Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Written by Qaran news Jul 28, 2012 at 07:38 AM Sheikh Aden Siro oo fadeexado culculus soo bandhigay,xukumadda Silanyana ka dalbay jihadey u socoto inay bedesho Hargysa,(Qaran news)-Sheikh Aden X.Maxamuud Xiirey (Aden Siiro) oo ka mid ah waddaada reer Somaliland,khudbad diiniyana ka akhriya Salaada Jimcaha masaajid Hargeysa Ku yaalla ayaa khudabadiisii shalay kaga hadlay arimo doora oo xasaasiya oo ay ka mid yihiin qadiyada madax banaanida Somaliland,Amniga iyo nabadgelyada dalka,cadaaladarada iyo dulmiga xukumada Siilaanyo kula kacdo dadka jilicsan,Maatida iyo Agoomaha,mashaariic musuqmaasuq oo xukumada Siilaanyo cido ku naasnuujiso iyo kooxo uu ku tilmaamey in khilaafka xamar ka oogan wadwadaan inay hargeysa u soo waaridaan. Sheekh Aden Siiro oo ugu horeyn ka hadlaayey dulmiga iyo cadaaladarada xukumada Siilaanyo ku hayso dadka maatida,saboolka iyo kuwa jilicsan wuxuu yidhi " Maatidu wey inagu dulman tahay, haddii dad meel laga raraayo maatida ayuun baa la raraa oo cidlo lagu daadiyaa,sharcigeenu maatida iyo dadka jilicsan oo keliyuu qabtaa oo lagu fuliyaa hadday is qabtaan kuwo maalka leh,oo kaa hantida leh ayaa loo xagliyaa". Sheekhu wuxuu kaloo yidhi " Waar maatida hala ilaaliyo,haloo gargaaro, waar dadka jilicsan ayeynu masaajidka ku fadhinaaya hala ilaaliyo". Sheikh Aden Siiro wuxuu tusaale u soo qaatey Islaanta suuqa fadhida ee Tamaandhada iibisa ee intaas oo goor kolba dhinac loo jiidho ayaa hadana Shanta boqol ee laga qaado ama laga ururiyo masuuliyiinta Xukumada Siilaanyo Land-cruseiradey wataan ka iibsadaan,wuxuuna intaas ku daray "haduu akhlaaq,diin iyo Qiyam leeyahay wuu lugeyn lahaa waayo weynu ognahay masuul Land-cruiser lahaa muu jirine mid waliba maalintu xil qabto ayuu intaas oo Land-cruiser iibsadaa iyadoo dadku bakhtiyeyaan". Sheikh Aden wuxuu intaas raaciyey "hadii boqolkaas Landcuiser loo xaraasho ciidanka qaranka Somaliland tikniko danbe umay baahdeen ". Sheekhu isagoo ka hadlaaya nabadgelyadu wuxuu yidhi "culimada waxaan leeyahay waar khilaafka Xamar yaalla midaan daawadiisa hayno ma ahee hanoo soo rarina,siyaaysiinta dalka hor fadhidana waxaan leeyahay khilaafka Xamar ha noo soo rarina,ninkii Xamar jecelow ama wadaad noqo ama siyaasi noqo ama ganacsade noqo ama dan kale kalahowe wadada Xamar loo maro iyo halkay ku taal waad taqaan,waxba qoriga dabka leh maatada iyo toolkaa ha kula wareegine Xamar waad taqaan". Sheikh Aadan Siiro wuxuu sheegay inuu somalilandnimada aaminsan yahay wuxuuna yidhi "Somaliland baan ku qanacsan nahay, cidii necebna waa naqaan" wuxuu kaloo Sheekhu yidhi " waxaan leeyahay dadkan Somaliland u dhalan waar edeb iyo nabadgelyo ku jooga wadanka,waa meel aan muslina lagu dhibin laakiin hadii nabadgelyadeeda la taabtaabo dhukumentiyo badan baanu fashilin. Sheikh Aadan maruu si gaara ula hadlaayey xukumada Siilaanyo wuxuu yidhi "xukumada Siilaanyo wax bartood wey qabatey laakiin waxay ku fashilantey qadiyada gooni isutaaga Somaliland, intii yarayed ee aynu ku caano maaley ee laydinku wareejiyey inta faraj kale ilaahay inoo furaayo ha laydinku yimaado ayaan idin leeyahay ayuu raaciyey",wuxuu Sheekhu hadalkiisii ku daray "xukumada Siilaanyo shar badan iyo kheyrba wey fashay oo waxaa soo baxay niman qandaraasyo degta ku wata oo xukumada wax la booba oo waxaa yimi musqmaasuqii oo cilmiyeysan". gunaanadkii Shiekh Adan Siiro wuxuu xukumada Siilaanyo ku gubaabiyey inay amniga dalka oo aad iyo aad u jilicsan adkeeyaan,wuxuu kaloo u soo jeediyey in amniga qaranka loo dhiibo dadka khibrad u leh ee aan lagu fogeyn Rayaaluu u soo shaqeeyay,yaan waxba lagu riixin UDUB buu ahaa iyo rayaaluu u shaqeyn jiray.
-
War murtiyeed uu soo saaray siyaasiga Cali Maxamed Warancadde Written by Warancadde Jul 31, 2012 at 08:01 AM JAMHUURIYADDA SOMALILAND WAR MURTIYEED SHIEKH SHARIF OO SI QALDAN UGA FAAIIDAYSANAYA SHIRKII DHEX MARAY SOMALILAND IYSOMALIYAO Wuxuu si cad ugu faafiyey dunida sheikh shariif in wadahadaladii dhexmaray somaliland iyo somalia Nuxurkoodu yahay in dib loo mideeyo labada Dal, arrintan oo ka horimaneysa warkii aynu ka helay Madaxdii inooga qayb gashay shirarkii ina dhex maray inaga iyo somalia. oo isna nuxurkiisu ahaa sidii loo noqon lahaa laba dal oo kala madaxbanaan. Arintan oo khatar ku ah geedi socodkii somaliland ku raadineysay Ictiraafka muddo ka badan labaatan sanno, waxay keeni kartaa in caalamku rumeysto warka uu fidinayo sheikh shariif, oo loo qaato in aynu dib isugu dhiibayno koonfur, iyo hoygii halaagu hore inooga soo maray. sidaana ay mugdi ku gasho Himiladii ummada reer somaliland raadineysay. Waxaa cadaan ah in uu waraaqo u kala diray Caalamka uu ugu sheegayo in uu ku guulaystay in uu ku qanciyo Reer Somaliland in marlabaad uu somaliland ku soo celiyo midnimadii , isagoo dhinaca kalana ugu faa-iideysanaya Olalihiisa siyaasadeed ee uu halganka ugu jiro in marlabaad uu ku soo noqdo Kursiga Madaxtinimada somalia, isagoo olalihiisa gundhig uga dhigaya mar haduu ku guulaystay in somaliland ku soo celinayo xerada Midnimada, inuu xaq u leeyahay inuu marlabaad kursiga ku soo noqdo si uu arrintaasi u dhamays tiro. waxaa u dambeeyey waraaqaha uu caalamka u diray, mid dhawaan u diray Gudoomiyaha Jaamacadda Carabta oo uu uga waramayo guusha uu ka gaadhay wadahadaladii dhex maray somaliland iyo somalia, kuna qanciyey in guushii Midnamada somalia iyo somaliland ay irrida taagan tahay , taasi oo keentay in Gudoomiyaha Jaamacadda Carabtu si lama filaan ah uu ugu dhawaaqo inuu ka degi doono Moqdisha dhawaan, si uu u soo hambalyeeyo Guusha uu sheikh shariif uu ka soo hooyey wada hadaladii dhex maray smaliland iyo somalia, oo sida aan filayo u muuqata wabixin been abuur ah oo sheikh shariif ka faafinayo wada hadaladii dhex maray labada dal . Anigoo filayaa didmadii , iyo shakigii uu ku muujiyey Wasiirka Arrimaha dibadda ee somaliland war saxaafadeedkiisi u dambeeyey ee uu ku cadeeyey inay hakad galinayaan wada hadaladii u socday somaliland iyo somalia, in uu salka ku hayo warbixinaha khatarta ah ee sheikh shariif dunidda ku faafinayo, waxaan jeclahay in aan u soo jeediyo Dowladda somaliland in ay caalamka iyo ummadda reer somalilandba u muujiso in sheikh shariif ka been abuurayo wada hadaladii dhex maray Somaliland iyo Somalia, si aanu shaki u kala dhex gelin Somaliland iyo bulshada Caalamka , isla markaana aan ummadda reer somaliland iyo Dowladda aanu shaki kala dhex dhigin hadalkiisaasu. ALLAA MAHAD LEH ALI MAHAMED WARANADE
-
Written by Qaran news Jul 30, 2012 at 08:03 PM Burco,(Qaran news)- Gudoomiyaha gobolka Togdheer Cabdoo Aayir, ayaa maanta magaalada Burco kaga dhawaaqay gudi ka kooban 13 xubnood oo uu ku sheegay in ay noqon doonaan gudida dib u dhiska madaarka Burco, arintaasi wax uu badhisaabka gobolka Togdheer uu kaga dhwaaqay kulan balaadhan oo uu isugu keenay xubno uu soo xulay wasiirka madaxtooyada mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. Gudidani ayaa waxa gudoomiye looga dhigay Xildhibaan Cali Mawliid oo ka mid ahaa xildhibaanadii TFG- ee Sheekh Shariif ee lagu soo dhisay dalka Jabuuti, Cali Maxamed Cali Mawloiid waxa xilkaasi u soo qaban qaabiyay wasiirka madaxtooyada oo ay ilmaadeer yihiin sidaasina waxa aanu ka helnay ilo ku dhow dhow badhisaabka gobolka Togdheer, hase mar aanu isku daynay in aanu arintaasi wax ka waydiino badhisaabka way noo suurto gali weyday. Waa markii u horaysay ee masuul ka tirsan golayaasha qaranka ee Somaliya uu xil ka qabto Somaliland taasi oo ku timid qaraabo kiil iyo nin jeclaysi, had iyo gooraale lagu xanto xukumadda Siilaanyo. Dhanka kalena ma jirto meel uu Cali Mawliid oo ah xildhibaan TFG-ah uu kaga laabtay xilkaasi uu hayay iyo cid uu cafis soo waydiistay, siyaasiyiinta kale ee ka soo jeeda Somaliland ee ka qayb galay maamuladii kala danbeeyay ee Somaliya ayaa dalka lagu xidhay in ay cafis ku soo galaan, kuwooda diidayna ay wali dalka mustaafur kaga maqanyihiin oo ayna dalka soo gali karin, xaga badhisaabka iyo wasiirka madaxtooyadu Xildhibaan Cali Mawliid ay gudoomiye uga dhigeen gudiga madaarka magaalada Burco loo sameeyay maanta. Xildhibaan Cali Mawliid ayaa intii aanu qaadan ama aanu noqon xildhibaan ka tirsan xukumadda Sheekh Shariif waxa uu deganaan jiray oo uu ka tagay dalka Ingriiska gaar ahaan magaalada Sheffield. Xagan hoose ka akhriso magacyadii oo dhamaystiran ee gudigaasi Cali Mawliid gudoomiyaha looga dhigay kuwaasi oo ay ku jiraan madax sar sare oo ka tirsan xukumadda Siilaanyo Cali Maxamed Axmed ( Cali Mawliid)-"Gudoomiyaha Gudidan hoos ku qoran ahana xildhiban ka tirsan TFG Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Cabdoo Axamed Aayir Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Axmed Xasan Maayarka Magaalada Burco XIL Cali Maxamed Xasan (cali *********) Xildhibaan Maxamed Xaji Yuusuf(Waabeye) C/raxmaan Maxamed Timir "Gudoomiye ku xigeen" Yasiin Maxaidemed Shide Sh.C/laahi Daahir(C/laahi baashe) Sh.Maxamed Axmed Yaasin Eng.Faarax Xuseen. Maxamuud Diiriye Xayd Shiikh Yuusuf Cawad. Qaran news Burco Somaliland
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Carafaat replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha Blondy;853498 wrote: inaadeero and akhyarta SOL, i'm afraid I've failed miserably in my endeavours this morning. lets face it, i'm just useless and don't have what it takes, there is no point kidding myself and trying to fool everyone. i use to be someone but it seems like the gravitas and uumph that catapulted me to stardom has run dry. i will be committing mass suicide tomorrow at dawn along with my followers . You will eliminate all your SOL personalities? -
Somalia have you noticed that beside you and me, few are interested in Galmudug elections.
-
Qudhac;853380 wrote: " Mxamed Yuusuf Jaamac Halac (Indha sheel) ayaa sidoo kale ka hadlay hadal kasoo yeesdhay Hogaamiyihii hore ee SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla Toosiye) isagoona sheegay in wada hadalada iyo nabaduba ay tahay mid u dhaxaysa labada Maamul ee Somaliland iyo Khaatumo isna uu u maray wado khaldan hadaba halkan ka dhagayso waraysigaas oo dhamaystiran.." in other words we want to talk to somaliland and xaglatoosiyaa got there first and we have been ignored not fair... Waa intaasba arintu. Unfortuatnly khatumo cant arrest xaglatoosiye. He is the boss in buhoodle, clan wise.
-
A_Khadar;853481 wrote: Ma gaaja suxin kuu haysay that day.. The writer of the piece and and his title is up there.. Muhiimadu maaha yaa qoray and what is his title but make a comment about the content if you have some to say.. If the 'who', his changing hat and intention is irrelent, what makes xaglo 's, his new hat and his intentions relevent then?
-
Dp
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Carafaat replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha Blondy;853447 wrote: shhhhhhh.... it's almost finished, inaadeero. i will update the group accordingly. Alpha, tell us will ya. We have been waiting half a day for your big announcement. -
Jacaylbaro;853453 wrote: Waar they are all the same ..... wax fahan But A_Khadar is likeble, on the other hand Liibaan is not the most sociable person here in SOL. How can they be same person?
-
It's not only a riyo but actually it happens. Many Somali's when they arrive in the west and ask for asylum at the airport, flush their papers through toilets and then pretend they dont have a ticket nor travel documents.
-
Waryaa JB. ciyaalkan yar yar ee Somaliland u heysta Duriyad country wax ma u sheegtid. tariiq badan ayaa ka maqan.
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Carafaat replied to Alpha Blondy's topic in General
*Ibtisam;853458 wrote: Lol, wax walaan, these days he dont even bother to register as different names, same username ba isla hadlaya!!! Alpha, good luck, I hope it goes well inshallah. -
classic
-
Days Like These Are Few And Far In Between! Alpha's Biggest Day...Yet!
Carafaat replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha, what are you excited about. -
Ok, A_Khadar waan ku daayay. kasii wad meesha.
-
NGONGE;853330 wrote: p.s. The athletes representing Somalia will (hopefully) do just that (represent). It does not matter if they win or lose. The fact that they are there when hundreds of others are not is enough (for now). At any rate, eedo Xaawa in deepest Somalia probably does not know the rules for the 400 meters but she sure knows what the Somali flag looks like and is proud of the fact that it appears alongside the flags of all those other countries. That should be enough. Likewise with eedo Basra in darkest Gabiley who may also not understand the rules but knows that the skinny guy wearing the British top was born a stone throw away from her own house and that, too, is reason enough for her to be proud. You forgat about Habiyaro Xaawo, who is wondering why Abdi Bile isnt caring the flag. http://www.markacadey.net/news/45990/abd-bile-muxuu-calanka-u-qaadi-waayey-daawo-video.html
-
'Liibaan';853369 wrote: Hon. Hussien Saleebaan Haji Ahmed, Minister of Foreign Affairs and International Relations, KHaatumo State of SOmalia. I am talking about this one. Khaatumo Forum for Foreign Affairs
-
Macallim Qaasim (Oo ka mid ahaa raggii aasaasay SYL dhinaca Somaliland) Ma dhammayn karo, ee waa uun inta Ilaahay idmay in aan halkan ku qoro. Intii dhimatay Ilaahay ha u naxariisto inta nool Ilaahay caafimaad ha siiyo, aamiin. Waxa aan si gaar ah halkan duco uga dirayaa Macallin Qaasim oo ah tiir u taagan wanaagga iyo waxtarka dadka, kuna soo jiray ilaa yaraantiisii. Ilaa maanta oo uu noolyahay ah astaan u taagan malcaamadihii iyo dugsiyadii lagu baran jiray Qur'aanka. Ka bilaw Berbera, Sheekh, Burco, Oodweyne, Xaaxi, Haqayamalaasle, Go'da weyn ilaa deegaanka ku teedsan jidka Hargeysa iyo Berbera u dhexeeya, ayaa aan hubaa in uu ka aasaasay malcaamado ay ka soo qalin jebiyeen, oo qur'aanka ku soo barteen kumaankun qof oo maanta kala jooga daafaha adduunka. Maanta wuu caafimaad qabaa, da'baase haysa. Ilaahay noloshiisa caafimaad ha ugu dhammeeyo, aamiin. Ducadaa Macallin Qaasim baan ku soo gunaanadayaa qoraalkan . Sheick Aden was the founder of Dariiqo. And Macalin Qaasim founded more then 300 koranic schools in Somaliland. ilahay cafomaad ha siiyo. I guess folks like Burahadheer, Alpha Blondy and Saalax who don't know Macalin Qaasim or the Dariiqo communities history and their significance for Somaliland, don't know anything about Somaliland.period!
-
AP Exclusive: More than $70 million missing in Somalia; politicians accept briefcases of cash Wednesday, May 25, 2011 NAIROBI, Kenya (AP)— Somali politicians are returning from Arab nations with briefcases of cash, and a Somali government watchdog report obtained by The Associated Press found that more than $70 million of it is missing instead of being used to fight terrorism, piracy or hunger. The large cash payments encourage politicians to hang onto power while paying little attention to crucial needs in a country devastated by two decades of war. A lack of attention to constituents’ needs may also be fueling an al-Qaida-linked insurgency, officials say. “Politicians want to keep the status quo. They’re profiting from it,” said Abdirazak Fartaag, the head of the Public Finance Management Unit, a Somali government body charged with overseeing the country’s financial management. “We have to hold these big shots accountable.” Somalia’s prime minister told AP the government is trying to be more transparent by working from a budget and making records public. In a 22-page report due to be released Wednesday and obtained exclusively by AP, Fartaag documented cash payments that came from Libya, the United Arab Emirates, Sudan and other donors in 2009 and 2010 totaling more than $75 million. Only $2.8 million was accounted for by the government. He based his report, which was written for the Somali government, on interviews with politicians who witnessed the payments or received money in Mogadishu, Somalia’s capital. Fartaag said in his report that the Somali government is missing more than $300 million once internal revenues from the port, airport, khat trade and telecommunications are added to the Arab millions that have vanished. A separate AP investigation established that cash payments from Arab nations continue amid a lack of transparency over how much money politicians accept and what happens with it. Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed told AP in an interview in Mogadishu in April that his government received one payment of $5 million dollars from a Middle Eastern country this year that he “believed” to be the United Arab Emirates. But Finance Minister Hussein Halane told AP in April that he accompanied the prime minister twice to Abu Dhabi, the capital of the United Arab Emirates, this year and had seen Mohamed personally receive $5 million in cash each time. After more than 50 phone calls and e-mails from AP over six weeks, the government produced documentation showing that only one payment of $5 million was deposited into the country’s Central Bank. The other payment remains unaccounted for. Politicians in position to receive such payments have little incentive to reach out to armed groups to end conflict because then they’d have to share the money, Fartaag said in an interview in Nairobi on Tuesday. The weak U.N.-backed Somali government is fighting the al-Shabab Islamist insurgency that has control of much of central and southern Somalia. Al-Shabab kidnaps children to use as soldiers, carries out public stonings and amputations and claimed responsibility for bombings that killed 76 people in Uganda last July. The government is constantly appealing for more cash to fight the insurgents, even as it fails to account for money already received. Both Western and Arab nations pour aid into Somalia to try to combat piracy and terrorism and provide social services. The government gets very little cash directly from the West. Most goes to aid agencies. The U.S. and Italy even insist on paying wages directly to Somali soldiers after it turned out that commanders were stealing soldiers’ salaries. Oil-rich nations like Sudan and the United Arab Emirates have a tradition of cash diplomacy in which visiting officials are handed stacks of $100 bills to take home. The foreign minister of the United Arab Emirates told AP he had no specific details at hand about funding for the Mogadishu government. “I really cannot recall what the financial aid that’s been given to the Somali government (is) from the UAE,” said Sheik Abdullah bin Zayed Al Nahyan. “We are just, frankly speaking, trying to solve ... the Somali conflict.” Somalia’s prime minister and the finance minister say the government deposits these donations in Somalia’s Central Bank, a newly renovated building in downtown Mogadishu whose fresh coats of paint stand out from the smashed gray concrete rubble around it. “We are trying to be more transparent. We have a budget. We have public records of our finances,” Mohamed said. Halane said that not all cash was necessarily deposited in the government’s account because some was spent on “legitimate and documented” expenses by officials before being deposited. The AP was not able to get details of these expenses. Officials did not respond to repeated requests for further documentation. The sums are a fortune, especially in impoverished, war-ravaged Somalia. The cratered streets of the capital are filled with rail-thin Somalis, rifles slung across their backs, wandering past thorn bushes and roofless homes pocked with bullet holes. Families fleeing the violence camp in domes of cloth tied over bent twigs. Most people in camps scrape by on less than $1 a day. “There’s no government here,” said 31-year-old Hassan Ahmed as skinny, ragged children played around him in the sand under the watchful eyes of women in long, drab robes. “There’s nothing to eat. There’s nothing to drink.” The government says it uses the money to win over citizens like Ahmed by providing services and security. Some small progress has been made since the current Cabinet took power in November. Revenues from the port and airport have increased, a budget was created, civil servants paid, streetlights erected in one neighborhood and along the main road of Maka al-Mukarama. Some roads have been repaired and garbage collected. It’s not clear how much is paid for by donors and how much by the government, which raises revenue from the port, airport, and other sources. There are no public records. The government’s term expires in August and it wants to extend for another year. It also wants more cash, but Western nations appear reluctant to give for now. “Transparency and accountability are critical,” said Cheryl Sim, counselor for Somalia affairs at the U.S. Embassy in Kenya. “Donors have a right to know their taxpayers’ contributions are being used as intended. Constituents have the right to know how their government is spending the aid it receives. Unaccounted-for assistance funds are troubling, especially in Somalia.” ___ Associated Press writer Adam Schreck in Abu Dhabi contributed to this report.
-
This thread isnt about Puntland. It's about what one should do, if the two Shariifs come back.
-
I thought Liibaan was the Foreign Affairs man of Khaatuma.