Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Allah ha u naxariisto General Mahamed Farax Aidiid. He was a brave man who liberated Muqdisho from a crule dictator and a corrupt clique that thought Somalia is their monarchy. The man deserves a statue in Muqdisho.
-
If you compare Professor Farjac to Gingrich because of his articles. How would you call Faroole? And where can we find the articles he wrote?
-
Will you ever go back to Somalia and what do you see yourself doing?
Carafaat replied to General Duke's topic in General
Alpha Blondy;816852 wrote: horta, why are the vast majority of qurbo's from the UK and mainland europe and the ones from america and other parts of the world never venture out here. thats interesting..... Alpha, I hope for the sake of the country that Somali-Americans never ever return. their honoust and simplistic world vieuws will only increase our level of ignorence. we dont need gender, clan, proposition 8, human rights, minority, orphan children, enviromental, or whatever activist. there is already enough xamasad. we dont need more one issue warriors. -
Are you planning to indulge us with the latest wahabist teachings?
-
Cambuulo iyo bun;816464 wrote: Merikazukute khajer? dont you mean Khadija?
-
Will you ever go back to Somalia and what do you see yourself doing?
Carafaat replied to General Duke's topic in General
Juxa;816789 wrote: I think every individual seeking public office should bring his family specially in Somalia this requirement must be made mandatory Government officials and their families must relinquish foreign nationality Let's see if they would then shell their own families agree. loose the passport and bring the wive and kids. -
Jacpher, cuqdada iska saar. Siyasada xun ee qabiil aan kasoo horjeesto. Laakinse yaa Waxbarasho, tacliin iyo horumarka wacan yaa kasoo horjeesan kara. siiba hadaa alaabtan cajiibka ah lagu sameeniyo.
-
Where is 'Massive' or 'International' mentioned? but still good news.
-
Press Release: Somali-Ethiopian Diaspora launches a university initiative Written by Ahmed Roble Apr 07, 2012 at 10:41 AM Abu Dhabi, UAE, April 6, 2012-- Diaspora members of the community of Awubere Wereda in the Somali Zone of Ethiopia have launched an initiative for establishing Harawe University of Awubere (HUA). In their kick-off meeting held in Abu Dhabi, UAE, prominent members of the community highlighted the need for a university in the area which is one of the most populous regions in the Somali zone. In a short briefing on the situation of education in the area, the participants have learned that the Awubere Wereda has 70 primary schools of which 19 are intermediate schools as well as seven high schools. The high schools are located in Awubere town, Sheddeer, Lafa Ciise, Wajaale, Dharwanaaje, Xerogeel and Jaarre. It was noted during the briefing that out of the 500 and more graduates from these high schools only a small number can afford to go to the country’s universities located in Jigjiga, Addis Ababa and elsewhere. Applauding the initiative, Ismail Adan Gelleh (Odowa), President of the Somali-Ethiopian Community in the UAE, explained how the Ethiopian government was encouraging and eagerly expecting for such developmental initiatives to come from the Somali-Ethiopian diaspora. “The Ethiopian government and the administration of the Somali Zone in Jigjiga do not only welcome the diaspora to take part in the country’s development but are also more than ready to give all kinds of facilitations to anyone or any group of people who wanted to make investments or establish community development projects.” Spearheaded by the diaspora community in the UAE, the initiative came as a result of a series of consultations with some of the local elders, intellectuals, MPs and businessmen of the Awubere Wereda who all welcomed the proposal, while underlining the vital need for such a project. “This is a timely and badly needed project and a highly welcome contribution by the diaspora community of Awubere Wereda to their people in the Somali Zone of Ethiopia,” said Mr. Ali Omar Allaale, Federal MP of the area. Talking to the community by phone from Addis Ababa, Allaale noted that the Ethiopian government encourages the diaspora communities to take the lead in the development of the country both on the federal and regional levels. The diaspora communities in the UAE hailing from the Awubere Wereda and their brethren from the Awdal/Salal regions of the Somalia side of the border were instrumental in the creation of Amoud University in the late 1990s. “We call upon our diaspora communities living in Europe, North America, Africa and the Middle East to give their full support to this initiative and to organize their respective communities to make this dream a reality for the future of people of the area,” said a statement issued by those who participated in the kick-off meeting. For further details, please contact: Dr. Saad Awaale Email: saadawale58@yahoo.com Mahmoud Hassan Saad Email: mahsaad1@hotmail.com Ahmed Roble Email: Ahmedroble@yahoo.com
-
Will you ever go back to Somalia and what do you see yourself doing?
Carafaat replied to General Duke's topic in General
Alpha Blondy;816767 wrote: ^ which govt inaadeer lol? . Somalia. -
AfricaOwn;816525 wrote: His probably the most phony character on SOL. A Wolf in Sheep's Clothing :confused: Who are you talking about Africaown?
-
Will you ever go back to Somalia and what do you see yourself doing?
Carafaat replied to General Duke's topic in General
I hope to go back in 3 to 4 years inshallah and would like to contribute to building up the executive branch of goverment as a civil servent. preferably in economic, public finance, monetary, trade or foreign affairs area. -
Xaaji why is Buurmadoow arrested?
-
Jacaylbaro;816465 wrote: Hamas iyo Maqaaxida inanta maxaa isu keenay ??? ,,,, Inaalillaah somewhere in between.
-
kingofkings;816560 wrote: every city needs an official state park Indeed. unfortuantly most land is owned by private individuals.
-
Jacaylbaro;816483 wrote: SNM Leader ku lahaa ,,,,, goormuu noqday ?? Xaaji Xunjuf;816495 wrote: ^^ He was a former SNM general a veteran. Generals are considered as leaders?
-
your quite a pessimist on most issue´s.
-
allah ha u naxariisto. AUN Mowliid Macaane oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Nairobi Iyo Madax Heer Qaran oo ka Qeybgalay Aaska (Taariikh Koobaan) http://www.raxanreeb.com/2012/04/aun-mowliid-macaane-oo-galabta-lagu-aasay-magaalada-nairobi-iyo-madax-heer-qaran-oo-ka-qeybgalay-aaska-taariikh-koobaan/
-
Alpha, these are the mountains between Hargeysa and berbera. around Hamas and Maqayada inanta area.
-
Ibraahim Dhago-weyne Oo Sheegay Inaan Loo Dulqaadan Karin Ficilada Xukuumada Siilaanyo, Kuna Eedeeyey Inay Faraha Kula Jirto Wixii Umadani Ka Dagaalantay Shalay Ee Musuqmaasuq Iyo Xabsi U Taxaabida Sharci Darada Ah “Haday Noqoto Qof Baan Iska Haysanayaa, Suldaan, Badhasaab, Agaasime, Waaba Intuu Maamulku Ahaa, Waxay Tahay Fadeexadii Ugu Waynayd Ayay Dawladu Lugaha Kula Jirtaa, Loomana Dul Qaadan Karaayo Inay Maalin Walba Qof Sidaa Iskaga Xidhato, Waana Wixii Shalay Laga Dagaalamay” Hargeysa, April 8, 2012 (Haatuf) – Mujaahid Ibraahim C/laahi Xuseen (Dhago-weyne) ayaa xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay faraha kula jirto waxyaabihii umadda reer Somaliland shalay ka dagaalameen, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka mid yihiin xadhig sharci daro ah oo Masuuliyiin iyo Muwaadiniin loogu taxaabo xabsiyada xukun la’aan muddo ka badan 24 saacadood, isla markaana la boobo hantida ummadan masaakiinta ah oo Akowno dibadeed lagu shubto, iyadoo dhalinyarii dalku ay ku dhimanayaan baddaha. Ibraahim Dhaga-weyne waxa uu sharci daro ku tilmaamay xabusida Boqor Cismaan Buur-Madow, Badhasaabkii hore ee Hargeysa Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi iyo Agaasimayaasha la xidhan iyo kuwa laga xayiray inay dibada u safraan. Mujaahidku waxa uu sidaasi ku sheegay Shir-jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa, kaas oo sidoo kale xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in aanay dhex u ahayn ururada Siyaasada oo uu tilmaamay in waxa Dr Gaboose uu ka qaylinayaa ay run tahay, isla markaana xukuumadu ay ururo dabada ku wadato oo tiro koobkii 1000-ka qof ay Ciidamo ururada qaar ugu buuxisay. Ugu Mujaahid Ibraahim Dhago-weyn oo ka hadlaya xadhiga Xamarje, Boqor Buur-madow iyo Agaasimayaasha kale ayaa waxa uu yidhi “Badhasaabkii la xidhay Xamrji haddii ay dawladdu wax ku hayso inay si cad u soo dhigto weeyaan, markab dhan baa la layahay, baadhitaan rasmi ah ayaa loo baahan yahay oo ummadda loo soo gudbiyo waxeedi waatii suuqa lagu iibinayey Burco, Berbera, Hargeysa iyo meel waliba, waxa aad moodaa inay wax ku lumeen haddii cida wax loo haysto iyo cida dunuubta leh in la soo dhigaa loo baahan yahay oo la yidhaahdo cidaa iyo cidaa ayaa waxaasi gashay oo tuugadaa lagu hayaa, qaranku wuxuu u baahan yahay wixii luma hebel ku ceebee iyo hebel ku fadeexadee yaanay noqonine waxa weeyaan Xabusid aan maxkamad lahayn, waxa weeyi hadii qofku uu dambi leeyahay in xeer ilaalinta loo gudbiyo oo si sharci ah loo soo ban dhigo 24 saacadood wax ka badan lama haysan karo. Waxa weeyi Xamarji hadii wax lagu hayo, marba waraaq nooc kale ah inay marba soo baxdo maaha oo la yidhaahdo waxbuu sahlaayey, waxa cad in aanu dambi lahayn oo kuwii dambiga lahaa laga warwareegayo. Boqor Buur-Madow ayaa la mid ah oo Xabusid (Detention) lagu hayaa waxa la yidhi DG-gii maalintii dhaweyd hadlay ma bixi kartid, waxa weeyaan waanu erinay marka qofku hadlo ee uu runta sheego ee la yidhaahdo waanu xidhnay midna maaha, waxay u baahan tahay kiisaskaas oo dhami in wax laga qabto, Xabusidu waa wixii aynu ka dagaalanay ee aynu diidnay in qofka loo haysto sharci daro 24 saacadood wax ka badan qofka bani’aadamka ah lama haysan karo ayuu sharcigu qorayaa waxa aanu leenahay ha la soo daayo, haddii aan waxba lagu haynin xoriyadiisa waxa lagaga qaadi karaa qofka inuu dambi cad galo hadaan dambigaa lagu hayn waan iska haynayaa waa wixii la isku dilay shalayto, qofbaan iska haynayaa oo aan sidaan doono ka yeelayaa qofna qof sida uu doono kama yeeli karo, qofna (Abuse of Power) kuma samayn karo oo xafiiska kuma tarshayo, xafiiskan ummadaa leh ummaddaa kuu dhiibatay umadaa leh oo aad u haysaa in cadaalad loogu sameeyo ayaa loo baahan yahay, laakiin haday noqoto qof baan iska haysanayaa, Suldaan, Badhasaab, Agaasime, waaba intuu maamulku ahaa, waxay tahay fadeexadii ugu waynayd ayay dawladu lugaha kula jirtaa, loomana dul qaadan karaayo inay maalin walba qof sidaa iskaga xidhato, masuul ah madaxdhaqameed ah, waxa aanu leenahay hadii aydaan waxba ku haynin faraha ka qaada cida wax lagu hayo ee dunuubta gashay ha la doonto, halkay ku ururtayna waa la ogyahay, waxa weeyi masuuliyadan dawladdaa iska lahayd tan tuugada ah, tan Agaasimaha lagu eryaayo, waxa weeyaan aday ku dul taalaaye meel iskaga qaad, waxa weeyi ha ku waalan kolba qof aanad dambi u haynin, waxaan ku soo gabogabaynayaa anigu in wixii dambi leh dambigooda toos loo raacayo cidii aan dambi lahayna faraha laga qaado. Intaasi ka dib Wariyeyaashu Su’aalo ay Waydiiyeen Mujaahid Dhago-weyne iyo Jawaabihii uu ka bixiyey waxa ay u dhaceen sidan:- S: Ibraahim Dhagoweyne shalay waxa ay ahayd 6-dii April maalintii la Aasaasay ururka SNM oo Somaliand ka dhalatay, laakiin maanta oo xukuumada uu hogaaminayo Guddoomiyihii SNM hadana qaban qaabadeedii iyo sidii loo xusi jiray looma xusin arintaasi maxay ummadda u muujinaysaa? J: Malaha dawladani SNM way ka maarantay oo dadkii SNM uma baahna, sidaa uu dayacaasi uga muuqdo ama kuwii ku naafoobay ama kuwii ku dhintay aanay dan uga lahayn ee ay u qaadatay qabyaalada ayaa ka muuqata uma muuqato dawladdii SNM iyo wadadii SNM waa kuwan Mujaahidiintii SNM agtayda fadhiya miyey danaynaysaa kuwii la dhintay ee soo saaray waxa uu ka doorbiday kuwo uu banaanka uga yeedhay”. S: Waxa jiray eedo isa soo tarayey oo sheegayey in Xukuumadu aanay dhex u ahayn ururada arinkaasi bal noo iftiimi? J: Waxa weeyaan anagu ururada tartamaya ayaanu ka mid nahay, dhakhsona Shirwynihii ayaanu u qabanaynaa, waxa weeyaan dawladdu dhex kama aha ururada tartamaya, waxan uu Gaboose la qaylinayaa waa dhab, waxa weeyaan ururo iyado ay wadato, waydinkii arkayey ururada lagu sito baska ilaa iyo Ceerigaabo ilaa iyo Boorama, way cadahay ururadan ay iyadu dhex cararayso ay samaysay way cadahay, waxa weey waxaas oo dhami way jiraan maanta kama gaadhayo go’aan ee talo urur ayaanu ka soo saaraynaa. Doorashada degaanka si degdeg ah ayaanu u filaynaa in loo qabto. S: Waxa jiray Eedo Musuqmaasuq oo tiro badan oo soo shaac baxayey muddadii xukuumadani xilka haysay haday ahaan lahayd tii Agaasimihii Khaarajigu soo bandhigay iyo Akownada la sheegayo in dibadaha laga furtay, ma la odhan karaa xukuumadani waa tii ugu musuqmaasuqa badnayd xukuumadihii soo maray Somaliland? J: Anigu waxa aan odhan lahaa Musuqmaasuqeedu waa qayrul xad ama dibad wax ha ku shubato ama Carab ha ka soo boobto ama ilaa ina Xaashi oo wasiirka ahaa waa tuu cadaynaayey lacagihii Booliska ee lagu shubtay Akownka gaar ee lagu Eryay, waxa aan leeyahay musuqmaasuqani waa mid qarankani ka xisaabtami doono maaha maanta uun inta aad xafiiska joogtaan, laakiinse hantidaa ummadda ee la boobayaa waa mid la iskaga iman doono, Kulmiye waxa uu balanqaaday oo Siilaanyo balanqaaday inuu Musuqmaasuqaa cidhib goynaayo, hay’adii cidhib goynaysay oo shaqaynaysana ma arkaayo, waxa weeyaan waanu xad dhaafay xadkii wax lagu xadi jirayna malaha dawladd gaadhay halkaasina ma jirto, waxa aanu leenahay waar dib iskugu noqda maatidaa aad waxooda guranaysaan, waa kuwaa kabaha la’ ee idin hor jooga ee Baddu liqayso, dhalinyaradaa wixii wax loogu qaban lahaa in dhawr shaqsiyaad ahi boobaan xaaraan bay ku tahay, wixii ummadda ka dhexeeyey, waxa laga yaabaa wixii qof leeyahay in lagaa saamixi karo’e, wax ummadu leedahay way ka badan tahay oo cid saamixi kartaa ma jirto ilaa islaanta halka dawarsanaysaa ayaa wax ku leh.
-
guess this place?