Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
Actually, majority of votes in committee are not from Duriyad. -
Coofle, Siilanyo tageer adeer. waxba ha isku waalin odayaal waligood dawlad u shaqeeniyay, maantana dibada taagan oo mucaarid ah.
-
NORF, there is no sunshine here. where do you see the beauty?
-
But they are not the same kind of flavour Unionist. For example you have here on SOL. Puntland(tolka) above all unionist: General Duke, Somalia Follows Duriyad to anywhere Unionist, Saalax interest driven sijui Unionist. STOIC, closet Unionist, Ngonge, Norf, Caano geel, Public denying but private admit Unionist: JB, Xaaji Xunjuf, 2 states, 1 country Unionist: LST. Irir Unionist: Carafaat Dhaqancelis Unionist, Alpha first recognition Unionist: Ayoub, Oodweyne, Africaown, Mintid Farayare D block Unionist: Abtigiis Kismayo is part of Azania not Jubbaland Unionist, Zack. Kismayo is mine Unionist, Gabbal. Somali and Jinn Unionist, Nuune Cuqdad against Ethiopia therefor Unionist: Che, Muqdisho unuka leh unionist: Oba hiloowloh Isbaaro Unionist: Abwaan, Somalina. every day another ******** shaati Unionist: Maddeey Ultra Unionist: Xiinfaniin My money, my pocket and my oil unionist: Burnt Money Qardho Unionist: Sayid Somal I hate SL/PL thereforI am Khatumo Unionist: Aaliyah, Liibaan, A_Khadar Khatumo today, yesterday PL, but actually closet Somalilander Unionist: Taleexi SL this week, PL next week unionist: Nassir I am diffrent from other Somali's Unionist: Rudy Diiriye
-
Anaga (UDUB) Mucaaradnimadda Maanta Waxa Nagaga Fog Kuwa Ku Jira Xisbiga Kulmiye” Cali Warancade -------------------------------------------------------------------------------- (Hadhwanaagnews) Thursday, March 29, 2012 Hargeysa (HWN) Wasiirkii hore ee duulista Iyo Hawada Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wada hadal ay Somaliland la gasho xukuumadda ku meel gaadhka ah ee Somalia. Hargeysa (HWN) Wasiirkii hore ee duulista Iyo Hawada Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wada hadal ay Somaliland la gasho xukuumadda ku meel gaadhka ah ee Somalia. Cali waxa kale oo uu tilmaamay in xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay tahay mid kala aragti ah isla markaana aan isla socon. Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu u waramayay Wariye Cabdiraxmaan Xirsi Heelo oo ka tirsan Telefishanka Horn Cable. Cali Maxamed Warancade ayaa geesta kale tibaaxay in mucaaraddada xisbigooda UDUB ay kaga dheeraayeen rag ka tirsan xisbiga Taladda Dalka haya ee Kulmiye. Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Way fiican tahay in si wacan oo walaaltinimo loo wada hadlo, waayo Somaliland maanta ma taalo in xoog lagu haysto, inana aynaan doonaynba in aynu Somaliland haysano laakiin ayaan daradda maanta taala waxa ay tahay in maamulka ka jira maanta dalka Somalia maaha mid awoodii ay umadda afsoomaaliga ku hadashaa ay ku gaadhi lahayd horumarka intaa le’eg” ayuu yidhi. Sidoo kale mar uu ka hadlayay xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu yidhi “Madaxweyne siilaanyo maanta dhib badan ayaa haysata, waayo kooxda aad doorataa hadii aanay ahayn kuwo u tababar dawladnimadda, waayo nimankani mid walba meel baa laga keenay, nimanka kulmiyena waxa ay ahaayeen niman ay mucaaradnimada iyo seef la boodnimadu ku fogaatay, waxaanan ku idhi beri aan la kaftamay ku idhi waar muxaafadnimada aanu idin barno, waxaana maanta dhinaca mucaaraddada nagaga fog kuwa ku jira xisbiga Kulmiye Dhexdiisa” ayuu yidhi. Najax Aadan Cunaaye Hadhwanaagnews/Office Hargeysa/Somaliland Najax@hadhwanaag.org
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
war habarta hanaga dilin waryahe. -
Allah ha u naxariisto. He desrves an Airport or Highway to be named after him. I propose KM4.
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
WHich Habar. Tell me in a gabay form. -
Good morning. Jimce wanaagsan. I love the fridays.
-
Abwaan, your welcome.
-
Xaaji Xunjuf;811768 wrote: Cilmi boodheri gaaja dishay jacayl ma dilin Anigu waxaan maqlay TB ayaa dishay. Allah ha u naxariisto.
-
Somalina, Is this Casa Populare?
-
loooool@Rudy. Maxaad tidhi. Ngonge is looking for old moms. istaafurulah.
-
Rudy, If I have to guess. Your a light skinned Somali cad cad combined with a rude horse riding Darawiish warrior. Rudy, continue to thell them Faraxs and Xalimos like it is.
-
Ileyn Nuune waa moderator. Odayga jin waxba uma sheege, LST ayaa warka u dhiiba.
-
OdaySomali Most of those 'Xabashi's' are Oromo's they are cousins. Dont call them Xabashi.
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;811807 wrote: Sources are saying Committee on Somaliland side will be Daahir rayaale kahin Chairman of the Committee That Xusseyn ducaale will be the deputy chairman of the committee Muse biixi kulmiye leader Jamac ismaciil shabeel secretary general of the ruling party Kulmiye Edna Adan ismail Fuaad adan cade Professor Siciid gees And Sultaan Daakir Who is Sultan Daakir? -
Black elitist arrogant snob? or sophisticated young Art lover?
-
Interesting interview with Farax Macalin Kenya's deputy speaker+VIDEO
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;811670 wrote: ^No one colonizing Hargeysa. how about nfd -
Interesting interview with Farax Macalin Kenya's deputy speaker+VIDEO
Carafaat replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think MP's from Ethiopian would also state that Somali's choose for Ethiopia. In many ways NFD is in much worser condition then Somali Galbeed, but there is no dominant clan. -
NGONGE;811639 wrote: Sayid, Did you hear of the geel jire who upon first arriving in the UK and getting his first cereal bowl, proceeded to eat it without adding milk? Marka lago qabtay wuxu yedhi "back home, we eat it without milk". reminds me of the story of an somali elder who arrived in brittain, spoke fluent English and read newspapers upside down. Something only intelligent people could do.
-
I am follower on twitter of Sayid_Somal.
-
the prisons around the world are filled with Somali youth. One of the main duties of Embassies is to ensure nationals get fair treatments, fair hearings and justice. But as long our domestic and foreign policy is focussed on what individuals benefit, we will never be able to take of ourselves.