Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. maxaa dhacay? sidee isku ceebeyeen? ma baluukada xirantahay ayaa ceeb ah?
  2. Lander I agree. ha la wada heeso oo cid kasta ha lo heeso.
  3. of not kissing? Caruuska Fanaan Saxardiid iyo Caruusad Fanaanad ikraan Caraale ayaa Shacabkamedia soo gaarsiiyay Sawir ay naga dalbadeen inaan u gudbino taageerayaashooda dhinaca Fanka,sawirkan ayaa muujinaya Fanaaniintan oo Arooskoodii Hargeysa ka-dhacay sida Gaaladii Afka iska-dhuuqaya. Hadabba sidee u aragtaa Sawirkan,ka dhiibo aragtidaada oo nagala soo xiriir: Email:Shacabkamedia@live.com ama Shacabkahotmail.com
  4. (After Richard Condon) This is my Soul Up for sale This is my conscience Up for sale This is my body Up for sale Now all bought up by Sharif Sakiin Whose Catamite I am. This is my sanity This is my integrity Price tag peeping These are my Barowaani people Why are they weeping? …..Mohamud Siad Togane
  5. ethnic jabuutians reer waqooyi maha? sawka u heysa Somaliland.
  6. XX, why do you include Jabbuuti? Jigjiga and Jabuuti are not part of Somalia. aanu iska fogeysiino kuwaas adeer.
  7. Wooow Xaaji, I just realized reer Waqooyi stopped singing for their own tuulo's and started singing for Xamar again. this is history in the making.
  8. true that Coofle. Xaajigu wuu isdhaga tiriyaa, ee indhaha ha loo furo
  9. anagu damqano, dugaag iyo dalqalato kugu daawan meyno. dabka waan bakhtiin ee wax yar ii dulqado nice song, powerfull words. Xamar will return inshallah.
  10. Daawo Dhacdo Yaab badan iyo Fadeexo “Nin Iyo Naag oo Gogol Dhaaf Sameenayay oo isku Dhagay iyo Mucjisadaan oo Dad Badan ku soo Baxay Dhacdo foolxumo iyo ceeb tii ugu xumeyd abid uguna yaabka badneyd ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Nairobi ee dalkaas Kenya ka dib markii haweeney la qabo oo qiyaaneysay ninkeeda ay la kulantey ceeb iyo fadeexo qabsata qof tii ugu darneyd abid. Haweeneydaan la qabey oo ahayd qof qaraabato ayaa hab dhaqankeeda waxaa ka shakiyey ninkeeda taas oo keentay inuu ninkaas uu la xiriiro qolooyinka ku xeel dheer sixirka kuwaas oo u soo sameeyey alaab gooni ah oo ku ogaan karo ama kula socon karo xaaskiisa, hadaba markii ay haweeneydaan qiyaaneysay ninkeeda ay isku daydey inay la tumato nin kale ayaa waxaa dhacday inay naagtaas iyo ninkii la tumanaayey ay isku dhegeen xilli ay ku gudo jireen howshii sariirta taas oo keentay in la kala fujin waayey, iyadoona ay arintaas soo jiidatey shacab badan oo maqley arinka dhacay, booliiska oo soo gaarey goobtaas ayaa sidoo kale ku guul dareystay inay kala fujiyaan ninkaas iyo naagta xaaraanta isku heystey, laakiin wadahadalo dheer ka dib ayaa waxaa uu ninkii naagta la qabo la raaxeysanaayey uu balan qaaday inuu bixinaayo lacag gaareyso ilaa iyo 20.000 oo shilinka Kenya oo ah magdhow iyadoona uu ninkii qabay xaaskana uu aqbalay arintaas intaas ka dibna waxaa loo yeeray wadaad wax ku aqriyey lamaanihii siku dhegenaa halkaas oo ayna ku kala fuqeen ninkii iyo naagtii qiyaanooleyda ahayd ee ninkeeda qiyaaneysay. Ugu dambeyntiina iyadoo arintaan ay tahay mid si aad iyo aad ah loola yaabo ayaa waxay dad badan is weydiin karaa sida ay ku dhacday arintaas, dad badan oo ku sugnaa goobtaas ayaa arintaas waxay ku noqotey cajiib iyadoona ay arintaas dadka badankiis ku ahayd wax ku cusub qaar ka mid ah dadkii goobtaas soo gaarey ayaa sheegay inay maqli jireen sheekooyinkaas oo aysana aamini jirin laakiin hada wixii ka dambeeya ay fikrad kale ku abuurtey waxa ay indhahoodu arkreen sidoo kale ayaa tani waxay digniin u tahay raga ka qaraabta haweenka la qabo oo ay dhici karta inay ceebtaan oo kale la kulmaan. Daawo Ninkii iyo Naagtii Xaaraanta isku fuulayey oo isku-dhagay: http://www.youtube.com/verify_age?next_url=/watch%3Ffeature%3Dplayer_embedded%26v%3Dmh470kqIVn s" frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Somalia, maxa la qososhay. the man speaks with authority, very few can do that. He deserves a hogher post then Head of Tuqaraq town.
  12. Somalia;832764 wrote: the guy looks like Faroole's brother. Are you sure they are not brothers?
  13. the man is a powerfull and convincing speaker. He should be promoted within the ranks of Khatumo.
  14. Jaceyl, across the street from the main police station in Hargeysa, there is a small restaurant where you can eat real 'Muufo'. you should try it.
  15. Xaaji, its clear they have grievences against Duriyada clan. 20 out of 26 Ministers are from the same clan and same goes for other positions. that aint right!
  16. Of all the clan States, Awdal State is the least understandable. 1.there is a region, province or 'State' called Awdal 2. Awdal has a goverment, administration, Awdal offices for Education, Health, Sports, with staff and officers. 3. It has a Gouvernor who is head of regional security and police forces. 4. It has elected Councillers and Mayors. 5. they are all from the 'Awdal' clan. 6. it has peace and least affected by conflicts in the last 20 years. So, what is missing that 'Awdal' State wants? the Awdal flag?
  17. Fiqiyare has inside information. I guess Ali Khaliif will be a candidate for a high goverment position. Explaining Fiqi's anger and smear campaign.
  18. Most of them are just young men who come from broken and traumatized families, war thorn country and filled with trauma's. Wallahi, I cant blame them indivually without blaming us as a society.
  19. Haatu, my apologies. I actually wrote it in German.
  20. Marksman, thanks for the video. really inspiring. we can create a culture of volunteers. one day a month to keep the country clean.
  21. we have no idea what cambaabur is.hope it tasted well for ya.
  22. This is a lie. Ali Khaliif Galeyr was the highest Somali official who opposed the Siad regime and went to exile. To smear his reputation and make sure nobody would listen and follow him the old regime made up these lies. The same thing is happening again, now its clan chearleader Fiqiyare who is spreading this lie, he fears Ali might become competition for his uncle. Read what I wrote earlier on the these false accusations. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61560-A-testimony-on-Ali-Khaliif-Galeyr?highlight=Khaliif+testimony