Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. La Kulankii Wax Iga Bedelay ee Cabdiwali M. Ali Gaas Eng Abdirashid Abdi Daad Guurey@hotmail.com Juunyo 10 2012 Maqaalkaygii ahaa Jaah Wareerkaan iyo Is qabqabsigaan yaa kamasuula waxaad ka dheehan kartaa, in waayadaan danbe aad iyo aad u adag tahay nin siyaasi ah oo daacad ahi inuu jiro oo dantiisa ka hor marinaya midda dadwaynaha uu masuulka ka yahay ama uu doonayo inuu masuul u noqdo. Siyaasigaas oo Dadwaynuha degaanadaasi uu masuuliyaddiisa qaaday ama doonayo inuu qaado laxaw xanuun ah ku hayaan dhibaha soo gaara, doonayana in dhammaan bulshadaasi ku noolaato farxad iyo barwaaqo ay u wada siman yihiin Akhristoow waxaan tegey magaalada Istanbul anigoo u socday inaan wax ka ogaado fikradaha Oday dhaqameedyada Somaliyeed iyo Arimo aniga ii gaar ahaa, waxaan nasiib wanaag ii noqotay inaan lakulmo madax ay ka mid ahaayeen Raysal Wasaaraha Somaliya Cabdiwali Gaas, Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxman Faroole, Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Caalin, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Shariif Xasan, Wakiilka UN Augustine P. Mahiga iyo Wasiiro kala ahaa Puntland iyo Federalka. Raysal Wasaaraha Somaliya Dr Cabdiwali Gaas Akhristoow waxaan nasiib ii noqotay inaan la kulmo Raysal Wasaaraha Somaliya xilli uu isu diyaarinayey inuu ka anbabaxo Turkiga, anigoo la socday Oday doonayey inuu wiil yar uu dhalay oo dhibi ka gaartay meesha laga kaadsho kala hadlo Raysal Wasaaraha siduu wax uga caawin lahaa xaaladaas qallafsan ee haysatay wiilkaa 6 jirka ahaa ee Somaliyeed. Markii Odaygii bilaabay ka warankii dhibta wiilka yar soo gaartay ayaan waxaan anigu shaqsiyan eegayey wajiga iyo shucuurta warkaas looga waramayey ku saamaynaysay Cabdiwali Gaas, anigoo uga dan lahaa inuu sidii aan uga bartay madaxda u dhagaysanayo iyo in uu ruux bini aadam ah oo naxariis leh yahay kala eegayey. Akhristoow intuu Odaygii warkii waday oo aanu wali u dhamaystiran ayaa Cabdiwali Gaas wajigiisii is bedeley sidii nin dhiilo naxdinihi ku timi oo hadal cod naxariis iyo ka nixed ka muuqanayso ku yiri wiilka dhakhaatiirka waddankaan maanay wax u qaban. Markii odaygii uga waramay xaaladduu kala kulmay dhakhaatiirta ayuu u yeeray shaqaalihii xoghaynta oo la socday kana codsaday inay soo ogaadaan arimaha wiilka cusbitaalada wax ka qaban kara sida ugu dhaqsaha badanna xilna laysaga saaro sidii wiilkaa yar dhibtiisa wax looga qaban karo oo aan laysku ladin. Odaygiina ka codsaday in maadaama ay waqti ay dhoofayeen ahayd uu sida ugu dhaqsaha badan ugu soo gudbiyo waraaqihii wiilka dhaqaatiirtu ka qoreen, nin turkiga joogay oo nala socday ka codsaday inuu soo diro waraaqahaas iyo cidda shaqada kuleh ama cusbitaalada wax ka qaban kara arinta wiilka. Akhristoow waxay arintaasi igu noqotay fajac aanan marna filayn oo aanan ka filayn nin madax ah oo waqtigaan jooga Somalina ah…. Sababtoo ah waxaan uga bartay madaxda waqtiyadaan danbe inay yiraahdaan wax aan ka qaban karo ma jirto waase ka qaban lahayn hadaan wax ka qaban karo balse waxaan isku dayeeynaa inaan dad arimahaan qusayso la hadalno annagaana kugu soo war celin doona ee meel lagaala soo xiriiro ka tag iyagoo uga dan leh is dhaafi oo hakaa hor kaco. Akhristoow markii intaasi hortayda ka dhacday oo aanay ahayn arin ah waalaygu yiri ahayn ayaan anigii kala bad batay oo ku waashay mahadsanid iyo Allah hakaa ajar mariyo sida wanaaga ah ee aad u qaabishay una dareentay dhibta haysata wiilkaa yar iyo Aabihiis… waxaana ka codsaday in qadar yar oo khaas ah aan la hadlo… waxuu iigu jawaabay haye sahalkaasi jawaabta ah iyana waxay ugu noqotay arin aanan filayn…. Sababtoo ah waxaan is lahaa wuxuu oron doonaa waqti ma hayo safar ayaan u xirxiranahay oo waad aragtaa…. Waxaa markiiba istaagay Odaygii iyo ninkii nala socday… Akhristoow markii aan kali ku noqday Raysal Wasaare Gaas ayaa waxaa is iri bal mowjaddii ka saar oo ka warayso arimo kale intaadan u gudbin arintaan islahaa kala hadal… Akhristoow waad taqaan hadal tirade Somalida Markaan Magacayga usheegay ayaan anigoo waxaan uga danleeyahay aan garanayn malaa beer dulucsi ayeey iga ahayd waxaa iga soo baxday Suaal ku saabsan qaraxii ka dhacay tiyaatarka waxaan iri anigoo ugu yeeraya Magaciisa oo aan cinwaan wadan… Cabdiwali iiga waran Qaraxii tiyaatarka iyo saamayntuu kugu yeeshay? Waa suaal uusan iga filayne markaan sidaas iri ayuu I waydiiyey Magacayga inaan ugu celiyo iyo meesha aan ka imi… markaan u sheegay ayuu iyiri… Cabdirashiid Waddankii waxa ka dhacayey waad maqli jirtay… Bal ka waran Islaanta caruurteedii uga tagtay dayrka guriga iyagoo cayaaraya oo suuqa adeeg u doonatay oo intay adeegga ku maqnayd madfac meel laga soo riday aan la aqoon ku habsaday caruurtii oo markii ay soo noqoto dad ooyaya la kulan tay markii ay ku soo oroday caruurtii hilbahoodii goo go’een oo markaa madax meel yaal qabsatay oo baruur qarracan uurkutaalo aflabadii yeertay… Bal ka waran hooyo iyo aabe wiilkoodii duul ka xoog badani laba dibble u xireen oo waa gaalo raac leeyihiin oo hortooda kurka kaga jaraya cid ay cawaan sadaan haysan oo aan xataa qaylin karin oo ka baqaya in iyagana lagu daro oo ilmadu soo dhaafayso itaal la’aan miciin la’aanta haysata… Bal ka waran aroortii adigoo soo toosay oo meel lagu buuqsan yahay oo sawaxan ka baxayo usoo dhaqaaqay mise waxaa yaala dhashaadii mid ka mida oo madaxu agyaal dhib aad ku ogaydna uusan jirin qarracanka ay leedahay oo waalidkaas haysta… Bal ka waran gabdho yar yar oo guryahoodii laga kaxaystay oo aaboow hooyeey leh oo aan waalidkood oran karin noodaaya caruurta lana leeyahay waxaa loo guurinayaa mujaahidiinta gabdhahaas yar yar oo aan cidi waydiinayn dareenkooda oo itaal la’aan la ooyaya waalidkii dhalayna isha ka mirig mirig siinayaan oo aanay waxba u qaban karin qaracanka iyo calool xumada ay leedahay… Akhristoow Cabdiwali Gaas oo indhihiisa ilmo isku soo taagtay ayaa iyiri isagoo magacayga iigu yeeraya…. Cabdirashiidoow wax aniga isoo gaaraya ama igu dhaca oo afxumaan iyo been abuur badan iyo dhibo kale sida qaraxaas waxaa igala daran arimahaas iyo kuwa kasii daran waxaana Ballan Rabi ku qaaday inaan arimahaas wax ka qabto anigoo Allah SWTC tala saaranaya… waxaa iga go’an in aan hooyo danbe barooran oo aanay ka walwalin habeenkii masoo toosaysaa adiga iyo eheladaada oo wada dhan… in aan waalid danbe eegan dhashoodii oo hortooda lagu gawracayo in dhallinyaradu habeen iyo maalin meeshay doonaan ku cayaaraan iyagoon ka baqayn in la laayo. in eheladu habeenkii farxad iyo kaftan ku caweeyaan iyagoon ka wel welayn in madfac ku habsado. in aan la soo toosin subaxdii oo lagu waa bariisan maydad madaxyadii laga gooyey. in aan cidina cid khasab kaga haysan hantidoodii iyagiina cidla jiifaan oo dayac iyo saxiir ka dhergaan. in dhammaan bulshada Somaliyeed hesho Nabad ay u wada Siman yihiin Sharci ay u wada Siman yihiin wax barasho ay u wada Siman yihiin xoriyad ay u wada siman yihiin iyo inay baqdin la’aan mari karaan meeshay doonaan iyadoon cid is hortaagayso jirin ama ay ka cabsanayaan… Akhristoow anigoo runtii indhahayga ilmo kulayl badani isku soo taagtay ka dib markaan arkay sida Cabdiwali wajigiisu yahay markuu iisheegayey warkaas kore ayaa waxaa noo yimi oo yiri waxaan nahay diyaar nin Xooghaynta Cabdiwali ka mid ahaa… Cabdiwali haye intuu yiri ayuu igu yiri Cabdirashid qarax yar ayaad I waydiinaysaa waxaas ayaana dhacaya sidaan uga samata bixin lahayn ayaan u xirxiranahay marka hawlahaas ka qayb qaado waana waajibaad ku saaran oo ruux kasta oo Somaliya saaran inay ku dadaalaan sidii caqabadahaas ku habsaday bulshadii Somaliyeed ee magaca iyo sharafta lahayd ay uga samata bixin lahaayeen Markuu sidaas I yiri ayuu istaagay oo I yiri khayr ayaan kuu rajaynayaa waan baxaynaa… markaas ayaan istaagay anigoo qiiro iyo wadani nimo aan illaaway iwada qoysay jirkaygana jiriirico wada saaqday oo anigoon is ogayn ku iri Ilaah Safar Salaama haydin Yeelo oo usoo dhaqaaqay dhankii albaabku iga xigay. Akhristoow waxaan u imi anigoo aan is ogayn Odaygii iyo ninkii kale ee aan la socday markaas ayeey I yiraahdeen ma wada hadasheen Raysal Wasaaraha…. Markaas ayaan ku iri waxaan maanta la kulmay nin wax badan aragtidii aan ka qabay siyaasiyiinta oo dhan iga bedelay oo I tusay in ay wali jiraan dad garanaya wanaaga iyo waxa bulsho u baahan tahay kana damqanaya dhibaatada Somaliyeed… markaas ayaan Raacshay….. Wallaahi Cabdiwali Gaas waa Madax waynihii ay Somalidu kaga bixi lahayd dhibaatadaan 21 sano ku habsatay….. oo sii raacshay anigoo Gacmaha kor utaagaya….. Rabbiyoow Cabdiwali Gaas isu sharaxaa Madaxwayne Dadkuna u doortaan garabkiisana istaagaan oo Rabiyoow aragtidaas uu qabo u sahal ku salayn soo cilintii Nabaddii iyo sharaf kuwada noolaashihii Ummadda Somaliyeed oo Dhan….. Qore: Eng Abdirashid Abdi Daad Email: Guurey@hotmail.com =========================================
  2. Aaliyah are you in that clib somewhere.
  3. ElPunto;842059 wrote: Progress is good but I'm always amused at how folks build universities but not elementary schools. Where exactly will graduates come from if we don't strengthen the secondary education? Primary education and secondary education levels doubled of tribled in most parts of the country(its all relative afcourse). And still increasing. The biggest issue is the lack of vocational and technical institutions, not all student can go to University. http://www.unicef.org/infobycountry/somalia_statistics.html
  4. If you read carefully he is defending the talks between TFG and Somaliland against opponents. He is doing that in his own demagogic, insulting and kind of "humoristic" way. He is even calling the SL youth a bomb that is about to explode.
  5. Mukulaalow;841992 wrote: I have never seen someone with that age filled with hate and venom, he is even condemning those who call the southerns "Brothers" and he is begging ethiopia to become their partners, and the sad thing is when he says "Dalalka jaarka ah mar horeyba ahayd inay ina aqoonsadaan waayo waxaa soo afjarmi lahaa fikrada soomaaliweyn oo ayagu wax maslaxad ah aysan ugu jirin" That is the most disgusting statement i heard for a long time. Demagogy, polarization, prejadism and populism is the trademark of many Somali politician. Some used in speech iney afuufaan, others do it tthrough actions. Barre Hiraale, Abdullahi Yusuf, etc did not only use speech they actually brought Ethiopians to slay somalis they disliked. Words can be as hostile as actions, and I am sure Mahamed Hashi is not alone in his demagogic vieuws. What else would have created 20 years of chaos, divided cities, divided people and a didivded nation. Open your eyes bissad!
  6. Xiinfaniin, Faroole wuxu yiri la lama hadli karo Somaliland, hadaan Puntland ku jirin. Ma weydiisay wuxu ugu jeeday marka u tagtay odayga.
  7. Mukulaal, How about wind energy. Less complicated, they make cheap ones in South Africa.
  8. Carafaat;841748 wrote: Possible Coalitions: Everything but Qaran Tajo Party, Ala Sheick, Federalist Are these parties Qarandiid?
  9. Where is the other Guddi with Riyaale, Ambassadorn Cawil, Edna, Dr.Gees?
  10. AYOUB;841801 wrote: More "relatives" for Carafat to claim. Sheick Ayoub, Did you know Oromo is the main language spoken at "Xerta Sheick Abdi Ismail Ayouib"? P.S. The same goes for my ancestor xertiisa in Herrar, Ethiopia.
  11. Sheick Ayoub, Iminka ma waxa leedahay journaal ayaa dadka laga iibiniyaa suuliga loo isticmaalo. Ingenious idea ya Sheick.
  12. Xaaji Xunjuf;841825 wrote: Breakingnews Somaliland government officially released a statement the following Somalilanders will do the talking on Somaliland side. Somalilands foreign minister Dr Mohammad Abdilahi Cumar Baashe Maxamad Farax Somalilands deputy parliament speaker Sultan Faisal Cali waraabe chairman of the ucid party Somalilands chief of cabinet Xirsi Xaaji Cali xassan And Somaliland Minister of labor and social affairs Maxamuud Axmed barre garaad. This the 3rd Gudi appointed. Everyone is being contaminated with the talks virus, very good mr.Siilanyo.
  13. Qandalawi;841814 wrote: Political pundits and speculators suggest that the loss of Maay and Yaxalow parties is due to dialect differences. We are hearing the news that both parties will hire professional interpreters or bring forward multi-dialect candidates for the next round of elections to better communicate their policies to the wider public. Also, the turnout has been poor and only 3% of the populations voted as the latest reports indicate over 70% would have voted for Alshabaab which the election commissions and high court decided to disqualify from taking part due to their extreme views. :D Leader of the Asxaabul Yalaxoow Political Party, Sheick Yalaxoow said: "Unuka maxaase loo fahmeen, 0 dhibic 5 camal ee naga dhigaan?"
  14. I dont think its mistake. Its good people have been made pre-occupied and distracted from real politics. biggest political debate today in SL is about a cement factory, stolen food aid and Xirsi. That aint politics!
  15. Showqi, badow ayaa tahay. war aduunka wax kasta faido ayaa lo yeeli karaa hada waxa la xeeysiiyo. bari ayaa Thailandiisku dhagax isa saari jireen, wexe yiraahdeen waa cafimaad. iminka aduunka oo dhan ayaa dhagax isa saarta. anigu weekendiyada ayaa qaar ayaan dhabarka iska saaraa. http://www.google.nl/search?hl=nl&q=massage+stenen&bav=on.2,or.r_gc.r_pw.r_qf.,cf.osb&biw=1680&bih=861&wrapid=tlif133967325092810&um=1&ie=UTF-8&tbm=isch&source=og&sa=N&tab=wi&ei=pcrZT5GuKdCa1AW3zumCBA
  16. Aloe Vera drink Nothing as health as Aloe Vera and nothign as tasty, refreshing and against thirst as a Aloe Vera Drink. I drink it once a weak. Would be a nice alternative for dirty coke.
  17. Hiilqaran has the best to win any elections. It has the best answers and plans for the country and Somalis are tired of clan traders and pakistani inspired butchers.
  18. Yeah, unfortuantly the frankisence tree owners and SL traders only earn a small fraction of the real market price. Most of the money is earned by Indian middleman and European wholesalers.
  19. Liquid frankincense/myrrh Raw frankisence cost as little as 10 dollar a kilo in Sanaag. In Paris liquid frankicense is sold between 200 and 400 dollar a liter and is used in perfume, cosmetics, cremes, soaps, anything!!
  20. Coral reef as building material Somalias 3300 km coast is filled with dead coral reef. coral reef is one of the best, most sustainable building material. And its quite expensive.
  21. Laaleys toothbrush the typical somali toothbrush cost as little as 0,10 dollar cent. But the best toothbrush come from the historic trees of Laaleys, which are mentioned in the poems of the Sayid Abdulle Hassan. I can imagine that people would pay more with a pimped up and quality and designer toothbrush from laaleys.
  22. Jacaylbaro;841761 wrote: We used to call that boy "Diif ku raag" ,,,,
  23. Serendipitous;825921 wrote: Bad grammar, shallowness, ostentatious guys. The whole height thing is pretty important, especially since its all about the genes being passed down to the offspring. Truth be told sorry short guys. Bad grammer aahh? Some ladies have freaking weird ideas about what turns them on in a man.