Carafaat
Nomads-
Content Count
8,997 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Carafaat
-
Khamiis, Ogoosto 02, 2012 (HOL) — Maamulka Somaliland ayaa guul ku tilmaamay ansixinta dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo shalay lagu ansixiyay Muqdisho, iyagoo sheegay inuu fududeyn karo in Soomaaliya ay dhibaatada ka baxdo. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar oo BBC-da la hadlayay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin howlaha dib loogu dhisayo dowladda Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay DKMG ah inay faragelin ku hayso Somaliland. "Marka ugu horreysay aad ugu faraxsannahay howlaha Qaran dhiska ah ee ka socda Soomaaliya ayna ku sameynayso shuruucda iyo haya'daha Qaranka si ay nabadgalyada dalkeeda u xasiliso, waayo in badan waxaa ka taagnayd Soomaaliya amni-darro iyo xukuumad la'aan," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay inay jiraan arrimo ay u arkaan faragelin toos ah oo lagu hayo Somaliland, kuwaasoo uu xusay inay ka mid yihiin ergooyin la sheegay inay ka socdaan Somaliland oo ka qaybgalaya shirarka ka socda Soomaaliya iyo in qodobbo ka mid ah dastuurka ay taabanayaan xuduudaha gobollada dalka. "Arrimahaas waxaan u aragnaa inay yihiin fargelin toos ha oo lagu hayo Somaliland, waxaana ugu baaqaynaa Soomaaliya, beesha calamakan aan u sheegaynaa in la joojiyo arrintaas, waxay keeni kartaa carqalad iyo amni-xumo hor leh oo ka dhacda geeska Afrika" ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, wuxuu sheegay in Somaliand ay tahay dal madaxbannaan oo ku dhisan sharciyo, dastuur iyo golayaal qaran, arrimihiisana wuxuu u maamushaa si gaar ah, inkastoo aysan helin aqoonsi caalami ah, isagoo ku baaqay in dowladda Soomaaliya ay madaxbannaanidooda ixtiraamto. Dhanka kale, wasiirku wuxuu soo hadal qaaday wadahadallada u dhexeeya DKMG ah ee Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo sheegay in wadahadalladaas dib u billaaban doonaan dowladda cusub ee la dhiso, isagoo xusay in wixii wadahadala ka baxsan ay u arkaan inay yihiin faragelin, ayna faragelintu keeno colaad. Ugu dambeyn, wasiirku wuxuu sheegay inay xusuusinayaan ergooyinka la sheegay inay ka socdaan Somaliland oo ka qayb-galay shirarka ka socda Soomaaliya inuu ka jiro Somaliland sharci sheegaya in si sharciga ka baxsan aysan cidna u meteli karin shacabkan, cidii lagu helo arrintaasna sharciga ayaa lagu qaadayaa. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Guys, I didnt start this as Muqdisho vs Hargeysa thread. But to raise the issue that without public owned, it's hard to develop a city. Even the small things as car parkings. We should nationalise all land. So we put our resources in to development rather than putting millions in speculating on land and driving up the price.
-
LST, sxb waad mahad san tahay. Dastuurka waxa lagu daray, dhoor Commission oo iminka loo bahan yahay. It's a good step! Which Independent Commissions does the draft Provisional Constitution envisage being established? While the establishment of Independent Commissions is not limited to those mentioned in the draft Provisional Constitution, the draft Provisional Constitution explicitly names some Independent Commissions that must be appointed according to the constitution. There must be established: A Judicial Service Commission, responsible for the administration of the Judiciary including the appointment, dismissal, and discipline of members of the Judiciary – see Articles 109A and 111A. This is to be appointed 30 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (a). A Human Rights Commission , responsible for the promotion and protection of Human Rights, and the monitoring and supervision of their observance – see Article 111B. This is to be appointed 45 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) ©. 23 An Anti-Corruption Commission , responsible for the investigation and publication of corruption allegations, and cases involving the public sector – see Article 111C. A Parliamentary Service Commission , responsible for providing services, facilities, and offices to ensure the effective functioning of the Federal Parliament – see Article 111D. This is to be appointed 15 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (d). A Boundaries and Federation Commission , responsible for studying and recommending on the number and boundaries of future Federal Member States – see Article 111E. This is to be appointed 60 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (e). An Interstate Commission , responsible for ensuring intergovernmental coordination and cooperation, and the amicable resolution of intergovernmental disputes between the Federal Government and the Federal Member State governments, or among the Federal Member State governments – see Article 111F. This is to be appointed 1 year after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (f). A National Independent Electoral Commission , responsible for the development of a comprehensive legal framework for the management, monitoring, and publication of electoral results at the Federal Government level, and the registration of voters, candidates and political parties – see Article 111G. This is to be appointed 60 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (e). A National Security Commission , responsible for the development of an integrated security framework providing for civil oversight and public monitoring of expenditures of the security forces – see Article 111H. This is to be appointed 45 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) ©. A Truth and Reconciliation Commission , responsible for fostering national healing, reconciliation and unity – see Article 111I. This is to be appointed 30 days after the new Council of Ministers is formed – see Article 135 (2) (g).
-
Mac Sonkor ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga helaa
Carafaat replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba, I cant watch it. I have a full stomach and I don't want to risk loosing my afur on the laptop. sorry sxb. another time. -
My hart goes out to those many Somali children who have been traumatized by our collective mistakes. We should therefor collectlively appreciate, reward and organize all those volunteers taking care of children in to local, district and regional Child Services. And there should be even a Minister or High Commissioner for Children responsible for the welbeing and rights of our children. That institutions should have a significant mandate to give a voice to all those voice less children.
-
Subxanalah. Is the Somali "army" out of adults?
-
Child soldiers in 2012. This is so wrong. We need to stop this.
-
http://mogadishutimes.com/index.php?option=com_content&view=article&id=391:maanta-iyo-muuqaalka-muqdisho-khamiis-july-19&catid=1:qorshe-cusub Look at these parking lots in Muqadisho. Nowhere in Hargeysa can you could find proper car parkings. Thats what you get when every inch of the city is privately owned, even all the empty land is private owned.
-
Indeed, we need to eradicate this ancient fircooni practice that causes so much health problems.
-
Hargeysa, August 2, 2012 (Haatuf) – Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa Been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaamay war ku soo baxay Wargeyska Hubaal dhawaan oo sheegayey in Afhayeenka Madaxtooyadu uu ka tirsan yahay Sirdoonka dalka Djibouti, isla markaanaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo xaaladiisa caafimaad aanay fiicnayn. Mr Cukuse ayaa waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi uu khadka Telefoonka ku siiyey Shabakada Wararka ee Caynabonews, isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Waa Been la sheego Tii ugu macno darayd ee ugu weynayd weeyi taasi. Hal maalin ayaan ku arkayey wargeys wargeysada cusub ka mid ah oo ah kii ugu dambeeyey oo uu leeyahay meel Indian Ocean-ka la yidhaahbaan ka soo xigtay wax noocaas oo kale ah aadbaanan uga xumahay, Madaxweynuhu Maalin uu ka caafimaad badan yahay ma jirto, maalin uu ka da’yar yahay ma jirto oo uu ka qurux badan yahay, shaqadiisa iyo xilkiisana waxa uu u gutaa si caadi ah, waxaan u arkaa uun Habaar, qof iska Habaartamaya oo dadka waxaas u sheegay”. Sidoo kale mar Afhayeenka la waydiiyey waxa ka jira wararka sheegaya inuu xidhiidh la leeyahay oo uu ka mid yahay Sirdoonka Djibouti ayaa waxa uu yidhi “Anigu Kolay qofbaan ahayoo, waanan yaabay oo aadbaan ula yaabay, waa iska sheeko yar oo raqiis ah oo la farsamo awaalay oo aad arkayso in qof uu was iska xarxariiqay, markaan runta kuu sheegana dadka meesha ku qoran dhawrka dumarka ah iyo dhawr nin ayaa ku jira dadkaa hal qofna ku dhahoo qof aan garanayaa ma jiro, dadkaasi dad xidhiidh na dhex maray maaha dalka Djibouti ee aynu jaarka nahayna dawlad nimadaa iyo walaal nimadaa wax ka sokeeya oo aniga ii gaar ah oo xidhiidh ah oo na dhex maraa ma jiro, sirdoonkuna maaha shaqo aan waligay noloshaydaba galay la’iguna yaqaanay, ninka suxufiga ahina sirdoonba ma noqdo oo anigu suxufibaan ahaa, waan ka xumahay waa Foojari iyo wax la sameeyey iyo dacaayad shakhsi eedayn ah oo aan macno badan ku fadhiyin. Jabuuri markii aan tahay sanadkan horaantiisii ayay ahayd markii iigu dambaysay, wararkana waa iska dacaayad raqiis ah, dee cadaawadaasi macno ay samaynayso magaranayo, waxaan u haystaa qof xasad iyo colaadiisa aanan waxbaba ka ogayn.
-
fannan;853999 wrote: baargaal is not the raascasayr's capital, caluula is the capital and still raascasayr is control it, baargaal is is in the border and its under control of saracen forces. showing few pics on odayaal la soo qasbay doesnt prove anything. dooxajoog was elected by the people of raascasayr and he is in mogadisho now. anagaa lacag siinay si uu dalkiisa wax ugu qabto and will support him and his project till the end in sha allah Moonlight booskii Duke ee propagandada ayuu is yiri buuxi, ee ha la yaabin.
-
Ayoub, wax magarato adna ma guryihi xaranta ayee ka heysataa.
-
Mudug
-
Puntland Day becomes Somali National Day as acting Constitution is passed
Carafaat replied to Fiqikhayre's topic in Politics
General Duke;853863 wrote: Happy Birthday Puntland State. It was only yesterday. Masha Allah you have grown. It hit puberty. A difficult age. -
Why would it raise concerns?
-
How you can build 14 houses of a goverment salary is a mystery to me.
-
Oba and Abwaan, what is this AL-Islaah group? What do they want?
-
Hargeysa, Somaliland, July 28, 2012 (SL Times) – Somaliland Foreign Minister Dr Muhammad Abdillahi Omar warned the extremist religious group al-Islah that his government will not tolerate any activities that are designed to destabilize neighboring countries. He also called on religious organizations to stick to doing humanitarian work and teaching proper values to the young. He stressed that Somaliland is a country of laws and those who violate the law will be held accountable. The foreign minister was responding to questions posed to him by the Somali language newspaper Haatuf about the extremist religious group al-Islah which held a press conference in Hargeysa’s Ambassador Hotel on Monday. In that press conference two of the leaders of al-Islah, Sheikh Muhammad Gadhyare and Sheikh Isma’il Dheeg, said al-Islah will soon hold a conference in Somaliland, that they will participate in Somalia’s election, and that their aim is to rule all of the Horn of Africa countries. Many people in Somaliland became concerned when they heard what was said at the Ambassador Hotel’s press conference because religious and tribal parties are not allowed to operate in Somaliland.
-
Dr_Osman;853986 wrote: @listen at 1.59min. Even the barakacayaasha (IDP's) contributed their share in the marching.
-
How does one get 14 houses in a Socialist country. Mise 'hanti wadaag' waxa mooday 'hanti boob'.