iyo golaha wakiilada, kaasi oo sababey in baarlamaanku hor-joogsadaan in Marxuum Cigaal uu safar ku taggo Magaaladda Qaahira 1994-kii oo uu ka socday shir loo qabtay Soomaliya, iyadda oo baarlamaanka Marxuum Cigaal ka diiday uu ka mid ahaa Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Marxuum Cigaal ayaa khudbad uu ka jeediyey fadhigaa wada jirka ah ee baarlamaanku kaga diideen inuu shirka Qaahira taggo ayaa waxa ka mid ahaa “Anigu ina Cigaal ahaan Soomaliya ma necbi waayo Raysal-wasaare ayaan ka soo noqday, laakiin maanta waa la kala daneystay, sideedabana dibad u baxa dhib aan laga soo kaban Karin ayay keeni kartaa, faa’iido waynina way ka iman kartaa, waa inaad ku tallo-gal aan ka yeelataan, haddii aan taggo waxaan la tagayaa Masar oo ah meesha kabta feygeeda inagaga taagan inay inagala hadhaan Somaliya ma kala go’in karto, waxa kale oo ka mid ah ku tallo-galkayga in albaabadan Carbeed ee inaga xidhmay inaga furmaan” Marxuum Cigaal oo wakhtigaa u diyaar-garoobayey safar uu ku taggo dalka Masar ayaa sidoo kale soo qaaday “Boorama way nagii ku soo dhisnay golayaasha, waa run waa la inoo soo doortay in dalkan ictiraaf u raadino, dadkana la walaaleeyo, muddo dheer hawluhu si fiican ayay inoogu socdeen, in muddo ka soo wareegtay shacabka iyo madaxdu isku mid ayay ahaayeen, dhawaaqii Burco siyaasadii jirtay waxaad moodaa inay wax ku soo biireen oo qaranimadii shaki la galiyey, lana xalaashaday oo waliba inaga shaki la ina galiyey, New-york-na waan tagayaa, waxaanan lahaa waar kursiga (Qaramada midoobay) aan ku fadhiisano, ragna waxay lahaayeen wax cusub aynu doonayno oo nimankaa Soomaliya waxay leeyihiin inaga daaya, markaa aniga haddii arintaasi la igaga shakiyey waxa waajib ahayd in maxkamada la I saaro, waayo waa khiyaamo qaran, haddii labada golle goostaan Soomali-weyn anigu idin raaci mayo” Marxuum Cigaal waxa kale oo uu khudbadiisaasi ku sheegay “Ictiraaf dibada ma jiro ee waxa uu ku xidhan yahay in xukuumaddu raadiso” Marxuum Cigaal oo maalintaa labada Mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Somaliland waydiiyeen su’aalo door ah oo la xidhiidha xaaladii wakhtigaa ee Somaliland, ayaa su’aalihii la waydiiyey waxa ka mid ahaa “Waxay umaddu ku jihaysan tahay in ictiraafka dibada laga keenayo, imika socdaalkaagii saddexaad ayaad qorshaysatay, haddii hawlihii guduhuba isku-kaa raacsanayn, ictiraafka dibada laga doonayaa maxaa faa’iido ah oo uu keenayaa”?
  9. Generale, leave SSC folks alone. nobody can steal their land.
  10. doesnt matter, Cukuse aint related to him either.
  11. What a power delegation it would be, if Siilaanyo and Khaliif joined hands?
  12. Madaxweyne Siilaanyo Iyo Cali Khaliif Galaydh oo maanta Addis Ababa wadahadalo ku yeelanaya iyo Itoobiya oo Heshiis ka dhex wada Waxa la filayaa inay ka wadahadli doonaan Shirka Ingiriiska oo lagu wado inay wada tagayaan iyo Nabadgelyada Goboladda Barri Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo oo maanta u kicitimaya Addis Ababa Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmedc Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar iyo Madaxtooyadda Xirsi X Cali Xasan ayaa saaka u Ambabaxaya Caasimadda Dalka Itoobiya halkaas oo la filayo inay wadahadalo toos ah iyo kuwo dadbaniba ku dhex maraan kooxda Khaatumo State dhawaan kaga dhawaaqday magaaladda Taleex kuwaasoo toddobaadkii ugu danbeeyayba ku sugnaa Caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Ilaa hada Xukuumadda Somaliland kamay hadal safarkan iyo Ujeedadiisa hase yeeshee sida ay Waaheen u sheegeen Ilo xogogaal ahi waxa la filayaa inay Dawladda Itoobiya ku qanciso sidii ay wadahadalo toos ah u yeelan lahaayeen Kooxda Cali Khaliif oo ku sugaysa Itoobiya inkastoo warar kalena sheegayaan Cali khaliif in uu isla maantaba ka baxayo dalkaasi oo uu u xadhko xidhanayo shirka Ingiriiska loogu qabanyo Somaliya oo ay isaga iyo Madaxweynaha Khaatumo ku dhawaaqay ka wada qayb galayaan. Si rasmi ah looma oga xogta dhabta ah hase yeeshee sida ay sheegayaan dadka Siyaasadda Odorosaa waxa la filayaa inay ka wadahadli doonaan Madaxweyne Siilaanyo, Kooxda Cali Khaliif ee Khaatumo iyo Dawladda Itoobiya sidii nabad waarta iyo xasilooni looga dhalin lahaa Goboladda barri ee Somaliland ee dhawaan dagaalku ku dhex maray Somaliland iyo Kooxda Khaatumo State maadaama colaada halkaas ka huraysaa saamayn labada dhinac iyo Itoobiyaba ku yeelanayo. Sidoo kale aragtida kale ee la hadal hayo in socdaalka Madaxweynuhu ku qotonto ayaa ah in kooxda Khaatumo iyo madaxweyne Siilaanyo isla soo hor fadhiisan doonaan maadaama Somaliya shir loo qabanayo labadooda dhinacna sida la hadal hayo ka wada qayb galayaan in aragtida siyaasiga ah ee ay ku kala duwan yihiin loo mideeyo sidii iyagoo Somaliland oo kali ah ama gobolada Waqooyi ah ay uga wada qayb gali lahaayeen. Si kasta ha ahaatee xogta dhabta ah ee socdaalka Madaxweynaha iyo xubnaha Wasiiradda ah waxa la ogaan doonaa marka ay Addis Ababa gaadhaan maadaama la adkeeyay xogta rasmiga ah safarkooda laga ogyahay. Warar hore oo ay Xukuumaddu ka gaabsatay ayaa sheegayay in Cali Khaliif iyo madaxweyne Siilaanyo hore ugu kulmeen Addis ababa ka hor intaanay kooxdaasi ku dhawaaqin Khaatumo State isla markaana uu jiray Xidhiidh Siyaasadeed oo ka dhaxeeyay iyadoo horena ay u jireen tuhuno sheegaya in ay Saaxiibo dhaw yihiin Cali Khaliif Iyo Madaxweyne Siilaanyo balse la odhan karo ilaa hada waxa jira heshiisyo qarsoodi ah oo aan soo shaac bixin oo Ummadda laga qarinayo ama waxa jira sidii ay Xukuumadda Somaliland ku dooday markii lagu dhawaaqay khaatumo in la khiyaameeyay oo shir beeleedkii loo sheegay in ay qabsanayaan beesha Cali Khaliif iyo ay isku bedeshay Maamul Madax banana. Dhinaca kalena safarka Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu xidhiidh la leeyahay socdaal dhawaan ay dalka Itoobiya ku tageen wasiiradda Arrimaha Dibedda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duura kaasoo ay madaxda Dalkaasi ka wadahadleen Arrimo la xidhiidha dhinaca Ganacsiga iyo Isticmaalka Dekedda Berbera iyo Xaalada Colaadeed ee ka taagan bariga Somaliland kaasoo ay labada Wasiir Mar ay saxaafadda kula hadlayeen Addis Ababa ay sheegeen Xukuumadda Itoobiya inay isku af-garteen isla markaana kulamo kale ay iskugu soo noqn doonaan. Si kasta ha ahaatee socdaalka Madaxweynaha oo Ujeedooyinkiisu badan yihiin ayaa laga war sugu dooonaa inay tafaasiil dheeraad ah bulshada ka siiyaan marka ay baxayaan ama marka ay soo noqdaan.
  13. aboow, meeshan ka leexo tareenkii midnimada ayaa so maraayo. Galkacyo uu u socdaa.
  14. Dr_Osman;785647 wrote: carafat,, qardho long time bay iskA hurdeen this is very important because this will lead to competition and u know somalis they always one up the competitor and who will benefit? the locals. Qardho is on the rise WATCH OUT BOYS Osman, we should have a Qardho - Erigavo - Berbera road.
  15. General Duke;785651 wrote: ^^^Yeah, when Tuur & Egaal went to war, costing the lives of thousands and destroying whole towns. Who was not ready? Adeer spare us the bull.. Siilanyu has been forced to abandon the legacy of Egaal. Now that's a good thing. Duke, you have no idea about SL. Politics. Let me tell you that there isnt an inch of diffrence between Egaal, Tuur, Riyaale and Siilanyo. See how United all 10 political parties, clan leaders, parlement, guurti and goverment is about Londen.
  16. Secessionism was always plan B. adigu ma runbaa u qadatay? oo ma jin baa la dagaalamisaa. lool
  17. Axmed, where is your "ask Dr.Ina Jaad" thread? you should respond on the question posted/
  18. eedo Juxa, ani macaa waa socdaa. To muqdisho after 24 years inshallah. adi intee aadee
  19. you are allowed to oppose it, just as folk oppose dictatorship, centralism or clan based maamuls.
  20. Duke, maanta wa waxa weydey qof kula murma? waanu daalnay nooh
  21. General Duke;785629 wrote: Indeed for breaking with and moving away from the rubbish that the late Egaale AUN put in place. He is doing a great job... waryaa, AUN my adeer Egaal or my Abti Tuur would have done the same. But unfortuantly Somali folks werent ready at that time.
  22. General Duke;785619 wrote: ^^^I beg your pardon. Somali students from Somalia. Otherwise why would they be in Mogadishu like all the other Somali students from Somalia? to say Somali students from Somalia is pleonasm. Cause the fact they are Somali already suggest they are from Somalia. Like American students from America!