Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. Xaaji, why do you have to reveal the location? Amuu Faroole Basaasiin so dirsadaa?
  2. History is being written. I can almost feel how people felt in 1959 waiting anxiously for hope of self-determination.
  3. Hadaa waa nin wax bartay, wadankana wax u qabtay. lama mid aha Dotorre yaasha kale, sida Geedi oo kale. Taas waa naga hubsatay doorkan sawmaha.
  4. Faroole is indeed quite. He has no more leverage, Abdiwali and Islaan Bashiir prevented his last weapon of resort.
  5. Oba, who is this Dr? Where did he get his Dr title any academic papers he wrote? I see Moonlight supports him. So is he another 'unuka' like Ali Mahdi?
  6. I give it 3 months before a Puntland wafti visits the priest and ask them to sing a song.
  7. Confederation sxb. 2 States under one Nation for x number of years, till there is a referendum.
  8. However, Somaliland is more than willing to have constructive discussions with the TFG or its successor about clarifying our future relations, and about matters of mutual interest, including the fight against terrorism, piracy and jihadism. This is the most important part. Somaliland is prebared to sit down and cooperate.
  9. Carafaat

    Kaalia

    Shabaab ma filmantii, fankii iyo sugaanti so gashay. Last time they were blowing up youth in cinemas, for watching film hindi and football.
  10. So what did your friend do to get convicted in Somaliland
  11. Istanbul conference on Somalia. Draft discussion paper for Round Table “Banking, remittances, and the role of the central bank in promoting financial and private sector development in Somalia”http://somalitalk.com/2010/may/istambul/banking.pdf
  12. Feasibility St udy on Financial Services in Somalia http://www.somali-jna.org/downloads/Final%20%20Feasibility%20Study%20%20April-2.pdf
  13. http://www.economist.com/node/21556976 DESPITE the obvious risks, Badel Sheikh Mohamed is buying glass windows to replace the metal shutters on his print shop, Sign Jet, near the central K4 roundabout. It is a small act of faith in the future of the war-torn Somali capital that would have been unthinkable until recently. Inside, the printers are busier than ever before, turning out colourful hoardings to advertise new enterprises. Shopkeepers, restaurant owners, travel agents and remittance brokers are his best customers, many returning from abroad after decades in exile. Existing businesses have started to replace handwritten signs with laser-printed ones. “A year ago there was nothing opening,” Mr Sheikh Mohamed says, before warning against taking progress for granted in a city where war has long been the norm. “We think it will be peace and better than peace, but there’s no guarantee.” Heavy bombing was always rare in Mogadishu but small-arms fire incessantly chiselled away at the city after the 1991 collapse of the central government under Mohamed Siad Barre, a socialist strongman. The destruction of buildings and roads is pretty comprehensive. And yet hope survived. It is ten months since Islamic militants, called the Shabab, withdrew their forces from the seaside capital in what they called a “tactical” retreat. In reality, they were chased out by an African Union force that has continued to push the al-Qaeda-affiliated group farther away from Mogadishu. There are few official figures to illustrate the city’s economic revival but anecdotal evidence is compelling. Somalia’s largest money-transfer company, Dahabshiil, reports that financial flows into the capital have risen by 20% since the start of the year. Somalia’s splendidly durable currency has strengthened from 32,000 shillings to the dollar last September to 22,000 this month. Mogadishu’s airport, refurbished with Turkish aid, now receives up to three international flights a day rather than two per week. They are often overbooked. The influx of money and people has pushed up rents in the city threefold in the past six months. Public markets are thriving. Italian pasta and Indian rice are sold alongside milk powder from Dubai and reminders of recent aid dependency in the form of cooking oil from the World Food Programme. Mogadishu’s gold traders, traditionally women, have returned to their corner of the Hamarweyne market, some in burkas and others in headscarves. According to Ambora Hassan, whose hennaed fingers are weighted down by the rings she is selling, peace has brought a flurry of weddings and thus new business. “Everyone who has gold is selling it so they can rebuild their homes,” she says. The price per gram has come down from $55 to $50 in heavy trading. Signs of reconstruction abound. Parts of the city are cocooned in wooden scaffolding. Many off the buildings on the main Maka al-Mukarram avenue leading to parliament boast fresh concrete and loud new colours, with pink a favourite. Metal posts along main roads, paid for with Norwegian aid, are awaiting new solar panels and lights. Mogadishu’s mayor, Mohamed Nur, says they will be switched on before the end of the month. He recently went to Nairobi, the capital of neighbouring Kenya, to see an exhibition called “Mogadishu Then and Now”, featuring vintage photographs of the city’s boulevards, mosques and cathedral before the fighting. For nearly two-thirds of the Somali population, those born after 1990, such black-and-white images are all they can know of the pre-war city—once ranked among Africa’s most attractive. “As well as security we needed a mental change,” said Mr Nur. “People believed nothing was possible. But Mogadishu can come back again the way it used to be.” Although they no longer hold territory in the city, the Shabab have not gone away altogether. In April a suicide bomber killed ten people at the National Theatre just a short walk down a hill from the mayor’s heavily guarded residence. South and west of Mogadishu the extremists still control large chunks of territory. Security and commerce are undoubtedly improving in the liberated parts of the country. But even there politics remains tricky. The mandate for Somalia’s UN-backed transitional federal government expires in August after eight years of squabbling and rent-seeking. A complex plan for replacing the government calls for a council of elders to choose a constituent assembly which would in turn ratify an interim constitution and appoint a leaner parliament with half as many members. The new MPs would then vote for a speaker and president in a “selection not election” process that lends itself to horse-trading or “outright banditry”, according to one close observer. Previous attempts at government reform were hijacked by greedy influence-peddlers. The rivalry between the current president, Sheikh Sharif Ahmed, and the parliamentary speaker, Sharif Hassan Sheikh Aden, complicates things further. Under the “two Sharifs” the government has misplaced $120m in aid money in the past two years alone, according to a recent World Bank report. But for once the international political momentum is working in Somalia’s favour. Johnnie Carson, America’s assistant secretary of state for African affairs, came to Mogadishu on June 10th for the first visit by a senior American official since the 1980s. He warned that “spoilers” would face sanctions if they held up the political transition. On his next visit Mr Carson ought to see the city’s Lido beach. Long a no-go area, it now draws big crowds after Friday prayers. The sand and surf are filled with people. Girls in full dress splash about next to boys who have put down their guns to learn to swim.
  14. Equity Bank eyeing Somalia market http://www.nation.co.ke/business/news/Equity+Bank+eyeing+Somalia+market/-/1006/1425402/-/10vicgxz/-/index.html
  15. ROLE OF REGULATORY FRAMEWORK IN FINANCIAL SECTOR DEVELOPMENT http://watershedlegal.com/entry/role-regulator-framework-financial-sector-development
  16. rudy-Diiriye;843190 wrote: Inadheer juxa quruxleey....saxan wth is it!! u talking about dishes!! lol.!
  17. Xisbiga Hiil-Qaran oo kulan ku qabtay Alkamaar-Holland (Sawirro)Xisbiga Hiil-Qaran oo kulan ku qabtay Alkamaar-Holland (Sawirro) Magaaladda Alkamaar ee waddanka Holland waxaa lagu qabtay kulan ay soo qabanqaabiyeen Xisbiga Hiil-Qaran faraciisa waddanka Holland, waxaana kulankani uu qeyb ka ahaa kulamo wareeg ah oo muddooyinkii u dambeeyey uu xisbigaasi ku qabanayey magaalooyin ka tirsan dalka Holland, ujeedada laga leeyahayna ay tahay sidii loo gaarsiin lahaa mujtamaca Soomaalida ee ku dhaqan Holland hadafka & ujeedada loo dhisay xibsiga, si xisbigu u helo shacbiyada badan oo ka timaada qurba-joogta. Dadkii kulanka ka hadlay waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Xisbiga Ibraahim Xaaji Mursal, Guddoomiyaha Faraca Holland Dr. Cali Cabdi Waare, Avv. Muuse Xersi oo ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga, Xassan Warsame oo ka mid ah xubnaha maamulka lacagta & xubno isugu jira aqoonyahano uu ka mid ahaa C/qaadir Cali (Nuune) oo ka socday Jaaliyadda Soomaalida Zwolla & nawaaxigeeda degan.  Khudbad uu ka jeediyey C/risaaq Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa R/wasaarayaashii ugu horreeyey ee Soomaaliya soo maray shirkii Turkiga ayaa lagu furay shirka, waxaana khudbadihiisu ay aheyd mid xamaasad gaara leh, marka loo eego tallooyinkii uu siiyey odayaasha dhaqanka ee shirka u fadhiyey Turkiga & sida uu ugu faahfaahiyey jilaafooyinka siyaasiga ah ee ku horgudban in xal laga gaaro mushkilada Soomaaliya & waaya-aragnimadiisii uu goob jooga uga ahaa qaladaadkii laga dhaxlay shirarkii ugu dambeeyey ee Soomaalida loo sameeyey, gaar ahaan shirkii Mbgathi-Kenya, oo odayaasha dhaqanka qoraal uu u qoray ay ka dhaga-adeygeen aakhirkiina ay sababtay in ay gacanta u galaan dowlado ajnabi ah oo danahooda un eeganaya. "Khudbadii aan dhageysanay ee uu jeediyey C/risaaq waxey aheyd khudbad taariikhi ah, oo dhayi karta muskiladda dabada-dheeraatay ee dalkeena ka taagan, C/risaaq waa oday Soomaaliyeed oo waayo badan u soo joogay marxaladihii kala duwanaa ee dalku soo maray Soomaaliya, haddii aan qaadano tallooyinkii uu soo jeediyey waxaa hubanti ah in xal waafi ah la gaari ahaa" ayuu yiri Cali Waare. "Waayahan Soomaalidu in ay maqlaan xisbiyadda Soomaaliya waxey noqotay wax caadi ah marka loo eego isbedeladda uu dalku galayo, mid ka mid ah xisbiyadaasina waa Hiil-Qaran, boorka waxaa ka muuqata in hadafka xisbigu yahay Soomaalinimo & Islaanimo, waana mabaadiidka aasaaska ee uu xisbiga ka duulayo" ayuu Cali Waare, wuxuuna intaa ku daray in xisbiga fikradiisa muddo dheer ay soo jirtay, balse markii si dhab ah looga fikiray in la aasaaso ay ku beegneyd 2010 December xilligaasoo shir ka dhacay Jabuuti, oo ay isugu yimaadeen aqoonyahano ka tegay dalka gudihiisa & dibeddiisa ay ka showreen sida loo badbaadin karo dalkeena, wuxuuna tilmaamay in dadkaasi ay ahaayeen kuwa si dhab ah uga damqaday dhibaatadda dalka ka jirtay. "Waxaa ururka si sax ah loogu dhawaaqay 2011 Febraayo waxaana lagaga dhawaaqay London, kadibna waxaa lagu soo balaariyey gudaha & dibedda, waxaana bilownay in la tago magaalooyinka Soomaalidu degan tahay, si loo fidiyo mabaadiidda" ayuu yiri Waare, wuxuuna intaa ku daray "Magaalooyinkii dalkan Holland ee aan ku qabanay shirarka waxaa ka mid ah Apeldoorn, Amsterdam, Danhaag, Tilburg & maanta oo aan Alkamar joogno waxaan tegi doonaa magaalooyin kale, waana fikrad u furan soomaali oo dhan, ujeededa aanu leenahayna waxey tahay, war wadankeenii wanaagsanaa ee aan ka nimid, inkastoo dalkii ay dhibaatadu ku raagtay haddana ma ahan inaan is dhiibnee, ma ku dhici karnaa in aan seeska u dhigno sidii door muhiim ah kaga qaadan laheyn badbaadinta dalkeena, waxaan isku dayeynaa inaan isku uruurino dadka sida wanaagsan u fikirayey, lana abaaro sida dhibaatada looga bixi karo". Xassan Muuse oo ka mid ah xubnaha dhinaca maamulka lacagta u qaabilsan xisbiga, dadkii madasha ka hadlayna ku jiray, ayaa ka hadlay sababaha uu ku soo galay xisbiga, wuxuuna sababahaasi ku macneeyey kuwa uu shaqsi ahaan u dareemay markii uu akhriyey hadafka xisbiga uuna maqsuud ka noqday, una arkay inuu xisbigani yahay kan keliya ee u mari karo sidii uu dalkiisa ku caawin lahaa. Xassan wuxuu hoosta ka xariiqay in albaabka xisbigu u furan yahay cid kasta oo Soomaali ah, da'diisu ay ka billaabaneyso 18 sano, ahna waxgarad aan dalka & dadka dambi ka soo gelin. "Xubin waxaad noqon kartaa marka aad qidmadda ururka bixiso, waxaana markii hore ku bilownay 20 qofood, muddo hal sano ah qofkiiba 50 dollar ayaan iska qaadeynay xoogaagii dhaqaalaha ahaa ee aan helnay waxaan billownay inaan ku bixino howlwadeenada xafiiska Muqdisho, xubno waa loo bahana yahay mid dhaqaale siiya & mid aqoon na siiya, wixii aad baratay waa inaad dadkaaga gaarsiiso" ayuu yiri Xassan Muuse, wuxuuna intaa ku daray in albaabadda ururka ay ka xiran yihiin kuwa dadka soo laayey & dambiilayaasha. "Inta madaxweyne dalka soo maray sanadihii burburka nin Dhadhaab tegay oo soo booqday ma jiro, ilaa hadda xisbiga inuu Dhadhaab tago lix boqol kun oo Soomaali ah oo halkaas ku dhiban duruufta ay ku jiraan la soo qeybsado waxey aheyd tillaabo geesinimo leh, markii loo tegay dadkii waa ooyeen" ayuu yiri Xassan Muuse. "Sheekooyinka la yaabka leh markii aan howshan billaabayey aan la kulmay waxaa ka mid ahaa, kuwa aan saaxiibo nahay waxey yiraahdeen war xisbigan & howlihiisa maad ka baxdid.? waxaa haysta ilmo Ismaaciil Samatar, waana xisbi ay ku adeeganayaan raggaas, waxaan iri anigu qabaaylad & ciddii ku hadaaqdaba sankaan ka qabsadaa, waxaas waan ka soo baxay, waan soo gaaray heer qofka Soomaaliga ah aan ku qiimeeyo aqoontiisa, fikirka uu ka duulayo & waaya-aragnimada uu ku cabirayo habka dalka & dadka lagu badbaadin karo, qabyaalad & hebel waa reer hebel, waxaana aaminsanahay Soomalinimo & Islaanimo, aniga waxaa la i saaray wixii daacad ah oo aan arko inaan aamino, raggii saaxiibadeey ahaa maanta qaarkood waxey leeyihiin xisbigii aragtidiisa waa fiican tahay, waxaa ka soo dhexmuuqda rag & gabdho qiima badan, siddaan maleynaynay ma ahan, marka idinka laftiina waxaa dhici karta kuwa tashwiish idinku fura ee iska ilaaliya" ayuu yiri Xassan Muuse. Avv. Muuse Xersi oo ka mid ah Golaha dhexe ee Xisbiga, ayaa ugu mahadceliyey Jaaliyadda Alkamaar sida ay ugu soo dhoweeyeen xubnaha xisbiga magaaladda, wuxuuna intaa ku daray in xisbiga Hiil-Qaran "Waxaan soo naqaanay jabhado, marka waa inaan isweydiinaa maxey ku kala duwan yihiin jabhadaha & xisbiyadda.? siyaasadu macno suuqi ahna waa leedahay, mid cilmi ahna waa leedahay, Hiil-Qaran waxey ku shaqeyneysaa siyaasadda macnaha cilmiga ku dhisan ee dalka lagu badbaadinayo, siyaasadu waxey ku taxaluqdaa hogaamin & mushtamac wada nool oo uu ka dhexeeya go'aano muhiim ah ay dad u wakiishay, waxa dadkaasi u dhexeeyana waa mabaa'dii ay u arkayaan in ay isbedel wanaagsan ku dhalin karaan, bulsho meel ku wada nool oo is mudan oo dhul & dhaqan uu ka dhexeeyo dabcan waxey u baahan tahay hogaan, qaabk aay isku hogaamin laheyd ayaa lagama maarmaan ah waa in la helaa dad taliya & dad loo taliyo, waxaana ugu muhiimsan in laga badbaadiyo qatarta ku iman karta, ama ay ku jiraan" "Muqdisho markii aan tegnay dhalinyaro 20 sano aan dowlad arag hadaladooda miisaanka leh waad yaabeysa, burburka iyagaa matalaya hadalkooda ayuu ka dhexmuuqanayaa, Soomaalina waa in ay noqotaa dad wax dhisan kara" Avv. Muuse Xersi. Guddoomiyaha Ibraahim Xaaji Mursal oo shirka ka hadlay wuxuu ku dheeraaday halkii uu kaga soo biiray xisbiga, wuxuuna xusay in xisbiga markii la dhisay Guddoomiye loo doortay C/risaaq Xaaji Xuseen, kadibna uu ka cudurdaartay sababo dhinaca caafimaadka ah darteed, markaa kadibna isaga loo soo jeediyey inuu aqbalo qabashada xilkaasi, uuna muddo ka warwareegayey isagoo isu arkayey inuu joogo waqtigii uu nasan lahaa, balse uu taa bedelkeedii ka doortay inuu ka qeybqaato inta cimrigiisa ka dhiman badbaadinta dalkiisa. "Holland intaan joogay waxaan la soo shaqeeyey ururada bulshadda, ururadii aan la soo shaqeeyeyna waxaa ka mid ah ururweynaha FSAN oo kaadiriin badan oo dalladaasi ka soo alflaxday ayaa hadda howsha xisbiga wax ka wada, waa dadkii ku soo caqliyeystay howshii weyneyd ee FSAN laga soo qabtay, casharada ugu weyn ee aan shaqadaas ka soo baranay waxey tahay in annagoo Soomaali ah oo wadajira aan wax qabsan karno, ujeedada aan hadda ku soconana waa inaan sameynaa isbedel dhab ah oo siyaasadeed oo biseyl xambaarsa" ayuu yiri Ibraahim Mursal, wuxuuna intaa ku daray "Waxaan aragnay in sharaftii & Qaranimadii ay Soomaali laheyd in qabri loo sii wado dadnimadeenii dhulkaa la dhigay maalin walba calamadii cadowga ayaa laga babinayaa, waana loo mashraxadaa, raalina waan ka nahay, markaas ayaanu is niri dalku hiil ayuu u baahanay, waxaana u howlgalnay sidii shacabka loo baraarujin lahaa si ay ugu hiiliyaan dalkooda dhulka yaalo, xisbigana shacbiga ayaa iska leh" "Dastuurka sida hadda uu yahay hadduu ku maro waa dhibaato weyn oo dalka ku soo korortay, nuxurkiisu waa dowladaha deriska oo loo daneeyey" Ibraahim Mursal, wuxuuna intaa ku daray in xisbigu weydiisanayo Soomaalida in ay la garab galaan sidii uu dalka isbedel ugu horseedi lahaa. C/qaadir Cali Nuune oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida ee qaatay afkaarta Hiil-Qaran ayaa u soo jeediyey Jaaliyadaha Soomaalida in ay ku soo biiraan xisbiga, kana qeybqaataan sidii loo heli lahaa dhaqaale uu xisbigu kaga qeyqbaato isbedelada siyaasiga ah ee dalka ka soconaya, maadama mabaa'diida xisbigu ay tahay in xisbigu uu jeebkiisa ku tashado. Barnaamijkan waxaa xiriirinayey Tifaftiraha Shabakadda Wehelmedia. Saalax Xassan Cumar (Saalax dheere) & Weriye Max'ed Cabdi Afgooye. Waxaa diyaariyey : C/raxmaan Guurre Max'ed (Gentelman) E-mail. cguure@hotmail.com
  18. " frameborder="0" allowfullscreen>
  19. Nin-Yaaban;843167 wrote: Ok KingsOfKings.....