Sanadkan waa wii kooxda chelsea fc ay qaadi leeheed EPL-ka
yaa wax iska celin kara? arsenal oo qunyar socod ah iyo cayaartoyda man city oo dharag dhacsaday last season mise man united oo naf lacaari ah?
alley lehee waa sanadkii chelsea ku tamashlayn laheed eplka
Rayigaga ka dhiibo
horta af somali halagu doodo. idinkaaba english ku hadlaayo dadka kalena wax u sheegaayo.
you guys need to learn proper af-somali and far-somali first, loool
now we see the light of peace, i hope it stays that way and somali should take advantage of it, instead of talking and arguing the past. got to move forward, it's time.
somalis compare the beauty of women to animals such as Horses, camels and birds such as goronyo, basically the beauty originally comes from animals in somali philosophy.
hada ka hor aya waxa dhacday,
Oday hal geel ah lahaa aya waxay u dhashay nirig. usually reer baadiyaha macwiis ayay xirtaan marka maalin isagoo bilaaway inuu liso hasha aya nirigtii yareyd soo carartay then bilowday iney nuugto alaabtii ninka ku talay oo ay moodo naaskii hooyadeed (geela istaag aya lagu lisaa iyo labada lug, midbaa cagta jilibka lagu qabtaa si loogu celiyo harawga ama weelka lagu shubayo canaha). markas ba waxa dhacday in wiil yar oo odayga dhalay lana joogay markaas ku dhaho odaygii: Aabow nirigtii shuftay jaqaysaa. markaas buu odaygii yiri naga dhaaf hanooga mashquushee intaan ka dhamaynayo lisida caanaha. looooooooooooooolz