Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Anigu runtii JB lama yabani, he is typical badacas or xero awl qowdhan. Anigu waxan la yaabanahay odaygan carabka ee cid walba numberkiisa siiniya, telefoonkiisana dadka u dhiibiya, jajabantana magaciisa u sheegiya. War magac kale iyo number kale ayaa la sheegta, xaafad kalena waa laga qaraabta. Badow waxid.
-
Dr_Osman;822686 wrote: Dhibka jojjiya somaliland laysma yel-yeelo. Puntland wa powerka kowad ee somaliyeed, hal waddo ayaa furan waxa la yirahda garowe principles.Jidkas hadadan jeclayn jid kale furan ma jiddo. Halki aad jogtay ayaad si joggaysa oo no-mans-land ah
-
Ngonge, how about the stars. specially when you are somehwere dark like in the myi. It looks amazing you can see the milkyway, all the stars, caadi maha, diffrent colours, falling stars, the craters on the moon.
-
war ha ka nixin dadka.
-
When I went for back to the country couple years ago what annoyed me at first was the serial 'greetings'. 'salaam alykim, iska waran, maxaad heysa, maxaa cusub, see tahay, reerkii, warkaga keen, etc.' But now I like it, its polight, hospitable and show warmthness. I like that.
-
Jacaylbaro;822740 wrote: Garaadka is much better than this Black Mountain believe me ,,, waryaa, Free Boqor now!
-
Ngonge, thats possible scenario. However looking from the current perspective in Somalia, it would be beneficial to have Somaliland on board in what ever status or agreement to buy time, to make end on a federal Somalia. And from Somaliland's perspective it has waited 20 years, it can wait another 2 years if its gets something in return. The question is will Sheick Shariif manouvre right and put down an attractive offer on the table and secure backing from the international community?
-
kingofkings;822693 wrote: like carafaat, personality for every situation/occasion. thanks king. Indeed I have all those typical Somali's characteristics. laakinse ma calool xumi. NGONGE;822764 wrote: Somalis are big children that never grow up. I love children. Someone once told me 'reer hebel..... 60 jir malaha waa wada 16 jir'.
-
Jacaylbaro;822778 wrote: loooooool@malaria ,, Good Morning/Afternoon folks ...... It is so nice here nowadayz ,,,, raining and all ... Unicef office?
-
Mukulaalow;822871 wrote: Hadda kahor waxaan maqlay in ninkoo cag dheer reer itobiya ah uu xoolo keenay Bosaso, baddii ayuu arkay oo waligii bad horay uma uusanu arag, markaasuu wuxuu u maleeyay balli biyihiisa la cabi karo, meel aan ka fogeyn ayuu wuxuu ku arkay gabar reer bari ah oo inta dabaal kasoo baxday xeebta jaankeeda xaajadeeda ku gudanaysa, ninkii cagdheerta ahaa aad buu u oomanaa oo biyihii badda intuu sacabada darsaday buu afka ka buuxsaday, inta heyn kari waayay buu soo celiyay oo tufay, buu gabadhii inta saa u eegay buu yiri "awoowgaa alla gub wuxu kalya dheeraa";) wuxuu u heystaa in kaadideedii ay badda qurmisay oo dhanaan ka dhigtay. :D
-
xiinfaniin;822869 wrote: It is not bad at all: yesterday Somaliland was adamant it wont talk to Somalia while today the debate is revolving around the details of the talks. true that. And good that TFG realized it needs Somaliland, cause continue business as usual without SL, waxba wee ka socon weydey 20 sano.
-
“Hadii Mar Walba Lagu Baac-Sado Oo Aad Tidhaahdo La Hadli Maayo Somalia Taasi Waa Diciifnimo, Bulshaduna Xaqbay U Leedahay In Wixii Xukuumadu Xumayso Ay Sheegaan Oo Ay Ku Dhaliilaan” Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame-Hadraawi Hargeysa, April 25, 2012 (Haatuf) – Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Wada-hadalka xukuumadda Somaliland qaadacday ee la filayey inay la yeelato dawladda TFG-da ee Soomaaliya, kaas oo tilmaamay inay lagama maarmaan tahay inay wada-hadal dhexmaro labada dawladood. Abwaan Hadraawi ayaa waxa uu sidaas ku sheegay waraysi khaas ah oo Haatuf xalay khadka tilifoonka ku siiyey isaga oo ku sugan Magaaladda Hargeysa, kaas oo si mugleh uga hadlay qaabka ugu haboon ee Somaliland iyo Somaliland u wada-hadli karaan, isla markaana tilmaamay inaanay haboonayn in wada-hadalka labada dhinac lagu soo daro Maamulka Puntland, maadaama oo ay hoostagto dawladda TFG-da ee uu hogaamiyaha ka yahay Sh. Shariif. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) waxa uu sidoo kale tibaaxay in bulshadu xaq u leedahay inay dhaliilaha xukuumadda ay sheegaan, shacbiga u soo jeediyey inay dhaliilaha xukuumadda ay u jeediyaan ay noqdaan kuwo ay toosinayaan maamulka jira, waxa kale oo uu ka hadlay tabashada ururada siyaasada ee iyagu hadhay, kaas oo tilmaamay inay xaq u leeyihiin in laga qanciyo tabashooyinkooda, waxaanu ka digay in khilaafaad khalkhal ku keena dalka ay ku kacaan ururadaasi. Ugu horayna Abwaan Hadraawi isaga oo ka hadlaya sida uu u arko wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, waxa uu yidhi “Waan taageersanahay inay wada hadlaan Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanan waliba jeclaa inaanay cid saddexaad soo dhexgalin oo aanay odhanin wada hadla, waana wax loo baahan yahay wakhtigan inay labada dhinac wada hadlaan oo dhinac waliba mawqifkiisa sheegto, waana daciifnimo hadii aad tidhaahdo anigu cid la hadli maayo oo aad garan waydaba cida ay wax iskaga kiin jiraan. Mida kale Qofka waxaad doontaba isku qabo oo waxa fiican inaad wada hadashaan oo aad mawqifkaaga iyada oo la wada arkayo aad cadaysato, waa taas ta ay raganimada iyo dadnimaduba ku jirtaa, laakiin hadii mar walba lagu baacsado oo aad tidhaahdo la hadli maayo Soomaaliya taas dhaliil ayaa ku jirta”. Abwaan Hadraawi mar uu ka hadlayey rabitaanka shacbiga Somaliland, waxa uu yidhi “Shacabka Somaliland ku nool isaga ayaa Ikhtiyaarka leh, mana jirto cid odhan karta xaq aad leedihiin cid kale uga tanaasula, laakiin sida aan sheegay Soomaalida mushaakil ayaa ku dhacay oo dhibaatooyin badan ayaa dhacay oo wali raadkoodii sii jiraa oo ma jirto Soomaali isku calool fayoobi, taasina waxay keenaysaa inay dadkani qaataan mawqifkaas gooni isku taaga. Markaa su’aashaadaas waxaanu ku daynayaa dadkani go’aanka Mustaqbalkooda iyagaa awal iyo aakhirkeedaba iska leh oo sidaan u sheegay cid ku dirqiyi karta arinkaas ka joogsada ma jirto, markaa Somaliland shacbigeedu iyaga ayaa aayahooda Ikhtiyaar u leh laakiin anigu waxaan jeclahay in wakhti walba ha dhacdo meeshay doontana ha ka dhacdee in la wada hadlo oo dhinac waliba muraadkooda sheegtaan”. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) mar wax laga waydiiyey qaabka ay u wada hadlayaan Somaliland iyo Soomaaliya iyo in ay haboontahay in Maamulka Puntland lagu soo daro wada-hadalka labada dhinac, waxa ku jawaabay “Sida ay iila muuqato wada hadalku cida la rabo inuu dhexmaro waa Somaliland oo Waqooyi ah iyo Soomaaliya oo Koonfur ah, marka aynu xaqiiqda ka hadlayno-na Maamulka Puntland waxa uu ka mid yahay oo uu hoos tagaa dawladda TFG-da ee Soomaaliya, inta aynu ognahayna waa qaabkaas qaabka uu caalamku soo jeediyey inay u wada hadlaan labada dhinac”. Hadraawi isaga oo hadalkiisa sii wata, isla markaana ka hadlaya sida uu u arko dhaliilaha xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo loo soo jeediyey mudadii ay jirtay, waxa uu yidhi “Mudada ay dawladdani jirtaa waa mudadaas kooban ee aynu wada ognahay, mida kale kolay waxa is barbar yaala dhaliil iyo amaan, labaduna waa kuwo dawlad walba ku dhaca oo dadka qaar waxay odhanayaan waxaas ayey xumaysay, halka kuwo kalena ka odhanayaan waxaas ayey toosisay. Bulshadu xaqbay u leedahay in wixii xukuumadu xumayso ay sheegaan oo ay ku dhaliilaan, laakiin waa in dhaliilahaasi noqdaan kuwo aan ku koobnaan maagis ee ay noqdaan dhaliilo wax lagu toosinayo oo wax lagu saxayo, markaa waa mihiin in wixii la khaldana la sheego wixii la saxana lagu hambalyeeyo cidii saxday”. Ugu danbayn Hadraawi oo ka hadlay tabashada ururada hadhay, waxa uu yidhi “Inkasta oo arimaha ururada ee aad i waydiisay aanan la socon oo aanan waxba kala soconin oo aan ogayba qorshaha xataa lagu talo galay ee ururadii tartamayey ay ku hawlgaleen, inkasta oo aanay jirin cid odhanaysa balaayo ha dhacdo laakiin aniga mawqifkayga arintaas aad i waydiisay ku aadani waa in cidii wax tabaysa la qanciy oo wixii cabasho ah ee jirta in la islo eegaa waa marin sax ah, oo waa in muwaadin kasta oo wax tabanay arintiisa hoos loo eego, laakiin anigu in dhibi ay dhaco oo arintaasi dab inagu huriso oo dadkan Ilaahay uun ogyahay arinkooda in la isku dulqabsado marna ma jecli”.
-
Abtigiis, if you google "underwear" and "Puntland" waxaa kusoo baxaa alaab khatar ah, oo sexy ah. Laga yabaa ine Gabartaa ka hesho kastuumo calankii leh.
-
Gambling on diffrent options has its risk. And with this article on independence, its not a theory anymore, ya Che.
-
wyre;822575 wrote: Except kuwa SOL ku jiro Iyagu kuma jiraan kuwa xun xun :D Then tell us kuwa SOL maxaa ku jeceshahay?
-
What kind of attitude?
-
Wyre, Somali's are funny and hilarious. Sometimes I haven't laughed for days, as soon as I see the first Somali I can smile and laugh with them like with no other peoples. Even if I don't know them, we laugh together. Just look at us here in SOL and all the funny stories. Caadi maaha walee.
-
We hear or know many negative charateristics of our people. But sometimes we tend to forget what we like or love about our people. What draws us to other Somali's in foreign lands Or online?What makes us unique?What distuingishes us from other people? What makes us proud of being Somali? What makes us smile about Somali's? What do you like or love about Somali people?
-
Abtigiis, I am quite impressed with their academic work, their analysis of the Somali governance issue's as well as the alternative and workable options. I don't think Somali's are xasidiin. But rather a chauvinistic people with proleratariat tendencies, where classes, achievements and excellence are not recongnized but rather 'equalized' because of the constant clan competition.
-
http://www.macalester.edu/internationalstudies/samatar.html I have just finished Samater's article on Governance and Transition from 2007. It analyses very detailed how this went wrong in establishing a central goverment. It's by far the most independent academic analysis on Somalia challenges and Opportunities to establish a central goverment. Offering alternatives that would offer A workable goverment based on ideological compromises. Many have underestimated and misunderstood the good professor in the post, me included. Because I have not took the liberty to read his academic work but judged him soley on his Short articles which mostly only contained his conclusions and some wrongly chosen examples And wordings. But when you read his academic work, you will understand the vision and idea's Of the man.
-
Ile meesha tariikh ayaa jirta.
-
Centurion;743861 wrote: I can envisage the political input of clan elders limited largely to an upper house in a future bicameral Somali political system -not unlike the 'House of Elders' of Somaliland- where they are responsible for ensuring legislation drafted is within religious and cultural norms and interests of the nation. Clan elders, and clan politics full stop - should have no place in government; the Somali consititution should stipulate clearly that clan politics within government establishments is unnaceptable and unconstitutional. I agree with the idea that there should be stric seperation between State and Clan. But still if you don't create a platform(seperate from Parliament and administration) for clan elders and clan politics you risk that the clan focuses and becomes dominant factor in goverment, risking a total infection. S So what I imagine is a Guurti not like the Somaliland one making legislation, but one that has complete mandate on clan and cultural issue's. Which doesn't intervere with goverment issue's and goverment doesn't intervere in clan related issue's. This way you creat a distraction for the clan politics played in the Guurti instead of the goverment.
-
Juxa;822458 wrote: no no no, i just dont want inlagu dhaco magaratay! bakheyl maba noqdo nin reerihiina ah, hence poverty kama baxo as he is a deeqsi Juxa ma amaan aya la dhacday mise wa dacayad?