Carafaat

Nomads
  • Content Count

    8,997
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Carafaat

  1. The Chair of the Election Committee is reading the list of the Committee members. It's a long list, how many people do you need to count votes.
  2. Shariif Ahmed just entered the house and takes a seat in front row. He doesnt look happy.
  3. It's starting now. How exciting. Chair of Parliament is calling for order in the House. http://dillapress.com/live-tv/1337-horncable-tv-live.html
  4. Riyaale Oo Si Qarsoodi Ah Shalay Dalka Uga Dhoofay Kadib Markii Udub Uu Gacantiisa Ku Burburay Afartii Ugu Dambeeyey Ee Ku Hadhayna Midba Meel Ka Fudd Kudiyey Hargeysa, September 10, 2012 (Haatuf) - Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay si qarsoodi ah dalka uga dhoofay markii uu ku fashilmay maaraynta khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo afartii xubnood ee ugu dambeeyey ee kaga hadhay xisbigii Udub, kuwaas oo kala ahaa Cali Maxamed Waran-cade, Siciid Sulub, Axmed Xaaji Daahir Cilmi iyo Cawil Cali Ducaale oo dhamaantood Wasiiro ka ahaan jiray xukuumadii Rayaale xiligii uu dalka Madaxweynaha ka ahaa. Xisbiga Udub ayaa tan iyo intii uu ku guuldaraystay doorashadii madaxtinimada ee dalka ka dhacday 2010 waxa la soo gudboonaaday kala qaybsanaan iyo burbur is daba joog ah, kuwaas oo ka abuurmay loolan ay kooxaha xisbiga dhexdiisa ka dilaacay u galeen sidii ay mid walba iskeed gacanta ugu dhigi lahayd talada iyo hogaaminta xisbiga. Hirdankaasi dhexmaray kooxaha ku taamayey inay hantiyaan awooda hogaamineed ee xisbiga ayaa bilaabmay kadib markii Mr Daahir Rayaale uu talada dalka ku wareejiyey madaxweynihii la doortay Axmed Siilaanyo ee uu isla markaana dibada u dhoofay bishii August 2010, waxaanu hirdankaasi wuxuu sii socdaba aakhirkii gaadhay heer uu gudoomiyihii xisbiga ee Daahir Rayaale uu shalay dhuumasho Berbera diyaarad uga raaco isaga oo u sii jeeda magaalada Paris ee uu haatan degan yahay. Khilaafkan u dambeeyey ayaa ahaa mid ku kooban Daahir Rayaale, Axmed Xaaji Daahir iyo Cali Warancade oo dhinac ah iyo Siciid Sulub iyo Cawil Cali Ducaale oo iyaguna dhinac ah, waxaana la isku diiday cida noqonaysa murashaxa xisbiga ee Mdaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiye ku xigeenka cusub ee xisbiga. Daahir Rayaale oo sida la sheegay Cawil iyo ina Sulub midba mar hore dhabarka uga taabtay isaga oo mid walba gaarkiisa u balan qaaday inuu xisbiga ku wareejin doono ayaa hadana Cawil iyo Ina Sulub waxa ay ku ambabareen is xulafaysi cusub oo dhex maray daahir Rayaale, Cali Warancade iyo Axmed Xaaji Daahir, waxaanay dareemeen in cidlo lagaga tagay arintaasi waxay xisbigii Udub gayeysiisay in doorashadii golayaasha deegaanku ay soo gasho iyadoo xisbigii kala daadsan yahay, isla markaana ay xisbiga ka dareereen xubnihii ugu firfircoonaa iyo xildhibaanadii uu ku lahaa golayaasha wakiilada oo uu xitaa awoodi kari waayey inuu soo xulo murashaxiin uga qaybgasha doorashada golayaasha deegaanka, iyadoo wakhtigii loo qabtay soo gudbinta liisaska murashaxiinta uu ku eegyahay 14-ka bishan. Hadaba markii ay arimahaasi ku soo oodmeen ee ay jiq ku noqdeen ayaa 4-tii ugu dambeeyey ee Mr Riyaale Udub kaga hadhay uu midba meel ka fud kudiyey iyadoo Cali Warancade uu shalay sheegtay in xisbiga Udub aanu ka qaybgali doonin doorashada golayaasha deegaanka. Hase yeeshee warar lagu kalsoon yahay oo aanu helay ayaa waxa ay sheegayaan in arinta qaadacaada doorashadu ay ku kooban tahay Cali Warancade oo kaliya oo aanu la qabin Mr Riyaale oo isagu ah guddoomiyaha sharciga ah ee xisbiga. Dhinaca kale xisbiga Udub ayaan lahayn guddoomiye ku xigeen iyo xoghaye guud iyada oo Axmed Yusuuf Yaasiin iyo Jaamac Yaasiin Faarax ay dhawaan sheegeen inay ka baxeen xisbiga, sidoo kale ma jiraan gole dhexe iyo gudi fulineed oo xisbiga u dhisani. Mr Rayaale intii aanu dalka ka dhoofin ayaa la sheegay Inuu qoraal u gudiyey Komishanka doorashooyinka uu kaga codsanayo in dib loogu dhigo laba todobaad murashaxiinta golayaasha deegaanka xiligii ay ku ekayd araajida murashaxiinta. Hase yeeshee Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa la sheegay in Mr Rayaale ay u sheegeen inaanay suurtoobayn in dib loo dhigo xiliga kama dambaysta ah ee qabashada liisaska murashaxiinta, dhinaca kale warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Mr Rayaale damacsan yahay inuu khalkhal siyaasadeed uu dalka ka dhex abuuro oo uu ku talo jiro in marka uu Paris gaadho uu warbaahinta la xidhiidho oo uu sheego in xisbiga Udub uu qaadacayo doorashadii golayaasha deegaanka ee loogu talo galay inay dalka ka dhacdo dabayaaqada sanadkan.
  5. Intee maanta laga daawan karaa doorashada. any weblink?
  6. Zack, my apologies. I forget to mention the Minister of Culture, Ghandi. happy now.
  7. Suldaanka Dadayar ee Dadka so dhalan doona. hilarious.
  8. Abwaan;866469 wrote: lol....I thought they were 6 .....hahahaha. Who is the 7th one? one undercover unuka in the race.
  9. Abwaan, these are clan based elections. So his clan and the number of other candidates from his sub-clan is relevent, because the votes might get divided irrelevent of his qualification and education. wax fahan adeer.
  10. This is a serieus allegation. why would Puntland leaders have a say in the MP's from other clans. Perhaps this is the result from Garowe 1 and 2.
  11. Carafaat

    salaam

    Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;865969 wrote: Yuu Talyaaniga 'treaty' la galay. Dalaq ayuu iska soo dhahay, xoog ayuu ku joogee. 'Treaty' haddee dad la galeen perhaps kuwii Reer Cumaan la galeen oo Soomaaliya shuqul ku lahayn. :D Talyaaniga ma wuxu mooday, marti Somalia boqasho u timi.
  12. Ahmed Ismail Samater. He is 2nd with 718 votes.
  13. Abwaan, who is Xasan SHeick? Another unuka? How many 'unuka' candidates are there.
  14. “Haddii aanu nahay shacabka reer Somaliland ma jirto wax xumaan ah oo aanu ka tirsanayno shacabka Somaliya, waxaanu u rajaynaynaa in ILAAHAY nabadgalyo siiyo oo uu ciidamada shisheeye ka dulqaado oo uu ILAAHAY beerkooda burcad isku mariyo..sida aanu anaguba wanaaga u jecelahay ayaanu idinkana wanaag idiinla jecelahay, Isku darsigii Lixdankii muu ahayn fikrad xun, waxay eegayeen aabayaashayo in shanka Somaliyeed meel la isugu keeno, taasi oo ahayd wixii ay u hureen xuquuqdii ay lahaayeen” Maanshallah, he spoke quite well.
  15. Oba, just read your anouncement. Good of you to distentiate yourself from Sheick Shariif. The man has done somethings right. But its time for a new form of leadership.
  16. General Duke, the nr 1 chearleader of the Ethiopian invasion and supporter of the Muqdisho massacre, lecturing people about whats good for the Somali people. Walee waa aduunyo.
  17. What a beautyfull girl. Indeed, Sheick Shariif wax ha loo sheego.
  18. Xaaji, it was a donation for the hungry Somali people. Not for Geedi's son wedding and buffet in Nairobi Hotels.
  19. Taleexi, I just called Muqdisho and it seems that clan politicians days are numbered. And that Professor Samatar chances are increasing with the day. So your prediction might even come true.
  20. Oba, Dr.Baadiyoow ogol ayaan ka ahay. Waa ina Wasiirka Maliyada laga dhigo. waa nin aamin ah, oo Jamacada wadanka dhisay. Check my suggested list for the National Cabinet. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67345-Somalia-ideal-Cabinet!
  21. oba hiloowlow;866420 wrote: your wrong about Nuur Adde though........ So you agree on the others.
  22. Oba, those leaders from the 2 sub clans had more then 10 opportunities in the last 2 decades. And they all failed. Let others have a try as well.
  23. I hope the food was tasty. It was sponsored by the Somali people.