Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
It depends if you can call someone older then 20 years a kid? P.S. I will congratulate when there is proof. he trigged us last time with the maid.
-
Call her Shuun.
-
General C/laahi Siciid Samatar oo diiday Dastuurka Cusub ee Puntland
Carafaat replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
well there were 100 goverment civil servents present and voting. -
Samafal;820564 wrote: Ciduu rabo buu kusoo darayaa. haduu rabo Ximan iyo xeeb soocan buu keenayaa, adiga hebel baa ku jira ee halaga saaro, wax soconaya oo caqli gal ah ma aha, international communityga yeelimayso. Puntland TFG bay ka mid tahay, dadka lagu soo daranay waa muwaadiniin Somliyeed. Adigu maxaa uga baqaysaa xasuuqii Buhodle iyo Laascaanood baa diidanthay in meesha la keen, kii hargaysana lagu gor gortamo. wax soconaya ma ah adeer caqli kale la imoow. Lascanood and Buhoodle ha lagala hadlo Puntland.
-
Alpha, you will get used to Burco. Just act like everyone else and dont behalf like a casiir dhaqancelis
-
The most logic thing aswell as the outcome of Londen talks was and is, that Somaliland and TFG should talk. Not Somaliland and Puntland or Galmudug, Not Somaliland and Hiiraan State, Not Somaliland and Galmudug, ASWJ or Xiin and Xeeb. So its not logic to include 2 Puntland Ministers in bileral talks.
-
when did they bounced back:D
-
Alpha, how about naming her Mandheera after the big prison.
-
Alpha, did they make fun of you.
-
salaam Alykum. I am having a headache, but still am at work. thinking about going home.
-
I told you so. Check the stock share. http://www.iii.co.uk/investment/detail?type=&code=cotn%3ARRL.L&it=&display=chart It went up during the propaganda month of february, poor folks kept hearing again and again about the oil in the news, bought some shares in march and then went from 16 dollars to 11 dollars. loosing value. Disclaimer: My statement focusses on the media propaganda and gossip to boost share value for the financial scheme behind Range Resources and other oil explorers. I am in no way doubting that there is oil and gas in Puntland. And that one day there will be oil production in Somalia, but it will take +/- 10 years or so and it will not happen so long folks still have guns. No way a company will invest billions in a country where everyone seems to own guns and there is no political stability. this also goes for Somaliland.
-
wyre;820465 wrote: Carafaadow aad baad ugu mahadsantahay sidaad iigu soo dhoweysay, Balse cashar baan u baahanahay, waxaa laga yaabaa ney sanado igu qaadato kala barashada dadka, Saa kalama aqaan ciddaan ka tirsanahay iyo ciddaan ku taaganahaye marka hore bal aan kala barto "Ogow hadba dhinici la ii jiito unbaan ahay saas afarta dhinacba wax baa ii galay xittaa kenya iyo ethiopia baa wax ii galeen :D Sxb ciyaal casiirka casharo extra ayee u baahan yihiin. laakinse waa ku barina. Cashar nr.1: 1. Wax kasto wararka lasoo galiyo ama SOL lasoo galiyo waa propaganda, loogu talo galay ina wax la buun buuniyo. ha rumeysan, hana beenin. sida sixirka iyo jinka camal. siiba reer Somaliland iyo Puntland ayaa aad ugu dheereya. Inkasta oo TFG'du macaa baryahan yara baratay bahasha.
-
MMA, waa fikir wanaagsan. Waxaan ku weydiiyay shekadaan maamul 6da gobol uu Sheick Hassan wado maxaa ka jira?
-
actually it came from TFG PM Abdiwali, he said the mission was succesfull. But not that it does matter, Ethiopia is our neighbour they came on request of Somalia and Somali's.And they are leaving again.
-
Shirweynihii labaad ee Xisbiga Hiil Qaran oo Maanta lagu soo gabgabeeyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) http://www.hiiraan.com/news/2012/Apr/wararka_maanta18-17684.htmhttp:// Arbaco, Abriil 18, 2012 (HOL) — Shirweynihii labaad ee xisbiga Hiil Qaran oo muddo shan maalmood ka ah ka socday Muqdisho ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo gabgabeeyay hotel Naasa-hablood, waxaana goobjoog ka ahaa mas'uuliyiinta ugu sarreysa xisbiga. Guddoomiyaha xisbiga Hiil Qaran, Ibraahim Macallin Mursal oo ka hadlay halkaas ayaa wuxuu ku dheeraaday sidii lagu soo aasaasay xisbiga, marxaladihii uu soo maray iyo mustaqbalka waxay higsanayaan. Mr. Mursal wuxuu sheegay in xisbiga ay hoggaamiyaan 11-xubnood oo loogu magac-daray xubnaha dhuuxa xisbiga, wuxuuna sheegay in xubnahan aan loo ogoleyn inay siyaasadda ka qaybgalaan ama ay darjo siyaasadeed qabtaan. Isagoo sheegay in sheegay in xubnahan ay yihiin kuwa loo celiyo talada guud ee xisbiga. "Xisbigan waa mid ruuxi ah oo loogu talogalay inuu Soomaaliya ka saaro dhibaatada ay kusoo jirtay muddada dheer. Waana mid ka madaxbannaan reer-reer," ayuu yiri Mursal, isagoo sheegay inaysan aqbali karin wax aan Soomaali ahayn. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo loo doortay guddoomiyaha dhinaca siyaasadda ee Xisbiga Hiil Qaran oo isagana ka hadlay madasha ayaa sheegay in qorshahoodu uu yahay sidii ay dadka Soomaaliyeed ay u mideyn lahaayeen. "Dunida aad ayay ula yaaban tahay in Soomaali oo isku af, isku dhaqan, isku diin iyo isku midab ah ay isfahmi waayaan, waana taas midda innaga ina dhaqaajisay ee aan doonayno inaan meesha ka saarno," ayuu yiri Prof. Samatar oo dhaiilay qaabka ay u wadahadlayaan Somaliland iyo DKMG ah. Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu yiri: "Guddiyada ay magacaabeen Somaliland iyo DKMG ah ma ahan kuwii loo baahnaa haddii la doonayo xal, balse waxay ahayd in lasoo xulo dad aqoon diimeed iyo mid maaddi leh oo ay ka go'an tahay in Soomaaliya nabadi ka dhalato." Wadahadallada Somaliland iyo DKMG ah ayuu sheegay inaysan ahayn mid iyaga ka timid balse ay tahay mid dusha lagala keenay, balse laga faa'iideysan karo haddii la doonayo xalka dalkan. Shariif Xuseen Roobow oo isaguna ah wakiilka xisbiga Hiil Qaran ee Muqdisho oo ka hadlay isaguna madasha ayaa sheegay inay si weyn ugu faraxsan yihiin imaanshaha wafdigan ballaaran ee Muqdisho yimid kana qaybgalay shirweynihii labaad ee xisbiga Hiil Qaran, isagoo u mahadceliyay intii gacan ku siisay qabsoomidda shirweynahan. Xisbiga Hiil Qaran oo la aasaasay sannadkii 2010 ayaa wuxuu xafiisyo ku leeyahay dalalka Soomaaliya, Mareykanka, Australia, Yurub, Afrika iyo dalal kale, waana xisbi ay aasaaseen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo si weyn looga yaqaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
BBC Intervieuw with Dr Cabdullaahi Cosoble Siyaad. http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2012/03/120315_abdullahi_osoble.shtml
-
amuu sagu isa siiyay, as a trophee for the Somali region not being part of Somalia. awesome title by the way.
-
Somalia;820288 wrote: Right now I support neither one of them, but sooner a later it is in their best interest to unite as one. I agree. But the question is should the new maamul be for each province seperatly, consist of 3 region like Jubbaland/Azania want or 6 regions like Sheick Hassan wants. Or maybe Kismayo should have a seperate provincial city status like Banadir leaving regions free to form a State together.
-
Somali umee yeeran Melez. markaa Somalida la dooda oo u shega wax
-
wyre;820282 wrote: It seems beryahan dhinaca siyaasadda inaan soo jalleecaayo, is it because asxaabti baa usoo badatay?? wyre, saxiib, wakhti dheer siyasad reero ku dhisan ayaa maskaxda naga heystay.those times are over. bahashu wexe ku fiican tahay marka ee fur furan tahay oo fikir cusub mar mar lasoo tufi karo, oo aan monopoly jirin. markaa kusoo dhawoow, oo so tuf tanada.
-
Mukulaalow;820273 wrote: I counted 7 times "siyaasad waxba kama taqaanid" , Nuune adiga "Carafaat waxba kama taqaanid";)
-
Qandalawi;820261 wrote: LOooooooooooooooooooooooooool Wazz up nuune, kaleexo hee odaga hal dhagax uu rabaa inuu afar shimbir kudilee walibana xataa asagoon shiishka baran wali Carafaat lool, sxb waxbaa kuhaysta kkkk jabkaaga waa iigu baxdaa Qandalawi, jabkeyga adiga kaliya kuma raxesatid. inta amusan ee ii cadhonisa ayaa ka badan. AUN Yasser Carafaat macaa carab, yuhuud, gaalo oo dhan aya nacday iyo siyasadisa, mee arki kareen. laakinse waa iska caadi tuu aminsanaa oo u dagaal tamiyay, guul ka uu gaarsiyay dadkiisa ayaa ka muhiim saneed waxaas oo dhan.