Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Gole Siyaasadeed Cusub Oo Ay Ka Dhex Muuqdaan Siyaasiyiinta Ugu Miisanka Culus Mucaaridka S/Land Oo Lagu Dhawaaqey Iyo War-Saxaafeed Ay Kaga Hadleen Xaalada Murugsan Ee Dalku Galay Writen by Qaran News | Published: Jul 10th, 2013 at 09:02 AM GOLAHA MADAXBANAAN EE WADATASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA WAR-SAXAAFADEED Marka hore waxa aan ummadda reer Somaliland meel kasta oo ay joogto leeyahay Ramadaan Kariim. Bishan bisheedana ku gaadha badhaadhe iyo barwaaqo. Intaasi ka dib, waxa farxad weyn ii ah anigga oo ah Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegoweyne) oo ah Afhayeenka Golaha Madaxbanaan ee Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka in maanta oo ah Arbaca, 10 July, 2013. Ku dhawaaqno oo shaacino jiritaanka golahan cusub iyo baahidii keentay in la unko ama la abuuro. Ka dibna markii aanu aragnay: Xalaada guud ee dalku maraayo, Gooni isutaagii, qadayadii madaxbanaanida Somaliland oo madmadow la geliyay, isla markaasna dalkii go’doon laga geliyay beesha caalamka. Eexdii, qabyaaladdii, musuqmaasuqii iyo hantiboobkii oo maraaya meel aan hore loo arag abid. Hantidii ummada iyo awoodii dowladnimo oo loo isticmaalaayo in lagu furfuro laguna kala qeybiyo midnimadda shacabka SomalilandL laguna cabudhiyo saxaafadda madaxabanaan iyo Xisbiyaddii qaranka. Taladii dalka oo gacanta u gashay shakhsiyaad aan loo igman oo dano gaar ah leh oo runtii aan dalka iyo dadka toona midna u tudheynin. Sida ay isku-milmeen xukuumaddii, golayashaashii sharci dejinta, iyo garsoorkii qaranka halkaas oo ay ku luntay isku-dheelitirkii awoodeed ee dalka Aragnay wax ka qabasho la’aanta cabashooyinka beelaha iyo weliba isku-dhacyadda dhexmara. Niyadjabka, shaqo la’aanta, quusta, rajo xumada, iyo tahriibta ku habsatay ummadii SL guud ahaana, gaar ahaana dhallinyaraddii lafdhabarka u ahayd dalkan. Sida dastuurkii iyo shuruucdii dalkani lahaa loogu tumanaayo. Wadatashigii & isku tanaasulkii ay Somaliland ku soo caano maashay intii ay jirtay oo loo bedelay in aan la isku joojin. Beelihii darafyadda oo ka maqan dhadhaaradii taladda dalka iyo awood qeybsigii. Caadaalad daradii oo si weyn ugu baahday dhamaan dalkii oo dhan iyo go’aanadii maxkamadaha oo aan la fuluneynin. Ilihii dhaqaale ama dakhliga sida dekadda, haamaha shidaalka, macjarkii, hey’adii wadooyinka, dayactirka (levy), lacagtii gurmadka, 2% loo qoondeeyay horumarka goboladda bariga oo si toos loo hoos geeyay madaxtooyadda iyada oo dano gaar ah loo isticmaalo. Dhaqaalaha ka soo gala dalka kheyraadka dabeeciga ah sida shidaadlka, macdanta, kalluunka,iwm. oo si gaar ah loogu takri falaayo heshiisyadoodana aan la soo marin baarlamaanka. Dhimashadii, dhaawicii, dildilaaci, riiqdii, qeybsanaatii, qabyaaladii ay inaga tagtay doorashadii golaha degaanka (28/11/2012) ee xukuumada SL musuqmaasuqday. Haddaba, isku soo wada duuboo markii aanu araganay in dalka halis ku jiro oo cagta saaray tubtii ama dhabihii ay dowladuhu ku burburi jireen ayaa wada tashi dheer oo ka dhacay dalka gudihiisa iyo debediisaba lagamamaarmaan noqotay in loo midooba sidii loo badbaadin lahaa jiritaanka Qaranimadda JSL. Sidaasi awgeed waxa abuurmay gole madaxbanaan oo la magac baxay ‘GOLAHA MADAXBANAAN EE WADATASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA’. Waxa la isla gartay in sida ugu dhakhsiyaha badan leh loo qabto Dood Cilmiyeed lagu lafo guraayo laguna dersaayo xal u helida dhibaatooyinka iyo caqabadaha faraha badan ee inna horyaala si loo helo Midnimo Qaran. ALLA MAHAD LEH
  2. Liiska Siyaasiyiinta Asaastay Gole Siyaasadeedka Cusub Ee La Magac Baxay Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Writen by Qaran News | Published: Jul 10th, 2013 at 11:05 AM Liiska Siyaasiyiinta Asaastay Gole siyaasadeedka cusub ee la magac baxay Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Hargeisa-(Qaran-news)-Golaha wadatashiga iyo toosinta *qaranka *oo ah Gole siyaasadeedka cusub oo Madax banaan ayaa saaka laga dhawaaqey magaalada Hargeysa,Golahan ayaa waxaa isku bahaystay ama ka dhex muuqda qaar ka mid ah* Haldoorka iyo siyaasiyiinta ugu miisanka culculus mucaaridka Somaliland. Xubnaha asaasey Golahan ayaa waxa ka mid ah:- Xasan Ciise Jaamac—Gudoomiyaha ururka Xaqsoor Faysal cali waraabe—Gudoomiyaha xisbiga UCID Ibraahim Cabdilaahi Xuseen Dhaga weyne Maxamed Xaashi Cilmi Xildhibaan *yuusuf Cali Koore Prof. Siciid Cabdi Caamir Axmed Maxamed Maxamed Cismaan Yuusuf Isxal Jaamac Xaashi Maxamuud Cali maxamuud Xasan Axmed Ibraahim Xaaji xasan Iyo Xubno kale oo doora oo ay ku jiraan Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Xubno kale oo dalka Meeqam iyo maamuusba ku leh. Qarannews Hargeis.
  3. Odey, I was replying to the poster if this thread. Agree we should ignore those propogating lies about Islam.
  4. This issue is about power sharing not about autonomy. Somalis hardly know nor want autonomy, on the contrary regions are constantly intervering in eachother. Puntland is intervering in Jubbaland, Mogadishu in Jubbaland, Baidoa intervering in Gedo, ASWJ from Cabudwaaq in Gedo/Jubbaland, Galmudug intervering on the Puntland side of Galkacyo, etc. Heck even Abdi Ileey from the Somali region of Ethiopia intervered in the regions of Somalia. Faro galin kama dhamadaan Somalidu.
  5. Tillamook, this is not a federal agency. Its an instution based on the agreement of two sides, Somalia and Somaliland and thus an institution based on the Union between Somalia and Somaliland. Federal Instutions are the 4.5 based Parliament based in Xamar, where Ximan and Xeeb, Puntland, Jubbaland and Galmudug make part of. These institutions and agreements between Somaliland and Somalia are based on BI-lateral agreements between TWO sides and work only on EXTERNAL affairs(air, sea, foreign policy, foreign aid, etc). All these fields are the exlcusive mandate of the central goverment and thus not issues concerning the federal states of Somalia(like internak or domestic affairs) nor the Provinces of Somaliland(Awdal, Maroodi Jeex, Togdhdeer, Sanaag, Sool, Saaxil, etc).
  6. I think it will by a Tie between these teams and this will mean a win for Somalia. They will need to compromise and agree on a strong, resourcefull and effective federal regions who will have some say in Somalias political affairs and a strong central goverment with the sole authority on some domestic and all external (foreign, trade, etc ) affairs and will act as the independent referee/authority in conflicts between and within a regions. Germany has such a structure of federalism in combination with a unitary State.
  7. This is interesting. thanks for posting. Check these other Jewish scholars/rabbi's who admit the truth about Islam and Nabi Mohamed(Sallalahu Alayhi Wassalam).
  8. Alpha Blondy;967853 wrote: ^ although, i had to check wikipedia because i'm lacking self-confidence these days . Azerbaijani is also correct. so ku duus to you too, inaar. Alpha, af Somaligagi wuxu gaaray heer aad ku sarbeebtid.
  9. Alpha Blondy;967660 wrote: JULY 2013 - Berbera Maritime and Fisheries Academy Guess 3x times who build this library?
  10. thanks. keep them islamic sources coming.
  11. Mad_Mullah the video and city looks beautiful. thanks awoowo.
  12. Tillamook;967829 wrote: ^ Ramadan Kariim saaxiib. Walahi warkaan aad baan ugu farxay waayo waxaan ogaadey in Silanyo diyaar u yahay inuu magdhow intuu qaato dadkiisa dhinac uu ka raaco. Marka waxaan leeyahay hayadaha dawllada oo Xamar jooga ha loo raro Hargaysa sida loogu maslaxo reer Somaliland. P.S Don't take my thrashing of Xunjuf too serious! Tillamook, I am glad to hear that saxiib. I thing this is a positive step for the Somali people. It shows political maturity, that Somalis can compromise and the start of consensus building. Hope this continues in all directions. Xaaji Xunjuf waa caadi ina ku tuftid, markaas ayee odayga ugu baxdaa.
  13. Guys, Don't ruin this moment with negative clan vibe. We all agree its a good step. Even Saalax and Tillamook welcomed these developments. Markaa maxaa iskugu tuur tuurisiin, reer hebel ayaa badiyay iyo reer hebel ayaa laga badiyay ? Oodweyne, Welcome back awoowe, ramadan kariim. hope all is well. give us your take on these developments?
  14. Afcourse they are behind the military coupe. Just ask yourself, why would the US stay neutral in Egypt while they have taken position in every other Muslim country.
  15. Tillamook, ramadan kariim. maanta maxaa ku helay. this is so unlike you? warkan maad ka naxday?
  16. Alpha Blondy;967822 wrote: ^ Tillamook, why are you against these legal documents? LAW No. 1. The Union of Somaliland and Somalia Law
  17. Xaaji Xunjuf;967770 wrote: Matt bryden was spot on he predicted the outcome precisely, the Question is where to go from here The first chapter on Air traffic control has been agreed upon. Next on the agenda are Sea control/patrol and marine resources, immigration and border control, security, foreign affairs, diplomatic and consular affairs, trade, common market and taxes, aid and investments, Economic, financial and monetary issues. This is just the beginning of a long process.
  18. One team consist of Faroole, Axmed Madobe, Abdi Ileey, Ghaandi, Abdirashiid Omer Sharmarke and Abdiwali Gaas. The other team consist of Jawaari, Xasan Sheick, Farax Shirdoon, Barre Hiiraale, Mahamed Culusoow. In terms of 4.5 formula, that is 0.7 of a clan block against 3.8 blocks. This aint a fair game.
  19. Somali Air control to be stationed in Hargeysa. Whats wrong with that? Cant imagine any 'Unionist' opposing that.
  20. nuune;944166 wrote: Stoic , to be politically correct and stay on the horizon, you don't have to abandon NFD/Kenya even if you are supporting Somaliland's cause. You cannot be loyal to both Kenya and Somalia(Somaliland) at the same time. Stoic is right to make a choice and so is tutu for choosing to side with Kenya. Even if one feels affilitiation with two countries, at the end of the day you still have to choose where you real royalties are.
  21. Allah ha u naxariisto Boqorka. Dr.Osman, any idea who is successor is?