Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Wuu iga dambeeyay cisbitaalkan. Quite modern.
  2. Somalia, I salute you. You are a true National and a son of Somalia, who carries his name with honour. It's time to bring our people back together, the time of polarization, disenfranchising and disunity is over. There are no loosers and no winners. But only hope we can build up a nation and peoples that are fair,just, honoust and rightous. And you have showed us here there is change and there is hope for a better Somalia.
  3. Axmed-InaJaad;819219 wrote: thanks, maybe i will expand to bossasso afterwords. you want to be a business partner love? Welcome back Inajaad. We missed you. What happened with your 'ask Dr.Inajaad thread'?
  4. Is there an audio of video of his speech. I am curious of this new alliance.
  5. Maanta wee isku dhex yaacday. Che doing damage control over article 3. Duke, intrepretation of art 3 as "encouraging"(read blackmailing) of a Federal Somalia. Kingofkings, already celebtrates declaration of secession. Somalia, is shocked with ubelief. Samafal, says nothing going Puntland is already independent LST, attemps to distract with oil story. Where are the other shareholders? And what is their take on this illegal document and article 3. Where is Xiin,Qandalawi, Paragon, Sayid, Sensei?
  6. TFG-Somaliland Talks and the Role of Britain Liban Ahmad For the first time since the collapse of state in Somalia in 1991 a committee from Somaliland administration will hold talks in London with a committee from Mogadishu-based Transitional Federal Government (TFG) . The talks were made possible by the British government which organised a conference on Somalia in February. Unlike past reconciliation conferences for stakeholders ( clan representatives), the London talks will be more complex and may bound to fail if the participants and mediators do not pay attention to both core political differences of two groups and the realities obtaining in the ground. The Transitional Federal Government of Somalia subscribes to the view that political and territorial unity of Somalia is not negotiable. This position has not led the TFG to destabilise Somaliland administration. The TFG president Sharif Ahmed lauded Somaliland for putting its house in order. Somaliland subscribes to the view that it seceded from Somalia in 1991, and backs up its argument with a referendum the government of the late somaliland president Mohamed Haji Ibrahim Egal ( Somali prime minister 1967-69) conducted in areas under Somaliland administration in 2001, and two presidential elections held in 2002 and 2010 . Somaliland uses the concept of sovereignty to attack areas populated by unionists while its television, Somaliland National Television, broadcasts war propaganda in the form of coverage on visits to battlefront ( jiidda) by Somaliland army chief. This belligerent policy has caused wars in Kalshaale and Sooljoogto in Togdheer after Somaliland forces attempted to advance to Buuhoodle district which unionists inhabit. It is not unionist groups which are attacking Somaliland; it is somaliland forces whose government justifies attacks on the principle of ‘sovereighty’ although the international community recognises the Transitional Federal Government as the government vested with sovereignty of Somalia. The Somaliland Ministry of Foreign Affairs and International Co-operation website states : ” The Republic of Somaliland recognises and shall act in conformity with the United Nations Charter and with international law, and shall respect the Universal Declaration of Human Rights” but Somaliland government’s warmongering and attacks on unionist bases in northern Somalia are in violation of article Article 3 of the Universal Declaration of Human Rights: “Everyone has the right to life, liberty and security of person. “ For talks to become a serious attempt at solving complex political problems, Somaliland ought to declare cessation of hostilities and propaganda. The international community has a leverage to bring the two sides closer to each. This leverage is manifested in the diplomacy of the the international community. It has recognised the TFG as the sole national government for Somalia although the TFG does not rule many parts of the North on one hand, and directly gives Somaliland development aid although Somaliland forces are hell-bent on using sovereignty principle to advance and capture territories under unionists in what was once known as Ex-British Somaliland on the other. Whatever role Britain takes in the talks– mediator or observer–advising Somaliland against secession-based hostility will be a timely intervention in the talks. Liban Ahmad libahm@gmail.com
  7. http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=63782 Odaygii waa macaa legal expert
  8. Showqi, Shariif maamul 6 gobol u sameena, Southern-Somalia State. Gedo wee ku jirtaa.
  9. Mukulaalow;819168 wrote: looool. Waxaan maqli jiray, aakhiro markey soo dhowdahay waxaa lagu gartaa, marka reer X ay geela dhacaan, reer Y ay ka celiyaan dhaca geela. maanta waxaanu aragnay xaajigoo leh soomaali kala go'i meyso. iyo Kinkong oo leh waanu go'aynaa. an upside down world. :D:D wallahi, I laughed so hard. thanks Mukuloow, its really funny.
  10. my two most favrourite songs this year
  11. its illegal cause it was adopted by goverment employees.
  12. Faarax, sheekada waa so dhex gashay.meel kale ayaa loo socda, ee kale leexo meesha.
  13. Showqi;818732 wrote: MMA, for sure wakhtigaas Dowlada Hoose had a great structure. Koley markuu wadanku hagaago wax walba waa la habeyn doona inkasta ay noqon doonto Feer iyo Farolaab... Inshallah, we will have strong, organized and transparant malashiibiya again.
  14. 100 Goverment employees ratifying the constitution. this is truly historic.
  15. Qaylo dhaan ku saabsan ansixinta dastuurka iyo kororsiga xilka ee xukuumadda Faroole – Qore: Maxamed Cabdi Maxamud Waxaa 10/03/2012 Madaxweynaha dowladda Puntland Md Cabdiraxman Maxamed Maxamud ku dhawaaqay in 15 bisha April 20012 la ansixin doona dastuurka dowladda Puntland ayna ansixin doonaan ergooyin kooban oo ka kala socda gobolada Puntland kuwaas oo loo yaqaan satul-xambaar oo micneheeduyahay kuwii xanbaarsana codka dadweynaha .. Waxa la sheegay in ergadaasu ka koobnaandoonto 480 xubnood oo lagu qeybinayo hab beeleed 110 ka mid ahna uu soo xuli doono madaxweynuhu ayna ka kala imaan doonaan 100 shaqaalaha dowladda ah iyo 10 loo qaybshay ururada bulshada rayidka ah. Ka dhegayso Horseedmedia.com shir jara’id oo uu Garowe ku qabtay 06/04/2012 guddoomiyaha guddiga doorashada Md Maxamed Xasan Barre (shimbiro-laaye) kuna sheegay in Madaxweynuhu la haray 110 ka mid ah ergooyinka dastuurka ansixin laha oo uu asagu soo magacaabidoono. Hadaba waxaa is weydiin mudan ma loo baahanyahay in la hello dastuur rasmiya oo ay leedahay dowaladda Puntland mise loo baahanyahay in laga gudbo nidaamka beelaha oo loo gudbo nidaamka ku dhisan asxaabta badan. Jawaabtu waa haa, hase ahaate waxaa is weydiin mudan qaab noocee ah ayaa hawshaas loo maraya yeyse tahay in ay ansixiyaan dastuurka Puntland. Mar kasta oo la qabanayo hawl sidaan oo kale u baaxadweyna loogana hadlayo aayaha iyo masiirka umadda, waxaa waajib ah in laga qeyb geliyo qeybaha kala duwan ee bulshada lana tixgeliyo rabitaanka iyo dareenka dadweynaha. Waxa si weyn qorsha xukuumadda uga horyimid dadweynaha ku kala nool gobolada ay ka koobantahay Puntland iyo beelaha ku noolaba sida aad ku aragteen bayaano ay soo saareen beelahaas qeybo ka mid ah oo websiteyada lagu faafiyey. Digniin: Waxaan ka digayna cawaaqib xumada ka imaan karta talo marooqsiga iyo iska dhega tirka codka iyo soo jeedimaha dadweynaha ee xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Faroole, waxaana ummadda u bayaaminayna dhowr qododob oo muhiim ah: 1- Waxaa ku dhex qarsoon ansixinta dastuurka oo ku lifaaqan muddo halsano ah oo madaxweynahu ku doonayo in uu muddadii xilka loo igmaday ku dheeraysto. Waxaana la sheegay in la doonayo in la is waafajiyo dastuurka iyo jiritaanka labada gole iyo dastuurka hada la doonayo in la ansixiyo middaas oo ah arrin aan sinaba loo aqbali Karin salla ku lahayn sharciyadda dowladdani ku dhisantahay. 2- Waxaan shacbiga Puntland ee sharafta iyo qaddarinta mudan uga digayna in aysan ku kadsoomin muddo korosiga ay dowladdu wadato loona baahanyahay si dastuurka cusub loo ansixiyo in laga reebo lifaaqa muddo korosiga ah ee lagu laray. Waxa sidoo kale lagama maarnaan ah in muddada dowladda hada jirta iyo tan imaandoontaba loo daayo 4tii sano ee dowladda hadda jirta lagu doortay. 3- Waxaa muuqata in Madaxweynuhu dhinac maray, dhaartii, ballantii iyo barnaamijkii lagu doortay oo ahaa 4 sano kaas oo meel walba yaalla hadana aan qoraalkaan ku soo lifaaqay barnaajikii madaxweynuhu u soo gudbiyey golaha baarlamaanka 01/02/2009 eeg lifaaqa Lr kiisu yahay. XGGW/DGPL/14/2009 kuna taariikhaysna 01/02/2009 ee madaxweynuhu saxiixay. 4- Waxaa maalin walba iska soo daba dhacaya baaqyo iyo diidmo qayaxan oo ka imanaysa waxgaradka, culumada, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Puntland kuwaas oo ka soo horjeestay habka ay dowladdu wax u wado, hadaba halkii dowladdu ka dhegaysanlahayd taladoodana tixgelin lahayd waxaa lagu tilmaamay, qarandumis, shabaab, dad cadow u adeegaya iyo kuwo horay siyaasadda ugu fashilmay taas oo madaxweynuhu dabaaced ka dhigtay ahna arrin ka soo horjeeda nidaamka dimuqraadiyadda iyo wadatashiga. 5- Waxaan ka digayna in dad suuqa laga soo aruursaday iyo shaqaalaha dowladda loo adeegsado marin habaabinta bulshada iyo khatar gelinta aayahooda maadamay ay dowladda u shaqeeyaan ayna iska caddahay meesha iyo cidda ay codkooda siinayaan. 6- Mar hadii ay suurageli weyday afti dadweyne oo loo qaado dastuurka cusub laguna ansixiyo, Waxaa lagama maarmaan ah in ay beelaha Puntland u madaxbanaanadaan cidda iyaga matalaysa oo ay u soo dirsanayaan in ay qeyb uga noqdaan ansixinta dastuurka. 7- Waxaa nasiiib darro ah in madaxweynaha hada jira 2009kii markii doorshada la qabanayey uu ku adkaystay in aysan dowladii markaas jirtay magacaabi Karin guddigii doorashada sidoo kalena loo baahanyahay in ciidanka amniga lagu wareejo isimada lagana wareejo xukuumaddii markaas jirtay, hadana uu isla asagii ku adkaysanayo in wax walba ay xukuumadda uu madaxda ka yahay qabanayso iskana ilaawo baaqyada iyo talooyinka dadka reer Puntland ka imaanaya. 8- Sidoo kale waxaa xusid mudan in madaxweynuhu dowladdii isaga ka horaysay ka horyimid isaga oo ku eedaynayey in ay muddada kororsatay taaas oo aan markaas sax ahayn maxaa yeelay madaxweynuhu wuxuu ka mid ahaa madaxdii xilka madaxweyne u tartantay 2005 qorshaha doorashada musharaxiintuna wuxuu ahaa 4 sanadood, isaga oo sidaas u og qorshihiisii doorashada xilligaasna aan saxaafadda u soo bandhigi doono ayuu hadana ku dooday in xilka madaxdii xilligaas ahaa 3 sano ilaa markii danbe uu arrinta soo dhexgalay Madaxweynihii hore ee Somalia AUN Md Cabdullahi Yusuf Axmed laguna dhameeyey in 4 sano xilka xukumaddu hayndoonto. 9- Waxaan xasuusinayna in qofwalba oo reer Puntland ah uu waajib ka saaranyahay ammaanka gaar ahanna ay tahay waajib 1aad ee xukuumadda saran, sidaas daraadeed xukuumadda waxaan uga digayna in ay ku dhaqaaqdo fal kasta oo liddi ku ah amniga Puntland 10- Waxaan ka digayna handadaadda iyo caburinta lagu hayo saxaafadda iyo bulshada samaha jecel ee marwalba doonaysa in ay wax ka dhahaan xaalka dalkoodu marayo. Waxaan kale oo ka digayna xarigga, hanjabaadda iyo cunaqabataynta dhaqaale ee lagu hayo siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah sida xarrigii loo geystay 22 March ex xildhibaan Maxamuud Yuusuf Axmed oo ka hadlay ansixinta dastuurka iyadoo sidoo kalana wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha lagu amray hay’adaha Save the children iyo Danish refugee council (DRC) in ay ka guuraan guriga Musharax Cabdullaahi Siciid Samatar ee ku yaalla mgaalada Bosaso oo ay hay’adahaasu degenaayeen ugu danbayn 30 ka April 2012 maadaama uu khal khal geliyey amniga iyo jiritaanka Puntland waa sida hadalka loo dhigaye. Eeg ligaaqa Lr kiisu yahay XDP/678/2012 kuna taariikhaysan khamiis 29th March, 20012 read the letters in the article. http://www.raxanreeb.com/2012/04/qaylo-dhaan-ku-saabsan-ansixinta-dastuurka-iyo-kororsiga-xilka-ee-xukuumadda-faroole/
  16. dont bet on it. all will depend on august 2012.
  17. Somalia;819118 wrote: But those banks can not just print money or make their own monetary policy.
  18. General Duke;819117 wrote: Yeah and you speak for most Somali's KKK:D I tend to agree with them, yes. thats why I support Unity above all else. rather then the clan constitution that blackmail Somalia, like the one you support.
  19. it does fuel all the conspiricies around. what is your take libaax, who has the most to gain from? me thinks Al Shabaab for spreading confusion and shaki among all of us.
  20. So, if its sure deal why is Puntland threating with secession pending on Federal constitution? p.s. most Somali's still oppose federalism.
  21. Somalia, what is your opinion on this article?
  22. Somalia;819100 wrote: Puntland is against peace in Somalia, that's why they think it belongs to them. It disgusts me as well. Somalia and Garowegirl, you guys are truly Somali nationalist. big hug to both of you.
  23. you might say for clannish demagogues who want to divide the nation and hold it asunder Good read taleexi. many thanks.
  24. why only suspect Sheick Shariif, if Faroole can have his motives. add that to the list of conspiricies.