Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Rudy waa Rageedi. Qofna uma joojiyo. Wuxu ku wanaagsanaan lahaa maxkami. Qolo kastana naaneys ayuu ku dhajiyay.
-
Malika, that's to much activity for a saturday. I can't do more then one main activity a day. Its a either a party or some else. Just been to a meher qado at the community centre. The happily married couple are wadaado. Some folks started rioting because the couple refused to follow somali customs. Some guy said: "ilahoyoow dulmiga wahaabinta naga qabo".
-
` A_Khadar;812050 wrote: Xagee kula kulantay? And do tell that us little more about your meetings.. it was in a addis hospital, he was there with his son. oddayga kalyaha ayaa laga hayay. very friendly weeyaan odaygu. i have some beef with his little oil cousin though.
-
Little cousin, I am a bit older, been around longer, hav seen more of Somalia. You propaply had more uniformed schoolgirls in toilets but doesnt equal life experienc.
-
lool@thug yaroo shabaab ah, maya iminka waan isdhiibay. waxaan kusoo biiray Clubmed. laakinse waa yara boring. maybe I should return to my old life
-
What do middle aged people do on a saturday. I did my walk this morning, did some shopping, cleaned the house. So what do people do went they don't go clubbing?
-
Alpha, haduu arki lahaa Xamar dib umuu so labteen. Siiba marku arki lahaa real artist gacanta wax ku sawira ama wax ku suubiya. I bet British National Museum dib umuu gali leheen.
-
It's all about attraction. Haduu kacsi jiro inta kalena wee iska iman.
-
Ma Hotel ayaa la wada seexaniyaa? That's cool wallee. So after the party you can continue for an after party?
-
rudy-Diiriye;812372 wrote: let him rest with his god pple. As the somali saying goes...nin dintey kabihiisa dama!! Lets talk about the current living warlord morons that we have to deal with, like Sil'o, middle-finger, shiekh hotel etc., kabiish.
-
In Somalia one man's hero is another mans warlord. Nothing new is being said here. Let's call Airportka KM50, Aun Mahamed Farax Aidiid Aiport, and we call it even.
-
First degree rape and murder of an historic tale and somali oral culture.
-
Hahahhahahahha, so funny.thanks. the Mugdians should read this, where is Abwaan, Geneeral Duke, Somalia, Maddeey.
-
Loool@rudy teaching kids
-
A_Khadar, Liibaan, inabtiyaal wa daacayad . Seeftii ayaa lasoo bodeen maxaa dhacay. Cid isnaceb ma jirtee. Laakinse toghdeer miideeya niyoow. Tulooyinka hakala saarina. Hadaa kasoo horjeedid gooni isu taag, sheeg, tilmaam, toosi. Laakinse tulooyin kuligood biyo la'an heyso waxba hakala saarin.
-
XX and JB, in public Waxa tihiin diehard Somalilanders. Laakinse in PM unionist. I should publish those PM.
-
Odaygii carabka ee Ngonge meeyay maanta? Ma maalintii ciyaalkii bamberka uu ka badali jiraybaa.
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Xilal u Magacaabay Wasiirro ka Tirsanaa Xukuumaddii u Dambaysay ee Rayaale iyo Xisbiga UDUB Last Modified: Thu 29th Mar,2012 Magacaabista hal Wasiir, 3 Agaasime Guud, Maareeyaha Madbacadda Qaranka iyo xil-ka-qaadista Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii ugu horreysay golaha xukuumaddiisa ku soo daray laba xubnood oo wasiirro ka ahaan jiray xukuumaddii Madaxweyne Rayaale iyo sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga fulinta xisbiga mucaaradka ah ee UDUB. Wareegtooyin Madaxweyne Siilaanyo soo saaray shalay waxa uu Wasiirka Wasaaradda iyo Boosaha u magacaabay Md. Cali Cilmi Geelle oo ahaa Wasiir-ku-xigeenkii u dambeeyey maamulkii Daahir Rayaale Kaahin ee Wasaaradda Warfaafinta, sidoo kalena Md. Cali Maxamed Cabdulle (Biikolo) oo isaguna ahaa Wasiiru-dawlihii Maaliyadda ayaa loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta, halka Md. Cabdillaahi Maxamed Jaamac (Carrey) oo hore u ahaa xubin firfircoon oo ka tirsan xisbiga UDUB waxa loo dhiibay xilka Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Laba wareegto oo midkood Madaxweynaha Somaliland ku magacaabay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo mid uu ku buuxiyey jagooyinka agaasimeyaasha guud ee saddex wasaaradood iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka oo bannaanaa, sidoo kalena xilkii kaga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Md. Cabdiraxmaan Cawil Xasan oo lagu beddelay Agaasimihii Hab-maamuuska ee Madaxtooyada Somaliland Mr. Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) waxay u qornaayeen sidan: “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo lambarkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1002/032012 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Madaxweynuhu: Markuu arkay: Qodobka 90aad, faqraddiisa 3aad, xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha qaranka; Markuu arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimeyaasha Guud iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka JSL; Markuu la tashaday: Madaxda ay khusayso; Markuu ku qancay: Inuu hanan karo, aqoon iyo kartina u leeyahay jagadan; Wuxuu go’aansaday; in laga bilaabo taariikhda maanta [shalay] ay ahaadaan Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Kalluumaysiga & Khayraadka Badda, Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska, Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka: 1. Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case) (Xil hore waxa uu ahaa Agaasimihii Protocol-ka Madaxtooyada JSL), waxana loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda; 2. Mudane Abiib Axmed Cali, waxa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska; 3. Mudane Cali Maxamed Cabdulle (Bikolo), waxa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta; 4. Mudane Cabdillaahi Maxamed Jaamac (Carrey), waxa loo magacaabay Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Cabdiraxmaan Cawil Xasan. Madaxweynuhu: Mudane, Waxaan aad kuugu mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka qaranka ayay dabcigiisa tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo. Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee JSL. Haddaba, waxaan kaa rajaynayaa inaad si niyad-sami ah ugu wareejiso xilkii aad haysay Mudane Maxamed Cilmi Aaden (Ilka-case) oo aan xilkaas u magacaabay. Waxa Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda oo warqaddani ogeysiin ugu socoto la farayaa in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee JSL.” “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo lambarkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1001/032012 ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta. Madaxweynuhu: Markuu arkay: Qodobka 90aad, faqraddiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraddu u leedahay dalka iyo dhismaha qaranka; Markuu arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee JSL; Markuu ka fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu ku qancay: Inuu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; in Mudane Cali Cilmi Geelle laga bilaabo taariikhda maanta [shalay] uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee JSL,” ayuu Madaxweyne Siilaanyo degreetada uu ku magacaabay wasiirka cusub ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo bannaanayd tan iyo markii uu dhowr toddobaad xilkaas ka qaaday Dr. Axmed Xaashi Oday.
-
XX, Adigu waxa tahay 'ha ii sheegin' Unionist. Saalax waxa weeyan tolkii meeyay Unionist ama 'XX ayaan lasocdaa' Unionist. JB, waxa weeyan 'to piss of Koonfurions' Unionist.
-
Cade Muuse is my most favourite Puntland politician. Marbaan la kulmay. Waa oday miskiin. Xil ha loo dhiibo.
-
Dont forget the closet Unionist(NORF), dhaqan celis Unionist(Alpha).
-
waxaad u sheegtaa. Somalidu boqol nooc oo Unionist ayee leeyihiin. Laakinse kuli waa Unionist.
-
Riyaale Named the Chair of Somaliland Negotiation Committee w/TFG
Carafaat replied to xiinfaniin's topic in Politics
In case of 50/50 votes, the chairmen votes count for two. -
In my city we have a turkish and an arab masjid. I prefer the Turkish masjid. Cause I cant understand arabic nor turkish. But the turkish salaad is always shorter.
-
why east londen, isnt there any masjid in North.